uz
Feedback
️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Kanalga Telegram’da o‘tish

Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Ko'proq ko'rsatish
Mamlakat belgilanmaganToif belgilanmagan
263
Obunachilar
+124 soatlar
+157 kunlar
+2030 kunlar
Postlar arxiv
Hogaamiyaha Maamulka la Baxay Somaliland ayaa Ingiriiska ka Codsaday inay Maamulkiisa u aqoonsadaan dal Madaxbannaan.

Dalka Kenya ayaa Lagasoo Diiwaangeliyay Kiisaska In Ka Badan 120 Dumar ah oo Lagu Dilay Gudaha Dalkaas.

Itoobiya ayaa Markale Lagu Eedeeyay inay Diyaarado ku Weerartay Dalka Suudaan, Xilli Xiriirka Labada Dal uu Sii Xumaanayo.

Maanta waa maalin Isniin ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 08-12-1447 oo waafaqsan 25-05-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Taxane- Halyeeyadii Badar- 226.mp312.14 MB

Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[226] Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan.

Dhageystayaasha Al-Furqaan ee gudaha dalka iyo dibaddiisa oo ka aragti dhiibtay taxanihii Al-Kataa'ib ee lagu soo bandhigtay, kaalinta daahsoon ee kaniisadaha Kirishtaanku ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya

Odayaasha dhaqanka ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbada/hoose oo si adag uga hadlay, xasuuqii ay maleeshiyaadka Bangaraaf dhawaan ka geysteen deegaan dhaca duleedka Kismaayo.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 08-12-1447 oo waafaqsan 24-05-2026, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo Cabdisamad Cabdullaahi.

Itoobiya ayaa Markale Lagu Eedeeyay inay Diyaarado ku Weerartay Dalka Suudaan, Xilli Xiriirka Labada Dal uu Sii Xumaanayo. Mi
Itoobiya ayaa Markale Lagu Eedeeyay inay Diyaarado ku Weerartay Dalka Suudaan, Xilli Xiriirka Labada Dal uu Sii Xumaanayo. Millateriga Suudaan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku dhawaaqay, inay soo rideen diyaarad drone ah oo ka timid dhinaca Itoobiya, taas oo haraadiga burburkeedu uu kusoo dhacay gobolka Niilka Buluuga ah, oo ku yaalla koonfurta bari ee Suudaan.   Militateriga ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in ciidamada Suudaan ay dhexda u galeen diyaaraddaasi, kuna soo rideen meel u dhow magaalada Ad-damaaziin kadib markii ay kasoo gudubtay xad-beenaadka xiga dhinaca Itoobiya.   Ilo wareedyo maxalli ah ayaa sheegay, in qaraxyo xooggan laga maqlay qaybo kala duwan oo ka mid ah magaalada Ad-damazin, xilli difaaca hawada ee ciidanka ay la tacaalayeen diyaarad aan duuliye lahayn oo ku duulaysay hawada aaggaas.

Maamulka la Baxay Puntland ayaa Xiray Mid Kamid Saraakiishiisa Ciidanka oo Isagoo Cabanaya Dhawaan Warbaahinta Kasoo Muuqday.
Maamulka la Baxay Puntland ayaa Xiray Mid Kamid Saraakiishiisa Ciidanka oo Isagoo Cabanaya Dhawaan Warbaahinta Kasoo Muuqday. Waxaa magaalada Garowe ee xarunta u ah maamulka la baxay Puntland lagu xiray sarkaal ka tirsan ciidanka maamulkaas oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cabirisaaq Wayrax, kaas oo darajadiisa lagu sheegay Gaashaanle. Xariga sarkalkan ayaa yimid isagoo maalmo kahor warbaahinta ka sheegay cabashooyin la xiriiray mushaar la’aan iyo xaalado dayac caafimaad ah oo uu sheegay inay wajahayaan saraakiisha iyo ciidamada maamulka la baxay Puntland ee ku sugan xero ku taalla magaalada Garowe. Waxyaabaha uu sarkalkani ka dhawaajiyay waxaa kamid ah, in saraakiil ka tirsan ciidamada maamulka Puntland ay dhawaan ugu geeriyoodeen Garowe xaalado caafimaad darro awgeed, hadalkaas oo lagu tilmaamay mid si weyn u gilgilay maamulka Saciid Deni. Sarkaal Wayrax ayaa xiligaasi sidoo kale xusay, inay jiraan ciidamo ka tirsan maamulka la magacbaxay Puntland oo aan wax mushaaraad ah helin muddo ku siman 24 bilood.

