cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Wanaag Badan

Maanta Noqo Akhriye Si Aad Berito U Noqoto Hogaamiye.📖📚 ✅ Xikmado & Oraahyo. ✅ Dhiiro-gelin. ✅ Ereyo Macaan. ✅ Arimaha Jacaylka. ✅ Arimaha Diinta. @Wanaag_Badan

Більше
Рекламні дописи
6 301
Підписники
-224 години
+197 днів
+36530 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

#Xikmada: 132aad Labadaada waalid micigooda noqo, sida aad u jeceshahayba in ilmahaga micigaaga noqdaan. xigasho👇 @tareenkanolasha⭐☂️
Показати все...
👍 4 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Haddii maalin aad iixiisto kaalay adigoon iiga sheekeyn liis waano ah, ha raadin qaladaadkeyga si daloolka maqnaanshuhu uusan noogu ballaarin dhexdeenna kaliya idheh waan kuu xiisay.
Показати все...
👍 4 3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Picture with a deep meaning.
Показати все...
😢 3 1
Awalba Weysada Lugahaan ka bilaabaayey. Xaaji Bahdoon waxaa ibtillo ku ah oo uu maaro iyo taag u la’yahay Wiil uu dhalay oo inuu Salaad tukado lagu kari waayey. Wiilku waa Guhaad inuu Kufo mooyee weligiis Wejiga Sujuud ma dhigin. Xaaji Bahdoon wuxuu maalinkii dambe u yeeray Wiilkiisii, wuxuuna ku yiri:- Guhaadow haddii aad Tukato maalin kasta halkii Salaadba Lacag baan kugu siinayaa, oo bisha marka ay dhammaato ayaan Xisaabtaada ku wada siinayaa. Guhaad Lacag jecli iyo Alle ka Cabsi tu ay ahaataba markiiba wuxuu bilaabay inuu Tukado. Haddaba, bishii markey dhamaatay ayaa Guhaad oo duullaya Aabihii u yimid, wuxuuna ku yiri:- Hadda Aabe waad ii jeedaaye Bishii oo dhan waan Tukanaayey ee ii Xisaabi oo Lacagteyda isii. Xaaji Bahdoon daacad kama aheyn Balan qaadku oo Lacag inuu Salaad ku bixiyo Qalbigiisa ma soo gelin. Wiilkiisii ayuu hadda doonayaa inuu u Caqli celiyo, wuxuuna ku yiri:- Guhaad Salaadda Alle ayaa kugu leh, waana kugu Waajib ee inta Sheekada iska deyso Orod hadda ka dib Salaaddaada tuko. Guhaad Wuu fahmay iney arrintu Dibnaha uun aheyd, laakiin isagoo sii Dhaqaaqaya ayuu Aabihiis ku yiri:- Awalba waan Ogaa inaadan Lacag bixineynine ee Anigana mid aan kuugu darsado, haddaba intaan Tukanaayey Aniguna Weysada Lugaha ayaan ka Bilaabayey Adiguna taas la soco, Labadeena Qofkii Ciil qabo hala arko. kkkkkkkk.
Показати все...
🤣 4😁 1
Nin baa waxuu arkay nin waalan markaas buu yiri: الحمد لله. Waa uu ka sii socday wuxuu arkay masjid markaas buu yiri: الله أكبر. Waa uu socday ka dib waxa uu arkay laba nin oo is laynaya markaas buu yiri "لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم" Bal fiiri, sidaad wax qosol ah u raadinaysay ayaad ajar shaqaysatay ana aan ajar kaa shaqaystay. Bal mar labaad xuskaa Alle ku celi adiga oo ajar Alle kaga doonaya اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.
Показати все...
8😁 6
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Naftaada aamin wax kasta waa suurtagal. @Wanaag_Badan
Показати все...
👍 6 4👏 2
Haday noloshu kaa wareerto aadna garan waydo meel aad wax ka bilowdo, Salaada hakuu noqoto meesha aad wax ka bilowda marka hore.
Показати все...
5🔥 2
WAA- BARIGAAGA KU FURFURO FAAIDO XADIITH AH. عَنْ مُعَاوِيَةَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ: "مَنْ يُرِدِ اللَّهُ بِهِ خَيْرًا يُفَقَّهْهُ فِي الدِّينِ". Rasuulka alle ﷺ wuxu yiri: Alle qofkuu kheyr la doona wuxu fahansiiyaa diinta. ▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂▂ Ma jirto wado alle lagu barto laguna gaaro illaa cilmiga wax tarka leh mooyee, cilmigaso alle uu la soo diray rusushiisa kutubtiisana uu ku soo dajiyay waana cilmiga sharciga ah, cilmagaso insaanka u faaidenaayo wax anfacayo arimihisa aduunyo iyo kuwiisa diineedba, iyo in uu si sax ah u guto waxa uu ku leeyahay rabbigisa oo cibaado iyo daaca ah. Nabiga ﷺ wuxu xadiithkan noogu sheegayaa calaamada lagu garto qofka alle in uu kheyr la doonay in ay tahay in uu waafajiyo barasha axkamta diintiisa. Xadiithkanna waxa laga fahmaya  calaamada lagu garto qofka alle in uusan kheyr la doonin in ay tahay in uusan waafajin barashada axkaamta diintiisa. Cilmiga iyo ehelkiisa waxa sharaf ugu filan waxa uu faaideeyay xadiithkan, jahliga iyo ehelkiisana waxa dhaleeceen ugu filan in kheyrka alle laga qadiyay. xigasho👇 @tareenkanolasha⭐☂️
Показати все...
👍 5 3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Waqtigu isma beddelo, Waqtigu wuxuu daaha ka qaadaa runta dadka. @Wanaag_Badan
Показати все...
👍 6🥰 3💯 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Marka aan hagaajino xiriirka aan la leenahay Ilaah, Illahay wax walba noo hagaajiya.
Показати все...
10👍 4👏 2