cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

NUXUR SIDA️

Halkan waxaan kusoo gudbiyaa barnaamijyo wax ku ool ah Nuxur iigu imow ❤️

Більше
Фінляндія539Мова не вказанаКниги2 226
Рекламні дописи
12 158
Підписники
+524 години
+877 днів
+24930 днів
Час активного постингу

Триває завантаження даних...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Аналітика публікацій
ДописиПерегляди
Поширення
Динаміка переглядів
01
Waan ku Salaamay Saaxiib. Waxa aad i leedahay cimrigu wuu soconayaa waxqabadyo sheeggan oo la tilmaamana ma aanan samaynin . Aniguna waxaan ku leeyahay oo yaa kugu yidhi waxqabadyadu waa inay noqdaan kuwo amakaag leh oo waawayn, isla markaana sheeggan ! Waxqabadyadu saaxiib ma aha kaliya kuwayawga dhiganayaasha sooyaalka lagu xuso dadkuna ay ka–warrankooda isla dhax maraan ! Yaa yidhi waa in aynnu dhammaanteen noqonaa ikhtiraacyahanno, fiqiyahanno, suugaanyahanno, hoggaamiyayaal, hantiilayaal ama dad caan ah, si aynnu u noqonno dad waxqabad sameeya. Waar in uu qofku noqdo aadame... insaan lafteeda ayaa ah waxqabad weyn oo aan dhayal ahayn ! Waxa aynnu nahay halyeeyo saaxiib, xataa haddii aynaan ciidamo hoggaamin oo aynaan guulo goob dagaal ka soo hoynin, ama aynaan ikhtiraacin dawooyin ama aynaan daah feydin qaanuun Fiisigis ah, ama aynaan helin iskudhis cusub oo Kimistari ah, ama aynaan dejin xeer Xisaabeed, ama bayd hor leh oo gabaygu uu leeyahay, amaba aynaan abaalmarinta Noble ku guuleysanin ! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu ugala halgamaynno nafaheenna sida maalinlaha ah in aanay Ilaahay caasiyin! Sidoo kale halyeeyo ayaynnu nahay marka aynu caasino ee haddana aynnu dib ugu soo noqonno Ilaahay innaga oo taag daran oo toobad–raadis ah! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu dadka niyadda u dhisaynno, iyo marka aynnu erayadeenna sida ka–fiirsiga leh u xulanaynno, si aynaan dadka kale dareemayaashooda u durin oo aanay odhaahaheenna ugu merganin! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu soo marno miskiin wareegaaleysi wax ku gadaya, ee aynnu wax ka iibsanno, sicirka uu ku gadayana aynnu uga yara badinno, ee haddana aynnu sadaqo Ilaahay dartii ah oo dahsoon u niyaysanno !
1542Loading...
02
۞ قُلْ يَـٰعِبَادِىَ ٱلَّذِينَ أَسْرَفُوا۟ عَلَىٰٓ أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا۟ مِن رَّحْمَةِ ٱللَّهِ ۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَغْفِرُ ٱلذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلْغَفُورُ ٱلرَّحِيمُ﴿٥٣﴾ “ Waxaad dhahdaa, Nabiyow, Eebbe wuxuu yidhi, “Adoomadayda ku xad gudbay Naftooda. Ha ka quusanina naxariista Eebe, illeen Eebe waa ka dhaafa dambiyada dhammaanteed, waana dambi dhaafe Naxariista ” Aayda rajada u ah DanbiiLayaasha Tani waa dhibrinta dadka xad-gudbay ka warran hadaba dadka xil-kasey ee qabtey hawsha la faray Kalmada ah "ياعبادي" Waxay rajo usoo celineysaa dadka danbiyada galey sababto ah naxriista rabi kama ceydhin Ee wuu isku nisbeeyay Rajada ugu fiican ee ku jirtana waa kalmada ah "haquusanina" Danbi kasta oo aad gashey tawbadu wa ka furan tahay inta aysan waqtiga logu Tala-galey dhincin ee tawbad keen hada ayad waqti haysata inta aad dhalin yaro tahay. WQ:: Ustaad Machett
1970Loading...
03
Maalin ayaan farmashiiyaha ku idhi iga iibi hooyaday faraheedii,! Wuxu igu yidhi isagoo yaabsan waa maxay faraha hooyadaa? Waxan ku idhi waa dawada hurdo la,aanta oo waagii aan yaraa kolka aan seexan waayo madaxayga ayey gacanteeda saari jirtay kadibna si dhib yar ayaa useexan jiray!. ~Adam sharqawi.
2470Loading...
04
Waa idiin salaamay saaxiibayaal inteena carabida wax ku akhrida kuna dhagaysata podcast-igaa uu soo jeedinayo yaasir aynu ka war doono tiraba dhowr jeer ayaan anigu ka shaqsi ahaan Casar wanaagsan
3211Loading...
05
“Waxaan aad ula yaabay in Rasuulku (scw) uusan ku shahiiday dagaal, lagumana gowracin sidii Yaxye ama miinshaar sida Sakariyas oo kale, una cuskaday ushiisii ​​oo kale. Nabi Suleymaan, mana dharbaaxin Malaa'igta geerida sida Muuse, mana soo sara kicin sidii Ciise, mana uusan ku dhiman samada sida Idiris. Laakin ka dib halgankii ugu adkaa taariikhda... Waxa uu ku dhimanayaa laabta gacalisadiisa !”🥹🫀 WQ: Najiib IbraHim
3631Loading...
