cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

QALBI DHAYE

𝗞𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮 𝗫𝗶𝗴𝗺𝗮𝗱𝗼 𝗗𝗵𝗶𝗿𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗡𝗶𝘆𝗮𝗱 𝗱𝗵𝗶𝘀 𝗝𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹 𝗺𝗮𝗿 𝗺𝗮𝗿 𝗦𝘂'𝗮𝗹𝗼 𝗱𝗶𝗶𝗻𝗶 𝗮𝗵 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 👇👇❤️❣️ https://t.me/qalbi_dhaye1

Більше
Фінляндія755Мова не вказанаОсвіта17 794
Рекламні дописи
8 822
Підписники
+1424 години
+1047 днів
+62930 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Ha luminin nolosha aan dhamaad ka lahayn adoo ku dadaalaya mid dhamanaysa
Показати все...
👍 5😢 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
U halgan riyadaada oo ha u fiirsan qof kasta oo  dhayalsada, kartidada waayo kuwa maanta ku majaajiloonaya barrito way kuu sacabtumi doonaan guushada kadib
Показати все...
👏 5
https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Показати все...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

Repost from N/a
Фото недоступнеДивитись в Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Показати все...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Фото недоступнеДивитись в Telegram
is danayn la aantuna  aan is dayno weeyaane🫷 Ruuxaan ku doonayn waligaa ha daba  galin🤌🌱
Показати все...
💯 4💔 3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
💬 https://t.me/qalbi_dhaye1 waxay ugu hambaliyaynaysaa dhamaan Asxbta  nagu xidhan iyo Ummada Soomaaliyeed, Munaasibda Ciidu Al Adha, waxaan idin leenahay caafimaad ku ciida, nabad ku ciida, ilaahay waxaan idin kaga baryaynaa inuu idin ka aqbalo cibaadadii Acmaashii  aad Soo gudateen, iyo in rabi idin ku daro kumanaanka kun ee naarta laga xoreeyo. Ee loo danbi dhaafo asxaabta sharafta leh waxaan idin leenahay Markale Ciid Muubarak,
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
💬 waxay ugu hambaliyaynaysaa dhamaan Asxbta  nagu xidhan iyo Ummada Soomaaliyeed, Munaasibda Ciidu Al Adha, waxaan idin leenahay caafimaad ku ciida, nabad ku ciida, ilaahay waxaan idin kaga baryaynaa inuu idin ka aqbalo cibaadadii Acmaashii  aad Soo gudateen, iyo in rabi idin ku daro kumanaanka kun ee naarta laga xoreeyo. Ee loo danbi dhaafo asxaabta sharafta leh waxaan idin leenahay Markale Ciid Muubarak,
Показати все...
Barnaamijka qormo Qormadii 22 aad (Mahadnaqa alle) Horta cida ugu horaysa ee mudan in mar walba loo mahad naqo waa alle wayne kii ku jirsiiyay adoon jirin Kii kuu dhigay qaabkan san kii ku barbaariyay ee heerkaan kusoo gaadhsiiyay maanta aad joogto ka xubnahan quruxda badan eed ku xaragooto marna ku wax ku qabsato ku siiyay Mahadnaqu waa dabarka nicmada wixii lagu siiyay hadaad ku mahad naqdo way kuu barakoobi oo way kuu balaadhan wanay kuu joogi doontaa ilaa intuu alle doono Lkn wixii aan lagu mahad naqin wuu suulaa ycnii wuu baaba'aa  barakana ma yeesho Bini aadamku waxay ku siiyaan way kuugu galad sheegtaan oo mar walba waxay ku odhan waanigii barigii waxaas ku siiyay hadaanad uga abaal gudina way kuu xanaqaan illhay ayaa tusaalaha sare iska leh🌸 fiiri wll  korantada guryaheena ku xidhan bil walba lacag ayaa laynaga xisaabiyaa  hadaanad bixina waa lagaa goosan laydhka Bal ka wrn rabbi (swt) lugaa   gacmaha indhaha sanka aad ka neefsanayso caloosha cuntada aad ku qaadato 30 sano 40 sano 50 sano 60 sano 70 sano 80 sano  kuugu shaqaynayay bilaa lacag.bal alle ayaan kugu dhaarshee   ma waxaad awoodi waysay kaliya inaad dhahdo alxamdullhi Yaa rabbi  allow waad ku mahadsanthy nicmooyinkaaga aad igu manaysatay Nabi muhamed ﷺ Alle wuxu amray inuu ku shukriyo ama ku mahad naqo nicmadiisa Wuxuuna idhi  alle 👇 وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ Nabi nuuxna cs alle wuxu iri wuxuu ahaa adoon mahad naqa Xadiis kale rasuulku ﷺ wuxu iri (التحدُّث بنعمة الله شكر، وتركها كفر، ومن لا يشكر القليل لا يشكر الكثير، ومن لا يشكر الناس لا يشكر الله) 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐧𝐢𝐜𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐚𝐦𝐚 𝐬𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐬𝐡𝐮𝐤𝐫𝐢𝐝𝐚𝐲, 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐠𝐭𝐨 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐥𝐧𝐢𝐦𝐨, 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐲𝐚𝐫 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐮𝐠𝐮 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐢𝐧 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧𝐧𝐚 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐢𝐲𝐨, 𝐬𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐮 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐧𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐮𝐦𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐲𝐨 Xadiis kale oo anas warinayo rasuulku ﷺ wuxu iri 👇 قال رسول الله ﷺ: (إن الله ليرضى عن العبد أن يأكل الأَكْلَة فيحمده عليها، أو يشرب الشَّربة فيحمده عليها Alle wuxu ka raali noqdaa adoonka markuu cunto cuno ku mahad naqa ama markuu wax cabo ku mahad naqa Walaalayaal waxaan naftayda iyo naftiinaba kula dar daarmayaa inaynaan marnaba ilaawin mahadcelinta rabbigeen WQ #FARDAWSA✍
Показати все...
👍 3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Rajadu waa shumac ifaya oo ku dhax jira qof kasta oo bini’aadan ah waana fariin rajo galinaysa qalbiga, nafta iyo maskaxda taas oo inagu soo dhawaynaysa in aynu ku niyad samaano in mustaqbalku ka qurux badan  yahay maanta insha’allah.
Показати все...
👍 3 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Shalay wax ka baro, maanta u noolow, barrina rajee, oo waligaa wax weydiista.
Показати все...
👍 6 3