cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Balcad News

Kala soco warar sugan iyo Warbixino Xaqiiqda ku salaysan.

Більше
Рекламні дописи
1 123
Підписники
Немає даних24 години
+1177 днів
+31830 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم.
Показати все...
3
11:43
Відео недоступне
Dhageyso:Wareysi Aqoonyahan Maxamuud Ugaas Waa Ayo Mulkiilayaasha Dagaalka Ka Socda Soomaaliya?
Показати все...
Wareysi Aqoonyahan Maxamuud Ugaas.mp431.17 MB
07:46
Відео недоступне
Dhageyso:Wareysi Aqoonyan Maxamad Xasan Maxaa Ugu Wacan Jabka DF & Ciidamadeeda? (Dhageyso
Показати все...
Wareysi Aqoonyan Maxamad Xasan.mp423.70 MB
Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 15 05 2024.mp3100.24 MB
Repost from N/a
Фото недоступне
Caawa gabi ahaanba barnaamijka waxaan ku falanqeyn doonnaa halka uu ku dambeeyay dagaalkii uu Xasan Sheekh ku dhawaaqay oo ay kasoo wareegatay muddo laba sano oo buuxda. Barnaamijka ayaa dhinacyo kala duwan ka eegi doona dagaalka, natiijadiisa iyo loollanka ka dhaxeeyay DF iyo shisheeyaha oo dhinac ah iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Barnaamijka Dhuuxa wareysiyada waxaa ka qeybgali doona falanqeeyaal dalka iyo dibadda kala jooga, odayaal dhaqameedyo jooga degaanada ugu badan ee ay dagaaladu ka dhaceen iyo qaar kamid ah wariyaasha warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan
Показати все...
Barnaamijka Faafreebka Wararka 08-11-1445Hijri.
Показати все...
Faafreebka Wararka 08 Dulqacdah 1445H.MP358.88 MB
1
01:56
Відео недоступне
Dhageyso: Goosgoos ku saabsan Barnaamij gaar ah oo caawa 9:00 ka bixi doona idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, kaas oo looga hadli doono 2 sano kadib dib udoorashada Xasan Sheekh iyo Dagaalka uu ku iclaamiyay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Показати все...
Goosgoos Barnaamij Gaar ah.mp45.21 MB
2
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan caalamka gaar ahaan dunida Islaamka.
Показати все...
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida 15-05-2024.mp327.47 MB
2
Repost from Dhacdooyinka Dunida
Ugu danbayntii: Maanta oo la joogo 15 May 2024 waxaa jabay Colkii laba sano horarka ku ahaa shareecada Islaamka iyo ehelkeeda waxaana colka iyaga oo jabeen dib ugu laabteen magaalada Muqdisho iyaga oo aan xaqiijin wax yar uun ka mid ah ahdaaftooda oo ay ka mid ahaayeen inay dumiyaan Maxkamadaha islaamiga bal iskaba dhaaf inay duniyaanee iyaga ayaa xididdada loo laabay oo la jebiyay dibna loogu celiyay badankood Muqdisho. Waxaana la saadaalinayaa Ciyaarta ama Dagaalka Jihaadiyiinta AS ay wadaan weli inuu u yahay bilow halka cadawgoodana uu marayo heerkii u danbeeyey ee Quus iyo niyad jab iyo dhaqaale xumo ah. Kaliya waxa aan sugnaaba waa uun bixintaan Ciidamada Shisheeyaha ee ATMIS kuwaas oo la qorshaynayo inay wadanka iskaga cararan 31 December ee sanadkaan 2024, waxaana markaas la saadaalinayaa in isbadal dhanka maamulka ah uu ka dhici karo Soomaaliya maadaama Maleeshiyaadka Dowladda Federaalka ay jabeen kaliyana ay ku joogaan Muqdisho ciidamada Shisheeyaha.
Показати все...
