🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
Kanalga Telegram’da o‘tish
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
Ko'proq ko'rsatish4 614
Obunachilar
-624 soatlar
-437 kunlar
-15530 kunlar
Postlar arxiv
Team Horseed Ka faidaysiga
Aqoonguud (0,0). (
Diini (2 ,2). (
Xisaab (2 ). (
Total:6 points
Team Midnimo. Ka faidaysiga
Aqoonguud(2,2). (1
Diini (2 ,2). (
Xisaab (2 ). (
Total:11 points
𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐂𝐀𝐖𝐀𝐃𝐀 𝐔 𝐃𝐇𝐄𝐗𝐄𝐘𝐀
𝐌𝐈𝐃𝐍𝐈𝐌𝐎 𝐕𝐒 𝐇𝐎𝐑𝐒𝐄𝐃
𝐃𝐀𝐀𝐃𝐈𝐇𝐈𝐘𝐀𝐒𝐇𝐀 𝐈𝐃𝐈𝐍 𝐃𝐀𝐀𝐃𝐈𝐇𝐈𝐍 𝐃𝐎𝐍𝐀
𝐆𝐔𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐀𝐍𝐒𝐈𝐗𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐈𝐍𝐆 𝐌𝐎𝐇𝐀
𝐆𝐔𝐃𝐈𝐆𝐀 𝐒𝐔.𝐀𝐋 𝐖𝐄𝐘𝐃𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐃𝐀𝐀𝐂𝐀𝐃
𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐃𝐇𝐈𝐍𝐀𝐂𝐁𝐀 𝐖𝐀𝐗𝐀 𝐈𝐃𝐈𝐍 𝐋𝐄𝐘𝐇𝐘 𝐍𝐀𝐒𝐈𝐈𝐁 𝐖𝐀𝐂𝐀𝐍
🌙 𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐁𝐈𝐒𝐇𝐀 𝐑𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐍 𝐓.𝐄
MIDNIMO VS HORSEE
📖𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀𝐍 𝐀𝐐𝐎𝐍𝐄𝐃𝐊𝐀 𝐁𝐈𝐒𝐇𝐀 𝐑𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐍 𝐓 𝐄📖
KULANKI LABAD GUUD AHAN TARTANKA
🤝𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐚𝐜 𝐞𝐞 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐥𝐞𝐞𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐍𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧🤝
🪬𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐮 𝐦𝐮𝐭𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐗𝐞𝐞𝐫 𝐂𝐢𝐪𝐚𝐚𝐛𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚:🔮𝐌𝐀𝐒𝐑𝐀𝐗𝐀 𝐓𝐄𝐀𝐌 𝐈𝐍𝐓𝐄𝐑𝐓𝐀𝐈𝐌𝐄𝐍𝐓🔮
𝐒𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚: 10:00𝐏𝐌 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚🌍
𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐚 𝐔 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐢𝐢𝐦𝐞𝐞𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧✅⚖️.
𝐖𝐚𝐝𝐚𝐣𝐢𝐫𝐤𝐮 𝐖𝐚𝐚 𝐀𝐰𝐨𝐨𝐝”𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧✍️
GAMBARKAAGA DIYAARSO RUWAYADI LAMAGAC BAXDAY MAXAA II GEEYEY AYAA DABKA SOO SAARAN
ADAA YABIDOONO JALATADA IYO DAANGADA SIIDIYAARSO
QEEBTA VIP WAA FADHIGA LAMANAHA
YAA LAGAA BUUXININ😂☠🫡❤️
Team Xoogweynta Ka faidaysiga
Aqoonguud (2.,2). (1
Diini (2 ,2). (
Xisaab (2 ). (
Total:7 POINTS
Team ileys. Ka faidaysiga
Aqoonguud(2,0). (
Diini (2 ,0). (
Xisaab (0 ). (
Total:4 POINT
𝐓𝐀𝐑𝐀𝐓𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐑𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐓.𝐄
𝐃𝐀𝐀𝐇𝐅𝐔𝐑𝐊𝐀 𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀𝐌𝐀𝐘𝐀 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐃𝐀𝐀𝐇𝐅𝐔𝐑𝐈 𝐃𝐎𝐍𝐎 𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀𝐍𝐊𝐀
𝐗𝐎𝐎𝐆 𝐖𝐄𝐘𝐍𝐓𝐀 𝐕𝐒 𝐈𝐋𝐄𝐘𝐒
𝐃.𝐃 SUAAL WEYDINTA DAACD
D.D ANSIXINTA TAAJIR
DHANKAS IYO FARSAMADA
𝐌𝐀𝐃𝐀𝐗 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐓.𝐄 𝐌𝐀𝐒𝐔𝐔𝐋 𝐒𝐀𝐁𝐈𝐑 𝐍𝐈𝐍 𝐀𝐃𝐀𝐆
𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐃𝐇𝐈𝐍𝐀𝐂𝐁𝐀 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐍 𝐋𝐄𝐘𝐇𝐘
𝐍𝐀𝐒𝐈𝐈𝐁 𝐖𝐀𝐂𝐀𝐍
🌙 𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀𝐍𝐊𝐀 𝐁𝐈𝐒𝐇𝐀 𝐑𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐍 𝐓.𝐄
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐬𝐢 𝐓𝐨𝐨𝐬 𝐀𝐡 𝐮 𝐃𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐦𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚
📖𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀𝐍 𝐀𝐐𝐎𝐍𝐄𝐃𝐊𝐀 𝐁𝐈𝐒𝐇𝐀 𝐑𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐍 𝐓 𝐄📖
𝐎𝐎 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐃𝐀𝐀𝐇 𝐅𝐔𝐑𝐈 𝐃𝐎𝐍𝐎 𝐋𝐀𝐖𝐀𝐃𝐀 𝐓𝐄𝐀𝐌 𝐄𝐄 𝐅𝐀𝐂𝐀 𝐖𝐄𝐘𝐍 𝐄𝐄 𝐊𝐀𝐋𝐀 𝐀𝐇 𝕏𝕆𝕆𝔾 𝕎𝔼𝕐ℕ𝕋𝔸 𝕍𝕊 𝕀𝕃𝔼𝕐𝕊
🤝𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐚𝐜 𝐞𝐞 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐥𝐞𝐞𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐍𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧🤝
🪬𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐮 𝐦𝐮𝐭𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐗𝐞𝐞𝐫 𝐂𝐢𝐪𝐚𝐚𝐛𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚:🔮𝐌𝐀𝐒𝐑𝐀𝐗𝐀 𝐓𝐄𝐀𝐌 𝐈𝐍𝐓𝐄𝐑𝐓𝐀𝐈𝐌𝐄𝐍𝐓🔮
𝐒𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚: 10:00𝐏𝐌 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚🌍
𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐚 𝐔 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐢𝐢𝐦𝐞𝐞𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧✅⚖️.