06
Waa ku salaamay saaxiib Haddii aad masaajidka ku badato waxa ay ku odhanayaan xagjir,  haddii aad maqaaxiyaha ku badatidna xadhig-ka furad! Haddii aad xaaskaaga la tashato waxa ay ku odhanayaan waa dameer loo taliyo, haddii aadan la tashanna waxa ay ku odhanayaan kali talis aanay xaaskiisu agtiisa miisaan ku lahayn! Haddii aad hadalka ninkaaga maqasho waxa ay ku odhanayaan shakhsiyaddeeda ayaa daciif ah, haddii aadan dhegaysanna waxa ay ku odhanayaan waa faraha- laga-qaad dhego adag! Haddii aad buugaagtaada iska dhexfadhido waxa ay ku odhanayaan waa mid xidhxidhan, haddii aad ciyaaraha daawatana waxa ay ku odhanayaan waa qof maalaayacni ah! Haddii aad shaqayso waxa ay ku odhanayaan gurigeedii ayay dayacday, haddii aadan shaqaynna waxa ay ku odhanayaan shahaadooyinkeedii way khasaarisay! Sarkhaanka iyo midka cibaadada badan midina dadka ma qanciyo, ka ay ceeb u waayaanna, iyaga ayaa mid u sameeya, ka dibna ku caaya! Miyaadan maqal nebi Luud nnkh'e tolkii waxa ay ka sheegayeen : ( أَخْرِجُوا ءَالَ لُوطٍ مِّن قَرْيَتِكُمْ إِنَّهُمْ أُنَاسٌ يَتَطَهَّرُونَ) النمل ٥٦ "Ka saara qoyska Luud degmadiinna, waaba dad isdaahirinaya'e!" Markii ay gef ku waayeen ayay nadiifnimadoodii iyo ceeb-ka-saliimnimadoodii ku caayeen! Markaasaad adiguna isweydiinaysaa sidii aad dadka u raalli gelin lahayd ! Ma jiro qaab aad u raalligelinaysaa saaxiibow! Ha ka yaabin taas! - Nabaadiino saaxiib
4172Loading...
07
Waan ku Salaamay Saaxiib. Waxa aad i leedahay cimrigu wuu soconayaa waxqabadyo sheeggan oo la tilmaamana ma aanan samaynin . Aniguna waxaan ku leeyahay oo yaa kugu yidhi waxqabadyadu waa inay noqdaan kuwo amakaag leh oo waawayn, isla markaana sheeggan ! Waxqabadyadu saaxiib ma aha kaliya kuwayawga dhiganayaasha sooyaalka lagu xuso dadkuna ay ka–warrankooda isla dhax maraan ! Yaa yidhi waa in aynnu dhammaanteen noqonaa ikhtiraacyahanno, fiqiyahanno, suugaanyahanno, hoggaamiyayaal, hantiilayaal ama dad caan ah, si aynnu u noqonno dad waxqabad sameeya. Waar in uu qofku noqdo aadame... insaan lafteeda ayaa ah waxqabad weyn oo aan dhayal ahayn ! Waxa aynnu nahay halyeeyo saaxiib, xataa haddii aynaan ciidamo hoggaamin oo aynaan guulo goob dagaal ka soo hoynin, ama aynaan ikhtiraacin dawooyin ama aynaan daah feydin qaanuun Fiisigis ah, ama aynaan helin iskudhis cusub oo Kimistari ah, ama aynaan dejin xeer Xisaabeed, ama bayd hor leh oo gabaygu uu leeyahay, amaba aynaan abaalmarinta Noble ku guuleysanin ! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu ugala halgamaynno nafaheenna sida maalinlaha ah in aanay Ilaahay caasiyin! Sidoo kale halyeeyo ayaynnu nahay marka aynu caasino ee haddana aynnu dib ugu soo noqonno Ilaahay innaga oo taag daran oo toobad–raadis ah! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu dadka niyadda u dhisaynno, iyo marka aynnu erayadeenna sida ka–fiirsiga leh u xulanaynno, si aynaan dadka kale dareemayaashooda u durin oo aanay odhaahaheenna ugu merganin! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu soo marno miskiin wareegaaleysi wax ku gadaya, ee aynnu wax ka iibsanno, sicirka uu ku gadayana aynnu uga yara badinno, ee haddana aynnu sadaqo Ilaahay dartii ah oo dahsoon u niyaysanno ! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu bisha dabayaaqadeeda gaadhno, ee waxa aynnu faraha ku haynaa ay yaraadaan, haddana aynnu baahideenna dadka ka asturanno! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu ubadkeenna ku tarbiyadaynaynno in ay Ilaahay ka cabsadaan, ee aynnu ugu ilaalinno in ay xifdiyaan jus Cammo, sida aynnu ugu ilaalinno in ay xifdiyaan jadwalka isku–dhufashada ! Halyeeyo ayaynnu nahay saaxiib marka aynnu hooyooyinkeen iyo aabbayaasheen u samo falaynno, marka aynnu deriskeenna samo kula dhaqmaynno lammaanayaasheenna aynnu caawinaynno, qaraabadana aynnu xidhiidhinaynno! