cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

GEERAAR JACEYL CHENNEL 2022

Geeraar jacayl ♥️ Geeraar amaan Geeraar qalin Jabin Geeraar aroos Geeraar dhiirigalin Erayo jacayl ❤️ Xigmad jacayl ♥️ Oraah jacayl ❤️ Intaba waxaad ka helaysaa @geeraarjacayl . Ku soo biir: geeraarojaceyl .♥️❤️😍✅✅

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
12 413
Obunachilar
+5624 soatlar
+2947 kunlar
+1 34630 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Inta Hoose Waa Mayd Inta Muuqataa Shidan🤣 @geeraarjacayl nagu soo biir
Hammasini ko'rsatish...
🤣 13
Wan badiyey hadalkoo Boqorad baan ku moodee Ilayn ba'aa saqiir baad Tahay hilibku boobee Baayo hoo jalaatada Soo bari adeer jaaw 🤣 Waa iska kaftane ha laygu qaato. 💔🤣 Geeraar jaceyl @geeraarjacayl
Hammasini ko'rsatish...
🤣 16👍 2 1
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
Hammasini ko'rsatish...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

👍 1
Degdeg Facebook waxa uu sameeyay update cusub kaas oo ah in sawirada ama videoyada kuugu jira taleefanka uu midba mar usoo dhigo story ahaan ama post ahaan isagoo aan kaala tashan hadaba inta aysan kugu dhicin iska xir🫵 Uwac saxibkada si uu iskaga ilaaliyo
Hammasini ko'rsatish...
👍 6 1
Part 1 LAMAAANE Abdinuur Ayaaneey abaayo Adigaan ku doorto Ashqaraar walaal Adduunka kaa rabaa Ee aadmi kale huuno Ha iga aadin ee Ani Ila dhiso bal aqal .. Ayaan jawaab .. Aqbal waan ajiibee Aboowe adiga ayaa Igu abuuray Caashaqa Ee arooska noo keen Aan aqal dagneeee ! Lamaanaha sidan Rabo magaca ha soo qoraan waa loo sameynaa 🥰 @geeraarjaceyl !
Hammasini ko'rsatish...
9👍 2
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
Hammasini ko'rsatish...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

CALAF DOON soo qor fariin jaceyl adiga oo qalbiga ka hadlaayo waxaa ku soo jawaabaayo qof kaloo kula mid ah . Baarakalah ♥️ @GeeraarJacayl Anigaa bilaabaayo . ( Dhabtii waan u xiisay agtaada, waxaadna tahay boqorad lama helaan ah, uma maleynaayo in aan helaayo adoo kale ) .
Hammasini ko'rsatish...
🤣 7🤔 2👍 1
Soo dhawaada xaliimooyinka love saara ♥️ Is MUUJIYA ❤️ @Geeraarjacayl
Hammasini ko'rsatish...
10
Waan dareemay jaceylka Kolka aan ku daneeyey Adoo aanan durkeyne Dawo laabta u kaalay 🌷 @GeeraarJACAYL
Hammasini ko'rsatish...
😍 6 1
Soo qabo magaalo ama gobol ka bilowda xarafka ( B ) @geeraarjacayl
Hammasini ko'rsatish...
🤣 5 1