cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Dunida wax akhriska

Рекламні дописи
19 824
Підписники
-824 години
-247 днів
-21730 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Asalaamu Calaykum, Walaalaha nagu Xiran waxaan rajaynayaa in aad Caafimaad qabtaan wax walba idiin wacanyihiin, Insha Allah Asbuucaan waxaa miiska noo saaran buugaan “How to stop worrying and start living” waxaa qoray qoraa maraykan ah oo lagu magacaabo Dale Carnegie, arinta xiisaha leh waa qoraa kasoo jeeda gobolka aan hadda kaga suganahay dalka maraykanka, buuggaan runtii waa buug cajiib ah casharo badan oo muhiim ahna ay kujiraan, Insha Allah inta ugu muhiimsan ayaan kala soo bixi doonaa anagga oo iskudayi doona in fikradaha aan kala soo baxayno ay noqdaan fikrado diinteena islaamka aan kabaxsanayn, maadaama inta badan qoraayada ay isku dayaan in ay fikrad un kugudbiyaan buugga ay qorayaan. Waa wax iska caadi ah in qoraa kasta muslim ama gaal waxa uu ahaadaba in waxa uu aaminsanyahay uu dhex mariyo fikaradda uu gudbinayo. Buuggaan waxaa kutaliyey in la akhriyo Midkamid ah culimada soomaaliyeed oo lagu magacaabo shiikh Abdirahman bashiir. Insha Allah iskuday in buuggii hore aad soo dhamaystirtan ilaa caawa.
Показати все...
4
Waxaa jiray buug aan rabay in aan ku xiriirino dhamaystirna aan uga dhigno buuggii aan hadda soo gabagabynay Ee Al faaruuq-Sannadihii hore. Buuggaas oo gebi ahaantiisba kawaramayey shahiidnimadii Cumar binu khadaab Rc, waxa uu kuqornaa luuqada English ka balse nasiib darro kaydkayga bugaagta waan ka la,ahay. Dhibse maleh maadaama buugga uu kusaabsanaa un sidii loo dilay oo loo shirqoolay Cumar waxaan isku dayindoonaa alle idamkiis in aynu si baaritaan guud kusamayno oo aan soo aruurino xogta ku saabsan dilkii khaliifkii labaad ee muslimiinta Cumar binu alkhadaab, kadib ayaan idinla soo wadaagaynaa Insha Allah.
Показати все...
👍 11
Показати все...
Gabagabo, buugga al faaruuq sannadihii hore.

“Alle waxa uu xaqa yeelay (saaray) carrabka Cumar iyo qalbigiisa.” Furashadii Makka kadib بعد الفتح  Waxaan kusoo jirnay oo muddo aan soo wa...

👍 2
Ciid wanaagsan walaalaha somaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan, hadda ayaan soo tukanay salaaddii Ciida, alle ha innaga aqbalo dhamaanteen acmaasha wanaagsan
Показати все...
7
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Ciid Wanaagsan dhamaantiin walaalayaal, waxaan rajaynayaa farxad iyo caafimaad in aad kuciidaan gaar ahaan kuwiina bariga afrika jooga ee xoogaa kahor afuray, ilaahay hanaga aqbalo dhamaanteen acmaasha wanaagsan.
Показати все...
11
Показати все...
Maxaan ugu baahanahay in wax akhrino, diinteena suubanse halkee ayey gaysay wax akhrinta.

Wax akhrintu waa nolol, wax akhrintu waa aqoon, wax akhrintu waa helidda macluumaad iyo aqoon Xiriirsan kumanaan sano, kaliya ma ahan kumana...

Maxeey khasab u tahay in aad bilowdid wax akhiriska? sideed isku bari kartaa wax akhrinta?faa,iido intee le,eg ayuu u leeyahay noloshaada? Su,aalahaas iyo kuwa kale ayaan ku falanqayn doonaa maqaalka aan idiin soo wadno Insha Allah
Показати все...
12👍 4
“Laga bilaabo markii Cumar islaamay, awood iyo sharaf baa aanu ku noolayn.” —Cabdullaahi ibnu Mascuud rc, Saxiixul Bukhaari, 3863.
Показати все...
11👍 1
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.