cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Kaabo books

Halkan waxad ka heysaa book free ah nagu so biir si aan kugu so gudbiino

Більше
Фінляндія2 384Мова не вказанаКниги10 311
Рекламні дописи
1 707
Підписники
+924 години
+267 днів
+16130 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Boqol_Qalin_iyo_Barakada_Qalinka.pdf3.68 MB
Фото недоступнеДивитись в Telegram
'Boqol Maqaal iyo Barakada Qalinka' W/Q: Zakariye Timo Cade Akhristuhu wuxuu buuggan ugu tagi doonaa 5 cutub oo kala madax bannaan. Cutubka 1'aad waxaa lagu uruurriyay maqaallo la qoray waqtiyo kala duwan balse ku midoobay dallada falsafadda iyo fahamka cilmiga casriga ah ee sayniska. cutubka 2'd waxaa loo gaaryeelay maqaallo muujiyana qiimaha caqliga iyo dhaxalka cilmi nafsiga! Cutubka 3'd waxaa ku bahoobay maqaallo ku abtirsada bahweynta cilmiga bulshada iyo siyaasadda Soomaaliya. Cutubka 4'd waxaa isku bahaystay maqaallo u taagan difaaca diinta islaamka iyo fahamka fudud ee nolosha. Ugu danbaynti, cutubka 5'd ee buugga wuxuu ka hadlayaa maqaalo muujinaya quruxda iyo xikmadda nolosha! Ujeeddada ugu weyn ee buuggan waa in akhristaha sharafta leh uu helo buug ay ku uruursanyihiin mawaadic kala duwan oo maskaxda fakeraysa ku jimicsan karto marka ay ku caajisto mashquulka iyo maalayacniga nolosha. Waan soo fasaxaa bacdul duhur 👍❤️🦋
Показати все...
𝗜𝗻𝘁𝗮𝗱 𝗻𝗼𝗼𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝘆 8𝗸𝗮𝗻 𝘀𝗵𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹  💙🥰 1. Farxad : Farxad joogto ah haddii aad rabto ku dadaal inad salaada waqtigeeda ku tukato. ❤️🙂 2. Iftiinka wajiga : Haddii aad rabto inuu wajigaagu u iftiimo sida dayaxa oo kale, ku dadaal inad tukato sallaatul laylka. 🤍😍 3. Caafimaadka : Si uu caafimaadkaagu u wanaagsanaado ku dadaal soonka, Maal maha isniinta iyo khamista. 💜😇 4. Deganaansho/xasilonii : Haddii aad rabto deganaansho iyo xasilooni kallaamka alle la saaxiib oo mar walibo akhro. 💖😊 5. Faraj : Haddii aad rabto in aad  ka baxdo dhibaatooyinka ku haleela, ku dadaal tasbiixda iyo salliga nabiga ﷺ 💟 6. Warwarka  : Haddii aad badiso ducada iyo baryada alle waa hubaal, waxad dareemi doontaa deganaansho nafeed, warwarkana wad isdeyn doontaan insha allah. 🤎🥲 7. Barakada : Si aad uhesho barakada wakhtiga, caafimaadka, sallaada, arsaaqada iwm, Ku dadaal salliga nabiga. 💜😃 8. Wakhtiga adag : Haddii aad rabto in uu allah kaa dulqaado adayg kasta oo ku qabsada, kaaga imadaa dhanka nolosha, ku dadaal inad ducadan akhrisato :  ( لا حول ولاقوة إلا بالله) 🙂 9. Khayr badan : Haddii aad rabto inuu allah kuu qoro ajir iyo xasanaad badan, la wadaag qoraalkan walaalahaa. 💙😘 - Wad ku mahadsan tahay akhristaha sharfanow sida wacan ee usoo akhrisatay qoraalka. 🥰
Показати все...
2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Subax Wanaagsan akhriste..🙏✌️ "Si wanaagsan ayaan ugaranayaa inaad waajahdey qisooyin noloshaada waxyaabo aaned ilaabi karayn sheekooyin aan maskaxdaada ka bixin laakiin waxaan ku leeyahay:walagama maarmaan iney timaado maalin qurux baden oo ku ilowsiisa wixii hore oo dhen dhoolacadee hana ku lumin wakhtigaaga fikir"🥀🍂💛 Telegram | @kaabo books
Показати все...
2
https://t.me/addlist/-UM3DrFiOQBmODI0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Показати все...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 97 chats.

