cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Munasar Maxamed

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden .

Більше
Рекламні дописи
415 551
Підписники
+67024 години
+6 6387 днів
+26 96630 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Keysaney ayuu ku dhacey Lkn ma qarxin .
Показати все...
👍 74😭 44🤔 8🔥 5👏 5😁 5🥰 4🙊 4 2👻 1
Degdeg:- Hoobiye ayaa ku dhacey guriga RW hore Cali Maxamed Geedi . Illaa & hadda waxyeelo lama warin.
Показати все...
👍 117😭 109😢 20😁 18💔 17 12🤷‍♂ 7🔥 5🕊 4🤣 4😐 4
Degdeg:- Dhawaqa labo jug oo isku xigta Ok Xamar laga maqley . Dadka ayaa sheegaya in dhawaqu uu aad u xooganaa. Ma maqasheen ? Xogta sugan Waan soo ogaaneyna IA .
Показати все...
👍 201😭 121😱 31😁 16😐 13🕊 8 4🤣 1
Degdeg:- Agagaarka Shaleemo Alnasri Digfeer waxaa hadda yaalla gaari qarax looga shakiyay . Iska jir aagaas haddii aad u socoto .
Показати все...
👍 226😢 70😱 27 18😁 18👏 9👎 7🔥 6🙈 6
Isha ayaa ka dhacdey, dhaawac culusna waa uu soo gaarey Abdisalaan Cadaawe oo katirsana maamulka shirkada Beco ee D/Kaxda . Waxaa la qaraxdey mooto Feykon uu watey waxaana la sheegay in mootada loogu soo xirey walxa qarxa.
Показати все...
😭 682👍 95😢 75 34😁 15🙏 11😨 11🥰 8🤔 7🔥 6🕊 6
Waxaa la baafinay Wiilkaan yar ee aad ujeedaa oo magaciisu yahay Maxamed Asad Maxamed Waxa uu kasoo lumay degmada Kaaraan Gaar ahaan Xaafadda Siisii maanta ayuu soo lumay. Cid alaala Cidii aragta waxaa si Naxariis leh looga Codsanayaa inay ku Hagaajiyaan Numberadan 0611006371 ama 0614140666
Показати все...
👍 81😢 32 10❤‍🔥 3🎃 3👨‍💻 1
Xildhibaan Macalimuu " Madaxweyne qoyskiisa quudinaya, Qabriyadiina faaganaya waa ceeb| Macalimuu oo si adag u wareerarey Xasan Sheikh (Wareysi ). https://www.facebook.com/share/v/d155yN2RVVj4ZnrR/?mibextid=WC7FNe Sii gudbi.
Показати все...
👍 127😭 41 22🤣 15👎 11💔 9😢 5👏 4😁 4🕊 3🥰 2
Sawirka mootada qaraxdey .
Показати все...
😢 179👍 117🤣 43😭 36 22🤷‍♂ 14🤔 9😁 8🕊 5👏 4🏆 2
Degdeg:- Mooto Feykon oo uu saarna darawalkii wadey ayaa ku qaraxdey Isgoyska Xoosh . Lama oga in qarax loogu xirey uu yahay ama in uuba isagu watey oo ay la kacdey.
Показати все...
😢 96👍 42 4🔥 4👏 4😁 3👎 2
Iskuul Boliisiyo markii horeba sax kuma aheyn in dadka lagu tookto oo meel la degen yahay , galabkiina kubad lagu ciyaaro in toogasho ka dhacdo sax ma aheyn. Balse in qabuuraha la damco oo ganacsato manaxayaal ah ay isku dayaan in meytida laga soo saaro qabriga si ay iyaga u dhistaan waxay fadeexo ku tahay Dowlada MW Xasan Sheikh. Dalkii wuxuu noqdey mid adigoo noolna aadan ku baxsaneynin adigoo dhinteyna lafahaaga laga soo saarayo qabriga. Maxaa kula talin lahayd MW Xasan ? Ma laga yaaba in waxaan oo dhan ay ogaal la’aantiisa dad kale sameeynayaan?
Показати все...
👍 359😭 157🤣 49🤬 41😡 39😢 26💔 26🔥 15😎 15👏 14😱 14