uz
Feedback
DAREEN SIDE πŸ«€ 🍁

DAREEN SIDE πŸ«€ 🍁

Kanalga Telegram’da oβ€˜tish

Noloshu waa dareen ka dhasha dhacdooyin YouTube: https://youtube.com/@DareensidePodcast?si=5Fo Instagram : πŸ”½ Follow us πŸ”½ https://www.tiktok.com/@dareen_side_?_t=8bmg https://instagram.com/dareen_side_ Mareegta internetka 'web' : https://Dareenside.com

Ko'proq ko'rsatish

πŸ“ˆ Telegram kanali DAREEN SIDE πŸ«€ 🍁 analitikasi

DAREEN SIDE πŸ«€ 🍁 (@dareen_side) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 17 053 obunachidan iborat bo'lib, Yaratish & Iqtiboslar toifasida 1 434-o'rinni va Somali mintaqasida 480-o'rinni egallagan.

πŸ“Š Auditoriya koβ€˜rsatkichlari va dinamika

Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ sanasidan buyon loyiha tez oβ€˜sib, 17 053 obunachiga ega boβ€˜ldi.

06 Sentabr, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga koβ€˜ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -306 ga, soβ€˜nggi 24 soatda esa -13 ga oβ€˜zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya oβ€˜rtacha 5.75% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining N/A% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni toβ€˜playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post oβ€˜rtacha 981 marta koβ€˜riladi; birinchi sutkada odatda 0 ta koβ€˜rish yigβ€˜iladi.
  • Reaksiyalar va oβ€˜zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga oβ€˜rtacha 1 ta reaksiya keladi.

πŸ“ Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
β€œNoloshu waa dareen ka dhasha dhacdooyin YouTube: https://youtube.com/@DareensidePodcast?si=5Fo Instagram : πŸ”½ Follow us πŸ”½ https://www.tiktok.com/@dareen_side_?_t=8bmg https://instagram.com/dareen_side_ Mareegta internetka 'web' : https://Dareensid...”

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 07 Sentabr, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli boβ€˜lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Yaratish & Iqtiboslar toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini koβ€˜rsatadi.

17 053
Obunachilar
-1324 soatlar
-737 kun
-30630 kun
Postlar arxiv
Somali Team πŸ’’πŸ˜
1. Religion & Culture β˜ͺ️
πŸ•Œ @kalimakariim ― 15K πŸ•Œ @Al_xakiim ― 20K πŸ•Œ @Albaanichannel252 ― 16K πŸ‘©β€πŸ¦° @hogaan_Dumar ― 18K πŸ’– @dareen_side ― 20K 🌷 @Diinteenna_Macaan ― 19K πŸ“Ώ @Etminnan7 ― 17K 🌸 @Quruxdaislaamka ― 26K
2. Knowledge & Wisdom πŸ’‘
✨ @Hasancaashaq ― 18K πŸ’¬ @dareen_side ― 20K πŸ“˜ @KobciAqoontaada2 ― 26K πŸ’­ @QalbiDhaye143 ― 18K 🌟 @XikmadoSom ― 42K πŸ’« @Noqoxiddig ― 16K πŸ“– @Dunnidasuugaanta ― 20K 🌼 @AishaAhmed99 ― 19K
3. Books & Reading πŸ“š
πŸ“— @Somalilibrary ― 76K πŸ“˜ @Somalibooks ― 160K πŸ“™ @kobciyebooks ― 42K
4. Languages & Learning 🌍
🎯 @maanhage ― 13K πŸ›  @Farsamada ― 27K πŸ‡¬πŸ‡§ @Somalienglish1 ― 15K πŸŽ“ @Somalienglish3 ― 28K πŸ‡ΈπŸ‡¦ @Somaliarabic ― 11K
πŸ”₯ Opportunities & Ads Services
🎯 Reach 500K+ viewers! πŸ“’ Largest Channel: @SOMALIBOOKS 🎬 Qaraami: @ALFAGHIπŸ₯‰ πŸ€– Bot: @Buugaag_bot

