cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingยป, bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

HADAF KAYEELO NOLOSHA

Kannaalkaan waxaad kaheleysa Erayo jaceyl โค๏ธ Murugo jaceyl ๐Ÿ’” Qisooyin โœŒ๏ธ Xigmado ๐Ÿคทโ€โ™‚๏ธ Qisooyin jaceyl ๐Ÿ˜ช Nagu soobiir oo kamid noqo saaxibada nagu xiran Owner @ustaadshaafi

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
13 032
Obunachilar
+624 soatlar
+557 kunlar
+45730 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Photo unavailableShow in Telegram
Maku iloowi doono.๐Ÿ˜ข Lkn waanku cafiyay.๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”
Hammasini ko'rsatish...
โค 4
Hambalyo dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idin kugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul Adxa oo maalinka berri ah ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee ciidda. Ciid wanaagsan.
Hammasini ko'rsatish...
โค 3๐Ÿ‘Ž 2๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Dhoola cadeey ,markasta maxaayeelay waxa ay kaqayb qaadanaysaa farxadda wajigaaga iyo quruxda maalinkaaga. โค๏ธ๐Ÿ˜˜๐Ÿ˜
Hammasini ko'rsatish...
โค 5๐Ÿค” 3
Rasuulka SCW wuxu yiri: Duco waxa ugu qeyr bdn Ducada maalinta CARAFO wax la dhahana waxa ugu qeyr badan oo aniga iyo nebiyada iga horeyey ee dhihi jireen ู„ุง ุงู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ุŒ ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ูŠ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 5โค 4
Maxaan sameeyaa maalinta carafa Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah 1. Xilli hore seexo 2. Suxuurta u kac ilaahay iyo malaaโ€™igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan. 3. Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo ka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo 4. Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro 5. Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan(ragga)). 6. Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso 7. Akhri ducooyinka weysada kadib 8. Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha 9. Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo 10. Akhri qurโ€™aan salaada subax kadib 11. Salada shuruuqa hadad tukato waa cumro dhamaystiran labadaa rakcadood 12. Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam. 13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin 14. Akhriso adkaartii subaxda 15. Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo 16. Inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin 17. Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood 18. Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan sikin ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw 17. Kadib duhurkii kutukato jamaacad xili horena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka,horeeyay utukato. 18. Badi ku cel celinta *ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ* 19. Casarka tuko 20. Adkaartii galabta akhriso 21. Takbiirtii ha iloobin 22. Si,aadan u caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qurโ€™aan, mar duco, mar adkaarโ€ฆโ€ฆ. 23. Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii iyo dhamaan mawtaatkii muslimiinta inaad u ducaysaan Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah. https://t.me/shaafichannel https://t.me/Hoyganolos
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ””Shaafi ๐Ÿ“šChannel ๐ŸŽ“

Kannaalkaan waxaad kaheleysa Erayo jaceyl โค๏ธ Murugo jaceyl ๐Ÿ’” Qisooyin โœŒ๏ธ Xigmado ๐Ÿคทโ€โ™‚๏ธ Qisooyin jaceyl ๐Ÿ˜ช Nagu soobiir oo kamid noqo saaxibada nagu xiran Owner @ustaadshaafi

โค 4
Dad isku maqan Haddane kala maqan Oo lagu maqan yahay In lagu maqan yahayna aan ogeyn Cid umaqana aysan jirin Maryooley qabyaalad bey qarniyo quud ka dhigatay, cadoowna dhul kama ceshato xigaalna wax ma tarto se rabbi ayaa u maqan๐Ÿ™‚ https://t.me/shaafichannel https://t.me/Hoyganolos
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ””Shaafi ๐Ÿ“šChannel ๐ŸŽ“

Kannaalkaan waxaad kaheleysa Erayo jaceyl โค๏ธ Murugo jaceyl ๐Ÿ’” Qisooyin โœŒ๏ธ Xigmado ๐Ÿคทโ€โ™‚๏ธ Qisooyin jaceyl ๐Ÿ˜ช Nagu soobiir oo kamid noqo saaxibada nagu xiran Owner @ustaadshaafi

Waxaan leenahay Culimo, aqoonyahanno, Siyaasiyiin, Abwaanno iyo odayaal balse dhamaantood waxa ay ku guul dareysteen qabyaaladda faceen naga reebtay in ay xal u keenaan๐Ÿ™‚ https://t.me/Hoyganolos https://t.me/shaafichannel
Hammasini ko'rsatish...
๐ŸŒHOYGA๐Ÿ“šNOLOSHA๐ŸŒŽ

