🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
Kanalga Telegram’da o‘tish
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
Ko'proq ko'rsatish4 547
Obunachilar
-124 soatlar
-277 kunlar
-14430 kunlar
Postlar arxiv
Sawirkaan wuxu ka turjumayaa Daanyeeradu maamulki wa laa wareegeen lakiin gaarigi waa ka xayn waayeen . Dadku masuul waa noqon karaan lakiin hogaamiyihu waa yaryahay . Waa hibo uu ilaah bixiyo
FiiDnimo wngzn AQRISTOW
Is fahamka waa furaha ugu horeeya ee xiriir wanaagga, hasa yeeshee qof kasta ma fahamsana sida loo abuuro is fahan wanaagsan oo ka dhexeyn kara labada lamaane, hadii aad rabtid inuu jiro is faham waxaa lagaaga baahan yahay inaad ka hadashid waxyaabaha ku dhibaaya shakhsiyan iyo waxyaabaha lamaanahaaga si gaar ah udhiba, is fahan wanaagsan majiri karo hadii aad tahay daneyste jecel inuu ka hadlo waxyaabaha asaga un dhibaaya, oo aan jecleyn.waxa ay lamaanihiisa ka sheeganeyso. Si uu xiriirka u kobco waxaa labada lamaane looga baahan yahay iney xal uraadiyaan dhibaatooyinka jira
Repost from 𝐓𝐄𝐀𝐌_𝐆𝐎𝐑 𝐆𝐎𝐑 🦅
✍️ AKHRISKA LA SAXIIB 📚🤞📚
🤍🎖️ @𝐓𝐄𝐀𝐌_𝐆𝐎𝐑 𝐆𝐎𝐑
🏆 (1️⃣) ᴋᴀɴᴀᴀʟᴀᴅᴀ sᴏᴍᴀʟɪᴅᴀ ᴇᴇ ᴜɢᴜ ғɪɪᴄᴀɴ ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ᴀʏᴀᴀɴ ʜᴀʟᴋᴀɴ ᴋᴜsᴏ ᴜʀᴜʀɪɴᴀʏ ᴛᴀᴀʙᴏ ᴏᴏ ᴋᴜ ʙɪɪʀ ᴋᴀɴᴀᴀʟᴋᴀ ᴋᴜ ᴄᴀᴊᴀʙɪʏᴀ
❤️"𝗝𝗔𝗖𝗘𝗬𝗟 "🌻
✪ @WAHELKA_QALBIGA
✪ @aadan123
✪ @WAHEL_JACEYL
✪ @aisha_boqoradeyda
✪ @ERAYOJACEYL1
🗣️"𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜 𝗚𝗔𝗟𝗜𝗡 "🌻
🎖️ @MAAN_DHAYEE
🎖️ @Dhiirigalinmaaline12
🎖️ @real_bad_poi12
🎖️ @hlganka
🎖️ @noloshuwaaguul
🎖️ @dhiirigaliyaha_nolasha1
🎖️@UBIXIIMUCJISADA
🌸 "𝗢𝗗𝗛𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢 "🌻
🔹@RumeeRiyadada
🔹@Meriameriam
🔹@Wehelka_Bulshada
🔹@Dhemantt
🔹@BAYAANKA_NOLOSHA
🔹@ROYAAL_CHANNL
🔹@saajid_pro
🔹@IFIYE2222
🧠" 𝗫𝗜𝗞𝗠𝗔𝗗𝗢 "🌻
▫️ @xikmadside2023
▫️ @Hamigena
▫️ @DHIRIGALISO
▫️ @AhmedCC1
▫️@DARYEEEL
▫️@kabtanhaaraxikmawi
▫️@cilmiyeys
📚" 𝗪𝗔𝗫𝗕𝗔𝗥𝗔𝗦𝗛𝗢 "🌻
📔 @islamicdigital
✩🌟✲⋆ Goȯd Night *✩🌟✲⋆
🔆🔊 ᴄʜᴇɴᴀʟ ᴋᴜ ᴅᴀʀɪsᴛᴀ ɪʏᴏ ᴡɪxɪɪ ғᴀᴀʜ ғᴀᴀʜɪɴ ᴀʜ ᴋᴀʟᴀ xɪᴅʜɪɪᴅʜ @DAACAD13
@TEAM_GOR_GOR
Waa kooxda ugu Balaadhan telegram ee Linkiyada share garaysa 🏆🔥
🔆🔝-------------°○----------------•●
𝐒𝐏𝐎𝐍𝐒𝐎𝐑𝐄𝐃 :
🥇 @WAHELKA_QALBIGA
🥈 @MAAN_DHAYEE
🥉@Hamigena
𝐀𝐥𝐥𝐚 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐥𝐞 🤲
https://t.me/WAHELKA_QALBIGA
THNS MAI FRNS AND FMLY QALBIGA IO QULUUBTAA IGAGA TALAAN TOORTADA CAME SONG 1K I.N❤️🥰𝙢𝙖 𝙝𝙚𝙮𝙨𝙩𝙤 𝙡𝙖𝙢𝙖𝙣𝙚 𝙗𝙖𝙡𝙨𝙚𝙝 𝙬𝙖𝙣 𝙠𝙖𝙛𝙖𝙧𝙖𝙭𝙙 𝙗𝙖𝙙𝙖𝙣𝙖𝙝𝙮 𝙡𝙖𝙢𝙖𝙣𝙖𝙮𝙖𝙨𝙝𝙖 𝙖𝙙𝙪𝙪𝙣𝙠𝙖 𝙬𝙖𝙮𝙤 𝙣𝙖𝙛𝙩𝙖 𝙢𝙖𝙧𝙠𝙖 𝙠𝙖𝙡𝙞 𝙩𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙡𝙖 𝙨𝙖𝙭𝙞𝙗𝙖 𝙙𝙖𝙜𝙖𝙣𝙖𝙣𝙨𝙝𝙤
𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝑗𝑎𝑐𝑎𝑦𝑙 ♥️
part 3
Qore: jestoole
----------------
Mama’du Ayaa ku tidhi hanad Waa Wiil kaligi Ah Wxan Raba Inu ka baxo Nolashas Mama’du Waxay Arin walba u sheegtay si anay sagal u dhibsan la dhaqanka adag ee hanad
Sagal waxay Is waydinaysa Hanad si aay isku fahmi lahayen