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu waxbarashada dedaalkaas oo dhan ku bixinaynno, iyo marka aynnu quudka ubadkeenna dhidid iyo tacab ugu keenaynno! Bogga waxqabadyadaada ku darso saaxiib in aad salaaddii subax u kacday! Oo ku darso wax kasta oo kaa soo gaadhayba in aadan dadka aad jeceshahay garabkooda ka bixin, illeen qofka qalbigiisa ku siiyay wuu isku kaa halleeyay oo uu isku kaa aaminay, Ilaahayna wuu jecel yahay in ammaanada cidda leh loo gudo’e! Bogga waxqabadyadaada ku xardho marka aad ku faraxday waxqabad uu qof kale ka dhabeeyay, waxa ay ku tusinaysaa in aad leedahay qalbi wanaagsan’e! Oo ku qoro in qof kasta oo nimco haysta oo aad aragtay aad ugu ducaysay in uu Ilaahay u barakeeyo, waxa ay ku tusaysaa in tarbiyaddaadu ay hagaagsan tahay oo aad edboon tahay, wixii uu weynuhu kuu qoondeeyayna aad ku qanacsan tahay’e! Ku darso bogagga waxqabadyadaada, qof kasta oo murugaysan oo aad illinta ka tirtay, eray kasta oo wanaagsan oo aad qof niyad jabsan mooraalka ugu dhistay iyo gacan–qabad kasta oo aad qof ay waayuhu ciileen u fidisay! Ku diwaan gasho bogagga waxqabadkaaga, hinaase kasta oo aad la gubtahanyootay oo aad qarsatay, si aydinaan isu seegin ciddaas kula jirta idinka oo safarka nololeed dhexda kaga jira! Waxa aan kaaga digayaa in aad imtixaanka ku qabsada u aragto in uu kugu dabo dheeraaday oo aad u xanaaqdo, ama aad furdaaminta Rabbigaa raagsato oo aad quusato, aadna noqoto sida kuwa Ilaahay u caabuda habka labalabaynta iyo tuhunka leh, ee haddii ay kala kulmaan waxa ay jecel yihiin oo raalli gelinayana kaga raalli noqda, haddii ay kala kulmaan wax ay karhaan oo dhibana ka cadhooda! Saaxiib wax waliba waxa ay ku socdaan qadderka Rabbi, si xilliyaysan oo xaddidan oo aynaan innagu waxba ka garanaynna way u socdaan.
10Loading...
08
Haddii ay wiilashii agoonta ahaa la soo bixi lahaayeen kaydkii aabbohood uu uga dhintay ka hor inta aanay qaan gaadhin, hantidaasi way ka dayacmi lahayd oo kuma aanay intifaaceen! Wax kasta oo inaga soo habsaama waxa uu leeyahay samo aynaan innagu dhaadaynin! Adduunkani waa degaan imtixaan saaxiib, Ilaahayna qalbigaaga ayuu daalacanayaa, oo haddii ay ku haleelaan wax aad neceb tahay, ama wixii aad jeclayd ay kaa dibdhacaan, qalbigaagu marleyba raalli ahaansho iyo qaneeco ha lahaado, ma jiraan wax uu Ilaahay ka neceb yahay in uu arko addoonkiisa oo qadderkiisa ka cadhaysan’e ! Mararka qaar ayay riyooyinka la naawilaa soo daahaan saaxiib, maadaama aanad wali u bislaanin in aad ilaashato nimcadaas. Way kaa soo daahaan maadaama diyaargarowga hagaagsan ee qalbigaagu aanu wali dhammays tirmin. Way soo daahaan maadaama aad wali denbi ku dhex jirto. Ilaahayna waxa uu kaa doonayaa in aad isaga arrimahaas oo dhan marka hore u hurto si uu isaguna riyadaada aad naawilayso kuugu deeqo! Way soo daahaan maadaama aanad sababihii keensanayay si buuxda uga soo bixin.Laga yaabaa in aanay waligoodba imanin, maadaama maqnaanshiiyahoodaas uu khayrku ku jiro ee malaha aad Ilaahay ka leedahay wanaaji. Nabaadiino saaxiib
10Loading...
09
Askarta Guantanamo qaarkood intay noo imaaddaan ayay si ixtiraam leh noo salaami jireen , iyagoo odhanaya “Welcome Great Lions”. Mid kamid ah ayaa maalin i weydiiyay “Sidee Maraykan ugu dhiirateen ? Maraykan oo aduunyaddu u rukuucday sidee idin-ku ugu dhiirateen inaad iska celisaan ?!” Anigoo aan u jawaabin ayuu intuu isoo eegay igu idhi : “Geesiyadda iyo geed adaygyadda waan ixtiraamayaa cadawgayga haba ahaadaan'e , fulay-ga iyo gocor-kana waan xaqirayaa saxiibadday haba ahaadaan'e . Waan idin ixtiraamaa se waan idin necebahay ” — Dr Faa'is al Kandari , kadeed kii Guantanamo , safaxadda - 186 , 187.