Ku Caawi Dadka U Baahan Jaakadaha! Fadlan ku deeq jaakadaha si aad ugu diro dadka baahan kululintooda jiilaalka. Si aad u dee
Ku Caawi Dadka U Baahan Jaakadaha! Fadlan ku deeq jaakadaha si aad ugu diro dadka baahan kululintooda jiilaalka. Si aad u deeqdo Phone number:063846110 Help Us Donate Jackets to Those in Need! Share warmth this season by donating jackets to those who need them most. To donate:063846110 Ψ³Ψ§Ω‡Ω… في Ψ¬Ω…ΨΉ Ψ§Ω„Ψ¬Ψ§ΩƒΩŠΨͺ Ω„Ω„Ω…Ψ­ΨͺΨ§Ψ¬ΩŠΩ†! ΨͺΨ¨Ψ±ΨΉ Ψ¨Ψ¬Ψ§ΩƒΩŠΨͺ ΨͺΨ³Ψ§ΨΉΨ― Ψ¨Ω‡ Ω…Ω† يعيش في Ψ¨Ψ±Ψ― Ψ§Ω„Ψ΄ΨͺΨ§Ψ‘. Ω„Ω„ΨͺΨ¨Ψ±ΨΉ:063846110 https://www.instagram.com/watermelon_suggar0_0?igsh=MWhkM2gzb3ZvNGc3YQ==

1. Religion & Culture β˜ͺ️
πŸ•Œ @kalimakariim ― 15K πŸ•Œ @Al_xakiim ― 20K πŸ•Œ @Albaanichannel252 ― 16K πŸ‘©β€πŸ¦° @hogaan_Dumar ― 18K πŸ’– @dareen_side ― 20K 🌷 @Diinteenna_Macaan ― 19K πŸ“Ώ @Etminnan7 ― 17K 🌸 @Quruxdaislaamka ― 26K
2. Knowledge & Wisdom πŸ’‘
✨ @Hasancaashaq ― 18K πŸ’¬ @dareen_side ― 20K πŸ“˜ @KobciAqoontaada2 ― 26K πŸ’­ @QalbiDhaye143 ― 18K 🌟 @XikmadoSom ― 42K πŸ’« @Noqoxiddig ― 16K πŸ“– @Dunnidasuugaanta ― 20K 🌼 @AishaAhmed99 ― 19K
3. Books & Reading πŸ“š
πŸ“— @Somalilibrary ― 76K πŸ“˜ @Somalibooks ― 160K πŸ“™ @kobciyebooks ― 42K
4. Languages & Learning 🌍
🎯 @maanhage ― 13K πŸ›  @Farsamada ― 27K πŸ‡¬πŸ‡§ @Somalienglish1 ― 15K πŸŽ“ @Somalienglish3 ― 28K πŸ‡ΈπŸ‡¦ @Somaliarabic ― 11K
πŸ”₯ Opportunities & Ads Services
🎯 Reach 500K+ viewers! πŸ“’ Largest Channel: @SOMALIBOOKS 🎬 Qaraami: @ALFAGHIπŸ₯‰ πŸ€– Bot: @Buugaag_bot

