cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Abdulkadir Isse

Halkaan kala soco xogaha dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisadda ee Al-shabab & daacish.

Більше
Фінляндія969Мова не вказанаПолітика7 680
Рекламні дописи
5 968
Підписники
Немає даних24 години
Немає даних7 днів
Немає даних30 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

00:30
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Gaaljecel Yaaqbari wayne degan ayuu u socday si’uu isugu qarxiyo Laakiin Banaanka hore ayay ku Shideen isaga iyo Gaarigiisaba 🔥
Показати все...
👍 66 19👎 17🔥 16🤩 12🤬 4
Lama ilaawi karo maanta iyo maalma kale! Xilliga dhextaalka ee salaadda iyo casiriyada ayay ahayd markii uu dhacayay Qarixii #14October2017, waxaan ula jeeda waxaan ahaa arday heerka koowaad ee jaamacadda, waxaan is dhahay sidii caadiga ahayd, waxa uu qaraxa ka dhacay meel checkpoints ah ama waxaa la galay qiyaastii meelo aan iga fogeyn oo dhowr xaruma gaar ah iyo kuwa dowlad ay ku yaaleen! Xisooyinkii hare ayaan iska dhameysanay, qof kasta gurigiisa ayuu iska aaday, mana jirin dareen ah Xaalad adag aniga iyo Ardayda ila midka ah ilaa maqribkii ay wax walba u akaadeen wax ka wayn wixii dhacay farsamo shaqsiyaadeed calashaan Musiibo xagga Rabi ka timid oo kale! Shacab, Ciidan, Madax, Sharikado iyo Dowlado ayaa kaalin ka qaatay Musiibadaas oo ilaa iyo hadda Dadi ay Cuuryaanimo iyo  Waalli ka Dhaxleen, waxaana weli Albaabada gurya badan laga sugayaa in ay soo laabtaan Aabayaal, Hooyooyin, Caruur iyo Dhalinyara heer kasta leh oo ilaa maanta aan Raq Iyo Ruux laga hayn! Argagixiso waxa ay gaarigaas u soo dhiibeen nin Carab lagu koobay, lana aaminsan yahay in uu ka soo jeeday Hiiraan, halka isla maalintaas kii waday qaraxa labaad lagu toogtay Fagaaraha School Polizia, waxa uu ahaa CabdiNasir Jerry oo isna Bay ka soo jeeday. Allah mahadii maanta xaalka waa ka duwan yahay Lix Sana ka hor, rajjada waa ay ka fiicantahay Sanad ka hor, Zobane waa ay ka Qurux badan tahay maalintii 2017-kii. Ugu dambayn Argagixiso waxaan leeyahay waa sheegan kartaa in aad tihiin Muslimiin, waana xigan kartaan Qayb kamid ah Diinteenna, waa sii rafan kartaan ilaa aad haysataan Gaallo idin kula shirka ah Suurad xumaynta Rumeenta Allah balse waa hubanti in taariikhda ay idin dhigi doonto meeshii ay dhigtay Fircoon, khawaarij, Tataar iyo Kuwa kale. Allah ayaan ka baryayaa in sanado kale oo ka xasilan kan nagu simo, sidoo kale uu gacmaheena ku ciqaabo inta ka hartay Kuwa xad gudbay ee Khawaarijta ah🤲🏻
Показати все...
👍 26😢 25😱 4 1
👍 34 29👏 2😱 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Laandheere Sufyaan ku soo dhawoow Godka ✌️ In lagaa xisaabiyo tuhunnada kugu hareereysan iyo Afxumada gaamurtay ayaan rajeynaa! NISA howlo badan oo hore ay uga gaabisay ayay maalinba bog cusub ka fureysaa 🫡 Hakaa saarto
Показати все...
👍 78😁 17 14🤬 1
Bu’aale ilaa sedax goob oo ay Cadowga Khawaarijta lahaayeen ayaa laga maqlay Jug xagga sare looga soo karoosay. Inkastoo Hawada ay ka saareen Is-gaarsiinta Argagixisada, hadana fariimihii ugu horeeyay ee la helay waxa ay tilmaamayaan Khasaaro xoog leh oo Cadowga gaaray. Saldhiga, warbiya ah dhinaceeda iyo Isbartiibada ayaa la sheegay in lagu dhuftay Dhowr jug, Xarumahan waxaa ka socday dhaq-dhaqaaqya u badan ka arrinsashada xaalada ku cakiran Kooxda. Argagixisada ayaa sidoo kale bilaabay in Gawaarida safarka ah ay kala dagaan dhalinyarada, waxaa sidoo kale Reeraha degan Jubbooyinka ay ku qasbeen Boqol Dagaalame juffa hoosaad kasta.
Показати все...
👍 14👎 1
05:49
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Gor-Gor is Back 💪🏿
Показати все...
29👍 15
Показати все...
👍 3
09:55
Відео недоступнеДивитись в Telegram
👍 32🔥 4👎 3