uz
Feedback

Firibgarlarga uchmang! Telemetrio bunday kanallarni topadi va belgilaydi 👉 Belgini ko‘rmoqchi bo‘lsangiz, obuna bo‘ling

A²bdiqasim

A²bdiqasim

Kanalga Telegram’da o‘tish

Kanaalkaan waxaad ka heleysaa Xigmado❤️ Sheekooyin ✌️ Qisooyin 🤔 Qoraalo xiise leh🪄 Fadlan join nasoo dheh oo ka mid noqo saaxibadena

Ko'proq ko'rsatish
5 917
Obunachilar
-924 soatlar
-477 kun
-6430 kun
Postlar arxiv
🚨 Isbuucaan internetka Maxaa ka dhacay? PHP IYO NODE.JS OO LAGA SOO SHEEGAY CILLADO AMNI! Toddobaadkan, teknoolojiyadda PHP
🚨 Isbuucaan internetka Maxaa ka dhacay? PHP IYO NODE.JS OO LAGA SOO SHEEGAY CILLADO AMNI! Toddobaadkan, teknoolojiyadda PHP iyo Node.js ayaa dhanka amniga internetka lagu soo hadal qaaday, kaddib markii la shaaciyey cillado amni oo halis ah. 🔵 PHP: Cilmi-baarayaal ayaa aqoonsaday cillado amni oo saameyn kara nidaamyada adeegsada PHP. 🟢 Node.js: Kooxda Node.js ayaa soo saartay cusboonaysiin amni oo lagu saxayo dhowr cilladood oo halis ah. 💡 Maxaa laga baranayaa? Haddii aad tahay developer isticmaala PHP ama Node.js, hubi nooca aad adeegsanayso, kuna rakib cusboonaysiinta amniga ee ku habboon. Xusuusnow: Koodh qoristu waa muhiim, laakiin sugidda amnigiisuna waa lama huraan! 🔐 💬 Adigu kee baad isticmaashaa: PHP mise Node.js? #TechNews #PHP #NodeJS #CyberSecurity #WebDevelopment

photo content

Sidoo kale booqo websitekan http://qasadan.vecel.app

Hadaa ubaahanthay inaa barato siduu AI ga ushaqeeyo waxaad nagala Soo xiriiri kartaa lambarkaan waxaan sameyn doonaa Group telegram kale oo aan wax kusoo gudbino +252612307888

🧠 Meta Muse — Jiilka Cusub ee AI-ga Meta waxay soo bandhigtay moodallo AI ah oo loogu talagalay coding-ka, xusuusta iyo fuli
🧠 Meta Muse — Jiilka Cusub ee AI-ga Meta waxay soo bandhigtay moodallo AI ah oo loogu talagalay coding-ka, xusuusta iyo fulinta hawlo adag. 💻 Coding: Qorista iyo hagaajinta code-ka. 🧠 Memory: Xasuusashada macluumaadka muhiimka u ah hawsha. ⚙️ AI Agents: Qorshaynta iyo fulinta hawlo badan oo isku xiran. Maxay muhiim u tahay? AI-gu wuxuu ka gudbayaa inuu kaliya su'aalaha ka jawaabo, wuxuuna u sii socdaa inuu kaa caawiyo dhammaystirka mashaariicda software-ka. 🚀 Mustaqbalka AI-gu ma aha oo keliya inuu kuu sheego waxa la sameeyo, balse inuu kaa caawiyo sidii loo samayn lahaa.

photo content

Repost from N/a
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z

Waxase layaab leh in markasta xaaladdii lagu dhahay ka waran ay hadday dhacdo ay sideedi u dhacayso... Ka waran haddii uu Cali luuqan kaaga hor imaado? Waaba isagii oo ku hor taagan daqiiqado kadib. Aniga ma garan karo wax aan ku tilmaamo waana wax aan arkay. Maxad ka leedahay arintan adiga¿ #Comment

#02/30 nafta ayaa kula hadasha. -Waxa jirta waqti aaad naftaada la hadlayso sida marka aad gaar ula baxayso oo si aad u falan
#02/30 nafta ayaa kula hadasha. -Waxa jirta waqti aaad naftaada la hadlayso sida marka aad gaar ula baxayso oo si aad u falanqeysaan riyadaada mustaqbalka sidoo kale aad ugala sheekaysato xasuusihii hore, waa marka aad gudaha ka dajinayso hadafyadaada kuwaas oo laga yaabo inaadan fulin ama ilowdaba muddo kadib. Balse waxa jirta mar ah naftaada si barrer ah kuula hadlayso iyadoo hadalkeeda kaaga dhigaysa mid leh su'aal aadan isla markaas jawaab u heli karin qasabna ah tahay inaad marto. Hadalka anigoo badin aan kuu bidhaamiyo -xaaladdan aan ka hadlayo waa marka aad ka fikirto hawl aad rabto inaad qabato saacadaha ama maalmaha kugu soo aadan oo ay naftaada ku weydiiso su'aal uu dhiganta markasta KA WARAN HADDAY SIDAN KUGU DHACDO? ka waran haddii hebel kii aad ka cabsanaysay iska hor imaataan? Ka waran sidan haday dhacdo? Waad fahamtay ayaan filaa 😉 Markaas oo kale hadal kuuma furna adiga doorashana ma lihid waana inaad ku sugtaa waqtigeeda si aad uga falceliso natiijada aad heshay.

