cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Xikmad iyo Sheeko

Hoyga Xikmadaha, Sheekada, Murtida iyo Oraahyada..

Більше
Фінляндія228Мова не вказанаОсвіта6 376
Рекламні дописи
24 698
Підписники
-1524 години
-567 днів
-33530 днів
Час активного постингу

Триває завантаження даних...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Аналітика публікацій
ДописиПерегляди
Поширення
Динаміка переглядів
01
https://vm.tiktok.com/ZMr2tHhXV/
7552Loading...
02
Adiga kaliya ayaa ka dhiman in uu 1000 xiro
5800Loading...
03
sheekoshidan12
5850Loading...
04
Waaya aragnimo
8521Loading...
05
Buugtaan waxaa qoray Qoraa Cabdiraxmaan cali maxamed oo Facebook ku isticmaala bartaan https://www.facebook.com/abduraxman.rafiiqi?mibextid=ZbWKwL Fadlan booqo bartiisa Facebook...
9730Loading...
06
Ciid wanaagsan...
9350Loading...
07
Karti
1 1710Loading...
08
0612125533 Saliiddaas halla dalbado... oo 1000 dalab halla gaarsiiyo ciidda ka hor😄😄😄🙈
1 1460Loading...
09
Cilmi walba iyo halkad ka baran lahayd Youtube ku waa deegaan iyo dugsi aad u wayn dadka isticmaala boqolkiiba 1% wax kayar aya yaqana sida loga faa’iidaysto iyo channels ka lagu xidhnaado article kan aan idin kula wadaago toban channel oo waxtar badan leh iyo cilmiyaday ku fiicanyihiin [1] Andrew Huberman: channel kan waxa lagu bartaa waxwalba oo ku saabsan caafimaadka iyo jidhdhiska mawduucyada uu ka hadlo waxa kamida caafimadka maskaxda,miisaan iska dhimista, jidhdhiska,nafaqada(nutrition) iyo wixi hoostagaba wakan youtube link-giisu: https://www.youtube.com/@hubermanlab/ [2] FreeCodeCamp waa goob lagu barto waxwalba oo ku saabsan programming ka, mawduucyada uu sida gaarka ah ugu takhakhusey eed kahelayso waxa kamida c/c++,front-end web development,deep learning, data analysis iyo qatar kalo badan halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@freecodecamp/ [3] Matt Wolfe waa goob aad kala soconayso waxwalba oo khuseeya Artificial intelligence sida wararka,tools ka cusub,sida content lo diyaariyo adoo Ai isticmaalaya iyo dhamman farsamooyinka iyo waxwalba ood uga baahantahay inad ka ogaato Ai, halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@mreflow/ [4] MIT OpenCourseWare waa channel aad ka helayso courses iyo cashiro ay diyaariyeen jamacadaha ugu tayada badan calamku mawduucyada uu sida gaarka ah diirada u saaro waxa kamida xisaabta,physics chemistryga, Ai iyo wixi lamida halkan ayad kaga xidhnan kartaa: https://www.youtube.com/@mitocw/ [5] Crash Course channel kan inta badan waxa ku jira courses muhiim ah badankooduna anfacayaan ardayda natural sceince ga barata mawduucyada uu xooga saaro waxa kamida ah biology,cilmiga dhirta(botony),cilmiga deegaanka(Environmental science),tamarta iyo cimilada (weather and energy iyo wixi lamida halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@crashcourse/ [6] Trevor Jones channel kan isaga waxad ka baran kartaa waxwalba oo khuseeya video editing ka iyo wax so gudbinta(video editing and content creation) halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@TrevorJonescreator/ [7] No Code MBA channel kan waxad ka