uk
Feedback

Не попадись на ботовода! Telemetrio знаходить і позначає такі канали мітками 👉 Хочеш бачити мітку, оформляй підписку 👈

مركز التسنيم | القناة العامة

مركز التسنيم | القناة العامة

Відкрити в Telegram

613060813

Показати більше
3 213
Підписники
Немає даних24 години
Немає даних7 днів
Немає даних30 днів
Архів дописів
🌟 ٣٠ يَوْمًا لِتَعَلُّمِ الْعَرَبِيَّةِ 📚 Maalinta 13aad ee barashada Carabiga Casharka maanta: الْمُعَلِّمُMaal in kasta hal cashar oo fudud, si tartiib-tartiib ahna aan ugu baranno luqadda Carabiga.🤍 N ala soco ٣٠-ka maalmood!🌱📱 WhatsApp: https://wa.link/by8tdl

Waxaa Bilaabmay khatinkii kitaabka تصريح النّحو Oo Ay khatimayaan Xalqadda درر النحو Hala raaco halkaan⬇️ https://t.me/tasnimcentr

📢 CASUUMAAD GAAR AH 🌷 XALQADDA DURARU NAXWI Waxaa sharaf noo ah inaan idinku casuunno Kulanka Xiritaanka Buugga “Caddaynta
📢 CASUUMAAD GAAR AH 🌷 XALQADDA DURARU NAXWI Waxaa sharaf noo ah inaan idinku casuunno Kulanka Xiritaanka Buugga “Caddaynta Naxwaha.” 📚 Buugga oo dhan ayaa lagu soo gabagabaynayaa kulan gaar ah oo cilmiyeed. 🗓 Maalinta: Talaado, 13/10/2026 📅 Taariikhda Hijriga: 2/5/1448 ⏰ Saacadda: 4:10 galabnimo 📍 Qolka Is-dhexgalka iyo Ka-qaybgalka: https://t.me/tasnimcentr ✨ Kaalay oo nala wadaag gunaanadka safarkan cilmiyeed ee qiimaha badan.

🌷🏆 تهانينا للحلقات المتميزة! 🏆🌷 🎉🎉 ألف ألف مبارك للحلقات المتميزة في المراجعة الشهرية! 🎉🎉 💐 حلقة مشكاة العربية 💐 حلقة الإمام الكسائي 💐 حلقة النحو المبين 💐 حلقة التمكين 💐 حلقة روضة النحو 💐 حلقة نور النحو بارك الله فيكم جميعًا، وزادكم علمًا وفضلًا، وجعل هذا التميز بداية لمزيد من النجاح والتقدم، ونفع بكم وبجهودكم، ووفقكم لما يحب ويرضى. 🌸🤍

Jumco Mubaarak 🤍🌿 “Dhammaantiin waxaad tihiin masuul, dhammaantiinna waa la idin waydiin doonaa masuuliyaddiinna.” Jimce wa
Jumco Mubaarak 🤍🌿 “Dhammaantiin waxaad tihiin masuul, dhammaantiinna waa la idin waydiin doonaa masuuliyaddiinna.” Jimce wanaagsan — Alle ha inaga dhigo kuwo masuuliyaddooda si wanaagsan u guta. 🤲🏽 📱 WhatsApp: https://wa.link/by8tdl

🌟 ٣٠ يَوْمًا لِتَعَلُّمِ الْعَرَبِيَّةِ Maalinta 11aad ee barashada Carabiga 📚 Casharka maanta: الْمَطْعَمُ Maalin kasta hal cashar oo fudud, si tartiib-tartiib ahna aan ugu baranno luqadda Carabiga. 🤍 Nala soco ٣٠-ka maalmood! 🌱 📱 WhatsApp: https://wa.link/by8tdl

🌟 ٣٠ يَوْمًا لِتَعَلُّمِ الْعَرَبِيَّةِ Maalinta 11aad ee barashada Carabiga 📚 Casharka maanta: الْمَطْعَمُ Maalin kasta hal cashar oo fudud, si tartiib-tartiib ahna aan ugu baranno luqadda Carabiga. 🤍 Nala soco ٣٠-ka maalmood! 🌱 📱 WhatsApp: https://wa.link/by8tdl

﴿ وَعَلَى اللَّهِ فَتَوَكَّلُوا إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ ﴾ “Alle Dushiisana Talo Saarta, Hadaa Tihiin Kuwo Rumeysan. 📖 Suurat
﴿ وَعَلَى اللَّهِ فَتَوَكَّلُوا إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ ﴾ “Alle Dushiisana Talo Saarta, Hadaa Tihiin Kuwo Rumeysan. 📖 Suuratul-Maa’idah: 23 Marka ay arrimuhu adkaadaan qalbigaaga ku xiro Allah. Tawakkulku waa inaad dadaasho kadibna arrinkaaga Alle u dhiibto. What'sApp link: https://wa.link/by8tdl 📝 Diiwaangelinta : 👇 https://forms.gle/N7dxab2XZNmQiHe68 Number WhatsApp :⬇️ +252613060813

