cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Dhaqan_wanaagツ‍

🤍 🕊

Більше
Рекламні дописи
13 311
Підписники
+624 години
+537 днів
+37930 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Показати все...
8
Waan idiin hibeeyay ee ku indho doogsada. 📌:Addis Ababa, Entoto Park 📷: Samsung A14
Показати все...
21👌 2🤗 2🫡 2🔥 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
📷: Aniga
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
📷: Aniga
Показати все...
3🔥 1🫡 1
13.3K Subscribers! 🎊
Показати все...
🎉 9🫡 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Buuggan wali ma akhridey?
Показати все...
🤔 12 6😱 1👀 1😇 1🫡 1
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Показати все...
9
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Guri+gaadhi+Adiga= Hadaf 🧡🥂✨
Показати все...
22👌 2🕊 1💯 1🫡 1
Waxa ugu quruxda badan ee saaxiibada dhabta ahi ay samayn karaan waa inay si gaar u kala koraan (koboc nololeed sameeyeen) iyagoon kala go’in. Waa caadi inaad koritaan samayso, waa dabiici inaad isbeddel samaysaa. Ujeeddada dhabta ah ee saaxiibtinnimadu waxa weeye, si kasta oo noloshiinnu isu beddesho oo aad u kala fogaataan, in mid kiinba uu midka kale garabkiisa ahaado xaaladaha muhimka ah. Laga yaabaa inaydaan maalin kasta wada hadlin, laga yaabaa inaydaan in muddo ah is arkin, haddana si kasta oo kala maqnaanshahaasi u jiro, xidhiidhkiinnu waa mid sii xoogaysanaya oo koraya. Saaxiibtinnimada dhabta ahi waa mid waarta, taas micnaheeduna waxa uu noqonayaa in saaxiibada dhabta ahi ay isku dhiirrigeliyaan inay koraan oo midkastaa uu waddadiisa gaarka ah qaado. —W/T: Maxamed Qaamuus
Показати все...
6🫡 3 2🕊 1💯 1🤗 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
"Illaahay haku sii wado dhawrsanaanta."
Показати все...
😢 15 7