🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
Відкрити в Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
Показати більше4 547
Підписники
-124 години
-277 днів
-14430 день
Архів дописів
Jacelku wax ma dilo
Waxna madulmiyo
Dadka dunidan saran
Hade jacel isku
fahmi lahyn
Manta dunida
jacelka ayaa katalin
Lahaa😢💔🥀😭🥺
𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝐽𝑎𝑐𝑎𝑦𝑙 ♥️ part 2
Mama’di Hanad Dhashay Safarkedi Ayay U Baxday Ugu danbey Way Nabad Tagtay Oo Tuuladi Way Gadhay
Hanad Isaga Guriga Laba Cisho Kamu Bixin Werwer Dartis io Nolol Aanu Raali Ka Ahayn Inu Galo
Mama’da Hanad Dhashay reerki Markay Dhawr cisho Joogtay Tuuladi Kuso Dalxiistay Ayay Hawshay U timid Gashay Islaanti Aay Saxibka Ahayn Aay u timid Mama’du Ayay Wada Hadlayn Una Sheegty Arinkay U timid
Ugu Danbey Hanad Waxa Lo Doonay Gabar Sagal La idha Wana Gabar Qurux io Wanaag Isku darsaty io Haybad
Hanad Muruga Ku Dhan Sababto Ah Gabar Aanu jeclayn Oo Waliba Rer tuulo Ah siden Xaas Uga Dhigta Ayuu Kolba Saxibadi ku leyahy isaga Oo Diidaya Hadhaw in Lagu xadnto Madaama U Yahay Wiil rer magaal Ah Oo hanti Leh Kolba Wadan U Dalxiis Taga Sidu gabar Rer miyi Ah u Guursaday isago Helaya Gabar Aay Isku Level Yihiin
Sagal gurigi Aaya La keenay Hanad io Hooyadi Dagnayen Halks Aayna Dagi Doonan Madaama Mama’du Kaliged Tahay wiilkedu Kama Guuri karo Wayna isla Qaten
Sagal iyadu Jawiga io Dadka Magaalada Wali Lama Qabsan Inkasto Mama’du Garab tagan Tahay Sagal Hanad io Hooyadi Aaya Iyago Wada Hadlaya Mama’du tidhi Waxan Raba Ina Aroos Weyn dhigano Hanad Intu Naxay indhaha Tagay Aayay Hooydi ku tidhi Wiilkygi Maxa Kugu Dhacay Wuxu ku dhahay Hooyo Waxba Ma jiran Kadib Aayay Ku tidhi wan Seexanaya Subaxa Hayno Ahato Hanad Oo Yaaban Oo Inu Magaalada Ka Cararo inyar iskaga Haaya Ayaa Qolkisa Galay Tan io malinti u guurka maqlay Mu seexan
Sagal Oo Iyadu Qol kale Dagan Oo Wali Lo diyaarinayo Arooska Aaya iyaduna Dhankeda Murug io Fikir Kula jirta
Hanad Arooska Si u iskaga Joojiyo Ayu Ka fikiraya Markas Ayuu Qolkeda ku gaaracay Albaabka Markas Ayu ku dhahay Ina kula hadlo raba Meel balakoon Ah Ayay fadhisten Wuxuna U Sheegay Guurka io Arinkan Inanu Raali Ka Ahayn Uu Hooyadi Darted U sameenayo Wuxuna ka codsaday Inay iyadu ku Qanciso Hooyadi inanay Aroos Rabin Sagal Arinka Wayba Fahmi Ladahay Lkn Waa Gabar Aqli io Wanaag Leh Waxay ku tidhi Aana Hooyo Ku sheegi Doona bari Oky Saas Aayaynu Isku Ognahay Ayu idhi Qolkisa Ayuu ku Labty
Sagal Aya Subaxi Madaami u Sheegtay kana Dhadhicisay Inanay Aroos rabin Madaama Uu Hanad Ka Codsaday isago diidaya in Lagu arko sagal Mama’di Aya ku tidhi Hadad happy ku Tahay waan Iska daynayna Inantydiyay
Hanad Marku soo kacay miiski quracda u imid ayay Hooyadi u sheegtay In sagal aroos rabin Markas ayuu dhahay Haday Rabin inaga Dhaf isago niyada ka farxay kadib u quracday Una baxay Sagal io mama’di aya Qolka fadhiga Wada Fadhistay Waxayna Mama’du u keentay Sagal dhar io dahab io shopping Mahadsanid waxayna u raacisay Hooyo Hanad Maxad Ugu dooni wayday Gabar Rer Magaal Ah Mama’di intay dhoola cadeysay Ayay ku tidhi adiga ayan kula jecladay rerkagana io hooyadana Waxanu Nahay Dad Aad isku Yaqaana Aqoon isku leh adigana Waxan Oghay ina ku habon Wiilkyga
Rajaddii rumoowday part:2❤💍
Waxaan ku iri dib noogu dhig maadaama aan mar dhow isbaranay balse cumar waa uu iga diiday wuxuuna yiri dib inaan udhigo ma rabo lkn maxaad ku diideeysaa inaan hadda aqal galno ima jeclid miyaa?