baran sida adoon code qorin oo isticmaalaya tools kala duwan loo sameeyo websites ka iyo applications kaba mawduucyada iyo tools ka uu dhigo waxa kamid ah carrd,webflow,bubble,softr iyo wixi la mida halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@nocodemba/ [8] Design with Canva channelkan waxad ka baran oo takhakhuskiisu yahay software ka canva iyo sidad graphic designer tool kas isticmaala u noqon lahayd wuxu ku bari sida la isugu isticmaalo ChatGPT iyo canva adna uso saari lahayd designs micno sameeya halkan ayad kaga xidhmi kartaa: https://www.youtube.com/@TeamRonDi/ [9] Flux Academy channel kan waxad isaga kabaran waxwalba oo khuseeya web design sida wordpress,qiimaynta websites ka dadku so dhiseen(portfolio review) iyo khibrada sida xirfadan logu shaqeeyo ah(studio experiance) halkan ayad kaga xidhmi karta: https://www.youtube.com/@FluxAcademy/ [10]vanessa lau Madashan waxad ka baran waxwalba oo khuseeya sidad baraha bulshada magac iyo saamayn ba uga samayn lahayd sido kale hadii aad ganacsade tahay aad u korin lahayd ciwaanadada baraha bulshada halkan ayadna kaga xidhmi karta: https://www.youtube.com/@VanessaLau/ Mohamed Sharif Muktar
1 3460Loading...
10
Media files
9860Loading...
11
Waxaan arkay inta aan ku guda jiray tababarradayda iyo safarradeyda dalalka kala duwan, in dadka ay u qaybsamaan lix nooc: 𝐊𝐚𝐧 𝐊𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝. Nooc nolosha ku noolaada oo aan garanayn waxa uu doonayo, mana yaqaan yoolasha uu gaari karo. Yoolkiisu waa in uu helo cunto iyo cabitaan ku filan . Laakiin haddana marna kama daalo cabashada duruufaha nololeed ee adag. 𝐊𝐚𝐧 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝. Nooc garanaya waxa uu doonayo, laakiin ma garanayo sida uu u gaadho, wuxuuna sugayaa qof u tilmaama oo gacanta ka qabta, noocan dadka ka midka ah ayaa ka dhib badan nooca koowaad. 𝐊𝐚𝐧 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝. Nooc garanaya yoolkiisa iyo sida uu u gaari karo, laakiin ma aaminsana awoodiisa, wuxuuna bilaabaa tallaabooyin uu ku gaaro hadaf ama wax, laakiin ma dhammaystiro. wuxuu iibsadaa buug laakiin ma akhriyo ... sidaas ayuuna marwalba iska ahaadaa, ma billaabo tallaabooyinka guusha, haddii uu bilaabo wuu joojiyaa. Noocan ayaa ka dhib badan labada nooc ee hore. 𝐊𝐚𝐧 𝐀𝐟fa𝐫𝐚𝐚𝐝. Wuxuu garanayaa waxa uu doonayo, wuxuuna garanayaa sida uu u gaadho, wuxuuna ku kalsoon yahay awoodiisa, laakiin waxaa saameyn ku yeeshaa dadka kale, markasta oo uu wax qabsado wuxuu maqlaa cid u sheegta “Hanaankan faa'iido ma leh leh, waxaad u baahan tahay inaad waxan si kale u sameyso, oo aad habkale tijaabiso”. 𝐊𝐚𝐧 𝐒𝐡𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝. Nooc garanaya waxa uu doonayo, wuxuu garanayaa sida uu u gaadho, wuxuuna ku kalsoon yahay awoodiisa, saamaynna kuma yeeshaan fikradaha dadka kale marka laga reebo kuwa wanaagsan, wuxuuna gaaraa guul dhaqaale iyo mid shaqo. Laakiin marka uu guul gaaro wuxuu dareemaa caajis, wuxuuna iska dayacaa fikirka, hal-abuurka iyo sii wadista guusha... 