uk
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Відкрити в Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу SNA RADIO

Канал SNA RADIO (@codkacqs) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 18 560 підписників, посідаючи 12 166 місце в категорії Новини і ЗМІ та 467 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 18 560 підписників.

За останніми даними від 27 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -482, а за останні 24 години на -16, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 9.72%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає N/A% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 1 804 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 0 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 24.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 28 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Новини і ЗМІ.

18 560
Підписники
-1624 години
-1127 днів
-48230 день
Архів дописів
SNA RADIO
18 560
photo content
+9

SNA RADIO
18 560
Ciidanka Geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garabsanaya Ciidamadda Uganda ee UPDF ayaa guul weyn ka gaaray dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta, kadib howlgal qorsheysan oo si guul leh looga fuliyay deegaanada istaraatiijiga ah ee Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaan oo si taxaddar leh loo diyaariyay ayaa lagu jabiyay Khawaarijta, waxaana lagu qasbay inay isaga cararaan meelihii ay ku dhuumaaleysanayeen. Ciidanku waxay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta deegaannadaasi, waxayna hadda wadaan howlgal amni xaqiijin ah oo lagu sugayo nabadgelyada shacabka deegaanka. Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in guushan ay ka tarjumeyso dadaalka joogtada ah ee lagu ciribtirayo Khawaarijta iyo dhismaha dowladnimo ku dhisan amni iyo kala dambeyn.

SNA RADIO
18 560
+2

SNA RADIO
18 560
photo content
+9

SNA RADIO
18 560
photo content
+9

SNA RADIO
18 560
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ku Dilay Khawaarij aagga Sabiib iyo Caanoole. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Sabiib iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu dilay dhagarqabayaal ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta. Howlgalkaan oo uu hoggaaminayey Taliyaha Ururka 251aad ee Guutada 25aad, Maxamed Xasan Abuukar Dhali dheere, ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in howllgalka lagu dilay dhagarqabayaal katirsan Khawaarijta, Howlgalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu ciribtirayo Khawaarijta, laguna xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan.

SNA RADIO
18 560
photo content
+2

SNA RADIO
18 560
Ciidamadda Daraawiishta Puntland oo Saddexdi Maalin Ee Ugu Dambeeyay Howlgallo Ka Waday Deegaannada Miiraale iyo Baalade ee Buuralayda Cal-miskaad.

SNA RADIO
18 560
Ciidanka Daraawiishta Maamulka Puntland ayaa howlgal qorsheysan ku qaaday godadkii ay ku dhuumaaleysanayeen firxadkii kooxda khawaarihta ah ee Daacish

SNA RADIO
18 560
Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa hawlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada u dhexeeya Miiraale iyo Baalade, halkaas oo l
+9
Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa hawlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada u dhexeeya Miiraale iyo Baalade, halkaas oo lagu dilay in ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Khawaarijta Daacish. Hawlgallada ayaa billowday shalay gelinkii dambe, iyadoo ciidamada ay sifeeyeen meelihii ay ku dhuumanayeen firxadkii khawaarijta. Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa xaqiijiyay in maydadka argagixisada lagu arkay goobo dhowr ah, halka sidoo kale la burburiyay keyd hub iyo saanad ciidan oo kooxdaasi lahayd. Howlgalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu ciribtirayo Khawaarijta ka dagaallama buuraha iyo godadka gobolka.

SNA RADIO
18 560
Ciidanka Gaashaan ee hay’adda NISA ayaa habeenkii xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Dhanaane iyo agagaa
+1
Ciidanka Gaashaan ee hay’adda NISA ayaa habeenkii xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Dhanaane iyo agagaarka Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaas oo si gaar ah loo bartilmaameedsaday saraakiisha sare ee Khawaarijta ayaa lagu dilay horjoogihii ugu sarreeyay ee Khawaarijta u qaabilsanaa guud ahaan aaggaas. Saraakiisha amniga ayaa sheegay in howlgalka uu ku saleysnaa xog sirdoon oo la xaqiijiyay, isla markaana uu ku dhammaaday si guul ah.

SNA RADIO
18 560
Horjoogayaal Sare oo Ka Tirsan Khawaarijta oo Lagu Dilay Howlgallo Ciidamada Danab iyo Jubbaland Ka Fuliyeen Kaam-Jiroon, Jubbada Hoose

SNA RADIO
18 560
photo content
+2

SNA RADIO
18 560
baqtiga Khawaarijta. lagu xasuuqay degaanka Barjala, ee gobolka Jubada Hoose.
+9
baqtiga Khawaarijta. lagu xasuuqay degaanka Barjala, ee gobolka Jubada Hoose.

SNA RADIO
18 560

SNA RADIO
18 560
Ciidamada Kumaandooska Danab ee XDS oo kaashanaya kuwa Jubaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka degaanka Barjala
+9
Ciidamada Kumaandooska Danab ee XDS oo kaashanaya kuwa Jubaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka degaanka Barjala ee Gobolka Jubada Hoose, halkaas oo ay ku burburiyeen fariisimo istaraatiiji ah oo kooxda Khawaarijta ku lahaayeen deegaankaas. Intii uu socday howlgalka, waxaa la dilay in ka badan 48 maleeshiyaad ah, labo kalena nolosha ayaa lagu qabtay. Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay hub fara badan oo ay ka mid yihiin qorayaha loo yaqaano Dhashiikaha BKM, qoryaha AK47 iyo agabyo kale oo milatari.

SNA RADIO
18 560
Hordhaca maxaabiista khawaarijta /ururka 162,aad danab jubada hoose

SNA RADIO
18 560

SNA RADIO
18 560
maydadka xubnihii Khawaarijta laga dilay kooxda ayaa halkaas yaallay

SNA RADIO
18 560
Wareysiga qeybta 2aad isa soo dhiibe Samaan Aftiin oo Kasoo Goostay Khawaarijta ayaa kawarbixiyay Dhaqanka Khawaarijta iyo Dhibka ay Ku Hayaan Shacabka Soomaaliyeed