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู…โœ‹ -๏ทฝ -ku Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa ๐ŸŒHoyga ๐Ÿ“šNolosha ๐ŸŒŽ -Waxaadna ka heli doontaan qormooyin: โ—dhiira-gelin๐Ÿ“š โ—xikmado๐Ÿ“š โ—oraahyo๐Ÿ“š โ—taloyin๐Ÿ“š โ—qisooyin๐Ÿ“š โ—Erayo > Naxriis Badan๐Ÿ“š โ—Tusaaloyin๐Ÿ“š @ustaadshaafi๐Ÿฅน

Barri ilaahay ha ina gaadhsiiyo.๐Ÿ˜Šโค๏ธ
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ€#Fadliga_Maalinka_Carafa. Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi:ยซMaalin ay ka badantahay ilaahay addoon inuu naar ka xoreeyo ma jirto maalinka Carafa.ยป ๐Ÿ”ธ#Soonka_maalinta_Carafa: Rasuulka (๏ทบ) waxaa la weydiiyay Soonka maalinta Carafo? Wuxuu yidhi: ยซWaxaa lagu dhaafaa (dambiga) Sannadkii tagay iyo sannadka soo socda.ยป Xadiiska kale wuxuu tilmaamayaa: Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi: ยซSoonka maalinta Carafo waxaan ilaahay ka rajaynayaa inuu ku dhaafo (dembiga) sannadkii hore iyo sannadka dambe.ยป ๐Ÿคฒ#Ducada_Maalinka_Carafa: Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi:ยซDuco waxa ugu khayr badan ducada maalinta Carrafo, waxaana ugu khayr badan waxaan idhaahdo aniga iyo Nabiyadii iga horreeyayba: {ู„ุง ุฅู„ู‡ูŽ ุฅู„ุงู‘ ุงู„ู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุญูŽุฏู‘ูู‡ู ู„ูŽุง ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽู‡ูุŒ ู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ู…ูู„ู’ูƒู ูˆูŽู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู ูˆูŽู‡ููˆูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ูƒูู„ู‘ู ุดูŽูŠู’ุกู ู‚ูŽุฏููŠุฑู.} Maalinta Carafo waa tiirka ugu weyn xajka Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi:ยซXajku waa Carafa.ยป ๐Ÿ“ŒMaalinka Carafo ee sidaa u fadli badan wuxuu ku beeganyahay maalinka Sabtida oo beri ah markaa waa in Laga faa'idaystaa Insha  Allah. https://t.me/Hoyganolos https://t.me/shaafichannel
Hammasini ko'rsatish...
๐ŸŒHOYGA๐Ÿ“šNOLOSHA๐ŸŒŽ

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู…โœ‹ -๏ทฝ -ku Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa ๐ŸŒHoyga ๐Ÿ“šNolosha ๐ŸŒŽ -Waxaadna ka heli doontaan qormooyin: โ—dhiira-gelin๐Ÿ“š โ—xikmado๐Ÿ“š โ—oraahyo๐Ÿ“š โ—taloyin๐Ÿ“š โ—qisooyin๐Ÿ“š โ—Erayo > Naxriis Badan๐Ÿ“š โ—Tusaaloyin๐Ÿ“š @ustaadshaafi๐Ÿฅน

โค 1
Brito oo ah Maalinka 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa, Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee ( ุงู„ู’ูŠูŽูˆู’ู…ูŽ ุฃูŽูƒู’ู…ูŽู„ู’ุชู ู„ูŽูƒูู…ู’ ุฏููŠู†ูŽูƒูู…ู’ ูˆูŽุฃูŽุชู’ู…ูŽู…ู’ุชู ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ู’ ู†ูุนู’ู…ูŽุชููŠ ูˆูŽุฑูŽุถููŠุชู ู„ูŽูƒูู…ู ุงู„ู’ุฅูุณู’ู„ูŽุงู…ูŽ ุฏููŠู†ู‹ุง) Beritoole sooma waa maalin wayne.โค๏ธ https://t.me/Hoyganolos https://t.me/shaafichannel
Hammasini ko'rsatish...
๐ŸŒHOYGA๐Ÿ“šNOLOSHA๐ŸŒŽ

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู…โœ‹ -๏ทฝ -ku Soo dhawaada walaalayaal Halkani waa ๐ŸŒHoyga ๐Ÿ“šNolosha ๐ŸŒŽ -Waxaadna ka heli doontaan qormooyin: โ—dhiira-gelin๐Ÿ“š โ—xikmado๐Ÿ“š โ—oraahyo๐Ÿ“š โ—taloyin๐Ÿ“š โ—qisooyin๐Ÿ“š โ—Erayo > Naxriis Badan๐Ÿ“š โ—Tusaaloyin๐Ÿ“š @ustaadshaafi๐Ÿฅน

โค 2