cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

👳‍♂️ JIILKA WACYIGA👳‍♀™

‏﷽ Waa kanaal lagu talo galay jiheenta tubta toosan , dhiiri galinta iyo qofkasta oo raba inuu noloshiisa meel wanagsan gaadhsiiyo. Cᴏɴᴛᴀᴄᴛ ᴜs 𝑇𝑒𝑙𝑒𝑔𝑟𝑎𝑚 :: @Binu_Abdiziiz Fadlan ku biir : ╭══💜═══ღ❦ღ══╮ 👉 @jiilka_wacyiga1 ╰══ღ❦ღ═══💜══╯

Більше
Рекламні дописи
6 235
Підписники
+924 години
+817 днів
+18730 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Cadaalad darro oo dhan halka ay kasoo bilaabmato! Dhaqanka suubaan soomaaliyeed dabcan ma ogola ayaan filaa in wiilku isku filnaado howlaha guriga ee hagaajinta iyo cuno karinta ugu muhiimsanyihiin uu qabto. Ar waan ilaabay wiil soomaaliyeed ma intuu xaaqin qabsado deerka ama gudaha guriga soo hagaajinaayo waa adduunyo gadoon uun baan filayaa.. Lkn aniga xaafadeena waxaas adaa lagu dhahaa 🤣🤣🤣 Qofwalba iyo shaqadiisa 📍 #markaawi @Binu_Abdiziiz
Показати все...
3👍 1
Ukala horeysii sida,ay ukala qiimo qiimo badanyihiin.! 1 Cilmiga 2 Nasabka 3 Aqlaaqda 4 iyo Maalka Bal aan aregno qofwalba fikirkiisa😁
Показати все...
👍 6 3👏 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
"Dadka Buurbuurani Mas’uuliyad ma qaadi karaan Halis ayeyna ku suganyihiin. Waana Ceeb Qof muslim ah oo Hadana Buuran " Sh ibrahim Xirsi @Binu_Abdiziiz
Показати все...
😁 10👍 2😱 2🤩 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Dadku way isbadal badan yihii Eeqiimahaga haka raadin Dadka wajiyadooda ❤️🙏🥀
Показати все...
6👍 2😍 2
Mu'asasada Qubaa oo baahiso Culuumta shareecada ha laga faaideesto insha allah.. Mu'sasada Qubaa waxay bulshada ugu jirtaa door muhiim ah... HALKAAN GUJI https://t.me/alqubaa67
Показати все...
مؤسسة قباء للتعليم والتنمية

Kusoo dhawoow Mu'assasatu Quba📕📚✍️

2👍 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Samafale Ali Khadaab waxaa uu ka wax qabad badanyhy mas'uuliyiinta dowlada badankood Allha nabad ku soo daaya ayaan leenahy
Показати все...
😭 7😢 2
Ogoow Quruxda qofnimadu waa diin Quruxda hadalku waa run Quruxda carabku waa Aamusnaan Quruxda maskaxdu waa fikir Quruxda haweenku waa xishood .
Показати все...
💯 7👍 2 2🥰 1
Tellfoonkada ma u ogolaan lahayd qofka aad nolasha la wadaagto? Haa ama Maya.
Показати все...
👍 3😁 2
Naxariis! Wiilkan yar oo hooyadii u soo safartay in ay ka qaybgasho xafladda qalinjabintiisa, wuxuu u adkaysan waayay kulaylka cadceedda hooyadii ku dhacaysa. Wuxuu gartay in koofiyaddii qalinjabintiisa uu har uga dhigo. Naxariistu, si kasta oo ay u yartahay, waxaa keentaa barako & barwaaqo. Naxariista waalidka na kuma sii jirto oo waa waajib. Waxaan soo xasuustay nin aan maalin dhawayd wada sheekaysannay oo igu yiri, "erayga baarri ma jecli in ku sifeeyo cilaaqaadka naga dhexeeya aniga iyo waalidkay maxaa yeelay waxaa iiga dhadhamaya addoonsi." Muslim ma ahayn. Waxaan u sheegay, innaga Muslimiinta ah, baarrinimada waalidka waa nagu waajib, waanan ku faannaa in baarri iyo wax kasta oo kala ba u noqonno. Allaha na sugo! @JIILKA_WACYIGA1
Показати все...
9👍 2😢 2
Фото недоступнеДивитись в Telegram
SANADKA CUSUB EE HIJRIGA1446-HIJRI: Waxey taariikhda Hijriga soo bilaabatay ka dib hijradii Nabiga ﷺ iyo Saxaabadiisa ay u hijroodeen Magaalada Madiina iyaga oo kasoo hijroodeen magaaladii Maka Al-Mukarrama, halkaas oo ay diintooda kala soo carareen ka dib markii culeysyo kala duwan iyo dhibaatooyin fara badan ay kala kulmeen Mushrikiintii Qureysh isaga iyo Saxaabada (Allaah ka raali noqdee). Wixii maalintaas ka danbeeyey waxaa bilowday Taariikhda Hijriga, waxaana si rasmi ah u qoray taariikhda Hijriga Allaah ka raali noqdee Saxaabigii jaliilka ahaa ee (Cumar Binu Khadhaab). Waxaana Tan iyo waagaas Taariikhda Hijriga ahayd Taariikhda kaliya ee ay Muslimiintu xisaabsadaan. Waxaan Allaah weydiisanaynaa in sanadkaan Cusub ee 1446-Hijri inooga dhigo sanad Barwaaqa badan, dalkeenana amni iyo xasilooni ku dhisan Shareecada Islaamka ina siiyo hadaan nahay umadda muslimka ah ee Soomaaliyeed, Sidoo kale Allaah waxaan weydiisanaynaa in uu dadkeena kala dhex dhigo quluubtooda maxabo iyo Jacaylka Diintiisa.🤲♥️
Показати все...
7👍 2🥰 2
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.