Lkn hanad maha mid sagal io guurkeda midna uso jeeda
Wuxu mar walba Ku dhaha sagal aniga xaaskyga ma tihid kaliya raali ahanta hooyaday aya ku qaaba io ina iyada nafteeda u ilaaliyo
Sagal maha mid dhag u dhigta hadalka hanad waayo hooyadi ayaba wax wlba u sharaxday io hanad dabeecadisa Sagal waxay ku mashquulsan tahay la qabsiga guriga waxana ka cawisa mama’da Waxadba mooda inay tuulo ka iman ay waligedba guriga ku nolayd siday mama’da u wada Sheekaystan io is dhexgalkoda Habenki Ayuu Hanad guriga imid wuxuna imid hooyadi Oo Seexaty kaliya Sagal so jeedo Waxayna Ku tidhi fadhiso Aan Casho kuso diyaariye Lkn intu iska dhafay ayuu dhahay asxabtyda laso casheeyay
Qolkisa ayuu galay Sagalna waykaso daba gashay Sidii Dhaqankisa ahayd Dhulka ayu seexday Mobelkisa ayu laso baxay isago hablo la sheekaysanaya video call aadna u qoslaya anay kaba qasnayn Sagal dhaqankiisa io isaga tona uma bogin lkn mama’da darted ayay ugu samraysa Subaxdi Sagal Waxay diyaarisay Quracdi waxayna so yedhay mama’di hanadna uso baxay halki aya lagu wada quracday mam’di aya hadal kaftan ah kuso turtay hanad io sagal waxayna tidhi incha allh malin dhaw waxa miiska buxin doona ciyaalka ayeeyda u noqon doona wan farxad aad u weyn Hanad aya marku maqlay hadalki hooyadi ku saxday cuntadi isago ka Naxay hadalkas Markas ayay hooyadi ku tidhi Hoo biyaha maxa kugu dhacay marku Cabay ayu dhahay waxna kaliya
wan saxday Markas ayu baxay sagal aya qolkedi iska gashay mama’di Aya uso gashay Oo ku tidhi Sagalay mid samee Cuntada hanad cunaya shaqalaha haw dirin adiga gacantaada ugu so kari qolkisana adiga hagaji waxay ka caawinaysa inu hanad dhaqankisa badalo Wana ku baraya cuntoyinka u jecel yahay haye hooyo ayay ku tidhi mama’da aya aad ula dhacda dhaqanka wanaagsan ee sagal io siday u ixtiraanto anay hadalkeda u diidin
Sagal waxay is waydisa mama’da wanaagsan io wiilkan dhaqanka xun haddana waxay ku hilmamta xumantisa hooyada xanaanadeda fican Mama’di io sagal waxay wada diyaariyen Casho aad U Qurux badan Hanadna u jecel yahay kadib ayay Mama’di ku tidhi sagal orod dharkas so xidho sagal qolka ayay gashay wayna so xidhaty iyado dhibsanaysa waxanba Markay so baxday Ayay mama’di aad ula dhacday Quruxda sagal kuna tidhi m.a inantydiyay Hanad aya so galay guriga Markas intu qolkisa galay ayu so baxay halki io miiska cashada imid iyago hooyadi ku leh mamo seetahy is yara wareysten kadib Cashadi la so wada dul fadhistay markas ayay mam’du aragty hanad inanu marna ishu kaga dhacayn Una xageda egayn Markas ayay mama’di dhahday hanad Hooyo waxad heshay Gabar aad u qurux badan una fican iyado rabta inu eego sagal lkn hanad waxasi uma jeedo isago eeginba ayu dhahay haye hooyo Cafimaad igu cashe kadib qolkisa ayu Tagay
FILIMKAN CAAWA AYAA LA SOO WADAA SI AAD
U HESHAAN KADAAWO CHANNEL KAN AAN HOOS IDIIN SOO DHIGAY 🥶🥶🥶🥶