4010Loading...
10
“ Saaxiib haddii uu qof ka kaaftoomi lahaa in farxadiisa la la wadaago waxaa ka kaftoomi lahaa ka jannada dhexdeeda loogu bushaareeyay ee kitaabkiisa midigta laga siiyay laakiin kama aanu kaaftoomin ee markaba waxa uu ucararay dhanka dadkii uujeclaa isaga oo kuleh ” هَآؤُمُ آقٓرَءُوآ كَتَـٰبِيَهٓ “ “ Marka ehlu jannaha kitaabkiisa midigta laga siiyo ayuu ku odhanayaa dadkii uu jeclaaa kaalaya akhriya kitaabkayga ” Casarnimo wanaagsan saaxiibayaal WQ:Abdulahi mohamud
3871Loading...
11
Kuwani waa 18 odhaahood oo uu is ka leeyahay imaamkii, suufigii iyo Alle-yaqaankii weynaa ee Mawlaanaa Jalaalu-diin ar-Ruumi 1. Dhammaan waddooyinka loo maro Eebbe waxa aan ka dhex doortay cishqiga. 2. Biyaha hortood ku weysayso jacaylka; salaad lagu tukaday qalbi nacayb ku jiraa ma bannaano e. 3. Ku ma aan arkin [Eebboow], laakiin waa aan ku la kulmay; aragga indhuhu waa aragti, balse aragga qalbigu waa kulan. 4. Wax aan ka codsanayo isaga oo aan isaga ahayn ma jiro. 5. Waxa aan ku idhi ma dhimanayo ilaa aan ku garto, markaasuu ii gu jawaabay: qofkii i gartaa ma geeryoodo. 6. Waxa aan ku idhi: "Wax aan xiisaynayaa xidhiidhkaaga", wax uuna ii gu jawaabay: "Lacagta xidhiidhkaygu keliya waa ruuxdaada", ka dibna haatufka qalbigayga ayaa dhawaaqay isaga oo leh: "Allaylehe haddaa iibkaasi waa guulaystay"! 7. Haddii aad i la joogto habeen oo dhan waan soo jeedaa, haddii aan ku waayana hurdo ii ma timaaddo. 8. Waan waayay dhammaan dareemayaashayda, ka dib markii aan galay golihii xabiibkayga. 9. Jacayl la'aantii muusig kastaa waa qaylo, ciyaar kastaa waa waali, cibaado kastaana waa culays. 10. Aniga ra'yigayga; ma jiro caalamkan wax ka qaalisan qosol dhab ah oo ilmo yari uu qoslay. 11. Qofka faynuuskiisa ku wata laabta, waxba ka ma gelin mugdiga uunka. 12. Waxa ay garaacayaan durbaannada dagaalka, annaguna ma garaacaynno wax aan ahayn durbaannada jacaylka. 13. Waxa aan kaa dhex helay qalbigayga, ilaa xilligaana waa i kaa oo wax aan ku wareegayaa qalbigayga. 14. Wax-ma-garatadu waa kuwo ka adag dumarka, maxaa yeelay waa dad qal-qallafsan oo ay ku yar tahay dhimrinta, debacsanaanta iyo jacaylku; taana waxaa sabab u ah in xayawaannimaddu ay ku badatay heer ay doorisay asalkoodii bani'aadannimo. 15. Gabadhu waa nuur ka mid ah nuurarka Eebbe. 16. Xabiibkii ayaa caashiqiisii weyddiiyay: naftaada ma wax aad jeceshahay in ka badan inta aniga aad i jeceshahay? Dabadeed wax uu ugu jawaabay: naftaydii mar hore ayaa ay geeriyootay, adiga ayaynna ku gu dhex nooshahay! 17. Shalay fariidbaan ahaa oo waxa aan rabay in aan wax ka beddelo caalamka, maanta se waayo-arag baan ahay oo wax aan wax ka beddelayaa naftayda. 18. Dhammaan sax iyo qaladkan dibaddooda waxaa ka jira bannaan aanu laga helaynnin wax aan jacayl ahayn; aynnu ku kulanno halkaas. W/T: Cabdikariim Sh Bashiir
5233Loading...
12
Waxay dheheen sawirku waa gudaha israil; Labada gabdhoodna midkeed waa falastiiniyad midna yahuud.
6874Loading...
13
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Ruuxda channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
9272Loading...
14
Media files
1 3563Loading...
15
Badqabyo,badhaadhe kuciida.😚❤️
1 4753Loading...
16
الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا.❤️
1 5464Loading...
17
Waydiista rabi wixii aad ubaahataan waa uu idin siinayaaye, Hana ilaawina in aad ka faaiidaysataan saacadda ijaabada. Saliga nabigana ha hilmaamina.❤️
6415Loading...
18
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
1 7052Loading...
19
Waxa laga yaaba kuwo aad umalayso in ay noloshaada oodhan qayb ka yihiin; Laakiin ay hal jabtar oo qudha ka yihiin.
1 5283Loading...
20
Waxaan gaadhney 12k oo walaalo ah.! "Bata oo Barakooba.!" Hambalyo🫡 🎊 🥳 🙌 💖
1 5831Loading...
