cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Zakariye Timacadde

Halkan waa keyga saxda ah ka mid noqo saaxibada ku xiran Mahadsanidiin.

Більше
Рекламні дописи
116 800
Підписники
+11824 години
+2 2507 днів
+10 65630 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Caawiya fadlan fadlan
Показати все...
👍 53😢 22 5
TALISKA CIIDANKA BOLIISKA SOOMALAIYEED OO GACANTA KUSOO DHIGEY GACAN KU DHIIGLE DIL U GEYSTEY XAASKIISA HORE OO U DHASHEY 3 WIIL Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir ayaa gacanka kudhigey maantey oo ay tahay 03-05-2024 abaaro 1410hrs eedeyasane gacan ku dhiigle MAXAMED ISMAACIIL MAAME INA FAADUMO SHEEKH AXMAD 44 jir ah ku dhashey degmada waaberi kaas oo dil bareer ah u geystey xaaskiisa hore MARXUUMAD XABIIBO XUSEEN CABDULAAHI INA MARYAN CALI BILAAL 34 jir ah taas oo hooyo u ah caruur tiradooda gaareysa 3 wiil oo uu dhalay gacan ku dhiiglaha falkaan dilka ah waxaa loo adeegsadey toorey uu wadtey eedeysanahay wuxuu ka dhacay deegaan garasbaalay waaxda 2.aad dhinaca xoosh Ciidanka Boliisku waxay gacanta ku soo dhigeen gacan ku dhiiglaha oo asagana dhaawac isku geystey waxaana dhaawaciisa lagu daweynayaa isbitaalka Boliiska ee Madiina waxaana sida ugu dhaqsida badan la hor geyn donaan maxkamada cadaalada
Показати все...
👍 152😢 51 17😱 8🤬 4👎 3😁 3 1🥰 1🕊 1
TALISKA CIIDANKA BOLIISKA SOOMAALIYEED OO GACANTA KUSOO DHIGEY EEDAYSANAYAAL KU EEDEYSAN DIL AY U GEYSTEEN MUWAADIN SOOMAALIYEED Ciidanka Qeybta Guud ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay Edeysanayaal horay dil ugu geystay Marxuum CABDULLAHI CABDI ISAAQ oo 18 jir Arday ahaa Kuwaas oo in mudda ah lagu Raad-Joogay. Eedeeysanayaasha ayaa ka koobnaa illaa Saddax xubnood oo kala ah. 1- CABDI AXMED CADOW ( MALEESHIYA. 2- AXMED MAXAMED RAAGE (QATAATOW) ASKARI XDS 3- FARXAAN AADAN NUUR
Показати все...
👍 107 7🔥 6🥰 4👎 1
Aadan Nuurow Maamud oo 63 jir ah ayaa lagu toogtay Xudur waana Nin Oday ah oo reer Mii ahaa . Askari ka tirsan ciidmada dowlada ayaa madax ka toogtay kadibna waa uu baxsaday Askariga . 63 jir Ninkii dilay Yuu dhaafa?
Показати все...
😭 150👍 59😢 20🤬 16 15😁 3🕊 3 2
Xaaalka ma sahlana toos ayaa la isku tooganaaaaaaa
Показати все...
🤔 59👍 47😭 16 12😁 7🥴 5🔥 4👏 2🥰 1
Beeco baaburkooda oo qarax lagu weeraray gudaha ceelasha biyaha
Показати все...
😢 94👍 40😁 24🔥 8 7👏 4🐳 4🥰 2😭 2 1
Mala socotaan Shekadan ? Nin Xaaskiisa Faraha Ka Jaray……………… Dalka Nigeria Ninkaan ayaa xaaskiisa Gacanta Ka Jaray Kadib Markii ay Ka Xaday Lacag lagu sheegay $3000 " Maxa sameyn laheyd Hadii aad ahaan laheyd Xaaska Faraha laga karay Mala sii joogi laheyd mise wa ka tagi laheyd ?
Показати все...
😁 149👍 123😢 31 28🤣 24🤬 14😱 9👏 7🍾 7🎉 4🔥 3
Jazeera iyo qaraxyada sawiradii ugu joreeyay oo aan ka helay hadda
Показати все...
😭 82👍 56 15👎 6😢 6😱 5👏 1
Qaraxyada way sii badanayan waayahan Maxaa qaldan ?
Показати все...
😢 41😭 23👍 21😁 3
Fadlan caawiya qoyskan wiilkooda la raadiya Mahadsanid
Показати все...
👍 66😭 11 5 1😁 1