cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Xigmadle

soo dhawada asaxabta qaliga Channel waxad Ka helaysa xikmado wax Ka badali Kara noloshaada

Ko'proq ko'rsatish
Mamlakat belgilanmaganTil belgilanmaganDin & Maʼnaviyat13 083
Reklama postlari
7 329
Obunachilar
-224 soatlar
+727 kunlar
+24330 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Repost from FUDUDEEYAHA Cilmiga
Photo unavailableShow in Telegram
Repost from FUDUDEEYAHA Cilmiga
Lix caalamadood oo aad ku ogaan karto inaad fiyowdahay iyo in kale 1. Gaajada: Rabitaanka cuntada kugu filan iyo waqti ku habboon ayaa calaamad wanaagsan u ah caafimaadka maskaxda ee wanaagsan. Taa beddelkeeda, rabitaanka cuntada, ama wax cunka xad dhaafka ah ee joogtada ah iyo in cuntada aad cuni weydo waxay muujin kartaa fayoobida maskaxda oo liidata.Wax cunka xad dhaafka ayaa inta badan hoos u dhiga rabitaanka cuntada, halka cudurrada sida niyad-jabka ama walaaca ay si weyn u saameyn karaan rabitaanka cuntada. 2. Hurdo: Hurdo nasasho leh oo si joogto ah u seexato 7-8 saacadood oo aad kacdo adigoo dareemaya nasasho waxay tilmaan u tahay maskax caafimaad qabta. Taa bedelkeeda, hurdo la'aan, daal badan inkastoo wakhti kugu filan seexatay, ama hurdo badan ayaa laga yaabaa inay tilmaamto arrimo la xiriira caafimaadka maskaxeed oo hooseya. Walaaca wuxuu kordhin karaa suurtagalnimada hurdo la'aan, halka xaaladaha qaarkood sida waallida ama ka-noqoshada la-qabsiga maandooriyaha ay carqaladayn karaan habka hurdada. 3. Awooda Fikirka: Maskaxda caafimaadka qabtaa waxay suurta gelisaa fikir hufan, xalinta mushkiladaha wax ku ool ah, iyo awooda lagu maareeyo walbahaarka Taa beddelkeeda, in la dareemo daciifnimo maskaxeed marka aad la kulanto caqabadaha yaryar iyo jahawareer joogto ah, ayaa ah calaamadaha maskaxda aan deelitirneyn. 4. Adkeysiga: In aad xamili karto guuldarada, waxna ka barato, iyo dib u soo kabashada waxay muujinaysaa maskax dheeli tiran. Dhanka kale, in guuldarrooyinka aad ku saameeyaan, shakhsi ahaan loo qaato, ama guul darada loo adkeysan waayo,waxay noqon kartaa calaamado muujinaya karti-darro nafsi ah. Dhalinyaradu waxay si gaar ah ugu nugul yihiin calaamadahan, gaar ahaan marka ay la halgamayaan guuldarada tacliinta ama xiriirka. 5. Qorshaynta Xiriirka: Joogteynta xiriirka caafimaadka qaba ee qoyska iyo asxaabta ayaa muhiim u ah fayoobida maskaxda. Aqoonsiga baahiyaha cilaaqaadka iyo ka jawaabista ku habboon, oo ay weheliso xallinta khilaafaadka yaryar, waxay gacan ka geysataa caafimaadka dhimirka. Taa bedelkeeda, cuqdad joogto ah, muujinta ego ama islaweyni, rajooyinka aan macquul ahayn ee dadka kale, ama in aan awoodi weydo in aan dadka cafino waxay dhaawici kartaa fayoobida maskaxdeena. Carruurta ka soo jeeda qoysaska burburay ama kuwa la kulmay xadgudub ayaa laga yaabaa inay la kulmaan caqabado xagga dhisidda cilaaqaadka ah ee dadka kale. 6. Kalinimada: Bini’aadamku waa makhluuq bulsho, ilaalinta xidhiidhka bulsheed ee asxaabta iyo qaraabadu waxay lama huraan u tahay isu dheelitirnaanta maskaxda. Dadka isku gooni yeelay shaqada kana hormariya cilaaqaadka shakhsi ahaaneed, ama aan dano shaqada ka baxsan lahyn waxay halis sare ugu jiraan inay qaadaan cudurrada dhimirka. Ka qaadashada fasaxa shaqada, ka qayb qaadashada wax yaabaha uu qof jacelyahay, iyo kobcinta xiisaha fanka, ciyaaraha, ama akhriska ayaa lagama maarmaan u ah fayoobida maskaxda. Aqoonsiga tilmaamayaashan dadka inagu xeeran waa muhiim. Haddii qof lagu arko calaamadahan, waa muhiim inaad isha ku hayso oo aad ku dhiirigeliso inay caawimaad ka raadsadaan xirfadlayaasha sida dhakhaatiirta maskaxda ama la-taliyayaasha. Wax ka qabad waqtiyeysan wuxuu si weyn u wanaajin karaa fursadahooda nolol farxad iyo maskaxeed oo caafimaad qabta. #daraasad
Hammasini ko'rsatish...
👍 1
Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Hammasini ko'rsatish...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
Hammasini ko'rsatish...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

Bishaaro Bishaaro dhmn asxaapta jecel bahda caafimaadka in ay wax ka bartaa wxn sii naynaa fursad ah in course ka Environmental Health ama caafimaadka deegaanka iyo sida loo ilaaliyo deegaanka diwaangalinta aan ka dhignay 0.5$ munaasibada eid adxada awgeed ardayda aan qaadanayno waa 50 qof yaanay kaa hor buux samin. Halkan iska diwaangali👇👇👇👇 @Health_scienceAcademy @Health_scienceAcademy @Health_scienceAcademy @Health_scienceAcademy @Health_scienceAcademy @Health_scienceAcademy 👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆
Hammasini ko'rsatish...
Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Hammasini ko'rsatish...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

👍 1
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 96 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/h3vQESiP3J02Yjc0
Hammasini ko'rsatish...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 96 chats.

Repost from Aqli koriye
Fursad cusub iyo maalin cusub BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee HAM ONLINE SCHOOL ACADEMY idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 6aad ee sanadka 2024 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axaadiista. 2) Barashada carabiga. 3) barashada ogaal nafta. 4) barashada caafimaadka Barashada basicga caafimaadka sida Anatomy physiology cytology ga iyo kuwo kaloo bdn. 5) xisaabta( dadka wawayn ). 6) Higaadda  oo bilow ah. Courses gaaban Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇 @Janatu4 @Janatu4 @Janatu4 @Janatu4 @Janatu4
Hammasini ko'rsatish...
2
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.