cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

U-FIIRSO 🫵

Saacadii wareegtaba qofna weey dhibaysaa qofna waay dhayaysaa.💔😔 YouTube || www.youtube.com/@OGAALBULSHO

Ko'proq ko'rsatish
Mamlakat belgilanmaganTil belgilanmaganYaratish & Iqtiboslar7 423
Reklama postlari
3 571
Obunachilar
+424 soatlar
+27 kunlar
+1430 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Photo unavailableShow in Telegram
"SI ADAG UGU SHAQEE AAMUSNAAN , OO GUUSHAADU HA SAMAYSO BUUQ." https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur https://t.me/hoygaxikmada7
Hammasini ko'rsatish...
👍 2
FURSAD QAALI AH 👉 Naxwa Cusub Silsilad Naxwa ah ➡️ WAXAYKA KAKOOBAN TAHAY LABO MUSTAWE 《MUSTAWAHA 1aad》 {1} MATNUL AJRUUMI {2} TUXFATU ALSANIYYAH {3} ICRAABUL AJRUUMI {4} NADMUL CIMRIIDI {5} KAWAAKIB 《MUSTAWAHA 2aad》 {1} LAAMIYAHA ALAFCAAL {2} XADIIQATU ALSARFI {3} MULXATUL ICRAAB {4} IBNU MAALIG ➡️ Rag iyo Dumarba way ufurantahay ➡️ maalmaha darsiga laqaadanaayo Sabti, Axad iyo Isniinta Salaada subax kadib 5:25 am ➡️ Waxaa Darsiga lagu qaadanaayaa Qolka Telegramka https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur Hoos Tabo oo soo gal 👇👇👇 https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur
Hammasini ko'rsatish...
قناة الشّيخ محمد نور إبراهيم

Qanaatkan waxaan ugu talo galnay inaan kusoo gudbino duruusta fadiilatu sheekh muxamed nuur Ibrahim Lasocod wanaagsan

https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur

Nagle soo xidhiidh +252638454160

6.46 KB

☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️ Asxaabey halagu biiro Waad ka faa'iidi anaa kuu huba Fadlan join dheh
Hammasini ko'rsatish...
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️ Asxaabey halagu biiro Waad ka faa'iidi anaa kuu huba Fadlan join dheh
Hammasini ko'rsatish...
📚Fursad Waxbarasho oo free ah📚 Marabtaa barashada luqada Carabiga oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galiduna wey bilaabatay. F.g Tirada Ardayda laqaadan doono wey kooban tahay kafaa,iideso. Hadaba kusoo biir chanelkan ciwaanka hoose 👇👇👇👇👇👇 https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur
Hammasini ko'rsatish...
قناة الشّيخ محمد نور إبراهيم

Qanaatkan waxaan ugu talo galnay inaan kusoo gudbino duruusta fadiilatu sheekh muxamed nuur Ibrahim Lasocod wanaagsan

https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur

Nagle soo xidhiidh +252638454160

Photo unavailableShow in Telegram
"Marka aad ka gudubto duruuf iyo xaalad adag oo aad waajahday; sii-wado noloshaada adiga oo isu arkaya 'Ruux samatabaxay' ee aan isu arkayn 'Dhibbane'". ~Jalaaluddiin Ruumi 👍❤️..... https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur https://t.me/hoygaxikmada7
Hammasini ko'rsatish...
🔥 2
Photo unavailableShow in Telegram
*WAX WEYDIISASHADA DADKA* Xassan Al-Basri Alle ha u naxariistee wuxuu yiri : “ Mar walba waxaad dadku ku ahaaneysaa qof sharaf leh Dadka kalena way ku sharfayaan Ilaa inta aadan ku mashquulin waxa gacmahoda ku jira Haddii aad sidaas sameysid,{ oo aad ku mashquusho } way ku yareysan doonaan Way necbaan donaan hadalkaaga, wayna kuu xanaaqi oonaan." Hadalka Xasanul Basri waxaan ka qaadan karnaa ama uu ina barayaa in aan dadka kale sharaf iyo karaamo ku yeelan karno haddii aanan ku mashquulin waxa ay haystaan. Haddii aan isku dayno in aan ka faa'iidaysanno waxa ay haystaan ama aan ku mashquulno, ama weydiisanno waxay keeni kartaa in ay ina yareystaan, na necbaadaan, oo ay noo xanaaqaan, yuusanba ku tusinee, macnaheeda maaha inaad waxba weydiisan laakiin xaqiiqada jirta ayaa sidaa ah. Waa talo muhiim ah oo ku saabsan ilaalinta sharafteena iyo xiriirka wanaagsan ee aan la leenahay dadka kale, uu Xasanul basri ina barayo. Wll kamid noqo asxaabta nagu xidhan https://www.facebook.com/profile.php?id=61560900635032
Hammasini ko'rsatish...
1
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.