cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Imaan Gacamey

Більше
Рекламні дописи
2 946
Підписники
-1224 години
-647 днів
-530 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступне
Waxaa hawada dib ugusoo laabtey chennelkii weynaa ee XAQIIQO MEDIA,oo aad kaheli jirteen wararka,Muuqaalada,warbixinada,iyo sawirada. ⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️ ⬇️ https://t.me/Ceeldheer11
Показати все...
👍 2 2
Repost from N/a
Фото недоступне
#وكالة_شهادة: ردود وتعليقات بين مرحبة ومثنية وقلقة ومحذرة على إصدار “كيف يطيب القعود؟” لحركة الشباب المجاهدين https://shahadaagency.com/?p=20174
Показати все...
3🥰 2
Фото недоступне
Xog ku saabsan ciidamada Itoobiya ee saaka qabsaday degmada Matabaan Garoore. Xalay saqdii dhexe kumanaan katirsan ciidanka Xabashida Itoobiya oo maalmahan kusoo qulqulayay gobolka Hiiraan ayaa gaaray duleedka degmada Matabaan Garoore oo dhacda halka ay iska galaan gobollada Galguduud iyo Hiiraan. Ciidamada ayaa maanta barqadii gudaha ugalay degmada waxayna lawareegeen koontaroolka magaalada laga galo ee dhanka Hiiraan kadibna waxay usii dhaadhaceen gudaha magaalada. Qof maqaaxi ku leh Matabaan ayaa iisheegay in saraakiil katirsan ciidanka Xabashida oo Af soomaali ku hadlayay ay ku yiraahdeen "waxaan usoconaa Ceelbuur illaan iyo Hobyo"!. askar kale oo iyana difaac ka galay agagaarka Koontaroolka Matabaan ayaa usheegay dad lahadlay in aysan sheegi karin halka ay ku wajahanyihiin. Saacado kadib waxay uyeereen maamulka Matabaan ugu magacaaban maamulka Hirshabelle waxayna usheegeen in ay u yimideen ladagaallanka Al Shabaab.
Показати все...
3
ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in ciidamada Xabashida ay dib ugu laabteen wadada laamiga ah ayna caawa maqribkii ku dhowaayeen tuulada Bacda kolkaas oo lakala ogaan doono in ay dib ugu laabanayaan Feerfeer iyo in ay uleexanayaan dhanka wadada aadda Maxaas. Dad ku sugan Tuulada Beergadiid ayaa lagasoo wariyay in ciidamada Xabashida ee iyagoo habqan ah maalmahan wadada laamiga ah ku socdaalayay ay wataan 16 gaari oo nuuca xamuulka ah islamarkaana tiradoodu ay udhaxayso 2500 illaa 3500 oo askari. illaa iyo hadda lama oga ujeedkooda waxaase xusid mudan in Xabashidu ay dhaq dhaqaaqa ciidankeeda sare uqaadday tan iyo markii uu lataliyaha Xasan Sheekh isbuuc ka hor sheegay in Itoobiyaanka ay ka saari doonaan Soomaaliya marka lagaaro December 2024 taas bedelkeed ayay Xabashidu umuuqdaan kuwa ku taxadinaya Xasan Gurguurte oo madax ka ah xukuumad daciif ah taas oo ku tiirsan shisheeyaha dalka kusoo duulay
Показати все...
👍 6
- War walaal maxaad jihaadka u aadi wayday? - War niyohow waan jeclahay in aan Alle dartii u jihaado, shakina iigama jiro sharciyadda jihaadka ka socda dalkeena Laakiin.. waxaa aan rabaa inta aanan jihaadka aadin in aan guursado, ka gadaal marka aan reer dhistana aan aado furimaha ciziga. - Adna maxaa ku haysto oo aad u fadhidaa? - War saaxiib aad baan u jeclahay jihaadka. Marka aan arko halyeeyada mujaahidiinta ah oo tababaranaya ama aan daawado weerrarada barakaysan ee ay ku afjarayaan mooryaanta iyo gaalada saliibiyiinta ah dhiigga ayaa i kaca oo waxaan isku canaantaa in aan weli fadhiyo, mar uun in aan baxana waan jeclahay hase'ahaatee waxaa ii jooga waalid aanan ka tagin karin oo haddii aan dhaqaaqo cid u shaqaynaysaa aysan jirin. -War haye adna? - Anugu dadkaan ayaan kala simanahay jacaylka jihaadka iyo rabitaanka in aan baxo, balse waxa aan joogaa goob ganacsi oo aana haynin cid kale oo aan ku aammino oo kala wadi karta gadaashay. Sidaas awgeed waan jaclaan lahaa in aan haddaba baxo laakiin ma bixi karo ilaa aan ka helo cid aan kaga tago gacansigaan ama inta uu ka sal dhiganayo. - Haye waa markaaga ee maxaad weli u fadhidaa? - Niyohow waan ku hamminayaa in aan mar uun Alle dartii u hijroodo laakiin waxaa ii diidaya in aan hadda baxo ayaa ah carruur yaryar oo hadda korriin ku jira cid aan aniga ahayn oo u shaqaysa ama aan