Afarta Caqabadood ee Inaga Hortaagan Inaan Wax Akhrino oo Xasuusano Dhalinyaro, ma isweydiiseen sababta ay inoogu adag tahay inaan waqti dheer wax akhrino ama aan xasuusano wixii aan akhrinay? Ujeeddada ugu weyn ee wax loo akhriyo waa in la fahmo, la xasuusnaado, oo mustaqbalka nolosheena ay wax ka beddesho. Haddaba, waxaa jira caqabado casri ah oo ina haysta. Waa kuwan laba ka mid ah kuwa ugu waaweyn: 1. Daadka Dijitaalka ah (Digital Deluge) – Daadka Xogta Runtii, xogta (information-ka) maanta dunida taal ayaa aad uga badan waqtiga aan haysanno. Waxay la mid tahay sidii inaad isku dayeyso inaad biyo ka cabto tuubo oo si xawli ah ku socota. bal qiyas Tuubadaas xooga u socota haddii aad isku deydo inaad wax ka cabto , ilaa intee biyo le,eg ayaad cabi karataa ? ,ma lagasa yaabaa inaaad ka dharagto ?. Dhibaatadu waa maxay? Waxaad haysataa waqti iyo tamar kooban, laakiin xogta kaa hor imaanaysa weligeed ma istaagto. Baraha bulshada (social media) marnaba ma istaagaan. Qofka kaliya ee daalaya ee maskaxdiisu culayska dareemayso waa adiga. Mar kasta oo aad quudato xog badan, waa mar kasta oo ay maskaxdaadu daalayso, taasina waxay kugu keenaysaa daal joogto ah, xitaa haddii aadan wax shaqo ah qaban. Sidee dareenkeedu yahay? Tani waxay keentaa culays, walwal, iyo walaac, sidii inaad ku dhex maashayso badweyn macluumaad ah oo aadan maarayn karin. 2. Jeedsashada Dijitaalka ah (Digital Distraction) – Mashquulka Joogtada ah Ka soo qaad inaad buug akhrinayso, laakiin 10-kii ilbiriqsiba mar uu qof ku siinayo hal xabbo oo nacnac ah. Dhibaatadu waa maxay? Sidaas oo kale ayay baraha bulshadu ula dhaqmaan maskaxdaada. Markasta oo aad β€˜scroll’ ku samayso TikTok ama Instagram, maskaxdaadu waxay helaysaa xoogaa raaxo degdeg ah oo daqiiqado ah (sida nacnaca oo kale). Maskaxdu waxay la qabsanaysaa raaxadaas degdegga ah, waxayna lumisaa awooddii ay diiradda u saari lahayd hal shay muddo dheer. Sidee dareenkeedu yahay? Markaad isku daydo inaad samayso wax u baahan fikir dheer (sida wax akhris), maskaxdaadu way diidaysaa, waxaanad dareemaysaa caajis degdeg ah, walwal, iyo niyad-jab. Sababtoo ah waxaa la baray inay hesho macluumaad gaagaaban oo madadaalo leh, ee looma Tababarin inay samir u yeelato fikirka qotada dheer .

Ogow saaxiibkayow, wax kasta oo aadan isticmaalin waad luminaysaa awooddooda. Haddii aad gacantaada laabto oo aadan isticmaalin muddo dheer, marka aad isku daydo inaad isticmaasho, waxaa laga yaabaa inay ku adkaato ama ay ku sii jirto qaabkii aad u laabtay ilaa la jabiyo oo dhakhtar loo geeyo mooyee. Saaxiib, xasuustu waa muruq u baahan inaan si joogto ah u 'exercise' garayno (u laylino) si uu u ahaado mid tabar badan, wax kasta xasuusan, oo aan iloobin. Haddii adoo yar aad marar badan wax xasuusan weydo ama aad ilowdo meesha aad mobilka dhigtay, maxaad u malaynaysaa marka aad weynaato? In kasta oo ay faa'iido tahay in la isticmaalo aaladaha dijitaalka iyo baraha bulshada (social media) oo cilmi badan laga bartoβ€” taas waxaa la mid ah qof iska fadhiya oo gaari u raaca meel kasta oo uu tago. Way fiican tahay inaad gaari leedahay oo uu kuu fududeeyo nolosha, sidoo kale isticmaalka xad-dhaafka ah wuxuu kugu kalifayaa inaad noqoto qof caafimaad ahaan aan fiicnayn oo uu socodka dhibo. Nuxurka Arrinta: Cilmi-baarista laga sameeyay ilawsiga (dementia) waxay caddaynaysaa in: Mar kasta oo ay kordho awoodda aan wax ku baranno, oo aan samayno "layli-maskaxeed" (mental "brainercise"), ay yaraato khatarta inuu nagu dhaco xanuunka ilawsiga (dementia). Marka aan ku tiirsanaanno aaladaha si ay noogu kaydiyaan macluumaadka (sida lambarrada taleefoonnada ama cinwaanada), maskaxdeenna ma samayso shaqadii ay lahayd, waxayna luminaysaa awoodda ay wax ku xifdin lahayd. Saaxiib, in xasuustu ay tahay waxa ugu qiimaha badan ee aan haysanno, waa xaqiiqo. Waa inaan ilaalino oo aan daryeelno.

