cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

DAARUL QUR,AAN

DAARUL QUR,AAN

Більше
Рекламні дописи
2 925
Підписники
-124 години
+117 днів
+3730 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Nabigu صل الله عليه وسلم wuxuu yiri halmar qofka aniga igu salliya illaahaybaa isaga 10jeer kusalliya Faaidooyinka laga helo salliga xabiibkeena scw waxaa ka mida 1: Salliga nabigu wuxuu sabab unoqdaa qofka in uu kabaxa faqriga 2: Qofka badiya salliga nabiga in ducadiisa مستجابه noqoto 《ducadiisa la aqbalo》 3: Wuxuu sabab unoqdaa in danuubtaada oo dhan ladhaafo 4: Wuxuu sabab unoqdaa inaad hesho shafaacada nabiga scw 5: Salliga nabiga qofka waxa uu ka xoreeyaa dhibka iyo walwalka sidoo kale alle ayaa hammigaaga kaaga filnaanay Ku quruxso maalinkaaga salliga nabiga qaasatan maalinka jimce iyo habeenkeeda 《Habeen wanaagsan》
Показати все...
Qormada 23aad ee barnamijka {QORMO} 📌 𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗖𝗶𝗯𝗮𝗮𝗱𝗼 ? CIBAADO : waa magac kulminaayo wax kasta oo allah uu jeclyahay raalina uu kayahay waxaas ama  hamuuqdaan.ama haqarsoonaadaan Cibaadadu waaba sabta naloo.abuuray oo allah swt nooma uusan abuurin wax aan.ka aheen inaan caabudno قال الله سبحانه " وَمَا خَلَقْتُ ٱلْجِنَّ وَٱلْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُون " inaat allah kacabsato waa cibaado inaat allah wax karajeyso waa cibaado Baryada allah waa cibaado Fahanka  cibaadada ma ahan kaliya acmaasha waaweyn ee ah salaada iyo soonka ,sadaqada ee cibaadadu waa Wax kutacaluqa nolosheena oo dhan ilaahey swt waxaa uu yiri قُلْ إِنَّ صَلَاتِي وَنُسُكِي وَمَحْيَايَ وَمَمَاتِي لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ" Waxaan ayadaan kabaran karnaa in cibaadadu aysan.aheen kaliya acmaasha waaweyn bal nolosheena oo dhan ay cibaado tahay . Maa daama nolosheena oo dhan ay cibaado tahay si aan ajirkeeda uhelno waa inaan wax kasta oo aan sameyneyno aan lanimaano niyad  __Hadaad guursaneyso uguurso inaat badineyso qoysaska islaamka oo niyeeso ajirkeeda maxaa yeelay waa cibaado __hadaad shaqeyneyso oo aat kashaqeyneyso waxaan allah Cara galineynin niyeeso ajir maxaa yeelay waa cibaado Qofka muslimka ah waxaa laga rabaa inuu shaqeysto oo uusan gaal.gacanta uhoorsan oo uu dhulka Camiro kheyraadka kujirana uu kalasoo baxo Qofka muslimka ah  shaqadaas waxa ay utahay   cibaado kamida cibaadooyinka shardigu waa haduu niyad layimaado Hadii aan nolosheena oo dhan kadhigno cibaado xaqiiqatan nolasha aduunyana waxaan kunoolaaneynaa kheyr iyo  baraaro aakhirana jano  iyo raali ahaasho allah Shiikhul islaam 𝙄𝙗𝙣𝙪 𝙏𝙖𝙮𝙢𝙞𝙮𝙖𝙝 Waxaa uu yiri : "  إن في الدنيا جنة ، من لم يدخلها لن يدخل جنة الآخرة " " Aduunyada dhaxdeeda jano ayaa taala qofka aan janada aduunka galina tan aakhiro magalaayo  " Janada aduunka taalo waxaa kunoolaan kara oo sacaadada iyo kheyrkaas heli kara ruuxa nolashiisa oo dhan kadhiga cibaado  Saaxibayaal inaan fahano maf-huumka cibaadada waxay kadhigantahay inaan fahanay sababta koonkan naloo keenay iyo sababta aakhiro jano iyo naar lagu mudeeysanayo Allaha nasiiyo cibaado suuban walalayaal Aan kunoolaano nolol wada cibaada ah si aan ugu noolaano janada aduunka mida aakhirana uhelno  insha allah
