Abdirizak Hashi
Kanalga Telegram’da o‘tish
6 373
Obunachilar
+124 soatlar
+367 kunlar
+4230 kunlar
Postlar arxiv
6 374
In laga soo cararo Faruumaha dagaalka maatadana Xamar lagu laayo waa bar madow oo ciidanka kutaalo.
6 374
Madaxweyne Waare”Madaxweynaha waxaa ka go’an inuu baabi’iyo systemkii ilaa carto aan kabkabaynay.
6 374
Gabadhaan haddey run tahay waxay sheegee Ehelka Marxuumka waa in ay Xaqa gabadha siiyaan si alle ugu fududeeyo Arrimaha Qabriga Marxuumka.
Qofkii aad Aduunka ugu awood sheegato waxaa jirto meel cadaalad taalo oo qofna lagu dulmin karin adna awooodii shalay aadan lahayn wax kastana xaqoodii lagaa magayo. Alle ayay Cadaalad ag taalaa inta aad Nooshahay ama awooda leedahay Ummadda hakaa nabad gasho.
6 374
Sanadaan qaab fiican ayuu Ra’iisul Wasaare Hamze u maamuusay Ardeydii Kaalmaha 1aad , 2aad iyo 3aad galay
6 374
RW Hamza waxuu leeyahay aniga Kampala majoogo iyo si' aad ii hesho Soomaali noqo. War ninka yaa raadin jiray mucaaradkii dhaga hadal ayuu ebar uga dhigay 😀
6 374
Maalmuhu isku ekaa Madaxweyne Xaaf sidii loo tanaasuliyay ayaa Madaxweyne Qoor Qoor loo tanaasuliyay. Ninka maanta Faraxsan ayaa birri Xanaaqsan. للتاريخ
6 374
Sirdoonka macmalka ah (AI) wuxuu saameyn weyn ku yeelan doonaa shaqooyin badan oo ay dadka qaban jireen waxaana suuragal ah in dad badan ay shaqo la’aan noqdaan haddii aysan la jaanqaadin tiknoolajiyadan cusub.
Maalmahan waxaan arkayaa filimo AI lagu sameeyay oo si weyn uga socda TikTok. Inkastoo ay ku saabsan yihiin xayawaanno la saaray codka Bini-aadamka haddana waxay si gaar ah u soo jiiteen dhalinyarada Soomaaliyeed iyo xitaa carruurta waxaana daawanaya Malaayiin qof taasoo muujinaysa sida ay ugu qanacsan yihiin noocan cusub ee madadaalada.
Haddii horumarka AI uu sidan ku sii socdo waxaa dhici karta in filimada ay dadku ka daawadaan jilayaasha sida Astan iyo Nasiye ay tartan adag kala kulmi doonaan filimada AI. Dad badan ayaana laga yaabaa inay u wareegaan madadaalada cusub ee ay tiknoolajiyaddu abuureyso.
6 374
Duq Xassan oo dhahay Axmed Madoobe Qolada Samatabixinta ayuu lasocday Madaxweyne uma aqoonsane. Waxaan sugnaaba Jawaabta Shiikh Axmadey 🎤
6 374
Madaxweyne 𝗫𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 maahan 𝗫𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶 Hore waa 𝗔𝗜, maalintaan uu 9-ka bari lawaayay ayaa lasoo badalay waxuunaa gaaray ilaa ISRL waxuuna soo laabtay asagoo gacan shakaalan.
6 374
Reer Koonfur Galbeed maxaa maalin kasta loo qasaa.
Tusaale:
1. Maalintii Doorashada Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka waxay ku aaday 10kii Bisha May oo Banaanbax Mugdisho ka dhacayay.
2. Maalintii Doorashada Gudoomiyaha Golaha Wakiillada waxay ku soo aaday Dagaalkii RW Khayre iyo Madaxweyne Shariif lagu qaaday.
3. Maanta oo Doorashada Madaxweynaha dhacayso waxaa ku soo aaday soo dhaweynta Garsoore Omar Artan oo ilaa galabta soconayso.
6 374
"Cidkastaa oo taageerta YHDA waxaay nagala kulmi doonan cawaaqib xun iyo falcelin adag" Xuutiyiinta Yemen oo udhaartay cidii taageerta yhda.
Somaliland oo qudus safaarad ka furaneysa madaxweyne Cirro oo lagu wado inuu taga isra iyo taageerada xad dhaafka ah ee Somaliland umuujineysa yhda Saameyn makala kulmi kartaa Xuutiyiinta Yaman?
Maxaa la gudboon Somaliland?
Aragtidaada nagula wadaag qaybta faalada.