🌟 ٣٠ يَوْمًا لِتَعَلُّمِ الْعَرَبِيَّةِ Maalinta 9aad ee barashada Carabiga 📚 Casharka maanta: المَتْجَر Maalin kasta hal cashar oo fudud, si tartiib-tartiib ahna aan ugu baranno luqadda Carabiga. 🤍 Nala soco ٣٠-ka maalmood! 🌱 📱 WhatsApp: https://wa.link/by8tdl

Xafladdii Soo dhaweynta Ardada Cusub ayaa hadda socota. Nala soo Dhaweeya Ardada cusub:⬇️ https://t.me/tasnimcentr
Xafladdii Soo dhaweynta Ardada Cusub ayaa hadda socota. Nala soo Dhaweeya Ardada cusub:⬇️ https://t.me/tasnimcentr

Waxaa inoo furmay Xafladdii Soo dhaweynta Ardada Cusub Ee Markazka Qolka xafladdu ka socoto:⬇️ https://t.me/tasnimcentr Soo gala.

Martida Sharafta leh Waxaan idiin soo bandhigaynaa martida sharafta leh ee nagala soo qaybgeli doonta xafladda soo dhaweynta
Martida Sharafta leh Waxaan idiin soo bandhigaynaa martida sharafta leh ee nagala soo qaybgeli doonta xafladda soo dhaweynta ardayda cusub ee Xarunta Tasiinim. Qolka xafladdu ka dhaceyso: https://t.me/tasnimcentr. Caawa Saacadda: 9:00pm 🇸🇴 🤍 Waan ku faraxsanahay ka soo qaybgalka iyo garab istaagga ay noo muujinayaan.

🎥 مقطع من المحاضرة جانبٌ من أجواء المحاضرة [الاستمرار في طريق العلم]، ومقتطفات من الفوائد والكلمات النافعة التي قُدِّمت للحاضرين. نسأل الله أن ينفع بها، وأن يبارك في العلم وأهله. La xiriir : +252613060813

🌷 CASUUMAAD 🌷 Xafiiska Hawlaha iyo Is-dhexgalka Ardayda ee Markaz Tasniim wuxuu si diirran idiinku casuumayaa xafladda soo
🌷 CASUUMAAD 🌷 Xafiiska Hawlaha iyo Is-dhexgalka Ardayda ee Markaz Tasniim wuxuu si diirran idiinku casuumayaa xafladda soo dhaweynta ardayda cusub. 🎉 🤝 Kaalay oo nagala qaybgal kulankan qiimaha leh, kuna soo dhawoow bahda Xarunta Tasniim. 📅 Taariikh: 1448-04-22 Waafaqsan: 2026-10-03 ⏰ Waqti: 9:00pm 🇸🇴 💻 Goob: Qolka tafaaculka iyo tamkiinka: https://t.me/markaz_tasniim Ku soo dhowaada dhammaantiin! 🌷 XOG DHEERAAD AH: +252613060813

محاضرة الاستمرار في طريق العلم.ogg22.26 MB

🌟 ٣٠ يَوْمًا لِتَعَلُّمِ الْعَرَبِيَّةِ maalinta 8aad ee barashada carabiga 📚 Casharka maanta: المَوَاصِلَات Maalin kasta hal cashar oo fudud, si tartiib-tartiib ahna aan ugu baranno luqadda Carabiga. 🤍 Nala soco 30 ka maalmood! 🌱 What'sApp link: https://wa.link/by8tdl 📝 Diiwaangelinta : 👇 https://forms.gle/N7dxab2XZNmQiHe68 Number WhatsApp :⬇️ +252613060813

Shukran sheikhad maymuna.

OKTOOBAR 2026 — IS-DIIWAAN-GELINTU WAY FURANTAY! 🎯 Ma rabtaa inaad Af-Carabiga si kalsooni leh ugu hadasho ama aad si qoto d
OKTOOBAR 2026 — IS-DIIWAAN-GELINTU WAY FURANTAY! 🎯 Ma rabtaa inaad Af-Carabiga si kalsooni leh ugu hadasho ama aad si qoto dheer u barato Naxwaha iyo Qawaacidda Af-Carabiga? ✨ Haddaba Waxaan kuu haynaa laba barnaamij oo kuu diyaarsan: 🗣️ ku-Hadalka Af-Carabiga 👤 Ku habboon qofka doonaya inuu barto ama horumariyo ku-hadalka Af-Carabiga. 📚 Naxwaha & Qawaacidda Af-Carabiga 👤 Ku habboon qofka doonaya inuu fahmo naxwaha, sameeyo icraab, kuna dabaqo Quraanka, sunnada, hadalka Carabta. ✅ Heer Bilow & Dhexdhexaad 🌐 Online 💵 $20 bishii 🎯 Kuraas kooban 🔥 Ha seegin fursaddan — is-diiwaangeli maanta! 📝 Diiwaangelinta: 👇 https://forms.gle/N7dxab2XZNmQiHe68 Number WhatsApp :⬇️ +252613060813

Nala Soo dhaweeya sheikhadda ✨

Codka ka warrama?