Показати все...
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته (1) malinta 1aad ee bisha dull xijah wamalinti loodanbi dhaafay nabi aadan Cs. Qofkii soomaa danbi yadiisa dhan walaa dhafaa (2) maalinta lawad ee bisha dull xijah waa malintii la aqbalay ducada nabi yoonis Cs. Isla markasne laga soobixiyay caloosha Malayga qofkii sooma wexey ula mid thy sida issagoo hal sano caabudayay ilahay oo aan ilbiriqsi ku casinin (3) malinta sidaxad eebisha dull xijah wamalinti la aqbalay ducadii nabi zakariye Cs.qofkii soomaa ducadisa wa la aqbalaya (4) malinta afarad eebisha dull xijah wamalinti ladhalay nabi.ciise Cs.qofkii sooma ilaahey wuxuu kadherenayaa quustin iyo faqri (5) malinta shanad eebisha dull xijah wamalinti ladhaly nabi muuse Cs. Qofkii soomaa ilahay wuxuu kabadbadiyaa cadabta iyo qabriga (6)malinta lixad eebisha dull xijah wamalinti uu alle nabigisa ufuray albabada qeyrka qofkii soomaa alle wuxu kufiriyaa il naxarisleh (7) malinta 7aad eebisha dull xijah wamalinti laxiray albabada dharta lamana furo ilaa ay kadhamanto tobanka maalin ee bisha dull xijah qofkii soomaa ilahay wuxuu kaxiraa 30 albab oo dhibato ah wuxuu na ufuraa 30 albab oo fuded ah (8) malinta 8aad eebisha dull xijah wamalinti loogu magac daray (Tarawiya) qofkii soomaa wuxuu alle siiya ajar uusan ogey alle moyee (9) malinta 9aad eebisha dull xijah wamalinti la istagayo (BANKA CARAFA ) qofkii soomaa ilahay wuxuu udhafaa danbiyada sanadkii hore iyo sanadkan waa malintii ay soodedtay aayada qu,aanka ee اليوم أكملت لكم دينكم وأتممت عليكم نعمتي ورضيت لكم السلام دينا (10) malinta 10aad eebisha dull xijah wamalinti ciidul adxaa qofkii alle qurban ugu dhawada Wuxuu udhadaa danbiyadisa Aan kucamal falno allena hanaga aqballo
Показати все...
👍 1 1
Repost from DAARUL QUR,AAN
Показати все...
Repost from DAARUL QUR,AAN
10 qof ee ugu horeeyso la Aqbalaa join dhaho 😊✅
Показати все...
(فضل الاستغفار) من لزم الاستغفار جعل الله له من كل ضيق مخرجا ومن كل هم فرجا ويرزقه من حيث لا يحتسب Faliga ayleedahay istiqfaarta qofkii laazima istiqfaarta ilaahay wuxuu kasaaraa ciriiri kasta oo asiga galo iyo murugo kasto oo asiga soo wajahdo qeer buu ugu bedelaa mel usan wax kafilinaynine wuu ka irzaaqaa walaal kudadaal istiqfaarta waadliibaanaysaaye inshaa allaah
Показати все...
sticker.webp0.26 KB
👍 3
Allow murugadeeni farxad nooga bedel adigaa awood lehee maalkane adigaa bixiyee allow maal xalaal ah nasii
Показати все...
3
اللهم انك قلت وقولك الحق المبين وانت اصدق القائلين ومن اصدق من الله حديثا ومن اصدق من الله قيلا يا الهي يا سميع يا بصير اعز الاسلام والمسلمين اذل الشرك والمشركين ودمر اعدائك اعداء الدين وانصر عبادك الموحدين
Показати все...
اللهم اغفر المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الاحياء منهم والاموات انك سميع قريب مجيب الدعوات برحمتك يا ارحم الراحمين
Показати все...
4
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.