cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Hamda_ Nourツ‍

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.  🤍

Більше
Рекламні дописи
6 035
Підписники
+824 години
+1327 днів
+42930 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Fadliga Soonka Caashuura: Nabigu wuxuu yiri: "Soonka maalinta Caashuura waxaan Ilaahay kaga Rajeynayaa inuu ku dhaafo danbigii sanadkii hore." maashaAllah. وعن أبي قتادة رضي اللَّه عنه ، أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: " صيام يوم عاشوراء، أحتسب على اللَّه أن يكفر السنة التي قبله" . bal maxaa ka wanaagsan inuu Ilaahay kaa dhaafo danbiyadaadii sanadkii tagay oo dhan gaar ahaan kuwa yaryar sababtoo kuwa waaweyn Ilaahay wuxuu ku dhaafa toobad In lala yimaado. Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu ina waafajiyo soonka maalintan iyo inuu inaga yeelo kuwa loogu danbi dhaafo danbiyadooda. Aamiin.🤲
Показати все...
7🕊 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Caashuuraa💎 قَدْ أُوتِيتَ سُؤْلَكَ يَا مُوسَىٰ Maanta oo kale Musa Calayhi Salaam Ilaah wuxuu hal mar kawada aqbalay dalabyaal badan oo uu waydiistay. Ka dalbo waxyaabaha khayrka ah oo niyadaada ay jeceshay oo idil waa intaasoo ay ku soo aadaa daqiiqaduu kaa aqbali lahaa oo uu ku dhahaa. قد أوتيت سؤالك. Ilaahow sidey niyadeena rabto oo khayrka noogu jiro ayaan ku waydiisanay naga aqbal🤲🏽
Показати все...
15🕊 1
Ducaysta oo cidkasta oo idinku wayn u duceeya.🤍
Показати все...
9🕊 3💯 3
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Показати все...
5🕊 1
Maanta waa maalinta caalamiga ah ee xirfadlayaasha. Waan hambalyaynayaa qofkasta oo xirfadihiisa dhisay, kobciyay oo ku shaqo tegay xilligan adag ee shaqooyinku cidhiidhiga yihiin waxa keliya ee kula baxsan karaa waa xirfad in aad leedahay. Nin faash sita ayaad tahay, nin faash sitaana xaabo ma waayo. Ugu dambayn maxa kaa hortaagan xirfadda aad jeceshahay in aad barato?
Показати все...
6🕊 2
Hodantanimadu. Hodantinimada dhabta ahi maaha, in lajeeb buurnaado, ee waa raalli gellinta eebe iyo ku qanaca qadarka. Qofka sallaada subax ka hor labo rakco oo suno ah tukada, isla sallaada subaxna jimaaca ku tukada, waa kaas hodanka dhabta ee dunidaan guud saaran. Hodan laha kale, Waa in ruuxuu laabta qani ka yahay markii la isku geeyo nolosha oo dhan oo iimaankiisu buuxu wax ha haysto ama yuusan haysane. Hodanlaha kale waa ruux culaysyo nololeed soo food saareen dhinac walba caafimaad ahaan, faamil ahaan, dhaqaale ahaan, oo hadana samirsan oo aaminsan in waxaan nimco ka dambayn doonto. Way qaabab badantahay hodantinimadu, laakiin waxaan idunku boorinayaa dharaaraha wax haysasho la,aanta, nooc walba ha ahaato waxa kaa dhimane, waxaa ka dambayn doona dharaaro aad wax hayn doonto. Hadii aad caafimad xumi dareemayso ku qanac way imaan dharaar caafimaad keeda wadata, hadii aad shaqo la,aan tahay way imaan dharaarti shaqadaada ad ubixi lahayd, hadii aad wax un tabanayso oo ay kaa maqan yahiin way imaan ee ku qanac qadarka alle. Illaahay majecla inuu arko adoonkiisa oo qadarkiisa ka caraysan.
Показати все...
6👍 1🕊 1
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Показати все...
8🕊 1
Показати все...
Dhigaal

Yoolka adduunka.

4🕊 2
Illaahay ka xishood .! 🤍
Показати все...
11🕊 1💔 1
6K SUBSCRIBERS.🎊 🥳
Показати все...
7🎉 4🕊 2
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.