cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

Рекламні дописи
6 618
Підписники
+1524 години
+1207 днів
+53130 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Soo duceeya walalayaal Allaha umuuraha sahle 🤲😭 Ducadiinu waa ii muhiim
Показати все...
😢 15👍 5
Nin dabaqada hoose ah hadii gabadhii sheeko wadaagta la ahayd ku aragto gabadh kale waxay odhanaysaa " Wuu i khiyaamay "!. Nin dabaqada sare ah oo taajir ah hadii gabdhii uu sheeko wadaagta la ahaa ku aragto gabadh kalana waxay odhanaysaa " Jacaylkaygay gabadhaasi iga dhacaysaa"!! Baravo calaykum wax la'aantu kaliya nolol hoose ma keentee waxyaabaha kale ey keento waxa ka mida, sidaa kumaan moodayn, iska caadi baad tahay, walaalkay oo kaluunbaan kuu arkaa & qaar kaloo badan!!!!.
Показати все...
7👍 3
Niyadayda laydh baad u tihiyo, Lagama maarmaan.
Показати все...
👍 9 4
﴿ إِنَّما يُوَفَّى الصّابِرونَ أَجرَهُم بِغَيرِ حِسابٍ﴾.
Показати все...
17
Isku jeclaada sidii Seynab bintu rasuulilah iyo ibnu cabas Iskuna dulqaata isna suga sanado badan🥺😭
Показати все...
😢 26👍 6🤔 2
Sidii book aan jeclahay Ayaan u alhriyaa farimahaaga🥺 iga raali nogo hadii aad Malin darenty inaan ku jecleyn Runtii kuma ficni inaan sharaxo darenkeyga mar walbo anigaa cananto nafteyda waan ogahay jaceylku waa shegasho dareen iyo ogeysiin waan baran donaa balse ii ogow inaan ku jeclahay in kabadan inta aad ogtahay😩❤️
Показати все...
👍 8 5🔥 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Maamta runta iska qaata dhalinyaro!
Показати все...
😁 32💯 5👍 3 2
Ana Kama maqnaadoo Kama maarmo waligay Iyaduna mid ila mida Iyo waa mid muhashada Miridh qudha la'aantay Aan maalin socon Karin Mana nihin malaa'igo Is maan dhaafka nololshiyo Laga maydhay xumahee Waxa nahay mataanoo marna waanu muranaa Marna waan midownaa Mana kala cadhoonee Muxubada na haysaaa Ka mug wayn colaadaha Iyo kala maqnaanshaha.
Показати все...
31👍 5
Фото недоступнеДивитись в Telegram
13👍 1
Marki aan ku dheehde Dhaayaha ku saaran dhaxantu iga duusha Eid mubarek dhamantin
Показати все...
18👍 2
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.