cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Cali🙊Toosane🇸🇴💪🏽

Halkaan Waxaad Kahelikartaan Wararka DEDDEGA Ah iyo Jabka Khawaarijta AS islasocod Wanagsan Sxbyaaal 🇸🇴💪🏽🇸🇴 Somalia Haisracdo💪🏽🇸🇴🥰 Wixii Xogqarsoodiya Halkaan Nugulawadaag @CaliToosane

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
5 130
Obunachilar
-524 soatlar
-267 kunlar
-14930 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

OGEEYSIIS! OGEEYSIIS! Taliska ciidanka X.D.Soomaaliyeed waxa uu qaadanaya layli saraakiil cusub oo rag iyo dumarba leh. Taariikhda arji qabashada: Ragga 06-daLuulyo ilaa 18ka Luulyo Dumarka : 20ka Luulyo ilaa 25Ka Luulyo Shuruudaha ■Waa inoo ahaada  muwaadin Jamhuuriyadda  Federaalka soomaaliya. ■Waa inoo wataa Shahaado dugsi sarre oo asal ah(orginal) ama wax ka sareyo. ■waa inay Da'da u dhaxeeysaa 18 sano ilaa 22 sano jir (2002-2006) ■Hadii uu ardayga sanadkaan dugsi sare ka qalin jabiyay aanu wali uso bixin shahaadada waxaa laga doonaya:. ◇warqad cadeynaysa inuu shahaado suge yahay oo timbaraysan ◇Kaarka imtixaanka dawliga  uu ku galay. ◇Dhalasho Iyo sugnaan oo gobolka ah ama Passport. ■In uusan horay uga soo mid noqonin  kooxaha argagixisada ah. ■In uusan balwad lahayn. ☆Heerarka dhirika iyo culeyska waxaa lagu muujiyay Tusmada 1'aad. ☆Heerarka awoodda jirka waxaa lagu muujiyay Tusmada 2aad. ☆Maadooyinka Imtixaanka qabuulka iyo tirada su'aalaha waxaa lagu muujiyay Tusmada 3aad.
Hammasini ko'rsatish...
00:17
Video unavailableShow in Telegram
Eid Wanagsan Dhamman Asxbta
Hammasini ko'rsatish...
3.20 MB
WARSAXAAFADEED Ciidamada Qaranka oo soo uruuriyay meydad hor leh oo Khawaarijta looga dilay dagaalkii Ceeldheer. Ceeldheer, 10, June 2024: Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Deegaanka oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku hawlanaa baadi goobka haraadiga Khawaarijtii lagu laayay dagaalkii ay ku jabeen ee ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa helay meydadka ilaa 10 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijtii soo weerartay magaalada waaberigii Sabtidii tagtay. Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay tiro maleeshiyaad ah, intii lagu jiray baadigoobka iyo sifeynta Khawaarijta dagaalkii Ceeldheer kadib. Ciidamada Dowladda ayaa ku hawlan aasidda meydadka la helay, waxaa sidoo kale ay sii wadaan hawlgalka uruurinta, maadaama ay jiraan maleeshiyaad kale oo dhaawac ahaa oo daryeel xumo qaarkood u dhintay, wadarta guud ee maleeshiyaadka la dilay ayaa ilaa hadda kor u dhaafay 60 xubnood oo ay Horjoogayaal ku jiraan. Dowladda Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysa waalidiinta Soomaaliyeed ee ay carruurtooda qaldeen cadowga Khawaarijta ah in ay kala soo baxaan. Dowladda waxaa ka go'an ciribtirka Khawaarijta, dhalinyarada ay qaldeen waxa ugu yeeraynaa in ay si deg deg ah uga soo baxaan nabad-diidka arxanka darran, inta aysan ku bixin gacanta Ciidinka Qaranka iyo geesiyaasha deegaanka, si lamid ah kuwii la midka ahaa ee alle ku ciqaabay gacanta ciidamadeenna. -Dhammaad- Guul Apib CXDS 💪🇸🇴✅️
Hammasini ko'rsatish...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Mid kamida Argagixisadii saake lagu so qalday Ceeldheer😜💪🇸🇴💪👍🥰
Hammasini ko'rsatish...
👍 2🫡 1
00:17
Video unavailableShow in Telegram
2.78 MB
Photo unavailableShow in Telegram
A
Hammasini ko'rsatish...
🥰 1
Gaari Leylo ah oo la sheegay inuu Khawaarijta u siday hub, daawo iyo saanad kale oo ciidan ayaa maanta lagu qabtay soohdinta ay wadaagaan gobollada Sh/Dhexe iyo Galgaduud, gaar ahaan deegaanka Maraay-suuley oo u dhow deegaanka Mesegawaa. Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan ururka 86-aad ee Guutada 77 ayaa fuliyey howlgalka lagu qabtay gaarigaas, waxayna ciidanku soo bandhigeen sawirrada gaariga la qabtay iyo qeybo ka mid ah agabka la sheegay inuu Khawaarijta u siday. Maalmihii lasoo dhaafay howlgallo is dabajoog ah ayaa ka socday tuulooyinka iyo dhulka howdka ah ee dhaca soohdinta labada gobol ee Galgaduud iyo Sh/Dhexe, waxaana lagu guuleystay in dhagarqabayaasha laga sifeeyo dhul baaxad leh.💪🇸🇴🫡💪
Hammasini ko'rsatish...
👍 2
Liiska madaxweyneyaasha u geeriyooday sabab la xiriirta shil diyaaradeed. 🇵🇾 Madaxweynaha Paraguay (1940) 🛩️ 🇵🇭 Madaxweynaha Philippines (1957) 🛩️ 🇧🇷 Madaxweynaha Brazil (1958) 🛩️ 🇮🇶 Madaxweynaha Iraq (1966) 🛩️ 🇧🇷 Madaxweynaha Brazil (1967) 🛩️ 🇧🇴 Madaxweynaha Bolivia (1969) 🚁 🇪🇨 Madaxweynaha Ecuador (1981) 🛩️ 🇲🇿 Madaxweynaha Mozambique (1986) 🛩️ 🇵🇰 Madaxweynaha Pakistan (1988) 🛩️ 🇷🇼 Madaxweynaha Rwanda (1994) 🛩️ 🇧🇮 Madaxweynaha Burundi (1994) 🛩️ 🇲🇰 Madaxweynaha North Macedonia (2004) 🛩️ 🇵🇱 Madaxweynaha Poland (2010) 🛩️ 🇨🇱 Madaxweyne hore Chile (2024) 🚁 🇮🇷 Madaxweynaha Iran (2024) 🚁
Hammasini ko'rsatish...
👍 2
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.