01/30 *Aragtiyada aadanahu waxa ay dhisaan hab fikirka qofka, falceilinada ficilada qaar. Balse aragtiyadu waxa ay isku bedel
01/30 *Aragtiyada aadanahu waxa ay dhisaan hab fikirka qofka, falceilinada ficilada qaar. Balse aragtiyadu waxa ay isku bedeli karaan marka ay maraan xaalada kala duwan sida da'da, bedelidda deegaanka, iyo dhexgalka bulsho cusub. Hadana intaas waxa ka saamayn badan maanta inta ay aragtiyadeenu bedelaan hirarka baraha bulshada.* Sidaas darteed waxa aan bishan naftayda la galayaa challenge aan raad ahaan meel ugu dhigayo aragtiyadeeda maanta waxana laga bilaabo maanta oo ay tahay 1/09/2026 si maalin le ah usoo gelin doonaa aragti cusub iyo maalin cusub. Waxase xusid mudan in challenge gan aan soo dhexgelin doono aragtiyo aan meel kale ka soo guuriyey taas bedelkeeda waxa aan si toos u qoraya waxa aan gudaha ka arkayo waxase laga yaabaa in ku jiri karaan kuwo aan marhore maqlay oo maskaxdu ay u soo celisay si aan ka warhayn. Sidoo kale soddonkan maalmood waxa aan yarayn doonaa daawashada muuqaalada gaagaaban. Haddii aad dhalin yaro tahay waxa laga yaabaa inaan mararka qaar isku aragti noqono marka aan isla socono si ay noogu noqoto meel aan hadhow u soo laaban karno. Halkan aniga ayay ii furantahay comments kana idinka aan ka dhigno aragti aragti. Theory theory. Asxaabta halkan joogta fadlan jawaab iga soo gaarsiiya.

Noloshu waa ay wejiyo badan tahay, oo marba weji ayay kuula imaataa, ee adna isku day inaad meelo badan ka marto sxb 🕊️
Noloshu waa ay wejiyo badan tahay, oo marba weji ayay kuula imaataa, ee adna isku day inaad meelo badan ka marto sxb 🕊️

اً Haddii aadan la safrin sahay Alle ka-cabsi ah, maalinta Qiyaame waxa aad arkaysaa mid soo sahay qaatay, waxaana ka murugoo
اً Haddii aadan la safrin sahay Alle ka-cabsi ah, maalinta Qiyaame waxa aad arkaysaa mid soo sahay qaatay, waxaana ka murugoon doontaa in aad isaga oo kale noqon weyday iyo in aadan u ugaadhsan sida uu u ugaadhsay (sahayda).

Wax kastaa waxay ku dhacaan sabab Sababtaas ayaa keenta isbeddel. Mararka qaarkood waxa jira xanuuno. Mararka qaarkoodna xaal
Wax kastaa waxay ku dhacaan sabab Sababtaas ayaa keenta isbeddel. Mararka qaarkood waxa jira xanuuno. Mararka qaarkoodna xaalado adag, Laakiin aakhirka wax walba waa waxa ay noqonayaan kuwo wanaagsan haddii samirku noqdo mid ehel ah. 🕊️

"haddii suuradda aad aqriso faatixada kadib ay kuu tahay mid outomatik ah oo aadan dooran, intee ku qiyaasi kartaa qushuuca s
"haddii suuradda aad aqriso faatixada kadib ay kuu tahay mid outomatik ah oo aadan dooran, intee ku qiyaasi kartaa qushuuca salaaddaada" Ilaahay salaadda ha inoo hagaajiyo.

kama dhigna haddaan mar dhinac uga weecano nolosha dhinac kasta ha ahaatee in ay tahay kama dambays...
+5
kama dhigna haddaan mar dhinac uga weecano nolosha dhinac kasta ha ahaatee in ay tahay kama dambays...

3-sameey si aad waxkasta guul uga gaarto.
+3
3-sameey si aad waxkasta guul uga gaarto.

Caajiska iyo dadaalka waxa u dhaxeeya waa silsilad xiriirkeedu adagyahay balse birteedu jilicsantahay. Ha u ogolaan naftaada
+3
Caajiska iyo dadaalka waxa u dhaxeeya waa silsilad xiriirkeedu adagyahay balse birteedu jilicsantahay. Ha u ogolaan naftaada in ay kugu qanciso waxqabad la'aan, ee adigu isku day inaad ku riixdo fuustooyin waxqabad...

Qofka xikmadda leh wuxuu wax ka bartaa waayo-aragnimadiisa, laakiin qofka ka sii xikmad badan wuxuu wax ka bartaa waayo-aragn
Qofka xikmadda leh wuxuu wax ka bartaa waayo-aragnimadiisa, laakiin qofka ka sii xikmad badan wuxuu wax ka bartaa waayo-aragnimada dadka kale sidoo kale.

Islaamku ma aha diin keliya; waa hab nololeed dhammaystiran 🌍✨. Hadaba Salaada iyo cibaadada aan ku dadaalno saaxiibayaal 🕌🤲.