cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Gelle Bashir

We provide Quality Tutorial, Tips , Courses , Tools and other Resources 👉 WhatsApp Link https://wa.link/zjb442 👉 Website Gellebashir.com 👉 YouTube https://youtube.com/c/GelleBashir 👉 Instagram https://instagram.com/gellebashir1?igshid=YmMyMTA2M2Y=

Більше
Рекламні дописи
19 882
Підписники
+524 години
+417 днів
+21530 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Показати все...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Waxaan shaacin doona shirkad cusub bisha 7 ee sanadkan . Brand Colour kas bey shirkadu yeelan doonta. Magaca iyo adeega shirkadas gadaal ban kaso sheegi doonaa. Mahadsanidiin.
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Ma rabtaa inaad ugu yaraan, si todobaadle ah u heshid qormooyin, talooyin, hab-raaco, hagid, iyo tusmooyin ku saabsan "Cryptocurrency"? Iska-diiwaan gali newsletter-keena, oo si todobaadle ah u hel talooyin iyo qormooyin bilaash ah oo ku saabsan "Cryptocurrency", iyo si guud lacag samaynta online-ka. 👉https://mailchi.mp/0c2fc5c59e2f/6lf5vn8c12
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Cryptocurrency Update 24 saac ee ugu danbeysay suuqa walaga faa’idey. Bitcoin waxey kor u kacdey 4.5 percent sidoo kale Ethereum dhaqaaq ugu weyn sameeyey asoo gaarey $3,326 . 🔥 Cryptocurrency Course waa diyaaar 🔥 Hada waxan duubi rabaa muuqaalka shaacinta Course ka , waxan 100 ka qof ee horeeya siiney 10% oo discount ah . Course waxey si toos ah uso baxeysaa 1 June lkn 100 kas igu horeeya qiimo jaban bey ku helayaan, qiimo dhimista waxey ku egtahay 31 May. Ka faa’ideysi wacan . Hada Dalbo 📞 WhatsApp link https://wa.link/zjb442
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
🔥 Cryptocurrency Course waa diyaaar 🔥 Hada waxan duubi rabaa muuqaalka shaacinta Course ka , waxan 100 ka qof ee horeeya siiney 10% oo discount ah . Course waxey si toos ah uso baxeysaa 1 June lkn 100 kas igu horeeya qiimo jaban bey ku helayaan, qiimo dhimista waxey ku egtahay 31 May. Ka faa’ideysi wacan . Hada Dalbo 📞 WhatsApp link https://wa.link/zjb442
Показати все...
Guys waqti badan ban galiney in aan maqaalo Af-Soomaali ah kaso qorno Cryptocurrency iyo Blockchain , ayagoona jirin Soomaali kale oo maqaalo kaso qorto, waxan rajeenaya in ad ka faa’ideysataan .
Показати все...
Показати все...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Показати все...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Wax is bar, oo is bar, oo is bar. Naftaada adaa mas'uul ka ah. Wakhtigan wax is-bariddu waa ay fududaatay, waxa aad haatan awoodaa inaad barato xirfad walba ugu badnaa. Hadii aadba internet iyo aalad aad internet-kaa ku adeegsatid haysatid, waa aad awoodaa inaad xirfad walba barato. Xirfadaha aad madasheena ka baran karto waxaa ka mid ah: 1. Ecommerce & Marketing course: Agency, Marketer, Affiliate 2. Blogging Google Adsense Success Strategies 3. Graphic Design Course-Master Class 4. Somali Alibaba Online Course 5. Crypto Currency Course ( Coming Soon ) Baro oo kusii biir Xirfadaha igu muhiimsan ee Online Business ka. Halkan hoose kasoo dalbo adeega rabtid 👉 WhatsApp link https://wa.link/zjb442 👉 Gellebashir.com #gellebashir #gellebashiracademy #somaliwebsitedesign #somalionlinebusiness #somalicrypto #somalicryptocurrency
Показати все...