21
Media files
1 4971Loading...
22
"Badankoodu waxa ay ku dhintaan da'da 25 jir Lamana duugo ilaa ay 75 jir gaadhaan". ~Benjamin..
1 5883Loading...
23
“Anaaniyadda ka buuxda gudeheennu way og tahay in ay tahay sawir been ah oo aan dhab ahayn! Sidaas daraadeed; mar walba waxa ay isku daydaa in ay iinteeda ku kabto u-dagaallanka saxnaansheheeda, gar iyo gardarroba, maxaa yeelay; khaladku waxa uu xasuusinayaa beenteeda iyo boogteeda! Oo waayahay’e, mar walba miyaynnu saxnaan karnaa? MAYA! Raadinta ay anaaniyaddeennu ku doonayso saxnaanta joogtada ah, ee aan suurtagalka ahayni waxa uu mar walba noqdaa sababta rafaadka aadamaha. Isweydii: imisa jeer ayaad dood gashay adiga oo baahi weyn u qaba in aad guuleysato? Kolka aad ku guuldarraysato doodaha ma aqbashay? Se raalli ma ku noqotaa guuldarrooyinka doodaha? Mise waxa aad dareentay ciil iyo ciilkaanbi?” Jiraalkay 3 Bogga 110 aad
1 5175Loading...
24
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
1 7252Loading...
25
"Waan ogahay waxyaabahan oodhami maalin maalmaha kamid ah sheeko ayey noqon doonaan. Sawiraanteenuna kuwo gaboobay ayey isku bedeli doonaan".
1 7804Loading...
26
"ifka la isku tudhaaye iilka laysma gargaaroo Aboor la,iskama baajee Nabsi hayga amaahan Axdigii na,dhexyeeliyo Ha iloobin aqoontee." - AUN Cabdi tahliil
1 8172Loading...
27
Shallaytadeenee wacnaan lahaydaa in aynu waydiin karno waddo kastaa halka ay ku dhamaato kahor inta aynaan qaadin
2 0938Loading...
28
113k🌐Somali Books 📚 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 54k 😎Somali Library⚡️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 33k 💭Xikmado iyo murti 💙 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 31k 💰Kobciye Books 📚 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 24k 💞Mucaashaq Jacayl 🌸 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 22k 💰Dhiiragaliye 📚 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 19k 🆓 Free Udx Courses🈚️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 19k 🆓 somali english🈚️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 17k 📖 Aqoon Kobciye 📒 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 16k 👩‍🦰 Hidaayatu Rabi 🧕 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 15k 🍎 Quruxda Islamka 🍀 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 15k 🌹Xaqiqada Nolosha🥀 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 14k 🪴Al-Xakiim Channel🌼 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 14k 🌻Ereyo jacayl ah 🌸 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k ✨Dareen Side🔥 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 🧩 Faiido Channel🪝 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 💬 albaani channel 🗯 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 🌎 guulayso bet⚡️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 06k 🫧 Ruuxda channel🌖 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 06k 🫧 MaanHage course ⌨️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 500 🫧 Dareen Bulsho 💫 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channel
1 5320Loading...
29
Saaxiibayaal waa buugii aan ku tartamaynay codka kore dhagayso haddii aadan ewel la socon kadibna iisoo codee oo meshaa 92 ah caawa 500 oo reaction ii gaarsiiya
3391Loading...
30
Badanaa waxaynu maqalnaa noloshu waa ay gaabantahay ee ku raaxaysta. Laakiin waxaynu ilawnay aakhiro waa ay dheertahay ee u diyaar garooba.
1 88510Loading...
31
Media files
3580Loading...
32
Media files
4251Loading...
33
https://www.facebook.com/share/p/bkaTvfkJZ4iaVCc5/?mibextid=oFDknk
5011Loading...
34
Media files
10Loading...
35
https://t.me/+ZMXixSsxTqpjMTk8
1 9240Loading...
36
Naxariista eebe korkooga ha ahaato kuwii aanu jeclayn iyegoo najecelna ilaahay naga jeclaaday.😭 29/5/2023 Abaaro 9 subaxnimo Maalin isniin aH Maanta oo kale ilaahay naxariistiyo janno haka waraabiyo walaal najmaay Igu soo duceeya walaashay/saaxibaday saaxibayaal😭
2 0132Loading...
37
حبُِ الذات هو أعظم دواء 🤍. Self love is the greatest medicine . Dawada ugu wayni waa in aad naftaada dareentid.
2 0934Loading...
38
@dhigal
1 9840Loading...
