cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

‎تعرف على كتب الشافعي

مكتبة الشافعي

Більше
Рекламні дописи
221
Підписники
Немає даних24 години
Немає даних7 днів
Немає даних30 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

ضوء المصابيح.pdf9.53 MB
Фото недоступнеДивитись в Telegram
ضوء المصابيح في صلاة التراويج علي بن عبد الكافي أبو الحسن السّبكي [رسالة] #مؤلفات_شافعية #الفقه t.me/Shkutub
Показати все...
*Jadwal fiican oo aad raaci kartid Ramdanka kuna anfici doona.* 1: xilli hore seexo habenkasta 10pm 2: waxaad soo kacdaa 3am 3: salatul laylka ama tajidka tuko 3:30am ilaa 4:15am 4: 10 ayadood oo quraanka kamid ah macnahooda baro ugu yaraan 20 daqiiqo, 4:15am ilaa 4:35am ducayso ilaa 10 daqiiqo oo illhay waxaad rabtid weydiiso 4:35am ilaa 4:45 5: suxuuro 4:45 am ilaa fajriga inta udhaxaysa. 6: markaat saxuurta cuntid kadib isku diyaari salaada subax 7: salaada subax xiligeeda tuko. 8: waxaad aqrisataa adkaarta subaxa ilaa 6am 9: naso ilaa 7am kadibna isku diyaari malintaada xigta 10: tuko saalatu duxaa ugu yaraan 4 rakcadood 9:00am ilaa 11:30 am 11:markasta quraanka dhagyso 12: salaada duhur xiligeeda tuko ducaysana ugu yaraan 20 daqiiqo. 13: salaada casar xiligeeda tuko adkaartana akhri iyo quraanka. 14: ku afur markay qoraxdu dhacdo waxaad haysatid kadibna ducayso oo illahy waydiiso wax walba oo aad rabtid intaadan afurin kahor 15: tuko cishaha wakhtigiisa sidoo kalena tuko taraawiixda ilaa 9:00pm 16: taraawiixda kadib 5 daqiiqo waxaad ka fakartaa malintaadu sidey ahayd iyo waxa kuu qabsoomay nafsadaadana waydii suaalahan. Maxaan sameeyey ? Maxaa isbadal iiga baahan? Maxaan joojiyaa? Iyo maxaan bilaabaa?. Intaa kadib badi sadaqada oo caawi dadka baahan Illhay waxaan ka baryeynaa Ramadanka inuu cafimaad nagu gaarsiiyo. □ habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood Salaada subax kadib :4bog Salaada duhur kadib : 4bog Salaada casar kadib : 4bog Salaada maqrib kadib :4 bog Salaada cishe kadib : 4bog □Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari Salaada subax 8bog Salaada duhur 8bog Salaada casar 8bog Salaada maqrib 8bog Salaada cishe 8 bog □Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood Salaada subax 10 bog Salaada duhur 10 bog Salaada casar 10bog Salaada maqrib 10 bog Salaada cishe 10 bog □Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood Salada subax 12 bog Salaada duhur 12 bog Salaada casar 12 bog Salaada maqrib 12 bog Salaada cishe 12 bog □Qaybataan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood Salaada subax 20 bog Salaada duhur 20bog Salaada casar 20 bog Salaada maqrib 20 bog Salaada cishe 20 bog Fadlan ku faafi groupyada iyo dadka aad taqaanid sababtoo ah ma ogid ajarka aad kaheli kartid meqo qof ayaa raacaysa taladan aad share gareysey. quraankana dhamaynaysa. Zuhaip
Показати все...
الدر المنتثر في رجال القرن الثاني عشر و الثالث عشر - علي علاء الدين الالوسي
Показати все...
الدر_المنتثر_في_رجال_القرن_الثاني_عشر_و_الثالث_عشر_علي_علاء_الدين.pdf4.50 MB
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Фото недоступнеДивитись в Telegram
تجريد أسماء الصحابة - الذهبي - ط. البر https://archive.org/details/tasahaba
Показати все...
قواعد التصوف و شواهد التعرف - احمد زروق الفاسي - ط. الضياء
Показати все...
قواعد_التصوف_و_شواهد_التعرف_احمد_زروق_الفاسي_ط_الضياء.pdf6.92 MB
Фото недоступнеДивитись в Telegram
الأسماء و الصفات - البيهقي - ط. التقوى https://archive.org/details/aswsifate
Показати все...
إرشاد المحتاج .pdf4.13 MB
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.