cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qiling», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Tusmooyin channel

```Mihiim maahan inaada indhaahag ku aragto waxan qof hore u arag,lakin wax mihimah inaada u fakerto si uu saan qofna waligi u fakerin waxda malin walba aragto``` *🙌Farax ayaanle QUOTES* 🥰 صلوا علی سید المرسلین مُحَمَّد ﷺ

Ko'proq ko'rsatish
Mamlakat belgilanmaganTil belgilanmaganToif belgilanmagan
Reklama postlari
1 014
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
Ma'lumot yo'q7 kunlar
Ma'lumot yo'q30 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Photo unavailableShow in Telegram
Marnaba ha dhayalsan dareenka murugada iyo xanuunka dadka kale, waayo qof kasta oo inaga mid ah si ayuu u dhibtoonayaa, kaliya dadka qaar ayaa xirfad u leh inay qariyaan dareenkooda.
Hammasini ko'rsatish...
Noloshu waxay macno badan yeelataa marki aad garowsato xaqiiqda fudud ee ah in fursad isku mid ah aysan laba jeer ku soo mareyn. Ka faa’iideyso fursad kasta.
Hammasini ko'rsatish...
Xikmadihii leo tolstoy Isii buug iyosariir madhan waxad isii say farxadii oodhane. Saxiibkaa wanaag usamee wuu kusii jeclaaniye Cadawgaagana wanaag usamee wuu kula saaxiibiye, Hal ubax ayaa iila dhigma beerdhan Halsaaxiibina wuxuu iila dhigmi karaa caalamkoo dhan,
Hammasini ko'rsatish...
Noloshu waxy dhadhan leedahy markad murugada dhadhamiso🙃 https://t.me/noloshadhabta
Hammasini ko'rsatish...
MAAN KAAB

Noloshu waxy dhadhan leedahy markad murugada dhadhamiso🙃

Ma ihi mid dadka khiyaana mana ihi qof uu khiyaani karo mid wax khiyaana.” “ ” لست بالخب ال الخب يخدعني✍😊
Hammasini ko'rsatish...
Hammasini ko'rsatish...
DUNNI DHIMAN

ThoLMooN

Hammasini ko'rsatish...
DUNNI DHIMAN

ThoLMooN

Waynu faraxna hadana waynu murugoona waxa ino soo maraa maalmo farxaded ama se murugo ,maalin wad oyin malin kalena nolshada inada murugo so martay moodi maysida farxda xilliga haysatid ,waxaynu la kulanaa dad xun ama ag joogidooda aad karahsanayso gortaada ogaato xaqiiqadooda se waxaynu ku ilaawana inta wangsana ee ay leeyin ama dadka kale ee ku xeeran . Dhamaantood waxayaalhasi waa xasuus maalin ka mid maalmaha geediga nolsha ,waxaynu ku ilaawana sii fudud ,si lamida waxaynu uu xasuusana si ka xiiso badan marki aaynu ku sugnaaya . 🔙21 dec 2020✍
Hammasini ko'rsatish...
1#. Hadii aad aaminsantahy waad gaari kartaa Midabka maqaarka jirkaaga muhiim ah,muhiim ma ahan goobta aad ku dhalatay ,muhiimna ma ahan qaraabadaada iyo qoyska aad ka dhalatay, arinta kaliya ee muhiimka ah waa “Adiga iyo waxa aad aaminsantahay”.Iska hubi aaminaataada in ay tahay “Wax walbo waa dhici karaan” waa kan xadiithkii rasuulka SCW ee macnihiisu ahaa“Ilaah waxa uu qofka siiyaa waxa uu aaminsanyahay”. - Xadiith Qudsi Turjumada✍farax ayaanle Quotes 👍
Hammasini ko'rsatish...
3 dan Shay Haddaad  Sameyso Waxaad Marqaati Ka Noqon Doonta Horumarka Naftada..

1-Xariirka Allaah & adiga  Hagaaji. 
"Alle Ka Cabso Meelkastoo Joogto " 

2-Xariirka Naftaada  Dhexdedda Hagaaji. 
"Hadda Xuman Sameyso Wanaag Raaci, Wanaaga Wuxuu Tir Tiri Doona Xumaanta"

3-Xariirka Bulshada idinka  Dhaxeeya Hagaaji. 
"Dadka Kula Dhaqan, Dhaqan Hagaagsan" 

-Haddii Sadaxda Shay Aad u Qaadato Sidduu Suubanaha Salallaahu Caleyhi Wasalam Noogu Sheegay Run Ahaan Waad Guulaysan Doonta..

Allaah swt ha inna waafajiyo.
Hammasini ko'rsatish...
Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.