cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

AHLUL_KHEYR

@AHLULKHEYR يقول النبي ﷺ: مَن دلَّ على خيرٍ فله مثل أجر فاعله❤️🥰🌸🥀

Більше
Рекламні дописи
3 862
Підписники
+624 години
+827 днів
+28130 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
📣 HADAANAD SOOMAYN GAADHSII DADKA SOOMAYA
Показати все...
**XUKUNKA QOFKU INUU SOOMO MAALINKA CASHUURA OO KALI AH ✍️ way ka gudaysaa haduu maalinka oo kaliya soomo laakin sida fadliga badan waa inuu ka tago soomida halka maalin oo kali ah 📣 sida fadliga badanina waa inuu maallin ka horaysa ama ka danbaysa uu ku daro maalinka cashuura 📗 الموقع الرسمي للشيخ ابـن بـاز 📗 👇👇👇👇👇 https://t.me/DARIIQA_JANADA
Показати все...
DARIIQA JANADA/الطريق الجنه

HAL QOF OO AAD KHAYRKA UGU YEEDHO AJARKIISO KALLE AYAAD HELAY📲📝👈

ISKA ILAALI KHALDKAN ‼️😢
Показати все...
5.42 KB
Фото недоступнеДивитись в Telegram
📌 Caa.isha waxay tiri wuxuu Nabigu calayhi salaam (Mid dukada duxada 4 rakcadood kana siyaadiya ) ✍️ saladu duxaa waa sunne ✍️ 2 Rakcadood baa ugu yar ✍️ Nabigu 4 buu tukan jiray marna waka siyaadin jiray ✍️ waxa lgugu daraaya kuwa alle adeeca 👇👇👇👇 https://t.me/DARIIQA_JANADA
Показати все...
👍 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
📌 Nabigu sallahu calayhi wasalm wuxuu yidhi:- (haduu midkiin hamaasado isagoo salaada tukanayo ha joojiyo hayskana seexdo intuu katagayo hamaansigaasi sababto ah haduu tukado isagoo hamaansanaya, magaranayo waxa lagayaaba inuu is dhahay alle danbi dhaaf waydiiso oo uu is habaaray ✅ Hamaansiga xadiiska lagu sheegay wakii aadka ubadna oo hurdadu qofka qabanaysay ✅ diinteenu waa naxariis iska naso kadib tuko 👇👇👇👇👇 https://t.me/DARIIQA_JANADA
Показати все...
1
🔊 SOOMKA MAALINKA CASHUURA 1️⃣ MAALINKA….!? 📣 10 BISHA MUXARAM 2️⃣ FADLIGEEDA…!? 📣 WAA MALINKII NEBI MUUSE ALLE BAD-BAADIYAY 📣 MAALIN UU NABIGU SOOMAY INAGUNA DHIIRI GALIYAY 📣 MALIN HADAAD SOONTO DANBIGAAG SANAD KAMILA LA DHAAFAYO 3️⃣ QAABKA LOO SOOMAAYO….!? 📣 WAA SADDEX DARAJO 🔷 inaad soomto maalinka 9aad, 10aad iyo 11 aad <iyadaa ugu fadli badan> 🔷 Inaad soomto maalinka 10aad aadna raaciso ama malin ka horeeya ama maalin ka danbeeya, < iyada ku xigta xaga fadliga ta koowad> 🔷 inaad soomto maalinka 10aad oo qudha < iyada ugu hosaysa xaga fadliga> 4️⃣ MA SOOMI KARAA QOF LAGU LAHAA QALE BISHII RAMADAAN…!? 📣 HAA WA SOOMI KARAA SIDA AY CULIMADU SHEEGEN, QALAHANA WALI WAKHTI BADAN BAA RAMADAAN KA HADHAY OO INTAAS BUU SI SOMA. 5️⃣ MAYSKU NIYAYSAN KARAA QALLE IYO MAALINKA CASHUURA FADLIGEEDA…!? 📣 MAALINKA CASHUURA SI GAARA AYAAD U NIYAYASAN, LAKIN LABADA MALMOOD EE 9AAD IYO 11AAD WAA LA NIYAYSAN KARTA SOOMKAGA QALAHA. #KHYRKAFAAFI SH, BADAR IBNU CALI ALCUTAYBI 👇👇👇👇👇 https://t.me/BARO_DIINTA0
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
INAAD WEESO KU SEEXATO 📌Nebigu sallahu calayhi wasalm wuxuu yidhi (Qofkii seexda isago weesa qaba waxa ahaanaya timihiisa ama jidhkiisa malag makacayo qofkaasi saacad habeenki kamida ilaa malagaasi wuxu odhan {Allow udanbi dhaaf adoonkaga wuxuu seexday isago daahire} ) ✅ malag baa ku ilaalin hadaad weeso kusexato ✅hadad hurdaadaa dhimato waa calaamad khaatimo wanaaga 👇👇👇👇👇 https://t.me/DARIIQA_JANADA
Показати все...
MASALO MUHIIMA AH ✍️ Markaad rukuucda kasoo kacdo waxaad odhanaysaaa {ربنا ولك الحمد } dadka qaar baa ku dara {والشكر} saxna maahan, hana ku darin washukru. 📚فتاوى أركان الإسلام لأبن عثيمين(326) 👇👇👇👇 https://t.me/DARIIQA_JANADA
Показати все...
DARIIQA JANADA/الطريق الجنه

HAL QOF OO AAD KHAYRKA UGU YEEDHO AJARKIISO KALLE AYAAD HELAY📲📝👈

Фото недоступнеДивитись в Telegram
📌 Nabiga AUN waxa uu yiri (uma banaan gabdh Rumaysay alle iyo maalinta aakhiro inay Safari maalin iyo habeen in loo socdo iyadoo aan maxram wadjan) ✍️ gabdhay iska ilaali inaad kaligaa safartid adoon cid kula so on ✍️ maxaarintaad waa wllkaa,aabaha,ninkaaga, adeerka iwm ✍️ Sidoo kalle Nin hala raacin gaadhi kaa ajnabiya hadaanad ka aamin qabin dhagartiisa ✍️ sababta loo xaaran tinimeeyay waa in looga baqayo fitno, xad gudub iyo iwm 👇👇👇👇👇 https://t.me/DARIIQA_JANADA
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
SHUKAANSIGA CULIMADU WAA WADA WACDI 😂
Показати все...
😁 1
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.