kaga tagi karaana ma jirto, sidaas darteedna suura gal iima ahan in aan baxo, waxaanse walaalahayga ku garab istaagayaa ducada uun. - Haddaba ma og tihiin in Alle (swt) uu Qur'aankiisa ku yiri: 《 قُلْ إِن كَانَ ءَابَآؤُكُمْ وَأَبْنَآؤُكُمْ وَإِخْوَٰنُكُمْ وَأَزْوَٰجُكُمْ وَعَشِيرَتُكُمْ وَأَمْوَٰلٌ ٱقْتَرَفْتُمُوهَا وَتِجَٰرَةٌ تَخْشَوْنَ كَسَادَهَا وَمَسَٰكِنُ تَرْضَوْنَهَآ أَحَبَّ إِلَيْكُم مِّنَ ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ وَجِهَادٍۢ فِى سَبِيلِهِۦ فَتَرَبَّصُواْ حَتَّىٰ يَأْتِىَ ٱللَّهُ بِأَمْرِهِۦ ۗ وَٱللَّهُ لَا يَهْدِى ٱلْقَوْمَ ٱلْفَٰسِقِين 》 ________ Walaal waxaad maanka ku haysaa xaqiiqo ah in qof walba oo inaga mid ah ay haystaan duruufo u gaar ah iyo caqabado u gooni ah oo uusan jirin qof baraare isaga jira wax walbana ay u dhammaystiran yihiin, dhammaan walaalaha jihaadaya ee doortay nolasha ciziguna ay iska xooreen danihii iyo duruufihii ku xajinaysay in ay sii fadhiyaan, oo ay qaateen uun go'aan ah in wax walba ay ka hormariyaan amarka Allaha ay libinta adduunyo iyo badbaadada aakhirba gacantiisa ku jiraan. Waxaa uu Alle go'aankii ay qaateen iyo adduunkii ay isaga jeesteen awgii ku abaalmariyey nolol barwaaqo ah karaamana ku dheehan tahay, waxaa uuna ugu nimceeyey janno adduun. Adna waxa aad jihaadka uga fadhidaa cabsi aad u cabsanayso adduunkaaga, sidaa oo ay tahayna wax kuu hagaagaya ama isugu kaa aadayaa ma jiraan, si kasta oo ad yeesho iyo wakhti kasta oo lagu siiyo. عن أنس رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وسلم قال:" من كانت الآخرة همه جعل الله غناه في قلبه وجمع له شمله وأتته الدنيا وهي راغمة، ومن كانت الدنيا همه جعل الله فقره بين عينيه وفرق عليه شمله، ولم يأته من الدنيا إلا ما قدر له". Walaal waxaad ogaataa in nolosha adduunyo aysan nusqaan ka dhammaan mar walbana ay wax uun dhimmanaanayaan ama hallaysnaanayaan, waxa isbeddelka keena ee guusha iyo barwaaqada soo hooyaana ay yihiin keliya go'aanka adag ee ee duruufaha u bareera iyo samirka. Noloshaadu waxa ay ku xiran tahay go'aankaaga ee kuma xirna waxa aad haysato ama aadan haysan. Walaal, isaga xuub siibo adduunkaan oo Allaha ku abuurtay noloshaada iyo maasiirkaagana gacanta ku haya dantii u hijrood, si aad ugu noolaato nolosha aad adigu qanacsan tahay ee la jaanqaadaysa caqiidadaada iyo mabaa'di'daada, waayo taas ayaaba guul kuugu filan inta aan meel kale la gaarin. Meel iska dhig raadinta qanaacada dadka kale iyo danaynta waxa ay kaa oranayaan, waayo keligaa baa lagu abuuray, keligaa baana qabriga lagu geynayaa, aakhirana waxaad lagu soo saarayaa keligaa oo sita camalkaagii oo qura.
Показати все...
👍 7 2
Kuuma sharraxayo fadliga hijrada iyo jihaadka, darajada Alle u gooni yeelay shahiidka iyo waasacnimada nolosha mujaahidka inta u nool yahay iyo sacaadadiisa, oo waxaan rejeynayaa in aad ka dheregsan tahay aayadaha Qur'aaniga ah iyo axaadiista Alle mujaahidiinta dariiqiisa ugu ballan qaaday mujaahidiinta dariiqiisa farxadda joogtada ah, ajarka, guusha iyo darajooyinka ugu sarreeya jannooyinkiisa, balse waxaan kuugu koobayaa: asbaabo iska sahlan iyo sawirro cabsi cabsi ah oo uu shaydaanku maskaxda ku sawiraa yaysan ku seejin daartii jannaad iyo Xuurul Caynteedii, iyo liibaan aan dhammaan oo ay ka mid tahay aragtida Boqorka ku abuurtay - kor ahaaye. W/Q Ibrahiim Gama'diid
Показати все...
8
Dowladda Federaalka oo sheegtay in aysan la wareegi karin amniga Soomaaliya [Warbixin]. https://somalimemo24.co/articles/19816/Dowladda-Federaalka-oo-sheegtay-in-aysan-la-wareegi-karin-amniga-Soomaaliya-Warbixin
Показати все...
Dowladda Federaalka oo sheegtay in aysan la wareegi karin amniga Soomaaliya [Warbixin].

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladaha shisheeye ee maalgeliya duullaanka ay ciidamada Afrikaanta kusoo qaadeen Soomaaliya ayaa ka walaacsan in dalku ugacan galo Shabaabul Mujaahidiin.

👍 5
Показати все...

👍 4
Показати все...
Показати все...

Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.