Waan ku Salaamay Saaxiib. Waxa aad i leedahay cimrigu wuu soconayaa waxqabadyo sheeggan oo la tilmaamana ma aanan samaynin . Aniguna waxaan ku leeyahay oo yaa kugu yidhi waxqabadyadu waa inay noqdaan kuwo amakaag leh oo waawayn, isla markaana sheeggan ! Waxqabadyadu saaxiib ma aha kaliya kuwayawga dhiganayaasha sooyaalka lagu xuso dadkuna ay ka–warrankooda isla dhax maraan ! Yaa yidhi waa in aynnu dhammaanteen noqonaa ikhtiraacyahanno, fiqiyahanno, suugaanyahanno, hoggaamiyayaal, hantiilayaal ama dad caan ah, si aynnu u noqonno dad waxqabad sameeya. Waar in uu qofku noqdo aadame... insaan lafteeda ayaa ah waxqabad weyn oo aan dhayal ahayn ! Waxa aynnu nahay halyeeyo saaxiib, xataa haddii aynaan ciidamo hoggaamin oo aynaan guulo goob dagaal ka soo hoynin, ama aynaan ikhtiraacin dawooyin ama aynaan daah feydin qaanuun Fiisigis ah, ama aynaan helin iskudhis cusub oo Kimistari ah, ama aynaan dejin xeer Xisaabeed, ama bayd hor leh oo gabaygu uu leeyahay, amaba aynaan abaalmarinta Noble ku guuleysanin ! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu ugala halgamaynno nafaheenna sida maalinlaha ah in aanay Ilaahay caasiyin! Sidoo kale halyeeyo ayaynnu nahay marka aynu caasino ee haddana aynnu dib ugu soo noqonno Ilaahay innaga oo taag daran oo toobad–raadis ah! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu dadka niyadda u dhisaynno, iyo marka aynnu erayadeenna sida ka–fiirsiga leh u xulanaynno, si aynaan dadka kale dareemayaashooda u durin oo aanay odhaahaheenna ugu merganin! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu soo marno miskiin wareegaaleysi wax ku gadaya, ee aynnu wax ka iibsanno, sicirka uu ku gadayana aynnu uga yara badinno, ee haddana aynnu sadaqo Ilaahay dartii ah oo dahsoon u niyaysanno !
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
۞ قُلْ يَـٰعِبَادِىَ ٱلَّذِينَ أَسْرَفُوا۟ عَلَىٰٓ أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا۟ مِن رَّحْمَةِ ٱللَّهِ ۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَغْفِرُ ٱلذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلْغَفُورُ ٱلرَّحِيمُ﴿٥٣﴾
Waxaad dhahdaa, Nabiyow, Eebbe wuxuu yidhi, “Adoomadayda ku xad gudbay Naftooda. Ha ka quusanina naxariista Eebe, illeen Eebe waa ka dhaafa dambiyada dhammaanteed, waana dambi dhaafe Naxariista ” Aayda rajada u ah DanbiiLayaasha Tani waa dhibrinta dadka xad-gudbay ka warran hadaba dadka xil-kasey ee qabtey hawsha la faray Kalmada ah "ياعبادي" Waxay rajo usoo celineysaa dadka danbiyada galey sababto ah naxriista rabi kama ceydhin Ee wuu isku nisbeeyay Rajada ugu fiican ee ku jirtana waa kalmada ah "haquusanina" Danbi kasta oo aad gashey tawbadu wa ka furan tahay inta aysan waqtiga logu Tala-galey dhincin ee tawbad keen hada ayad waqti haysata inta aad dhalin yaro tahay. WQ:: Ustaad Machett
Показати все...
1😢 1
Maalin ayaan farmashiiyaha ku idhi iga iibi hooyaday faraheedii,! Wuxu igu yidhi isagoo yaabsan waa maxay faraha hooyadaa? Waxan ku idhi waa dawada hurdo la,aanta oo waagii aan yaraa kolka aan seexan waayo madaxayga ayey gacanteeda saari jirtay kadibna si dhib yar ayaa useexan jiray!. ~Adam sharqawi.
Показати все...
😍 4
00:12
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Waa idiin salaamay saaxiibayaal inteena carabida wax ku akhrida kuna dhagaysata podcast-igaa uu soo jeedinayo yaasir aynu ka war doono tiraba dhowr jeer ayaan anigu ka shaqsi ahaan Casar wanaagsan
Показати все...
35.27 MB
🕊 3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
“Waxaan aad ula yaabay in Rasuulku (scw) uusan ku shahiiday dagaal, lagumana gowracin sidii Yaxye ama miinshaar sida Sakariyas oo kale, una cuskaday ushiisii ​​oo kale. Nabi Suleymaan, mana dharbaaxin Malaa'igta geerida sida Muuse, mana soo sara kicin sidii Ciise, mana uusan ku dhiman samada sida Idiris.
Laakin ka dib halgankii ugu adkaa taariikhda... Waxa uu ku dhimanayaa laabta gacalisadiisa !”🥹🫀
WQ: Najiib IbraHim
Показати все...
