cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

🍁Qormooyinka nolosha🌹

Akhristaha maanta waa qoraaga berito❤🌻 Noogu imow ..Bugaag ..Baraarujinta dhalinteena ..waxyaabo badan oo faaido leh Nala joog @Ibraahim_shariif

Більше
Фінляндія1 538Мова не вказанаОсвіта33 619
Рекламні дописи
3 958
Підписники
+1724 години
+447 днів
+22830 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 @Qalbitabat14 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/udQhvgq8MTQ1MDBk
Показати все...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 89 chats.

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Aayadi mucjisada. Waxay tidhi :-''Haben habenada kamid ah ay kubeegnayd maqribki ila cishihii waqti roobad ah quraan akhriskuna uu dareen kale leeyahay aan joogo guryaha ilahay mid kamida an alle swt si dhaba ula munajoonayay anan xajadayda si waxba kama tagaan ahna ugu shegtay saladi cishana la adamay lana iqamay lana galay aan iska tukanayo aya fathixadi marki u dhameeyay sheekgu aayadan kor ku xusan uu ka bilabay suradi fathixada ku xigtay oo macnahedu yahay ''Wuu idin siiyay waxaad waydiisateen oo dhan '' Bal kawaran dareenkaas alle sidhaba an ubarrino ma hungobaynee,allena swt shakhsi walba muraadkiso khayrle hasiiyo. X/Q: hamdaorah.
Показати все...
🔥 1
Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Показати все...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

Maxaa kala qabsaday shimbirkii yaraa iyo Alle swt!? Waxaa jiray shimbir yar oo maalin kasta u tasbiixsan jiray Alle swt, balse maalin maalmaha ka mida ayaanu tasbiixsan, kadib malaa'igtii ayaa weydiisay Alle swt sababtuu u tasbiixsan waayey shimbirkii yaraa!? Alle ayaa ugu jawaabay: " wuu imaan doonaa shaki la'aan, waayo ma haysto cid kale oo uu ashtakoodo ama u dacwoodo oo baryo ". Maalin ayuu shimbirkii soo istaagey geed korkiisa, Malaa'igtii ayaana jeclaysatay inuu hadlo balse ma aanu hadlin. Alle swt ayaana yiri: " hadal oo noo sheeg waxa qalbigaaga ciriiriyey? " wuxuuna yiri: " waxaan lahaa buul yar kaas oo ahaa gurigayga, waadna iga qaadatay allow oo dabaysha aad soo dirsatay baa iga qaaday, kadib waxaa daadatay illintii shimbirka, malaa'igtii oo idilna way aamuseen. Alle wuxuu yiri: waxaa jirtay shimbiroow abeeso taas oo ku socotay buulkaaga si ay kuugu cunto, kadib waxaan amray dabaysha si ay u rogto buulkaaga, oo aad hurdada uga kacdid si aad u badbaadid. Mar labaad ayuu ooyey shimbirkii oo samada oo dhan laga wada maqlay isagoo odhanaya " maxaa kaa naxariis badan allow! " [وَعَسَى أَنْ تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَكُمْ] سورة البقرة ٢١٦ - Waxaa laga yaabaa inaad nacdaan oo dhibsataan shay, shaygaas oo khayr idin kugu jiro( balse iinan ogayn/ogeen )
Показати все...
👍 3
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored ⬇️ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @WADNOJACAYL
Показати все...
🫵 KU-DHIIRRO 🫵
😢 JACEYL 😢
💪XIGMAD SIDE💪
🤯 MASKAX MAAL 🤯
🥰 SHEKOOYIN 🥰
🫵HORMARI HANKA🫵
❤️WADNO JCYL❤️
🫠RIYOOYINKA🫠
💪ISBADALKA GUSHA💪
😊WAAYA ARAG😊
🤯MAAN HADAL🤯
💪WADOYINKA GUSHA💪
😍WEHEL CAASHAQ😍
🤌HAGAHA NOLOSHA🤌
🫵 HANKAAGA 🫵
🤯AQOON KORDHIYE🤯
😍HOYGA FARXADA😍
💪DHIIRISO💪
🗂MAD'XAFKA🗂
🤯MUFAKIR🤯
🫨SOYAALKA🫨
😍HAYAANKA😍
💪DHAWAR ADEYG💪
💪DHIIRIYE💪
✊HADAFKA NLSH✊
🫱CILMIYE🫲
🫵 U-FIIRSO 🫵
🫠DAACAD CALI🫠
📚 SOM PDF 📚
📸BEST IMAGES📸
✍QORMOYIN✍
👍MADAALIYE👍
🫵NAGU SOO BIIR🫵
Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Показати все...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Показати все...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Показати все...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored ⬇️ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @WADNOJACAYL
Показати все...
👍 1 1
🫵 KU-DHIIRRO 🫵
😢 JACEYL 😢
💪XIGMAD SIDE💪
🤯 MASKAX MAAL 🤯
🥰 SHEKOOYIN 🥰
🫵HORMARI HANKA🫵
❤️WADNO JCYL❤️
🫠RIYOOYINKA🫠
💪ISBADALKA GUSHA💪
😊WAAYA ARAG😊
🤯MAAN HADAL🤯
💪WADOYINKA GUSHA💪
😍WEHEL CAASHAQ😍
🤌HAGAHA NOLOSHA🤌
🫵 HANKAAGA 🫵
🤯AQOON KORDHIYE🤯
😍HOYGA FARXADA😍
💪DHIIRISO💪
🗂MAD'XAFKA🗂
🤯MUFAKIR🤯
🫨SOYAALKA🫨
😍HAYAANKA😍
💪DHAWAR ADEYG💪
💪DHIIRIYE💪
✊HADAFKA NLSH✊
🫱CILMIYE🫲
🫵 U-FIIRSO 🫵
🫠DAACAD CALI🫠
📚 SOM PDF 📚
📸BEST IMAGES📸
✍QORMOYIN✍
👍MADAALIYE👍
🫵NAGU SOO BIIR🫵
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Bal inyar hada waa daqiiqada yar qoraalkan akhriso waan hubaa xasilooni,degenaansho ayaad dareemi doonta.☺️❤️
Показати все...
4
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.