𝐊𝐚𝐧 𝐋𝐢𝐱𝐚𝐚𝐝. Noocan wuxuu garanayaa yoolkiisa, wuxuu garanayaa sida uu u gaadho, wuxuuna ku kalsoon yahay hibada iyo awoodaha uu Ilaahay (SW)siiyay, wuxuu maqlaa fikradaha kala duwan, wuuna ka faa'iidaystaa, wuxuuna awoodaa inuu ka adkaado caqabadaha iyo dhibaatooyinka, marka uu dadaal kasta sameeyo, wuxuuna qaataa sababaha oo dhan isagoo ku kalsoon Ilaahay, wuxuuna gaaraa guul midba midka kale ka dambeyso, wuxuuna sii wataa dadaalkiisa ilaa uu ka gaaro guusha. 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢 𝐠𝐚𝐛𝐲𝐚𝐚𝐠𝐚: --Inkastoo aan ahay kan ugu dambeeya xilligiisa---- Waxaan keenayaa wixii kuwii hore awoodi waayeen. --Haddii qofkeenna uu doonayo guul,------laakiin wuxuu ka soo toosaa hurdada isagoo soo daahay, --Markasta wuxuu ka cabanayaa lumista waqtiga, ------mana garanayo sida uu waqtigiisa u habeeyo si uu uga faa'iidaysto daqiiqad kasta, --Haddii intaas oo dhan uu doonayo guul, sidee buu ku gaari karaa ..-- Wuxuu waayi doonaa sababaha guusha kadibna wuxuu eedayn doonaa nasiibka. 𝐒𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐧𝐨𝐨𝐜 𝐞𝐞 𝐡𝐨𝐫𝐞 (𝐤𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝) 𝐰𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐰𝐚 𝐥𝐚 𝐝𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐛𝐨𝐨𝐥 𝐚𝐡 .. 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐝𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐜𝐚𝐚𝐣𝐢𝐬 𝐢𝐲𝐨 𝐭𝐚𝐦𝐚𝐫-𝐝𝐚𝐫𝐫𝐨, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐝𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧𝐬𝐡𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐬𝐨𝐨𝐧𝐢 𝐥𝐚'𝐚𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐟𝐭𝐞𝐞𝐝, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐝𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐦𝐚𝐫-𝐝𝐚𝐫𝐫𝐢𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐢𝐦𝐢𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 .. 𝐊𝐚 𝐝𝐢𝐠𝐭𝐨𝐨𝐧𝐨𝐨𝐰 𝐜𝐮𝐝𝐮𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚𝐧. W/Q: Dr. Ibraahin Al-fiqhi. Waxaa turjumay: Ayub Ahmed Hussein.
1 3293Loading...
12
Noocyada dadka
9390Loading...
13
1. Tororogle: Qof aad waqtiga weydiiso, oo kuu sharraxa qaabka saacadaha loo sameeyo. 2. Milyanneer: Qofka keliya ee ay dhimashadiisu xalliso dhibaatooyin badan oo xigtadiisa haysta. 3. Weriye: Beenaale inagu yidhaahda "daawadayaasha qiimaha iyo qaayaha badanoow" isaga oo aan qof inaga mid ah garanayn. 4. Waaya-aragnimo: Jaamacad uu qarashkeedu ka badan yahay jaamacadaha kale oo dhan. 5. Guur: Kala-goyn, isu-gayn; qaadasho, bixin; iyo ka ugu muhiimsan oo ah calaf. 6. Qof xor ah: Qof ka baaqda xaflad lagu casuumay, isaga oo aan bixin wax cudurdaar ah. 7. Adaab: Inaad si dhugmo leh u dhagaysato qof kaaga warramaya mawduuc aad uga aqoon badan tahay. 8. Dhakhtar: Qof la dagaalama cudurka, isaga oo og inuu xanuunku yahay ishiisa keliya ee arsaaqadda. 9. Caqli Qalab shaqeeya inta u dhaxaysa marka uu qofku dhasho illaa marka uu guursado. —Turjumid Tee baa ku cajabisay?
1 1350Loading...
14
Media files
1 4690Loading...
15
Media files
1 2790Loading...
16
Xarfaha aan soo bartay....
1 2670Loading...
17
Talo maad isiisaan
1 0490Loading...
Показати все...
TikTok · Sheeko shidan.