Waxaan iri waanku jeclahy sidaa jeceshahy ayaan kula jeclahy guurkaagana diyaar ayaan u ahay waliba xiliga aad rabtid adiga
Markaas ayuu yiri cumar waayahy amiira waad mahad santahay waxaan diyaarinayaa gurigii aan wadda dagi laheyn dhawaan
Kadib waan is macsalaameeynay waxaan u tagay hooyadeey arintii ayaana la wadaagay kadib ayeey igu tiri waan kuu guurinaynaa marba haddii aay naftaadu raali ka tahay waxaan iri mahadsanid hooyo aabe adiga lee usheeg
Kadib ayeey tiri hooyo waayahy anigaa usheegayo waan kasoo tagay hooyo waxaana soo galay qolkeyga runtii waan ku farxay inaan cumar xaaskiisa noqon rabo isbuuc kadib waxaa yimid cumar iyo reerkiisa soo dhaweeyn iyo wadda Haddal kadib aniga iyo cumar waxaa dhacay meherkeena sidii ayaana lagu kala tagay
Saacado kadib ayuu cumar isoo wacay anigoo ka xishoonaya sidii inuu ila joogo ayaan ka qabtay salaan kadib ayuu yiri amiira maanta maalmihii hore weey iiga duwan tahay
Markaas ayaan iri lkn sabab wuxuu yiri maanta waxaan helay qofkii aan dumarka oo idil ka soocday waxaan kalo noqday qof masuuliyad qaaday waxaaan dareemayaa inaan nafteeyda iyo caruurteenaba u dooray hooyo wanaagsan waanku jeclahy amiira
Aniga intaas markii aay dhagaheeyga ku dhaceen Waxaa imartay leeyr qaboow waxaana igu sii balaartay jaceylkii aan uqabay cumar kadib ayaan ku iri anigaba waanku jeclahy cumar waana ku faraxsanahy inaa noqday marwadaada,
Mudo kadib waxaa dhacay guurkeena waxaana leey galbiyay gurigeyga guriga aan dagnay waxaa ku nool cumar familkiisa oo dhan ana qol gaara ayaa ley dajiyay
Fiidkii markii ay dhamaan dadkii ila socday hoydeen waxaa qolka kusoo haray aniga kaliya daqiiqado kadib waxaa iisoo gashay cumar hooyadiis weey isoo ag fariisatay cabaar ayaan sheekeeysany runtii waan ka helay haddaleeda mcn sidii ineey idhashay oo kale ayeey farxada iila.qeeybsatay
Waxaa niyada iska iri amiiroy wxaad heshay hooyo labaad nasiib ayaad leedahy anagoo qosolkeenna dhacaayo sidii dad waayo badan wada noolaa ayuu cumar noogu soo galay qolka
Markii aan cumar indhaha ku dhuftay haddalkii ayaa igu xirmay qosolkii iyo farxadiina naxtin ayeey isku badaleen isla markuu cumar soo galay hooyadiis ilbaabka ayeey ka baxday..