👍 2 1
Repost from Dhacdooyinka Dunida
15 May 2022 laba sano ka hor maanta oo kale ayaa Xasan Sheekh Maxamuud waxaa loo doortay inuu noqdo Madaxweynaha Dowladda Federaalka. Waxaana durbabab Markii la doortay Masraxyada Warbaahinta la hor yimid isaga Qabqab ah inuu AS wadanka uga saarayo wax ka yar Muddo Laba Sano ah. Wixii ka danbeeyey hadalkaas uu XASAN Garguurte uu dagaalka ku iclaamiyay Waxaa dhanka kale Xarakada Alshabaab sheegtay in dhankoodana ay iska difaaci doonaan duulaan kasta oo ay kusoo qaadeen Askarta DF iyo Ciidamada Shisheeye. Waxaana durbaba Fagtii hore dagaalka Daahfureen Xarakada Alshabaab iyaga oo weeraro iskugu jira Qaraxyo iyi dagaallo toos ah kula wareegeen Gacan ku haynta Hotelka Xayaat oo kaabiga ku haaya Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho halkaas oo ay ku jireen madax iyo saraakiil ka tirsan DF. Inkabadan 3 maalin oo xiriir ah ayaa dagaal aan waxba la iskula reeban waxay Dagaalyahannada Inqimaaaiyiinta AS waxay kula jireen ciidamada kala jaanka ah ee DF. Intaas ka dib waxaa dagaalka kusoo faafay deegaannada dhaca waqooyiga Magaalada Muqdisho gaar ahaan Gobollada Dhexe iyo Gobolka Sh/Dhexe iyo Gobolka Hiiraan. Waxaana halkaas ka dhaceen mid ka mid ah dagaalladii ugu cuslaa uguna khasaaraha badnaa oo ay la kulmaan Askarta DF, iyada oo ay sii dheer tahay in dagaalladii ugu xooganaa halkaas ay ka Dhaceen lagu diley boqolaal Ka mid ah Saraakiishii sharwadayaasha ee hormuudka u ahaa dagaalka Ashahaado la dirirka ee Xasan Garguurte ku dhawaaqay. Dirir iyo dagaal aan waxba la iskula reeban oo galaafatay Nolosha Kumanaan Askar oo ka mid ah DF ayaa waxay ka Dhaceen Gobollada Dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Waxaana dagaalka dhabar jab wayn ku noqday dhammaan Madaxda Iyo Ciidamada DF. Waxaa dagaalka sidoo kale ay ku le'deen kumanaan kun ee Maleeshiyaadka Sida habqanka ah lagu soo geliyay dagaalka sida maleeshiyaatka Macwisleyda iyo Maleeshiyaatka DF hadii ay ahaan lahaayeen kuwii lagu soo tababaray Eritrea, Turkiga, Yugaandha, Itoobiya iyo Masar. Alshabaab oo ah koox Jihaadiyiin ah oo ka halgamaysa geeska Afrika iyaga oo waxbadan ku dhisanaya dagaalladii ay kula jireen Shisheeyaha 17kii sano ee lasoo dhaafay ayaa u suurta gashay inay jilbaha dhulka udhigaan Mooryaanta Diin La dirirka ee duulaanka ku qaadeen Qaybo ka mid ah deegaannada dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ee ay ka talinayaan Maamulka Islaamiga ah ee AS. Natiijada Dagaalka laba sano ka dib: Hadda oo xilligii la doortay Xasan Garguurte laga joogo muddo laba sano ah waxaa weli maamulka islaamiga ah ee Alshabaab maamulayaan inta badan badan deegaannadii ay dagaalladu saamdeyeen si gaar ah Gobollada Hiiraan, Galgaduud, Mudug iyo Sh/dhexe. Waxaana Daadka la raaciyay maleeshiyaatkii Xasan Garguurte kusoo siray dagaalka iyo kuwii Mooryaanta ahaa ee Macwisleyda loo yaqiinay, Alshabaab ayaa gacan adag ku qabteen dhegtana dhiigga u dareen madaxdii iyo Hogaamiyaashii ku lugta lahaa abaabulka Maleeshiyaadka Macawisleyda iyadoona dhulka lala simay Maleeshiyaadka DF Macawisleyda. Sidoo kale Alshabaab u suurta gashay in gacanta ay ku dhigaan Hubkii iyo gaadiidkii ugu badnaa abid. Waxaa sidoo kale AS fuliyeen Weeraro waa wayn oo ay kusoo afjareen saldhigyadii ugu waa waynaa ee Askarta Dowladda Federaalka iyo maleeshiyaatka Macawisleyda ku lahaayeen Deegaanno dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Waxaana idin soo gudbinayaa qaar ka mid ah Weeraradii ugu waa weynaa ee lagu soo afjaray Askarta DF iyo maleeshiyaatka Macawisleyda: - weerarkii Burdaar - weerarkii Yasooman - weerarkii Hilowla Gaab - Weeraradii Ruunirgood - weerarkii Ceelbacaad - weeraradii Daarun-Nicma - weerarkii Galcad - weeraradii Masagawaa - weerarkii Cawsweyne - weerarkii Janaayo Cabdalle - weerarkii Sabiid iyo Awdheegle - weeraradii Qaayib - weerarkii Gaadaay - weerarkii Camaara - Weeraradii Caad Iyo weeraro kale oo aad ubadan kuwaas oo aan halkaan kusoo koobi karin.
Показати все...
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.