Repost from N/a
Фото недоступнеДивитись в Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Показати все...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
( Qarso guulahagiyo... > > Wixi ku qabsomoo... ) <.. qurshahaaga nololeed🤔 ( Qofna ha uga sheekayn..<> >< Qolalkaga jiifkiyo 🏡 <>Noloshada qaaska ah?$ <> Ama qalabka ku yaaal 😰👀 <> Yaan qoomku wada baran ..? ~ runta wee qadhaadhee ..)" >< Qanci aadmi hays odhan ..<> <> Dadka qaar ha yabee ....>< >< Wixi ka qalocdaba ..<> >< Aamusnaan ku qiimee 🤫🤐 <> Sirto waa is qarintee ...<> >< Quruxdada hoosiyo ...>< <> Wixi aad ku tahy qani .. <> 👀Ishu yanay ka qaban ...?👀 (.... Waxad qabo isleedahay ..😰 >< .. blse aanad qaabeyn ..... >< <> ~ Sii qeex ma ficnee ....👀 >< Sug qoralkaa ku dhigan ...<>
Показати все...
3
- Wuxuu yiri: ma jecli naagta buugaagta akhrida ee wax bartay..! - Waxaan ku idhi: waayo? -Wuxuu yiri: waayo waa faylasuuf, muran badan, adeecsanateeda yartahay.!  - Waxaan ku idhi: Naag aqoon leh kama baqaysid..!    Waxaad ka baqaysaa kalsooni yaraantaada, taasoo naag wax bartay ay muujin doonto. Naag wax baratay 📚💖💃
Показати все...
😁 3
7 Cashar oo Awood leh oo laga soo qaatay Buuga "The High 5 Habit : Noloshaada ku Xakameyso Hal Caado oo Fudud" oo uu qoray Mel Robbins. ✍ 1. Awoodda Dabaaldegga : Inta badan waxaynu hoos u dhignaa wax-qabadkeenna, laakiin u dabbaaldegga xitaa guulaha yaryar waxay saameyn weyn ku yeelan kartaa isku-kalsoonaanta iyo dhiirigelinta. 🥳 2. Dib-u-habaynta Nafta-Hadal Xun : Dhammaanteen waxaynu leenahay cod gudaha ah oo xasaasi ah, laakiin Caadada 5 Sare waxay ina baraysaa inaan ku beddelno codkaas mid naxarisi leh. Inaga oo sare u qaadayna nafteena xitaa marka aan khalad samayno, waxaan bilaabi karnaa in aan jebinno wareegga hadalka xun. 🔥 3. Dhisida Dhaqdhaqaaqa Waxqabadka : Caadada 5 Sare waxay nagu dhiirigelisaa inaan tallaabo qaadno, xitaa marka aan dareemeyno cabsi ama aan hubin. Marka aan qaadno tillaabada ugu horreysa, si kasta oo ay u yar tahay, waxaan bilaabi karnaa inaan dhisno dardar-gelin xagga yoolkeenna. 😃 4. Kobcinta mahadnaqa : Ku-dhaqanka sareynta naftaada waxay kaa caawin kartaa in aad diirada saarto dhinacyada wanaagsan ee nolosha oo aad qadariso waxa aad haysato. Tani waxay horseedi kartaa dareen weyn oo mahadnaq ah iyo ku qanacsanaan ah. 💯 5.  Xoojinta Sayniska Wanaagsan : Dhaqanka 5 Sare wuxuu ku salaysan yahay sayniska xoojinta togan. Marka aan u dabaaldegno guulaheena, waxaan sii deynaa dopamine, neurotransmitter oo naga dhiga mid wanaagsan. Xoojintan togan waxa ay naga caawin kartaa in aan sii dhiirano oo aan wadada ku socono. 😌 6. Qabashada cillad la'aanta : Badanaaba waxaynu ka celinaa nafteena inaan raacno yoolkeena sababtoo ah waxaan ka baqeynaa inaan sameyno khaladaad. Caadada 5 ee Sare waxay ina baraysaa in aan qaadanno cillad-darrada oo aan u aragno khaladaadka fursado aan wax ku baranno oo aan ku korayno. 🤝 7. Dhisidda Kalsoonida : Marka aan u dabaaldegno guulaheena, waxaan bilaabeynaa in aan aaminsanahay nafteena iyo awooddeena. Kalsoonida cusub ee aan helnay ayaa awood noo siin karta in aan ka gudubno caqabado waaweyn oo aan gaarno yoolalkeena. ⚡️
Показати все...
𝗙𝗮𝗿𝗶𝗶𝗻 [1] "Waa inaadan ilaawin wax walba oo aad maanta haysato inaad maalin ilahay waydiisan jirtay" ❤️🦋🤍
Показати все...
1
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.