🥰 1💔 1
Waa ku salaamay saaxiib Haddii aad masaajidka ku badato waxa ay ku odhanayaan xagjir,  haddii aad maqaaxiyaha ku badatidna xadhig-ka furad! Haddii aad xaaskaaga la tashato waxa ay ku odhanayaan waa dameer loo taliyo, haddii aadan la tashanna waxa ay ku odhanayaan kali talis aanay xaaskiisu agtiisa miisaan ku lahayn! Haddii aad hadalka ninkaaga maqasho waxa ay ku odhanayaan shakhsiyaddeeda ayaa daciif ah, haddii aadan dhegaysanna waxa ay ku odhanayaan waa faraha- laga-qaad dhego adag! Haddii aad buugaagtaada iska dhexfadhido waxa ay ku odhanayaan waa mid xidhxidhan, haddii aad ciyaaraha daawatana waxa ay ku odhanayaan waa qof maalaayacni ah! Haddii aad shaqayso waxa ay ku odhanayaan gurigeedii ayay dayacday, haddii aadan shaqaynna waxa ay ku odhanayaan shahaadooyinkeedii way khasaarisay! Sarkhaanka iyo midka cibaadada badan midina dadka ma qanciyo, ka ay ceeb u waayaanna, iyaga ayaa mid u sameeya, ka dibna ku caaya! Miyaadan maqal nebi Luud nnkh'e tolkii waxa ay ka sheegayeen : ( أَخْرِجُوا ءَالَ لُوطٍ مِّن قَرْيَتِكُمْ إِنَّهُمْ أُنَاسٌ يَتَطَهَّرُونَ) النمل ٥٦ "Ka saara qoyska Luud degmadiinna, waaba dad isdaahirinaya'e!" Markii ay gef ku waayeen ayay nadiifnimadoodii iyo ceeb-ka-saliimnimadoodii ku caayeen! Markaasaad adiguna isweydiinaysaa sidii aad dadka u raalli gelin lahayd ! Ma jiro qaab aad u raalligelinaysaa saaxiibow! Ha ka yaabin taas! - Nabaadiino saaxiib
Показати все...
🥰 2💔 1
Waan ku Salaamay Saaxiib. Waxa aad i leedahay cimrigu wuu soconayaa waxqabadyo sheeggan oo la tilmaamana ma aanan samaynin . Aniguna waxaan ku leeyahay oo yaa kugu yidhi waxqabadyadu waa inay noqdaan kuwo amakaag leh oo waawayn, isla markaana sheeggan ! Waxqabadyadu saaxiib ma aha kaliya kuwayawga dhiganayaasha sooyaalka lagu xuso dadkuna ay ka–warrankooda isla dhax maraan ! Yaa yidhi waa in aynnu dhammaanteen noqonaa ikhtiraacyahanno, fiqiyahanno, suugaanyahanno, hoggaamiyayaal, hantiilayaal ama dad caan ah, si aynnu u noqonno dad waxqabad sameeya. Waar in uu qofku noqdo aadame... insaan lafteeda ayaa ah waxqabad weyn oo aan dhayal ahayn ! Waxa aynnu nahay halyeeyo saaxiib, xataa haddii aynaan ciidamo hoggaamin oo aynaan guulo goob dagaal ka soo hoynin, ama aynaan ikhtiraacin dawooyin ama aynaan daah feydin qaanuun Fiisigis ah, ama aynaan helin iskudhis cusub oo Kimistari ah, ama aynaan dejin xeer Xisaabeed, ama bayd hor leh oo gabaygu uu leeyahay, amaba aynaan abaalmarinta Noble ku guuleysanin ! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu ugala halgamaynno nafaheenna sida maalinlaha ah in aanay Ilaahay caasiyin! Sidoo kale halyeeyo ayaynnu nahay marka aynu caasino ee haddana aynnu dib ugu soo noqonno Ilaahay innaga oo taag daran oo toobad–raadis ah! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu dadka niyadda u dhisaynno, iyo marka aynnu erayadeenna sida ka–fiirsiga leh u xulanaynno, si aynaan dadka kale dareemayaashooda u durin oo aanay odhaahaheenna ugu merganin! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu soo marno miskiin wareegaaleysi wax ku gadaya, ee aynnu wax ka iibsanno, sicirka uu ku gadayana aynnu uga yara badinno, ee haddana aynnu sadaqo Ilaahay dartii ah oo dahsoon u niyaysanno ! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu bisha dabayaaqadeeda gaadhno, ee waxa aynnu faraha ku haynaa ay yaraadaan, haddana aynnu baahideenna dadka ka asturanno! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu ubadkeenna ku tarbiyadaynaynno in ay Ilaahay ka cabsadaan, ee aynnu ugu ilaalinno in ay xifdiyaan jus Cammo, sida aynnu ugu ilaalinno in ay xifdiyaan jadwalka isku–dhufashada ! Halyeeyo ayaynnu nahay saaxiib marka aynnu hooyooyinkeen iyo aabbayaasheen u samo falaynno, marka aynnu deriskeenna samo kula dhaqmaynno lammaanayaasheenna aynnu caawinaynno, qaraabadana aynnu xidhiidhinaynno! Halyeeyo ayaynnu nahay marka aynnu waxbarashada dedaalkaas oo dhan ku bixinaynno, iyo marka aynnu quudka ubadkeenna dhidid iyo tacab ugu keenaynno! Bogga waxqabadyadaada ku darso saaxiib in aad salaaddii subax u kacday! Oo ku darso wax kasta oo kaa soo gaadhayba in aadan