CADOW TEACH
Відкрити в Telegram
HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
Показати більше3 288
Підписники
+124 години
-47 днів
-3630 день
Архів дописів
3 288
M.a waana dhaqaajiseen lkn 10 qof basaa naga dhiman hamabalyada cimaamada noogu tuura in.a goor dhow iyo muuqaal cusub
3 288
Jaale yaal 4k nagu cimaada caawa linkiga hoose noo share gareeya mahadsanidiin barito iyo muuqaal aan inaba caadi aheyn in.a
3 288
Awoowe si fudud lacag laguma helo wax leen qabow la yiraaahdana ma jiro ee fadhiga halaga kaco xirfadna hala barto
3 288
+1
Xirfadu waa muhiim diiwaangalinta yey idinka buuxsamin barito ayey ku egtahy what's app ka waa kan +2520617376335
3 288
Waqtiga diiwaangalinta way koobantahay course ka habeen danbe sabdiga toos ayuu u bilaabana hurdaayoy hurdada ka toos
3 288
Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?
Koorsadaan waa Taadi.
Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo Xirfada Graphic Design ka.
Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-
1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) SAMEYNTA BOORARKA GANACSIGA IWM
Iyo kuwakale oo Badan
Qiimaha Koorsadaan waa $5
Ka Faideyso Qiimo dhimis tii ugu Ugu Weyneed ee Aan Sameyney Weye
10arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.
Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta what's app ka +252617376335
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
