uz
Feedback
CADOW TEACH

CADOW TEACH

Kanalga Telegramโ€™da oโ€˜tish

HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID

Ko'proq ko'rsatish
3 287
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
-67 kunlar
-3930 kunlar
Postlar arxiv
Asxaabey muuqaalka aan yalmaalin diyaarinaayay like ๐Ÿ‘ tiisana wali aadan ka gar baxin xaq miyaa please ๐Ÿ™ like inoo saara linkiga hoose ku dhufo

Muuqaalka waan soo dhigay linkiga hoose ka daawo fadlan like saara muuqaalkan maxaa yeelay maanta dhan asigaan diyaarinaayay thanks

Muuqaalka waa kinaa intaan iyo 50 lagaarin ka fiiriya
Muuqaalka waa kinaa intaan iyo 50 lagaarin ka fiiriya

Hye mala soo jeeda muuqaalka waan soo fasaxi rabaa

Codkaaga dhiibo
Anonymous voting

Muuqaalkaan masoo daaya intaan caawa lagaarin xog muhiim ah
Muuqaalkaan masoo daaya intaan caawa lagaarin xog muhiim ah

Reer tiktok muuqaalkaan ka faa,ideysta

Caawa aan idinka arko hadaad ixtiraam ii heysiin

๐Ÿ˜”๐Ÿ˜ข Intaan ka badan waan ku xumahay wlaahi inta saaxibo igu xiran ku dhawaad 1k wye lkn wax taageerid ah idinkama helo balse qaarkiina aad baad u mahadsantihiin inta kle waxaan idin leeyahay fadlan haddii aad ixtiraam ii heysaan youtube kaan hala booqdo subscribe saara commentigana from cadow ugu qora

Please ๐Ÿ™ jaalayaal walaalkeena taageero aan u muujino from cadow teach commentiga ugu qora si uu taageeridena u dareemo hanagu ceebenina please

Asc waa idin salaamay dhamaan bahda cadow teach waxaan idin wadaa youtuber cusub ee ila soo dhaweeya oo subscribe dhaha linkiga hoose waa hubaal waxbaad ka faa,ideysiin mahadsanidiin

CASHIRKA 11 AAD

Muuqaalka waan soo dhigay linkiga hoose kasoo daawo likena ๐Ÿ‘ saara mahadsanidiin

Dooro
Anonymous voting