Lasoco part:3
Fadlan #nagusoobir si aad ula socoto qeybta xigta mahadsanid
Mid dhalinyaro ah ayaa Sxbkiis mudo is mooganaayeen la kulmay, waxa uu dhahay: Aabe xaaladdiisa kawaran? Ayadoonan loo jawaabin ayaa waxa uu soo xasuustay inuu Odayga marhore dhintay, markaasuu yiri:
Odeyga Isla qabrigii miyuu weli ku jiraa? Mise waa laga bedelay?😂😂😂😂😂
𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝑗𝑎𝑐𝑎𝑦𝑙 ♥️ part 1
Hanad Waa Wiil Madi Ah Wana Wiil Ka Dhashay Rer Hanti Badan Leh
Hanad Waa Kibrani Aad Iskula Weyan
Hooyada Hanad Dhashay Aya Mar Walba Jecel Inu Wiilkadu Guursado Si U Kalinimada Uga Baxo Lkn Isaga Guur io Arimaha Ma Jecla Inu Iska Bashalo Kolba Wadan u tago Mooye
Malin Isaga io Hooyadi Oo Wada Qadenaya Ayay Mama’du Ku Tidhi Hanadow Hooyo Waxan Raba Ina Manta Si Weyan Kula Hadlo Hanad Intu Si Kalgacal Leh Uso Egay Ayuu Dhahay Hooyo Ii sheeg
Kadib Mama’di Ayaa Ku Tidhi Hooyo Waxan Raba Ina Caruurtaada Arko madaama Imika Qof Weyan Noqday Xata Hadday Tayda noqoto Micnaha Aan Dhinto Aniga Oo Garabkaga Ku Og Xaas io Caruur
Hanad Ayaa Dhahay Hooyo Incha allh Wan Guursan Wali Wakhti Ayan Haysta Lkn Imika Guur uma Jeedo Isago Raba Inu Qanciyo Hooyadi Si Aay Guurka Dib Ugu Dhigto
Lkn Mama’da Hadalkedi Ayay Ku Tagan Tahay Wayna Ku Adkaysay Arinta
Isaga Oo Raali Galin Naya Hooyadi Ayuu Aqbalay Arinti
Mama’da Aad Ayay u Faraxday Farxad Ayay is Kala Garan Ladahay Kadib Ayay u Raacisay Inay Gabadh Fican iyada U Dooni Doonto Hal Week Kadib
Hanad Aad Ayu U Warwarsan Yahay Murug io ciil Ayuu La Seexan Wayay Habenki Isago Diidaya Guurka io Gabadh Aanu Aqaan U Lahayn Sidu Uu Gursan Laha
Mama’da Ayaa La Hadashay Islaan Aay Saxibo Ahayen Oo Magaalo Tuulo Ah Dagan Una sheegtay Bari In Aay Safar Uso Tahay Tuulada
Mama’da Waxay U Baxaysa Hawsha Wiilkeda Una Dooni Rabta Gabar Dhaqan io Hidihi Leh Oo Wanaagsan
Incha allh Bari Ayay Nuxurka Sheekadu bilami doonta lasocod wacan
𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝑗𝑎𝑐𝑎𝑦𝑙 ♥️ part

Azxaapta sheeko jacayl marab taana ma inii soodhigaa jabaatu haday tahay HAAA love ❤️ MAYA dislike 👎
Azxaapta sheeko jacayl marab taana ma inii soodhigaa jabaatu haday Fahey
WAXA KAHELEYSA CORECT SCORE SAVE AH 100%
HADEY LOST KUWARERISEY KADONO CORECT SCORE SAVE AH
https://t.me/somali1p
https://t.me/somali1p
https://t.me/somali1p
https://t.me/somali1p
https://t.me/somali1p
https://t.me/somali1p
https://t.me/somali1p
XaNuun Midka uGu Adag Waa Xanuunka Aadan Awoodin Cadeyntiisa Aad na kusoo Koobeyso Kalia Xanuun Ayaa Dareemaya🥺😓😿
🦋Saaxibka aanku nafisoow subax wngzn😢💔
Walaashey iga yar ayaa iisoo dacwootay iyadoo ka cabaneysa ninkeeda waxaan kula taliyey inay ninka dhan isaga tagto maalintii xigtay barteeda Facebook ayaa waxay soo dhigtay sawirka ninkeeda waxayna kusoo dul qortay "Mcn ma jiro daanyeer ina kala geyn kara" 😭😂😂😂😂😂😂😂
Farxada la shegayo waa hal talefon oo lagu qorayo hal fariin kaasoo loo dirayo hal ruux oo loo hayo hal darayn oo dhaba❤️🥺😘
Farxada la shegayo waa hal talefon oo lagu qorayo hal fariin kaasoo loo dirayo hal ruux oo loo hayo hal darayn dhaba❤️🥺😘
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 