One day left πŸ‘ˆ

πŸŒ πŸ”΅AQOON & FARSAMO πŸ§‘β€πŸ«
1️⃣ DIINTA & DHAQANKA
β˜ͺ️ - πŸ•Œ @kalimakariim ― 15K - πŸ•Œ @Al_xakiim ― 20K - πŸ•Œ @Albaanichannel252 ― 16K - πŸ‘©β€πŸ¦° @hogaan_Dumar ― 18K - πŸ’– @dareen_side ― 20K - 🌷 @Diinteenna_Macaan ― 19K - πŸ“Ώ @Etminnan7 ― 17K - 🌸 @Quruxdaislaamka ― 26K
2️⃣ AQOON & XIGMADO
- ✨ @Hasancaashaq ― 18K - πŸ’¬ @dareen_side ― 20K - πŸ“˜ @KobciAqoontaada2 ― 26K - πŸ’­ @QalbiDhaye143 ― 18K - 🌟 @XikmadoSom ― 42K - πŸ’« @Noqoxiddig ― 16K - πŸ“– @Dunnidasuugaanta ― 20K - 🌼 @AishaAhmed99 ― 19K - 🌍 @Mohametahmed - 13k
3️⃣ BUUGAAGTA & AKHRISKA πŸ“š
- πŸ“— @Somalilibrary ― 76K - πŸ“˜ @Somalibooks ― 160K - πŸ“™ @kobciyebooks ― 42K
4️⃣ LUQADAHA & BARASHADA -
- 🎯 @maanhage ― 13K - πŸ›  @Farsamada ― 27K - πŸ‡¬πŸ‡§ @Somalienglish1 ― 15K - πŸŽ“ @Somalienglish3 ― 28K - πŸ‡ΈπŸ‡¦ @Somaliarabic ― 11K
πŸ”₯ FURSADO ADEEGA & ADS 
- 🎯 150K+!  160k - πŸ“’ Channel ugu weyn: @SOMALIBOOKS  - 🎬 Qaraami: @ALFAGHISTUDIO πŸ€– KOORSO AI BILAASH AH  - πŸš€ Baro AI illaa 2026  - πŸ“š Ku biir Google Group  - πŸ€– Bot: @Buugaag_bot πŸ“» LA WADAAG  Share πŸ“¦ Shabakada Somaliyeed βœ… Ku xidhnow, baro, wadaag!  🎯 Aqoon iyo Fikrad – mid kasta waa horumar!

Fursadan way sii dhammaanaysaa 3 days left
Fursadan way sii dhammaanaysaa 3 days left

Fursadani waa sii dhamaanaysaa

Ogaysiis iyo bishaaro muhiim ah πŸ“Œkuliyada Al furqaan online school waxa ay bishan November 2025 kuu diyaarisay short course
Ogaysiis iyo bishaaro muhiim ah πŸ“Œkuliyada Al furqaan online school waxa ay bishan November 2025 kuu diyaarisay short course kaas oo ah cilmi nafsiga ( psychology) Hadaba ka faaidayso course kan oo bulshadeenu aad ugu baahan tahay Hadaba waxaad ku qaadan doontaa xanuunada nafsiga ah iyo habka loola tacaalo πŸ“Œ waxaad ku baran doontaa lecture ka soo socda 1: introduction to psychology 2: fahanka dabeecada( basis of behaviour) 3:fahanka iyo maaraynta stress ka depression ka iyo anxiety 4: shakhsiyada qofka ( personality) 5: social interaction ( dhex galka bulshada) FG: course Kani qof kasta waa u muhiim Riix oo Iska diwaan gali linkiyada hoose πŸ“ŒπŸ“ŒπŸ“ŒπŸ“ŒπŸ“ŒπŸ“ŒπŸ“ŒπŸ“ŒπŸ“ŒπŸ“Œ https://t.me/Alfurqan_academy https://t.me/Alfurqan_academy https://t.me/dr_hasanaad https://t.me/dr_hasanaad 252 0633010134

