cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

SkillSom Academy

Halkaan waxaad ka heli doontaa course free ah iyo casharo wax tar u leh inaad barato skills ku anfaca noloshaada

Більше
Фінляндія1 085Мова не вказанаОсвіта24 381
Рекламні дописи
5 995
Підписники
+224 години
-327 днів
-1130 днів
Час активного постингу

Триває завантаження даних...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Аналітика публікацій
ДописиПерегляди
Поширення
Динаміка переглядів
01
Solo Portal iyo Qolada 2139
6561Loading...
02
Asc sxbyal habeen wngsn Ardayda dabeysa inee Ka Faaideysto Courseka Cryptocurrency Waxaad igala soo xiriiri kartaan WhatsAppkaan https://wa.me/message/OWOYOF7IE2S3L1 +252614305252
7230Loading...
03
Media files
7631Loading...
04
Media files
7920Loading...
05
Asc sxbyal Ciid Mubarak waxaan idiin rajeynayaa dhamaan inaad Ku ciidaan Caafimaad iyo Nabad qab insha'Allah
9770Loading...
06
Why-A-Students-Work-for-C-Students-by-Robert-T-Kiyosaki-pdf-free-download-booksfree.org_.pdf
1 5135Loading...
07
bal aqriya Booka " why 'A' Students work for 'C' Students and 'B' Students Work for Governments "
1 3701Loading...
08
https://vm.tiktok.com/ZMrdrKTFD
1 5390Loading...
09
https://vm.tiktok.com/ZMrdrKTFD/ Halkaan Ka aqriso qorma yar oo Ku saabsan Buuga ( "WHY 'A' STUDENTS WORK FOR 'C' STUDENTS and 'B' STUDENTS WORK FOR THE GOVERNMENTS" ) ( WAA MAXAY SABABTA AY ARDAYDA KAALINTA 1aad GASHO UGU SHAQEEYAAN ARDAY KAALMAHA HOOSE GALA IYO ARDAYDA DHEXANA UGU SHAQEEYAAN DOWLADA ) Waxaan rajeynayaa inee Ku xiisa galin doonta qormadaan fadlan like iyo comment inoogu REEB Tiktoka Mahadsanid
1 5380Loading...
10
Media files
1 3130Loading...
11
DIB-U FIIRI 2024 WAXAA KA HARAY 6 BIL KA YAR MAXAA KUU QABSOOMAY ? Waxaa dhamaaday 6 bil Ahdaaftaadii Sanadka Halkee kuu marayaan. Sanadka 2024 Almost waxaa Inoo bilawday bishii 6 aad. Dhamaanteen Sanadka bilawgiisa waxaan dagsanay Ahdaaf iyo Yoolal Qurux badan. Sidoo kale waxaan U diyaar garownay inaan badalno Caadooyin xun xun oo aan Ku badalno Caadooyin Wanaagsan Meel Fiicana ina Gaarsiin Kara. Hada waxaan soo dhamaaday Quarter 2aad waxaa Ka Hartay sanadka Kaliya 2 Quarter ama 6 bil. Dib U milicso Ahdaaftaadi Sanadka Bilawgiisa aad dagsatay bal isweydii Suaalahaan. 1. Maxaa kuu dagsanaa sanadkaan 2. Maxaa kuu qabsoomay Lixdii bil lasoo dhaafay 3. Maxaan kuu qabsoomin 4. Sababta ay kugu qabsoomi waayeen 5. Maxaan rabaa inaan xaqiijiyo bishaan 6. Maxaa ii Muhiim ah Bal is qiimee walaal Ogoow hadaadan adigu isbadalin oo aad Noloshaada badalin Cid Ku badali doonta ma jirto Qiimeyn Ku sameey Noloshaada qeybaheeda Kala duwan Sida 1. CIBAADADA 2. CAAFIMAADKAAGA 3. DHAQAALAHAAGA 4. XIDHIIDHADAADA 5. AQOONTAADA 6. XIRFADAHAAGA Ha quusan Sanadka waxaa kaaga Haray 6 bil wax walba waad sameyn kartaa wll
1 5163Loading...
12
Asc sxbyal habeen wngsn Ardayda dabeysa inee Ka Faaideysto Courseka Cryptocurrency Waxaad igala soo xiriiri kartaan WhatsAppkaan https://wa.me/message/OWOYOF7IE2S3L1 +252614305252
1 9441Loading...
01:28
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Solo Portal iyo Qolada 2139
Показати все...
31.05 MB
👍 1 1
Asc sxbyal habeen wngsn Ardayda dabeysa inee Ka Faaideysto Courseka Cryptocurrency Waxaad igala soo xiriiri kartaan WhatsAppkaan https://wa.me/message/OWOYOF7IE2S3L1 +252614305252
Показати все...
Skillsom Academy

Business Account

2👍 1
3.08 MB
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Asc sxbyal Ciid Mubarak waxaan idiin rajeynayaa dhamaan inaad Ku ciidaan Caafimaad iyo Nabad qab insha'Allah
Показати все...
👏 5👍 2
Why-A-Students-Work-for-C-Students-by-Robert-T-Kiyosaki-pdf-free-download-booksfree.org_.pdf
Показати все...
Why_A_Students_Work_for_C_Students_by_Robert_T_Kiyosaki_pdf_free.pdf1.95 MB
👍 4
bal aqriya Booka " why 'A' Students work for 'C' Students and 'B' Students Work for Governments "
Показати все...
Показати все...
https://vm.tiktok.com/ZMrdrKTFD/ Halkaan Ka aqriso qorma yar oo Ku saabsan Buuga ( "WHY 'A' STUDENTS WORK FOR 'C' STUDENTS and 'B' STUDENTS WORK FOR THE GOVERNMENTS" ) ( WAA MAXAY SABABTA AY ARDAYDA KAALINTA 1aad GASHO UGU SHAQEEYAAN ARDAY KAALMAHA HOOSE GALA IYO ARDAYDA DHEXANA UGU SHAQEEYAAN DOWLADA ) Waxaan rajeynayaa inee Ku xiisa galin doonta qormadaan fadlan like iyo comment inoogu REEB Tiktoka Mahadsanid
Показати все...
👌 5👍 3
Meeqaa Book 📚 ayaad aqrisay sanadkaan 2024 ?Anonymous voting
  • 1
  • 2
  • 3
  • 4
  • 5
  • 6
  • Ka badan
0 votes
Авторизуйтеся та отримайте доступ до детальної інформації

Ми відкриємо вам ці скарби після авторизації. Обіцяємо, це швидко!