dadka aad jeceshahay garabkooda ka bixin, illeen qofka qalbigiisa ku siiyay wuu isku kaa halleeyay oo uu isku kaa aaminay, Ilaahayna wuu jecel yahay in ammaanada cidda leh loo gudo’e! Bogga waxqabadyadaada ku xardho marka aad ku faraxday waxqabad uu qof kale ka dhabeeyay, waxa ay ku tusinaysaa in aad leedahay qalbi wanaagsan’e! Oo ku qoro in qof kasta oo nimco haysta oo aad aragtay aad ugu ducaysay in uu Ilaahay u barakeeyo, waxa ay ku tusaysaa in tarbiyaddaadu ay hagaagsan tahay oo aad edboon tahay, wixii uu weynuhu kuu qoondeeyayna aad ku qanacsan tahay’e! Ku darso bogagga waxqabadyadaada, qof kasta oo murugaysan oo aad illinta ka tirtay, eray kasta oo wanaagsan oo aad qof niyad jabsan mooraalka ugu dhistay iyo gacan–qabad kasta oo aad qof ay waayuhu ciileen u fidisay! Ku diwaan gasho bogagga waxqabadkaaga, hinaase kasta oo aad la gubtahanyootay oo aad qarsatay, si aydinaan isu seegin ciddaas kula jirta idinka oo safarka nololeed dhexda kaga jira! Waxa aan kaaga digayaa in aad imtixaanka ku qabsada u aragto in uu kugu dabo dheeraaday oo aad u xanaaqdo, ama aad furdaaminta Rabbigaa raagsato oo aad quusato, aadna noqoto sida kuwa Ilaahay u caabuda habka labalabaynta iyo tuhunka leh, ee haddii ay kala kulmaan waxa ay jecel yihiin oo raalli gelinayana kaga raalli noqda, haddii ay kala kulmaan wax ay karhaan oo dhibana ka cadhooda! Saaxiib wax waliba waxa ay ku socdaan qadderka Rabbi, si xilliyaysan oo xaddidan oo aynaan innagu waxba ka garanaynna way u socdaan.
Показати все...
Haddii ay wiilashii agoonta ahaa la soo bixi lahaayeen kaydkii aabbohood uu uga dhintay ka hor inta aanay qaan gaadhin, hantidaasi way ka dayacmi lahayd oo kuma aanay intifaaceen! Wax kasta oo inaga soo habsaama waxa uu leeyahay samo aynaan innagu dhaadaynin! Adduunkani waa degaan imtixaan saaxiib, Ilaahayna qalbigaaga ayuu daalacanayaa, oo haddii ay ku haleelaan wax aad neceb tahay, ama wixii aad jeclayd ay kaa dibdhacaan, qalbigaagu marleyba raalli ahaansho iyo qaneeco ha lahaado, ma jiraan wax uu Ilaahay ka neceb yahay in uu arko addoonkiisa oo qadderkiisa ka cadhaysan’e ! Mararka qaar ayay riyooyinka la naawilaa soo daahaan saaxiib, maadaama aanad wali u bislaanin in aad ilaashato nimcadaas. Way kaa soo daahaan maadaama diyaargarowga hagaagsan ee qalbigaagu aanu wali dhammays tirmin. Way soo daahaan maadaama aad wali denbi ku dhex jirto. Ilaahayna waxa uu kaa doonayaa in aad isaga arrimahaas oo dhan marka hore u hurto si uu isaguna riyadaada aad naawilayso kuugu deeqo! Way soo daahaan maadaama aanad sababihii keensanayay si buuxda uga soo bixin.Laga yaabaa in aanay waligoodba imanin, maadaama maqnaanshiiyahoodaas uu khayrku ku jiro ee malaha aad Ilaahay ka leedahay wanaaji. Nabaadiino saaxiib
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Askarta Guantanamo qaarkood intay noo imaaddaan ayay si ixtiraam leh noo salaami jireen , iyagoo odhanaya “Welcome Great Lions”. Mid kamid ah ayaa maalin i weydiiyay “Sidee Maraykan ugu dhiirateen ? Maraykan oo aduunyaddu u rukuucday sidee idin-ku ugu dhiirateen inaad iska celisaan ?!” Anigoo aan u jawaabin ayuu intuu isoo eegay igu idhi : “Geesiyadda iyo geed adaygyadda waan ixtiraamayaa cadawgayga haba ahaadaan'e , fulay-ga iyo gocor-kana waan xaqirayaa saxiibadday haba ahaadaan'e . Waan idin ixtiraamaa se waan idin necebahay ” — Dr Faa'is al Kandari , kadeed kii Guantanamo , safaxadda - 186 , 187.
Показати все...
💔 3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
“ Saaxiib haddii uu qof ka kaaftoomi lahaa in farxadiisa la la wadaago waxaa ka kaftoomi lahaa ka jannada dhexdeeda loogu bushaareeyay ee kitaabkiisa midigta laga siiyay laakiin kama aanu kaaftoomin ee markaba waxa uu ucararay dhanka dadkii uujeclaa isaga oo kuleh
” هَآؤُمُ آقٓرَءُوآ كَتَـٰبِيَهٓ “
“ Marka ehlu jannaha kitaabkiisa midigta laga siiyo ayuu ku odhanayaa dadkii uu jeclaaa kaalaya akhriya kitaabkayga ” Casarnimo wanaagsan saaxiibayaal WQ:Abdulahi mohamud
Показати все...
3
Авторизуйтеся та отримайте доступ до детальної інформації

Ми відкриємо вам ці скарби після авторизації. Обіцяємо, це швидко!