1️⃣ Liiska Channels-yada Somaliyeed ee Ugu Fiican 🌟** 1️⃣ Diinta & Dhaqanka β˜ͺ️🌍 πŸ“» Channels-yada Diinta iyo Barbaarinta β€’ πŸŒ™ 15K πŸ‘‰ @kalimakariim β€’ πŸŒ™ 20K πŸ‘‰ @Al_xakiim β€’ πŸŒ™ 16K πŸ‘‰ @Albaanichannel252 β€’ πŸŒ™ 18K πŸ‘‰ @hogaan_Dumar β€’ πŸŒ™ 20K πŸ‘‰ @dareen_side β€’ πŸŒ™ 19K πŸ‘‰ @Diinteenna_Macaan β€’ πŸŒ™ 17K πŸ‘‰ @Etminnan7 β€’ πŸŒ™ 26K πŸ‘‰ @Quruxdaislaamka 2️⃣ Aqoon & Xigmado πŸ’‘πŸ§  πŸ“š Channels-yada Aqoonta iyo Taloyinka β€’ ✨ 18K πŸ‘‰ @Hasancaashaq β€’ ✨ 20K πŸ‘‰ @dareen_side β€’ ✨ 26K πŸ‘‰ @KobciAqoontaada2 β€’ ✨ 18K πŸ‘‰ @QalbiDhaye143 β€’ ✨ 42K πŸ‘‰ @XikmadoSom β€’ ✨ 16K πŸ‘‰ @Noqoxiddig β€’ ✨ 20K πŸ‘‰ @Dunnidasuugaanta β€’ ✨ 19K πŸ‘‰ @AishaAhmed99 3️⃣ Buugaag & Akhris πŸ“šβœ¨ πŸ“– Maktabadaha Ugu Waaweyn Telegram β€’ πŸ“– 76K πŸ‘‰ @Somalilibrary β€’ πŸ“– 160K πŸ‘‰ @Somalibooks β€’ πŸ“– 42K πŸ‘‰ @kobciyebooks 4️⃣ Luqadaha & Barashada πŸŽ“πŸ“– 🌐 Channels-yada Barashada Luqadaha β€’ 🎯 13K πŸ‘‰ @maanhage β€’ 🎯 27K πŸ‘‰ @Farsamada β€’ 🎯 15K πŸ‘‰ @Somalienglish1 β€’ 🎯 28K πŸ‘‰ @Somalienglish3 β€’ 🎯 11K πŸ‘‰ @Somaliarabic πŸ”₯ ADS SPOTS AVAILABLE πŸ”₯ β€’ πŸ‘‰ Gaari 150K+ oo daawade ah πŸ“’ β€’ πŸ‘‰ Channel-ka ugu weyn: @SOMALIBOOKS @ALFAGHISTUDIO πŸ’‘ Baro AI πŸš€ @Buugaag_bot