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/SOMFILMSS
https://t.me/SOMFILMSS
https://t.me/SOMFILMSS
https://t.me/SOMFILMSS
https://t.me/SOMFILMSS
FILIMKAN CAAWA AYAA LA SOO WADAA SI AAD
U HESHAAN KADAAWO CHANNEL KAN AAN HOOS IDIIN SOO DHIGAY 🥶🥶🥶🥶
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/SOMFILMSS
https://t.me/SOMFILMSS
https://t.me/SOMFILMSS
https://t.me/SOMFILMSS
https://t.me/SOMFILMSS
Waxay ahayd boqoradeyda🤴 waxaan soo wada qadaney wakhti aad u wngzn 😇waxayna ibartay macnaha saxda ah ee nolosha🥺❤️ iyadoo ii hibeysay jacayl xad dhafa❤️🥰 Runti waan u xiisay iyada😢💔
Marka aan Guriga soogalay oo Cashada lay keeney ayaan dhahay : Gacaliso waan soo Casheeyey waxay itiri Bakaal xaggee ka soo casheysay Waxaan ku ugu jawaa bay Second Wife (Xaaska Labaad) hadd waa Maqaayad Suuqa ku taal waxaa Miyir ii xigtay anigoo Jiifa Cisbitaal ka Oo Dhaawac Saliid karaysa layga Dhayayo! 😂😂😂😂
Lagayaaba inaanan ku garanayn lkn aad adigu igaranayzo waxba ku shegaya hadalka wuxu kayimi Qalbigayga🤍waa inaad dholacadayza wax walbo ood hore uso martay 😔Maxa yeelay waxa jira dad marwliba jecel qosolkaaga farxdaada ma doonayan inay arkaan murugadaada iyO xanuunkaga 😢anigana iga qaado ducadan Alleh haku dhaafo dholacadyntaada oo markstana ahaw mid fiican iLaahay haku rumeeyo wax walbo aad jeceshay❤️❤️🔥💚✨💫
Repost from Hoganka nolosha✨️🦁
Kuma siin karo talooyin Ka wanaagsan kuwaan.
Waxaan rabaa Inaan kuula hadlo si saxiibtinimo. waayo saxiibadu waxay Isla wadaagaan waxayna dadka kale Isla wadaagin.
1: saaxiib Nolashu aad bay u yartahay ee la noolow xuska alle Inta Aad awoodid. (Dadaalkaaga)
2: Maalinkasta samee Hal ama Labo wax oo Nolashaada hormarinaya.
Wax la'aan wax yarbaa dhaanta.
3: La noolow Akhriska si aad u hesho khibrad aadan gaarin da'deeda.
4: U noolow sida aad rabto Maaha sida ay iyagu rabaaan. Adigu go'aami Waxaad samaynayso.
5: joooji raadinta dhamaystirnaanta
Waayo Majiro qof aduunkan waxkasta u dhamaystiran yihiin.
6: Noolow Maanta ma'aha Bari.
La noolow maanta. waxaan kawadaa
Ha sugin Bari bilow Waxa aad rabto inaad bilowdo. adigoo Ku bilaabaya waxa aad haysato. Maaha Waxa maqan.
7: Waxaa hubaal ah inaadan 100 sano Kadib aadan sii jiri doonin.
Haday saas tahay katag raad fiicin.
8: Dadku Waan hantiye baro. Waana halaag'e iska illaali. Waxaan ula jeeda
Adigu masuul Ka ahow dadka nolashaada Soo galaya.(dooro)
9:Isaga unbaa ku qancin kara. ee Isaga uun laxiriir waa mid deeqsiya.
Uma fiiriyiyo qofka sida uu eg yahay
Iyo Waxa uu haysto. kaliya waxa uu fiiriya qofka qalbigiisa. Majiro axad sifooyinkaa leh oo aan ahayn Rabbi Swt.
10: "talooyinka qaar Waa tacab"
Aqli ahaan Waad waynaatay Hadaad Intaa fahamto.
Waad Ku Mahadsan Tahay Akhriskaaga
Barqo wngzn
Nagula sxip meshan 👇
https://t.me/hlganka
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 — yilning asosiy insaytlari 
