1 697
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
Ma'lumot yo'q7 kun
Ma'lumot yo'q30 kun
Ma'lumot yuklanmoqda...
O'xshash kanallar
Taglar buluti
Ma'lumot yo'q
Muammo bormi? Iltimos, sahifani yangilang yoki bizning qo'llab-quvvatlash boshqaruvchimizga murojaat qiling>.
Kirish va chiqish esdaliklari
---
---
---
---
---
---
Obunachilarni jalb qilish
Avgust '24
Avgust '240
0 kanalda
Iyul '24
+64
0 kanalda
Get PRO
Iyun '240
0 kanalda
Get PRO
May '240
0 kanalda
Get PRO
Aprel '240
0 kanalda
Get PRO
Mart '240
0 kanalda
Get PRO
Fevral '240
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '24
+2
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '23
+5
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '23
+1
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '23
+2
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '23
+7
0 kanalda
Get PRO
Avgust '23
+23
0 kanalda
Get PRO
Iyul '23
+85
0 kanalda
Get PRO
Iyun '23
+29
0 kanalda
Get PRO
May '23
+127
0 kanalda
Get PRO
Aprel '23
+25
0 kanalda
Get PRO
Mart '23
+44
0 kanalda
Get PRO
Fevral '23
+1 865
0 kanalda
Kanal postlari
Ciidamadda Deganka oo uu hogaaminaayo Hagar Barre ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday dhul howd ah oo u dhaw deegaan dalxiiseedka Bud-bud ee gobolka Galgaduud halkaasi oo gabbaad u aheed kooxda Khawaariijta ah ee Al shabaab
Waa lasoo afjaray dhammaan Maleeshiyaadkii Khawaariijta,waxaana Ciidanka Deeganka gacantooda soo galay hub aad u farabadan oo lagasoo furtay Khawaariijta
La soco Sawirada Meeydadka Khawaariijta mar dhaw insha'allah
| 2 | Matn yo'q... | 1 243 |
| 3 | Maydad hor leh oo ah xasuuqii manta ee khawaarijta | 946 |
| 4 | Ciidanka Kumaandooska xooga dalka Soomaliyeed ee Danab ayaa cagta mariyay goobo ay gabaad ka Dhiganayeen kooxda khawaariijta oo ku yaala dhulka howdka ah ee hoos yimada deeganka budbud ee gobolka Galgaduud.
Howlgalkan ayaa waxaa hogaaminayay Taliyaha guutada 16aad ee kumaandooska danab G/Dhexe axmed Cabdulaahi nuur beer yare
Ciidamada ayaa intii howlgalku socday Halkaasi kudilay inkabad 20 dhagarqabe oo katirsanayaa naflacaariga ayagoona kasaaray dhulka howdka ah ee hoosyimaada deeganka budbud oo ay kudhuumaaleysanayeen.
Taliyaha ayaa sheegay iney siiwadi doonaan baacsiga kooxadaan khawaariijta ee alshabab. | 1 016 |
| 5 | Habeen wanaagsan | 922 |
| 6 | Waa Kan hee natiijaddi Ka dhalatay howlgalkii Lagu daahiinayey Gariyaale & baqtiga khawaatijta welina howlgalkii Waa Socda | 1 150 |
| 7 | https://fb.watch/lLRR1QPFMf/ | 1 027 |
| 8 | https://vm.tiktok.com/ZM2HT8REd | 769 |
| 9 | https://www.threads.net/t/CuWf7Y9utqs/?igshid=NjZiM2M3MzIxNA== | 596 |
| 10 | https://fb.watch/luGqpgcTcU/?mibextid=qC1gEa | 581 |
| 11 | Ciidanka sida gaarka ah u Tobobaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka Somaliyeed gaar ahaan ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab ayaa Xalay hawlgal qorshaysan ay Ka Sameeyey goob ay gabaad ka dhiganayeen Maleeshiyad ka tirsan Khawaarijta oo Ku taalla Duleedka Tuulada Yaaqdabayl ee Gobolka Jubbada hoose
Ciidanku halkaas waxa ay ku dileen 13 Dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab Waxaana ay Ka Soo furteen 7 Qori oo AK47, Hal Qori oo RBG Iyo hal Qori oo BKM ah Sida uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka sida U xaqiijiyey Taliyaha Guutada Guutada 16-aad Danab G/Dhexe Axmed Cabdullaahi Nuur Beeryare. | 685 |
| 12 | Khawaarijta maanta sifiican ayaa looga adeegtay | 608 |
| 13 | https://fb.watch/l2LHJpKz0a/?mibextid=qC1gEa | 772 |
| 14 | https://vm.tiktok.com/ZM2romCBd | 664 |
| 15 | https://vm.tiktok.com/ZM26WCXdJ | 944 |
| 16 | Matn yo'q... | 1 123 |
| 17 | Khawaarij badan ayaa loo raaxeeyey | 1 063 |
| 18 | Cali Maxamuud Cumar oo Caan ku ahaa Cali Raaxo ayaa Saacada ka hor Nolosha looga reexeeyay.
Waxa uu ahaa madaxa dhaqaalaha & xeriiriyaha Argagixisada, si gaar ah waxa uu uga howl geli jiray Muqdisho iyo Shabeellada Hoose.
Wax yaabaha Cajiibka ah Waxaa kamid ah ee laga wariyay in uu Ciidamada Dowladda isku dayi jiray Xeriir qasab ah oo lacagtiisa wato.
Ciidamada Duufaan ayaa ugu dambayn u soo gaabiyay maalintan Cimrigiisa soo dhamaaday. | 921 |
| 19 | Matn yo'q... | 887 |
| 20 | War yaan janada laga cararin janada waa loo ordi jiree maxaa looga cararaa janada | 1 251 |
