uz
Feedback
5A-HUB

5A-HUB

Kanalga Telegram’da oβ€˜tish

πŸ”₯ 5A-HUB | Build Income With AI & Crypto. πŸ“Š Crypto strategy, AI tools and real digital income methods. 🎯 New videos every week from the youtube. 🌐 Platform: 5a-hub.com

Ko'proq ko'rsatish
5 275
Obunachilar
-424 soatlar
+97 kunlar
+1930 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Taglar buluti
Ma'lumot yo'q
Muammo bormi? Iltimos, sahifani yangilang yoki bizning qo'llab-quvvatlash boshqaruvchimizga murojaat qiling>.
Kirish va chiqish esdaliklari
---
---
---
---
---
---
Obunachilarni jalb qilish
Avgust '26
Avgust '26
+106
0 kanalda
Iyul '26
+142
0 kanalda
Get PRO
Iyun '26
+79
0 kanalda
Get PRO
May '26
+85
0 kanalda
Get PRO
Aprel '26
+75
0 kanalda
Get PRO
Mart '26
+39
0 kanalda
Get PRO
Fevral '26
+36
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '26
+56
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '25
+63
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '25
+80
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '25
+116
2 kanalda
Get PRO
Sentabr '25
+179
0 kanalda
Get PRO
Avgust '25
+85
0 kanalda
Get PRO
Iyul '25
+58
0 kanalda
Get PRO
Iyun '25
+93
1 kanalda
Get PRO
May '25
+157
1 kanalda
Get PRO
Aprel '25
+113
2 kanalda
Get PRO
Mart '25
+205
1 kanalda
Get PRO
Fevral '25
+158
1 kanalda
Get PRO
Yanvar '25
+429
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '24
+552
1 kanalda
Get PRO
Noyabr '24
+538
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '24
+550
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '24
+731
1 kanalda
Get PRO
Avgust '24
+551
0 kanalda
Get PRO
Iyul '24
+579
0 kanalda
Get PRO
Iyun '24
+185
0 kanalda
Get PRO
May '24
+812
0 kanalda
Sana
Obunachilarni jalb qilish
Esdaliklar
Kanallar
27 Avgust+4
26 Avgust+1
25 Avgust+4
24 Avgust+2
23 Avgust+3
22 Avgust+7
21 Avgust+8
20 Avgust+5
19 Avgust+6
18 Avgust0
17 Avgust+6
16 Avgust+3
15 Avgust+5
14 Avgust+3
13 Avgust+4
12 Avgust+1
11 Avgust+6
10 Avgust+9
09 Avgust+4
08 Avgust+5
07 Avgust+2
06 Avgust+3
05 Avgust+3
04 Avgust+6
03 Avgust+1
02 Avgust+4
01 Avgust+1
Kanal postlari
2
https://youtu.be/X2Jg6z_drkE
357
3
https://youtu.be/VJwVz-_Pybk
744
4
https://youtu.be/1IJc6pSs_mY
1 366
5
BTC waxay u muuqataa mid bilaha soo socda kor u laaban doonta, sidoo kale xogta billaha ah ee socodka bitcoin ee sanadkasta w+1
BTC waxay u muuqataa mid bilaha soo socda kor u laaban doonta, sidoo kale xogta billaha ah ee socodka bitcoin ee sanadkasta waxay sheegaysaa bisha 9aad in 3dii sano ee u danbaysay bil walba ay ku xirantahay +% , midna ku darso UPTOBER iyaduna waa kusii xigtaa 😁. bishan 8aad iyadu waa cabsi cabsi madama 4tii sano ee u danbaysay bilwalba ay ku xirantay -%. Ugu danbeen dhanka TA waxaynu aragnaa in suuqa HTF ay yihiin kuwo u muuqda in suuqu kor u laabandoono inagoo hayna dhowr calaamadood. 1: Weekly, daily iyo 3D TimeFrames intuba waxay tilmaamayaan in uu dhamaan rabo socodkii hoosta ah isla markaana ina siinayay markasta continuation pattern kaas oo suuqa hoos u sii waday. 2: Meeshan uu suuqa yimi wuxuu sameystay mid kamida reversal patterns kaas oo ah "reversal head and shoulders pattern". 3: 3da TimeFrame ee waawayn (Weekly, 3day iyo Daily) intaba waxa ka muuqda Bullish divergence, iyadoo RSI-gu inoo sheegayo uptrend halka chart-ga inoo sheegayo Down trend. Wararka 7da bishan iyo 26ka bishan 8aad imaan doona wuu kuwa iyaguna suuqu uu sugayo iyo xaaladdan taagan ee iiran meesha ay u dhacdo. Ugu danbeen suuqu dhanka TA wuxu u muuqdaa mid diyaar ah, lakin su'aasha muhiimka ah waxay tahay ma imaan doonaan warar dhanka Fundamentalka ah oo taageeri doona mise hoos ayaa laysla sii aadi doonaa ? inta badan suuqu marka uu TA-ahaan isu diyaariyo wararka kale ee suuqa dhaqaajiya waa kuwo taagerada jihada guud ee suuqa. Xusuusin: Tan waa falanqayn kooban kuna salaysan xogta suuqa, kama turjumayso in 100% sidaynu usheegnay ay u dhacayso waana saadaalin guud. Guulaysta dhamaantiin
1 547
6
Tirada % BTC uu soo daadanayay waqtiyada bear market-ka. Maxad sawirkan ka fahmi kartaa ? πŸ‘€ Malays orankaraa BTC demand waa