Ninka dhallinyarada ah marka uu xidhiidh la samaynayo dumarka waxa ugu mudan in uu yeesho feejignaan aragti dheer iyo aqoon nololeed oo uu ku hago doorashadiisa Dunidan xawliga badan dareenka degdega ah iyo muuqaaljacayl indhoseeg ah ayaa mararka qaar inna khalda Haddaba si aad u dhisto xiriir dhab ah karaamadaada u dhowrato naftaada u dhisto waxaan u arkaa in ninka dhallinyarada ahi ay muhiim u tahay dhawrkan talo ee la xidhiidha falsafadda nolosha khibradda dhaqanka iyo xigmadda dadkii hore Ogow qoraalkani inta badan waa mid caqliga la xidhiidha ee ma aha mid qalbiga la xidhiidha 1. Mar walba xasuuso dhammaan gabdhaha quruxda badan ee aad arkaysid ama taqaanid uma baahnid in aad la yeelato xiriir Qof walba damac ayuu leeyahay balse ragannimada dhabta ahi waa in naftaadu kaala weynaato damacaaga oo aad xataa diidi kartid gabar iyaddu ku soo damacday hadii aad u aragtid in aanay noloshaada ku haboonayn In aad iska dayn kartid shukaansiga gabar aad muuqaal ahaan ka heshay waa tallaabo muujinaysa karaamo iyo isxakameynta naftaada Qofka aad la wadaagayso noloshaada ha noqdo mid garaad ahaan caafimaad qaba isaaminsan xaas wanaagsan kuu noqon kara isla markaana u qalanta inay hooyo noqotogarabna kuu noqon karta sidii aad ku noqon lahayd ninka aad doonayso mustaqbalka in aad noqotid 2. Marka aad soo gaadho da'da labaatanka ka sareysa waxaad gaartay xilligii aad dhisi lahayd nolol kuu qalanta Markaa noloshaadu yaysan noqon mid ku dhex lunta xiriirro isbarbar socda Xidhiidhada badan waxa ay kuu horseedi karaan jahawareer nafsi ah tamartaada oo lunta iyo waqti kaa khasaara Intii aad maskaxdaada gelin lahayd xalinta caqabadaha maalinlaha ah ama dhisidda naftaada ha ku khasaarin kala xulashada iyo la hadalka dumar badan oo aanad nolosha la wadaagin doonin ama aadan rabin 3.Jacaylka iyo xiriirka caafimaadka qabaa waxa uu ka bilaabmaa fahamka qofka Baro sida dumarka loo fahmo loona qadariyo Taasi macnaheedu ma aha in aad maalin kasta la hadashid ama la kulantid gabadhaa balse waa in aad barato dareenkeeda maskaxdeeda iyo caadifaddeeda Taasi waxay kaa caawinaysaa in ay kugu kalsoonaato xataa hadii aydan wada hadlin Waxa kale oo meesha ka baxaya maseerka micnolaaanta ah ee inta badan xiriirrada burburiya 4. Jacaylku waa dareen isbeddela mar sare ayuu u kacaa marna hoos ayuu u dhacaa Sababtoo ah waa dareen la xidhiidha qalbiga ee ma aha mid maskaxda la xidhiidha Balse isbarashada dhabta ahi waa waxa ku hara qalbiga iyo maskaxda qofka xataa hadii uu san qofku caadifad ahaan kacsanayn 5. Mar walba isweydii Waa maxay waxa aan doonayo in aan noqdo mustaqbalka Qofkee ayaa iga caawin kara in aan yoolkaas gaadho Ogow qofka sariirta kula jiifaa waa qofka ugu badan ee saamayn kara noloshaada iyo riyadaada Haddii aad jeceshahay akhriska dooro qof akhriska xiisaynaya ama ugu yaraan qadarin kara Haddii aad xiisaynayso siyaasadda dooro qof la jaanqaadi kara fikirkaaga 6. Kahor inta aanad xiriir ka dalban gabadha u fiirso muddo bil ama wax ka badan Baro dabeecaddeeda ujeedadeeda iyo sida ay u wajahdo nolosha Ha ku degdegin dareen degdeg ah 7.Xasiloonidaada iyo farxaddaadu waa in ay ka timaadaa gudahaaga ma aha in aad qof kale gacanta ku dhigto U oggolow qofka aad la joogto in uu kugu daro farxadaada farxad kale oo dheeraad ah hana noqdo mid xasiloonidaada ku daraya xasilooni kale Laakiin yuusan noqon qof kugu hoggaamiya noloshaada 8. Marka aad qof la kulanto qof kugu cusub xasuuso in uu xambaarsan yahay qiso nololeed oo u gaar ah guul guuldarro farxad iyo xanuun Ha ku degdegin in aad qof ku qiimayso muuqaalkiisa ama hadal kooban Faham in xiriirku yahay sidii geed la beerayo waa in aad ku beertaa tanaasul dulqaad aadna ka dulqaad badataa qofta dumarka ah iyo ixtiraam in ka badan ka badan inta uu u baahan yahay jacayl Xigasho Hakeeem, tiktok