uk
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Відкрити в Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу SNA RADIO

Канал SNA RADIO (@codkacqs) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 18 539 підписників, посідаючи 12 159 місце в категорії Новини і ЗМІ та 467 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 18 539 підписників.

За останніми даними від 28 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -480, а за останні 24 години на -18, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 9.95%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає N/A% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 1 846 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 0 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 24.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 29 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Новини і ЗМІ.

18 539
Підписники
-1824 години
-1177 днів
-48030 день
Архів дописів
SNA RADIO
18 531
Mid ka mida Geesiyaasha oo ku dul raaxaysanaya Bakhtigii khawaarijta

SNA RADIO
18 531

SNA RADIO
18 531

SNA RADIO
18 531
Waa kuwan Bakhtigii khawaarijta ka dib markii laga fashiliyey weerar ay rabeen in ay ku qaadan xerooyin ku yaala Gobolka Jubbada Hoose

SNA RADIO
18 531
photo content
+6

SNA RADIO
18 531
photo content
+2

SNA RADIO
18 531
photo content
+9

SNA RADIO
18 531
Ciidanka xoogga dalka gaar ahan Ururka 39 aad guutada 5aad qeybta 27aad iyo ururka 10aad ee Kumaandooska Xds gorgor iyo dadka degaanka oo cadawga khawaarijta alshabab kula dagalamay howdka deegaano hoosyimado murcudka Ciidanka ayaa guulo waa weyn ka garay Khawaarijta ayaa ka dilay ilaa shan iyo taban ka mid ah khawarijta ayagoona kasoo furtay hub waxana ay dadka degaanka shegeen in ay baqtigooda ay sii jidanayeen dhulka howdka ah

SNA RADIO
18 531
+1

SNA RADIO
18 531

SNA RADIO
18 531
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Jeneraal Dayax Cabdi Cabdule oo ku sugan dhulka howdka ah ee u dhexeeya degaanka Cali-Heelo iyo degmada Ruunir-good ayaa kahadlay Jabkii Khawaarijta maanta lagaarsiiyay isagoona dadka degaanka ugu baaqay inay hubka qaatan oo iska dhiciyaan Aragixisada.

SNA RADIO
18 531
photo content
+2

SNA RADIO
18 531
photo content
+9

SNA RADIO
18 531
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyee ayaa tiro maleeshiyaad Khawaarijta katirsan ku dilay dhulka howdka ah ee u dhexeeya degmada Ruun-nirgood iyo degaanka Cali Heelo ee gobolka Shabeeladda dhexe faah faahin dheeraad ah halkaan kala soco

SNA RADIO
18 531
photo content
+2

SNA RADIO
18 531
photo content
+7

SNA RADIO
18 531
DEG DEG: Ciidamada XDS ee ku sugan Magaalada Mesagawey ee Gobalka Galgaduud ayaa saaka Toogtay dhagar qabe ka tirsan Argagixisada kaas oo saakay lagu qabtay kontaroolka Magaalada Mesagawey. Ninka la toogtay ayaa watay qoray AK-47 ah waxaana hada Maydkiisu yaalaa barxadda Magaalada Mesagawey. Dhinaca kale ciidamada ayaa qabtay 3 gaari oo nuuca layla calaawi ah oo shidaal waday, waxaana lagu qabtay deegaanka Xuseen cagey, saraakiisha ayaana sheegay inay saarnaayeen dumar AS u socday gacanta ayayna ku dhigeen.

SNA RADIO
18 531
photo content
+3

SNA RADIO
18 531
Holgalk ay sameyen Cidanka xoga dalka iyo cidanka deganka aya gacanta kuso dhigay mid kamid ah khawarijta alshabab dagalkii kadhacay deganka berayabal ninkan oo kutaal shanbad shegayna inu yahay oromo waxana gacanta kuhayo cidamada kusugan dagmada buuloburte.

SNA RADIO
18 531