Dalka Kenya ayaa Lagasoo Diiwaangeliyay Kiisaska In Ka Badan 120 Dumar ah oo Lagu Dilay Gudaha Dalkaas. Hay’adaha ammaanka ee
Dalka Kenya ayaa Lagasoo Diiwaangeliyay Kiisaska In Ka Badan 120 Dumar ah oo Lagu Dilay Gudaha Dalkaas.   Hay’adaha ammaanka ee dalka Kenya ayaa shaaciyay, in dalkaasi laga diiwaangeliyay in ka badan 120 kiis oo dilal haween ah, kuwaas oo la xiriira rabshadaha sii kordhaya ee ka jira dalkaas, isla markaana ay hurinayaan kooxo gaara oo ay ka dambeeyaan hay’addo qandaraas kusoo qaatay qorshahan xiriirna la leh dawladaha reer Galbeedka.   Booliiska Kenya ayaa sheegay, in kiisaskaasi intooda badan ay ka dhasheen falal xadgudubyo ah oo sii kordhaya lagulana ka cayo, gabdha yar iyo dumarka waawayn, xilli walaac xooggan laga muujinayo ammaan xumada ka taagan dalkaasi.   Warbixinta ayaa sidoo kale tilmaantay in qaar badan oo kamid ah kiisaskaasi ay haatan ku jiraan gacanta maxkamadaha, halka kuwo kale ay wali baaritaanno ku socdaan.

Hogaamiyaha Maamulka la Baxay Somaliland ayaa Ingiriiska ka Codsaday inay Maamulkiisa u aqoonsadaan dal Madaxbannaan. Cabdira
Hogaamiyaha Maamulka la Baxay Somaliland ayaa Ingiriiska ka Codsaday inay Maamulkiisa u aqoonsadaan dal Madaxbannaan. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro hogaamiyaha maamulka isugu yeeray Somaliland ayaa Ingiriiska si gaar ah uga codsaday inay u aqoonsadaan dal madaxbannaan, sida lagu sheegay warbixin uu dhaabacay Wargeyska The Telegraph ee kasoo baxa UK. Cirro ayaa ku dooday, in maamulka la baxay Somaliland uu buuxiyay shuruudaha dawladnimada ee Montevideo Convention, balse uusan wali aqoonsi caalami ah helin. "Xiriirkeena Ingiriiska waa mid aan la jabin karin, laakiin waxaan ka filaynaa Ingiriiska inuu na aqoonsado oo uu na taageerto” Ayuu Cirro u sheegay wargeyska The Telegraph. Dhankiisa wargeyska Biritishka ah ee The Telegraph ayaa sheegay, in London ay lumineyso fursado istiraatiiji ah oo ay ka heli karto aqoonsiga Somaliland, isagoo kula taliyay Dowladda Ingiriiska inay dib u eegto siyaasadeeda ku aaddan Somaliland si ay u ilaaliso ayuu yiri danaha istiraatiijiga ah ee gobolka.

Waa Habeennimo Isniin ah taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 08-12-1447 oo ku beegan 24-05-2026, warka Habeen waxaa soo jeedinaya Cabdukhaali Macali Cabduwali

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxey qarax la beegsadeen askar ka tirsan ciidamada Kenya oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Waraha Qarsoon ee hoostaga magaalada Gaarisa oo ka mid ah dhulalka Muslimiinta ee ku hoos jira gumeysiga Kenya. Sidoo kale isla gobalka Gaarisa ciidamada Xarakada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kenya ee deegaanka Kaambicows ee hoostaga degmada Dhadhaab, waxaana dagaalkaas la isku adeegsaday hub culus.

Isbaheysiga NATO oo Udiyaar Garoobaya Dagaal ka Dhan ah Ruushka.[WARBIXIN]

In ka badan 21 asakari oo ka tirsan Askarta Dowladdaha Maali Burkina Faso iyo Naiger ayaa lagu dilay, Hawgallo ay Fulisay Jamaacadda Nusratul islaam, Dowladda Ruusha oo Weeraro Gantaallo ah ku qaaday Dalka Ukraine, Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan Caalamka gaar ahaan Dunida Islaamka.

Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu, dhageyste aragtidaada ka dhiibo taxanihii lixda qeyb ka koobnaa ee ay Al-Kat
Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu, dhageyste aragtidaada ka dhiibo taxanihii lixda qeyb ka koobnaa ee ay Al-Kataa'ib kusoo bandhigtay, kaalinta daahsoon ee kaniisadaha Kirishtaanku ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya. Haddaba maxaa kaa daahsoonaa ee uu taxanuhu daaha kaaga rogay? maxaase kaaga baxay dokumentariga. Aragtidaada inoogu soo duub userkaan hoose. Mahadsanid 👇👇👇 https://t.me/Aragtida_AlFurqaan

Dadka Itoobiyaanka ah ee kusoo qulqulaya Soomaaliya ayaa marba marka ka dambeysa sii kordhaya Xilli ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab tilmaantay halista ay arrintaasi xambaarsan tahay.