EISSA Abdalla
Відкрити в Telegram
Salaamu calaykum magacayga Waa eissa abdalla kani waa chanelkayga Waxaan so dhigaa waxayabaha loo bahado Marka la joogo video editing Kuwaas oo dhalintaa badana ay raadiyaaj Waxaana ahay muqaal sameeye ama video editor
Показати більше7 547
Підписники
-224 години
-167 днів
-10030 день
Архів дописів
7 547
Waxan Thumbnails u Sameyey Youtubers Caan ah waxayna iga codsadeen in aan wada shaqayno
Halkaan ka daawo
https://youtu.be/VTMgRrCxFO8
https://youtu.be/VTMgRrCxFO8
7 547
Ma raadinaysaa subscription qiiimo jaban?
ha eegin meel kale waxaad ka helaysaa alpha digital
Kala xirir number
Whatsapp
https://wa.link/xk63zq
Website : https://alphadigital.site/home
Telegram: https://t.me/alphadigital5
7 547
Waxaan hada bilaabay editing muqaal aan goordhaw so wado
Kaas oo ku saabsan
Wadashaqayn na dhaxmartay xaga sameenta thumbnailka qaar kamid ah YouTuberada somalida
Waa muqaal cajiib ah inshallah goordhaw so wadaa
7 547
Salamu calaykum saaxibayal
Een ma idinku jiraa qof haaaya channel telegram oo ugu yaraan ku xirantahy 20k subscribe
Sharuudaha channelkaas waa in uu noqdaa channel hore Losoo galin jiray maqaalo ama qoraalo quseeysa wararka
Hadii uu jiro kala so xariir numberska hoose kaaga muuqda
Wa.me/+252906435465
7 547
Saaxibayal maanta codsi wataa
Channelkaan waxaa iska leh my brother kaliitow
Waxaan jeclaan lahaa in caawa lagu tuuro 100 subscribe maanta la furay
Muqaalkaana ku dhufta kaliya uso qoraal from Eissa Abdalla
Yaan la igu cabayn saaxibayalow igu qaata
Wkanaa linkiga
https://youtu.be/nrBHv0r444s?si=879nInWhuoAhUQho
https://youtu.be/nrBHv0r444s?si=879nInWhuoAhUQho
7 547
Liketa ku sharfa saaxibayal
https://www.facebook.com/share/1DN63jEpgq/
https://www.facebook.com/share/1DN63jEpgq/
7 547
Ugu dambeen wakana muqaalkii aad wada sugayseen
Halkaan kaso daawo
https://youtu.be/62ZYgm75AYk?si=BhDRQEnx2_si8eBK
https://youtu.be/62ZYgm75AYk?si=BhDRQEnx2_si8eBK
7 547
Dhalinyaro Tartan ayaan ku jiraa marka inaad iga caawisaan jeclaan lahaa
Vote: 462
Numberka 462 taabo
Linkigaan ka codeeeya🤝
https://t.me/shankatradingforum
7 547
Waxaan hada sameyay thumbnail ka muqaal aan goordhaw so wado
Diyaar malooyahy muqaalka 😂
7 547
Waa full brand aan maanta sameeyay saaxibayal maantana shaqada ka dhaxbaxay
Linkigaan maanta 100 like
Gaarsiiya
Inshallah caawa waxaan idin so diraa casharo kusaabsan xirfada graphic design qasatan software ka adobe illustrator
Waa course muhiim u ah qof raba inuu barto graphic design
Lkn postigaan gaarsiya 100 like maalin walbo fursado isdhafisaan postiga aan telegram so dhigo waxaa daawato in kabdan 100+ qof postiga Facebook ma gaaro 100 like
Marka xarfatayda isgarta sharuudna idinkuma diraayo anaa idin so dhigaa course
Idinka kaliya postigaan linkiga hose liketa igu sharfa
https://www.facebook.com/share/p/1FD719UmGi/
https://www.facebook.com/share/p/1FD719UmGi/
7 547
saaxiibayaal haday abaal leedihiin muqaalkaan meel dheer ii gaarsiya
Intaas Bilood idin Hagar baxayay waxaa rabtiin so dhigayaya
Kaliya muqaalkaan gaarsiya 100 meshaan waxaa ku jirto
7k oo channalkan ah
5k oo channelka kale ah
Waa 12k oo qofood ma idin ka heli Kari miyaa 100 like wax kabadan
Igu tuura cimaamada
Comentiga iyo like waa xagiin
Linkigaan hoose ku dhufo like iyo comment wa xagiina
https://www.facebook.com/share/v/18Swsh28as/
https://www.facebook.com/share/v/18Swsh28as/
7 547
Asxaaptayda linkigaan hoose ku dhufta likta Hala igu cimaamado postigaas aan so dhigay
Waakana linkiga
Ha idinka Arko sida idinku Hagar baxo igu Hagar baxaa mahadsanid guys
https://www.facebook.com/share/p/15nQNARUoR/
7 547
TEXT PLUGINS
https://drive.google.com/file/d/1aCTx_u5R4Vt-YVvs_l5O0rP0useWcIdf/view?mcp_token=eyJwaWQiOjIxOTA4ODEsInNpZCI6OTE4MzIxMDg2LCJheCI6IjExZjM3YjI0MGI4NDQ3YTM5MDNiMTEyNWU0MTZkYjc4IiwidHMiOjE3MzU4MDY0ODcsImV4cCI6MTczODIyNTY4N30.uOinbUTN8F83gA5keluLPs41vz8pTYRiL-SeklHr5U0&fbclid=PAY2xjawHjLWxleHRuA2FlbQIxMAABpihCCJgsqfswgoiNLGVtRXiA6OZyJTN7RNXRraauvABET2Kzsg6g0T3wKA_aem_50wFO3TBNXRlvknep1FDOw
SUBSCRIBE ANIMATION
https://drive.google.com/drive/folders/1T0q330hw6FLEI4M-_pM6Zte3NImUqeyx
PAPER ANIMATION
https://www.mediafire.com/file/ypsnii61n2oklbb/Edit_IMG_-_Full_screen.rar/file
VIRAL SOUNDS EFFECTS
https://drive.google.com/drive/mobile/folders/1AY1DjWSbrSLmjug7DmvpoGpGPFWoiQ7v?usp=drive_link&fbclid=PAY2xjawH27adleHRuA2FlbQIxMAABpht2Bh2jPegMyDakx9zJim0SsOsAjrX_wMGBNafYFGki8e4G-kQJ5yZHBw_aem_jzWEBz7esG9wZyRYRj-VCQ

Source of video editing website
WA ilaha aan ka helo wax walbo video editing uga baahdo
FREE SFX
1:Zapsplat.com
FREE LUTS
2:freshlut.com
FREE TEMPLATE
3:Shareae.com
FREE FONT
4:fontjoy.com
LINE ANIMATION
https://drive.google.com/drive/mobile/folders/1bs9OvyzU9zIyDSRnraQ6BgIQJOV4xLmn?fbclid=PAY2xjawHjLFhleHRuA2FlbQIxMAABpvf33Ivia07YrEjUTc2qJy0ihvamtyKy7esR3DXzohDf0Kaiq6YQthylYQ_aem_RTwtgAr6L4dR8ed0MP9P2w
7 547
ugu danbeen wakanaa muqaalka aaad wada sugayseen
Muqaalkaan mar hore diyariyay copyright laygu qabaty lkn hada waan so xaliyay oo muqaalka dib u habeen kasameyay
https://youtu.be/AIhAuKbjSmQ
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 