477 likes, 4 comments. “Galmudug state”

3
Adiga kaliya ayaa ka dhiman in uu 1000 xiro
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
sheekoshidan12
Показати все...
👍 4
03:02
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Waaya aragnimo
Показати все...
37.94 MB
6👍 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Buugtaan waxaa qoray Qoraa Cabdiraxmaan cali maxamed oo Facebook ku isticmaala bartaan https://www.facebook.com/abduraxman.rafiiqi?mibextid=ZbWKwL Fadlan booqo bartiisa Facebook...
Показати все...
👍 5🥰 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Ciid wanaagsan...
Показати все...
👏 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Karti
Показати все...
👍 4
00:11
Відео недоступнеДивитись в Telegram
0612125533 Saliiddaas halla dalbado... oo 1000 dalab halla gaarsiiyo ciidda ka hor😄😄😄🙈
Показати все...
7.70 MB
👍 7 1
Cilmi walba iyo halkad ka baran lahayd Youtube ku waa deegaan iyo dugsi aad u wayn dadka isticmaala boqolkiiba 1% wax kayar aya yaqana sida loga faa’iidaysto iyo channels ka lagu xidhnaado article kan aan idin kula wadaago toban channel oo waxtar badan leh iyo cilmiyaday ku fiicanyihiin [1] Andrew Huberman: channel kan waxa lagu bartaa waxwalba oo ku saabsan caafimaadka iyo jidhdhiska mawduucyada uu ka hadlo waxa kamida caafimadka maskaxda,miisaan iska dhimista, jidhdhiska,nafaqada(nutrition) iyo wixi hoostagaba wakan youtube link-giisu: https://www.youtube.com/@hubermanlab/ [2] FreeCodeCamp waa goob lagu barto waxwalba oo ku saabsan programming ka, mawduucyada uu sida gaarka ah ugu takhakhusey eed kahelayso waxa kamida c/c++,front-end web development,deep learning, data analysis iyo qatar kalo badan halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@freecodecamp/ [3] Matt Wolfe waa goob aad kala soconayso waxwalba oo khuseeya Artificial intelligence sida wararka,tools ka cusub,sida content lo diyaariyo adoo Ai isticmaalaya iyo dhamman farsamooyinka iyo waxwalba ood uga baahantahay inad ka ogaato Ai, halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@mreflow/ [4] MIT OpenCourseWare waa channel aad ka helayso courses iyo cashiro ay diyaariyeen jamacadaha ugu tayada badan calamku mawduucyada uu sida gaarka ah diirada u saaro waxa kamida xisaabta,physics chemistryga, Ai iyo wixi lamida halkan ayad kaga xidhnan kartaa: https://www.youtube.com/@mitocw/ [5] Crash Course channel kan inta badan waxa ku jira courses muhiim ah badankooduna anfacayaan ardayda natural sceince ga barata mawduucyada uu xooga saaro waxa kamida ah biology,cilmiga dhirta(botony),cilmiga deegaanka(Environmental science),tamarta iyo cimilada (weather and energy iyo wixi lamida halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@crashcourse/ [6] Trevor Jones channel kan isaga waxad ka baran kartaa waxwalba oo khuseeya video editing ka iyo wax so gudbinta(video editing and content creation) halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@TrevorJonescreator/ [7] No Code MBA channel kan waxad ka baran sida adoon code qorin oo isticmaalaya tools kala duwan loo sameeyo websites ka iyo applications kaba mawduucyada iyo tools ka uu dhigo waxa kamid ah carrd,webflow,bubble,softr iyo wixi la mida halkan kaga xidhnow: https://www.youtube.com/@nocodemba/ [8] Design with Canva channelkan waxad ka baran oo takhakhuskiisu yahay software ka canva iyo sidad graphic designer tool kas isticmaala u noqon lahayd wuxu ku bari sida la isugu isticmaalo ChatGPT iyo canva adna uso saari lahayd designs micno sameeya halkan ayad kaga xidhmi kartaa: https://www.youtube.com/@TeamRonDi/ [9] Flux Academy channel kan waxad isaga kabaran waxwalba oo khuseeya web design sida wordpress,qiimaynta websites ka dadku so dhiseen(portfolio review) iyo khibrada sida xirfadan logu shaqeeyo ah(studio experiance) halkan ayad kaga xidhmi karta: https://www.youtube.com/@FluxAcademy/ [10]vanessa lau Madashan waxad ka baran waxwalba oo khuseeya sidad baraha bulshada magac iyo saamayn ba uga samayn lahayd sido kale hadii aad ganacsade tahay aad u korin lahayd ciwaanadada baraha bulshada halkan ayadna kaga xidhmi karta: https://www.youtube.com/@VanessaLau/ Mohamed Sharif Muktar
Показати все...

👍 6 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Авторизуйтеся та отримайте доступ до детальної інформації

Ми відкриємо вам ці скарби після авторизації. Обіцяємо, це швидко!