𝐖𝐚𝐝𝐚𝐣𝐢𝐫𝐤𝐮 𝐖𝐚𝐚 𝐀𝐰𝐨𝐨𝐝”𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧✍️
🔥 𝗵𝗼𝗼𝘆 𝗵𝗼𝗼𝘆 𝚆𝙰𝚇𝙰 𝚂𝙾 𝚂𝙾𝙲𝙳𝙾 𝙸𝚈𝙾 𝚆𝙴𝙱𝙸𝙶𝙰 𝚈𝙰 𝚆𝙴𝚈𝙽🔥
🔥 𝐁𝐈𝐆 𝐋𝐄𝐆𝐄𝐍𝐃S 🔥
🔥🔥 GO TO HELL🔥
🔥🔥 DACAD🔥
ᗞᗩᗩᗞᏆᕼᏆᎩᗴ : GO TO HELL
ᗞᗩᗩᗞᏆᕼᏆᎩᗴ: ᗪᗩᗩᑕᗩᗪ
ᗯᗩᑫᎢᏆᏀᗩ : ᕼᗩᗷᗴᑎ 9:00 PM
ᏀᝪᝪᗷᎢᗩ : ᴍᴀsʀᴀxᴀ Ⓣ.Ⓔ
🅱️:WEYDIIMO🔥🎙
hurdhaca barnaamijka waa habeenkadi aad kuguleysan legend awal marinada t.e eey bixiso kajawab sualaha lagu weydiyo Kuna guleyso awalmarin. Cawa Hadi lagu wayo waa adiga iyo nasiib kaga
🍀" 𝕂𝔸𝕃𝔼𝕐 𝕆𝕆 ℕ𝔸𝕃𝔼 ℂ𝔸𝕎𝔼𝕐"☘
+2
Team aad kahor imaneyso islasi firi hada inta lagarin barito DAMANTIN GUUL idhin rajeyna
Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona
□ habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood
Salaada subax kadib : 4 bog
Salaada duhur kadib : 4 bog
Salaada casar kadib : 4 bog
Salaada maqrib kadib : 4 bog
Salaada cishe kadib : 4 bog
□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari
Salaada Subax 8 bog
Salaada Duhur 8 bog
Salaada Casar. 8 bog
Salaada Maqrib 8 bog
Salaada Cishe 8 bog
□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood
Salaada Subax. 10 bog
Salaada Duhur 10 bog
Salaada Casar 10 bog
Salaada Maqrib 10 bog
Salaada Cishe 10 bog
□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood
Salada Subax 12 bog
Salaada Duhur 12 bog
Salaada Casar 12 bog
Salaada Maqrib 12 bog
Salaada Cishe 12 bog
□Qaybtaan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood
Salaada Subax 20 bog
Salaada Duhur 20 bog
Salaada Casar 20 bog
Salaada Maqrib 20 bog
Salaada Cishe 20 bog
Fadlan ku Faafi Group yada iyo Dadka aad taqaanid sababtoo ah ma ogid ajarka aad kaheli kartid meqo qof ayaa raacaysa taladan aad share gareysey. Quraankana dhamaynaysa. ɪsʜᴀ ᴀʟʟᴀᴀʜ ᴡᴀxᴀᴀɴ ʀᴀᴊᴀʏɴᴀʏᴀᴀ ɪɴᴀᴀᴀᴅᴋᴀ ғᴀᴀ ɪɪᴅᴀʏᴢᴀɴ ᴅᴏᴏɴto
🕋𝐑𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐍 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊🕋
رمضان مبارك
كل عام وأنتم بخير.
1446H
2025M
بمناسبة حلول شهر رمضان الميمون المبارك يسعدني ان أهنئكم بهذا الشهر العظيم اسأل الله تعالى ان يجعلنا من العتقاء فيها الفائزين المستبشرين آمين
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال,
Ramadan Mubrak oo idin leh Muslintaa Iyo Sarakisha Entertamaint.
Waxa ino bilabaan doono mardhaw Tartanka ubarateen Entertamaint Yaalaga Buux Dhafiin Inta La is qeybin Link So raac
Tan hada firised meda kale kasi qurux badan indhaha ixanunay yasir allah
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 — yilning asosiy insaytlari 
