TEAM SOMALI ADMINS
ChanneLkaN Waxaa Loo Furey Asxaabta u baahan in ay Channelskooda Ku Darsadaan TOP SOMALI TELEGRAM channels . Hadii aad Rabtid In Laguugu Daro Hubi In aad Sharuudahan Buuxisay.โ๏ธ
Ko'proq ko'rsatish- Kanalning o'sishi
- Post qamrovi
- ER - jalb qilish nisbati
Ma'lumot yuklanmoqda...
Ma'lumot yuklanmoqda...
๐Waxaa si rasmi ah tijaabadii uga baxay una daah-furaynaa Caawa platform xayaysiis Midkii ugu horeeyay uguna wayn ee Ay ku midaysan-yihiin kanaalo Telegram Soomaaliyeed. ๐Maxay tahay Somali Telegram Ads? Somali Telegram Ads waa madal ay ku midaysan yihiin kanaalo tiro badan oo ah kuwa ugu waawayn uguna waxtarka badan Telegram-ka soomaalida. Fikradda platform-kani waxa ay timid, kadib markii ay soo muuqatay baahi loo qabo: Soomaalida oo aad ugu soo badanaysa Telegram. Iyo dadka doonaya inay wax ku xayaysiistaan kanaalada oo fariimahoodu isasoo tarayaan. Dhanka kale muddo aad u badan waxay admins-ku ku shaqaynayeen si bilaash ah. Waxayna diyaar u ahaayeen in si bilaash ah ay bulshadooda ugu sii shaqeeyaan. Hadafka awal loo furay kanaaladu may ahayn in dakhli laga helo. Annaga oo og in Telegram yahay meel Telegramers-ku ayna lacag ka samayn, helina karna inaan galno YouTube iyo Facebook iwm. Ayaan ka dooranay bartan inn dadkeenna soomaaliyeed wax ugu soo gudbinno, kadib markaan aragnay baahida ka jidha. Sababtaโฆ
Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.