uz
Feedback
Coldoon

Coldoon

Kanalga Telegram’da o‘tish
9 526
Obunachilar
-1224 soatlar
-867 kunlar
-34430 kunlar
Postlar arxiv
Coldoon
9 525
"Haddaanu nahay Naaleeye Axmed, illaa Ceerigaabo ilaa guriga la yidhaahdo Oog, Habarjeclo iyo Habaryoonis baanu wada naallaa, wax dhibaata ah annagu cidna uma hayno" Sidaa waxa yidhi Afar-Indhood oo ah nin akhyaar ah oo Naaleeye Axmed ah,Allaah ha dhowro e.

Coldoon
9 525
Dadku waa walaalo

Coldoon
9 525
Waxa aan gaadhay maanta Degaanka Higlada ee gobolka Sanaag.waxa dega qabiilka Naaleeye Axmed ee Dhulbaahante . Waxa aan halka
+4
Waxa aan gaadhay maanta Degaanka Higlada ee gobolka Sanaag.waxa dega qabiilka Naaleeye Axmed ee Dhulbaahante . Waxa aan halkaa kala kulmay dadka deegaanka walaaltinimo .

Coldoon
9 525
Waa maxay islaam-gaaleedku? Waa islaamka ay gaaladu doonayso.Waa islaam ka madhan jihaadka,khilaafadda islaamka ah,walaaga iy
Waa maxay islaam-gaaleedku? Waa islaamka ay gaaladu doonayso.Waa islaam ka madhan jihaadka,khilaafadda islaamka ah,walaaga iyo baraaga,dhaqangalinta shareecda islaamka iyo arrimo kale oo laf dhabar u ah islaamka. Si kooban waa islaam badhna la qaadanayo badhna la tuurayo . Dadaka ku dhaqma islaamkaa noocaas ah gaaladu waxa ay ugu yeedhaan “muslimiin qunyar socod ah”waana ka raali, halka kuwa ku dhaqma islaamka dhammayskatiran ay ugu yeedhaan magacyo ay ku xalaalaysanayaan dhiigooda,xorriyadooda iyo xoolohooda,waana la col.

Coldoon
9 525
Gaaladu kuwa ay raallida ka yihiin ayey xiddigo ka dhigaan kuwa kalena way la dagaallamaan. Shan boqol (500)oo qof oo ay ku jiraan,khaamina’i ,Sistaani,Jifri,Maxamed Bin zaa'id,Cabdalle Bin Xuseen,Cabdifataax Asiisi,,Axmed Adayib ,Cali Jumca iyo Muqtada Asadr, ayaa lagu sheegay in ay yihiin muslimiinta ugu saamaynta badan.

Coldoon
9 525
Ninkaa soo kaalmeeya . Waa dadkii ugu mudnaa in la kaalmeeyo.

Coldoon
9 525
Maxbuus 17 sano jeelka ku jira isaga oo maskaxda ka buka.

Coldoon
9 525
Gaaladu Xamaas “argagixiso” ayey u yaqaanaan. Sidaa darteed gaal un baa muslimiinta “argagixiso” ugu yeedha.

Coldoon
9 525
Gaaladu necebaa erayga "Gaal"

Coldoon
9 525
Ma odhan waa “Waa gaal qofka dura Sh.Maxamed Ibnu Cabdiwahaab iyo Sh.Ibnu Taymiya” ee waxa aan idhi “Gaal un baa dura Sh.Maxamed Ibnu Cabdiwahaab iyo Sh.Ibnu Taymiya” aniga oo u jeeda: in ay gaaladu beegsato labada shiikh ee Maxamed Ibnu Cabdiwahaab iyo Ibnu Taymiya. Bal u fiirso, cidda dhugtanka (hadafka) ka dhigata ee durta ee been abuurka ka sameeya labada shiikh iyo kuwa la midka ah waa gaal diiddan in la qaato aqoontooda.

Coldoon
9 525
Gaal un baa dura sh.Maxamed Ibnu Cabdiwahaab iyo Sh.Ibnu Taymiya.

Coldoon
9 525
Yuhuudda waxa ka daran talisyada muslimka sheeganaya ee go’doomiyey reer Falastiin.

Coldoon
9 525
Yuhuudda yuhuud baa ka sokaysa.

Coldoon
9 525
Waa muuqaalka gabadhii daynta lagu lahaa oo maanta lagu wareejiyey lacag dhan $35000.

Coldoon
9 525
Shan iyo soddon kun oo doollar ($35000) ayaanu maanta guddonsiinnay Ikraan Nuur Ibraahin gabadhii daynta lagu lahaa ee aanu h
+3
Shan iyo soddon kun oo doollar ($35000) ayaanu maanta guddonsiinnay Ikraan Nuur Ibraahin gabadhii daynta lagu lahaa ee aanu hore warkeeda ugu soo bandhinay barnaamijka #Kaalmeekuwan

Coldoon
9 525
Raysalwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre waxa uu arrinka Falastiin uga hadlay si geesinimo iyo raganimo leh.Waxa aan taageerayaa mawqifkiisa taariikhiga ah ee madaxa naga kor u qaaday.

Coldoon
9 525
Falastiin gidaar baa ka sokeeya.

Coldoon
9 525
Asc , ku soo dhawow madasha Coldoon ee Telegram . Waxa aad halkan si fudud uga helaysa waxa uu faafiyo Coldoon.

Coldoon
9 525
Qaar ka mid ah Baraha internetka ah ee aan adeegsado waxa ka mid ah : Telegram (Channel) : https://t.me/Cabdimaalik_Coldoon TikTok : https://www.tiktok.com/@cabdimaalik_coldoon Youtube : https://www.youtube.com/@abdilmaalik Instagram : https://instagram.com/cabdimaalik_coldoon?igshid=MzMyNGUyNmU2YQ== X : @abdilmaalik