Tirada % BTC uu soo daadanayay waqtiyada bear market-ka. Maxad sawirkan ka fahmi kartaa ? πŸ‘€ Malays orankaraa BTC demand waa mid mar walba sii kordhaysa ? πŸ’ΈπŸ“ˆ
1 146
7
Matn yo'q...
1 707
8
BTC oo ugu danbeen timi meeshii ay october 2024 joogtay, su'aasha muhiimka ah waxay tahay ma tegi doontaa 51-54k mise isla ha
BTC oo ugu danbeen timi meeshii ay october 2024 joogtay, su'aasha muhiimka ah waxay tahay ma tegi doontaa 51-54k mise isla halkan ayay kalaaban πŸ‘€. Markan oo kale suumanka hala adkayso referse or forward meshii loo dhaqaaqoba 😁
1 059
9
Matn yo'q...
1 116
10
BTC waxay ku socotaa sidii qorshuhu ahaa iyadoo structure diyaarsan bixinaysa. Waxaynu hadda u baahanahay waa: 1: Daily close
BTC waxay ku socotaa sidii qorshuhu ahaa iyadoo structure diyaarsan bixinaysa. Waxaynu hadda u baahanahay waa: 1: Daily close below the trendline 2: Retest of the broken trendline from below 3: Rejection after retest. Si fudud hadan kugu shego waxaynu ubaahanahay keliya, 1 daily candle ku xirma meel ka hooseysa xariiqda support levelka ee rising wedge-ka. Taasina waxay kala cadaan cawa insha Allaah saacaddu markay tahay 00:00 πŸ“£Ugu danbeen, BTC waxay joogta meel xaasaasi ah ayna muhiim iyo lagama maarmaan tahay in meeshan go'aan muhiim ah laga qaato. BTC hadii ay agagaarkan 72k ilaashan waydo waxay u badantahay in la isla aadi doono πŸ“‰ 60-63k taasoo abuuraysa khatar kale oo laga cabsi qabo in la soo taabto 53k-58 πŸ”₯ (Meesha inbadan indhaha lagu haayo ). Ugu danbeen BTC meeshay doonto ha aado, hadii aad BTC iibsato bil walba kusocoo shaqadaadaba wado, hadiise altcoin aad dhinac kaga jirto mar walba lacagta qayb banaanka hakuu taalo, hana wada gelin suuqa. Guulaysta dhamaantiin 🫑
1 254
11
https://youtu.be/DhYCY-tQi4M
1 356
12
https://youtu.be/rDljw31iG1c
1 390
13
Fariintan dhowr qof ila wadaagay luuqa, maba ogeen awoowayaal ee dhamaan intii ka faaiidaysatay Allaah sw ha ubarakeeyo. 5A-H
Fariintan dhowr qof ila wadaagay luuqa, maba ogeen awoowayaal ee dhamaan intii ka faaiidaysatay Allaah sw ha ubarakeeyo. 5A-HUB hadii aad kujirto qaybta communityga fursado badan waa macquul inaad ka hesho, lakin ku oran mayno degdeg baad ku taajiraysaa πŸ˜„
1 262
14
Matn yo'q...
1
15
XIRFADDAN AI AYAA LA WAREEGAY, KHALAAS 😱 https://youtu.be/r3F-ICrI0yQ
1 229
16
https://youtu.be/snpjKyLu4kw
1 374
17
πŸ”ŠπŸ”ŠπŸ”ŠUpdate Waxaa soo kordhinay in aad Mpessa usdt ku dhigan kartid kulana bixi kartid Nagala soo xariir +252 904 321 915
1 234
18
BTC oo wali la kulmaysay culayska dhanka iska iibinta ah "Selling pressure", isla markaana ku jirta consilidation range aagga+6
BTC oo wali la kulmaysay culayska dhanka iska iibinta ah "Selling pressure", isla markaana ku jirta consilidation range aagga 66k-71k. Isla markaana dhaqaaqan aadka diciifka u ah waxay cadayn u tahay in la filayo inuu dhaco "breakout" ka hor inta aan dhaqaaq xoogan oo hal dhinac ah uusan dhicin.
1 568
19
Qof kamida 5A-HUB team ayaa ila wadaagay figrad layaableh oo markaan qiimeeyay aan u arkay mid layaableh faaiido fiicanna sam
Qof kamida 5A-HUB team ayaa ila wadaagay figrad layaableh oo markaan qiimeeyay aan u arkay mid layaableh faaiido fiicanna samaynkarta hadii coin fiican lagu xiro. Isla markiiba figraddii bot iyada ugaara ayaan u sameeyay isla markaana waxan ku xiray coinka la dhaho TAO πŸš€. Lacagta initialka botkaas uu geliyay waa 527, waxad kala soconkartaa habdhaqanka coinkaas iyo wixii faaiido ah meesha ay kuqorantahay ”Portfolio Value” Xogta botka iyo habdhaqankiisa waxad si live ah kala soconkartaa linkigan πŸ‘‡ https://5abots.com/ Labadan keliya isha ku hay πŸ‘‡ βœ… TOTAL CAPITAL βœ… PORTFOLIO VALUE La socod wanaagsan awoowayaal πŸ‘€
1 342
20
MULTI TIMEFRAME ANALYSIS, IYO AI AGENT SHAQO BADAN KUU QABANAYSA. Muuqaalka oo dhamaystiran πŸ‘‡ https://youtu.be/LAhsJOlr2Kc
MULTI TIMEFRAME ANALYSIS, IYO AI AGENT SHAQO BADAN KUU QABANAYSA. Muuqaalka oo dhamaystiran πŸ‘‡ https://youtu.be/LAhsJOlr2Kc
1 030