cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Shuriya anuki

Welcome sxby waxaad ka heleysaan shuriya anuki

Більше
Країна не вказанаМова не вказанаКатегорія не вказана
Рекламні дописи
855
Підписники
Немає даних24 години
Немає даних7 днів
Немає даних30 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступне
Hambalyo dhaman shacabka somaliyed Waxan ku faraxsanahay iney ino thy haben qas ah cawa 26 jun & 1 lulyo malmaha xornimada umada somaliyed 💪❤️🇸🇴
Показати все...
31:42
Відео недоступне
Sirdoon jacel xalqada 👉1aad Waa musalsal cusub oo ay wado drishti qeebta 2aad ilaa 55 soo dalbo waa diyaar @faatimaiftin
Показати все...
454.24 MB
Si aad u husho Ku.dhifo linkg hose 👇👇👇👇 @faatimaiftin
Показати все...
🇮🇳Jaceylkii internedka 🇮🇳 Shuriya anuki 🇮🇳Divya drishti 🇮🇳Indhihii sixirka 🇮🇳Waan Ku arkaa 🇮🇳Ishqbaaz 🇮🇳Naagin 🇮🇳Axdi iyo amar waalid 🇮🇳Suntii nolasha 🇮🇳Jaceyl an dhamad laheyn 🇮🇳Holacii jaceylka 🇮🇳Ubaxii jaceylka 🇮🇳Udgoonkii jaceylka 🇰🇷 Squed game 🇰🇷 My name 🇰🇷 Fadlan is daji 🇰🇷 Qeylo dhaan jaceyl Waa diyaar dhamaan 1ilaa dhaama dalbo oo hel
Показати все...
20:28
Відео недоступне
Musalsalka argosi aweso 1 aad 2 ilaa dhamaadka qofkii rawo @faatimaiftin
Показати все...
NAGIN2 1.mp4217.25 MB
00:22
Відео недоступне
SOOMALIAD HAMBALYO CAWA WAA 18 MAY waxaan idin leeyahay kun kow jeer HAMBALYO walaaheena farxad alle ha idinku kaarsiyo xuskaan xuskiisa xika
Показати все...
638c78889974457ba589e2866f2b9665.mp43.99 MB
Haye hee waan idinka sugooyaa xaqul ciidka 👇👇👇👇👇 0614399207
Показати все...
Фото недоступне
MUSALSALDA DHAMAN WAA DIYAR BIL AMA ISBUC KU DAWO TALEFANKAGA WAQTI WALBA 📲📱 HALKAN IGALA SOXIRIR 🤙 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 @faatimaiftin dalbo oo hel 👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆
Показати все...
Caawa waa kala barka shacbaan oo ah 15 shabcaan, waa habeen ahmiyad qaas ah u leh islaamka, waa habeenkii laga soo wareejiyay qiblada baytu maqdis ee loo soo warejiaya maka sanadkii labaad ee hijriyada. Waa habeen alle udanbi dhaafo dhamaan dadka dhan marki laga reebo laba qof oo kala ah qof ushariig yeelay ilaah cibaadadiisa iyo qof cadaawad uhayo qof muslim ah. وعن معاذ بن جبل رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وآله وسلم قال: «يَطَّلِعُ الله إِلَى خَلْقِهِ فِي لَيْلَة النِّصْفِ مِنْ شَعْبَانَ فَيَغْفِرُ لِجَمِيعِ خَلْقِهِ إِلا لِمُشْرِكٍ أَوْ مُشَاحِنٍ» رواه الطبراني Magacyada loo yaqaano habeenkaan: ليلة البراءة. ليلة الدعاء. ليلة القِسمة. ليلة الإجابة. الليلة المباركة. ليلة الشفاعة Waxaa lasoo wariye axaadiith badan oo ka hadleysa fadliga iyo ahmiyada habeenkaan. Waxaa muslimiin badan ku noleyaan habeenkaan in ay dukadadaan salaad badan, dikri, quraan aqris iyo ducooyin. وعن على بن أبي طالب كرم الله وجهه عن النبي صلى الله عليه وآله وسلم قال: «إِذَا كَانَتْ لَيْلَةُ النِّصْفِ مِنْ شَعْبَانَ فَقُومُوا لَيْلَهَا وَصُومُوا يَوْمَهَا؛ فَإِنَّ اللهَ يَنْزِلُ فِيهَا لِغُرُوبِ الشَّمْسِ إِلَى سَمَاءِ الدُّنْيَا فَيَقُولُ: أَلَا مِنْ مُسْتَغْفِرٍ فَأَغْفِرَ لَهُ؟ أَلَا مُسْتَرْزِقٌ فَأَرْزُقَهُ؟ أَلا مُبْتَلًى فَأُعَافِيَهُ؟ أَلا كَذَا أَلا كَذَا ...؟ حَتَّى يَطْلُعَ الْفَجْرُ» رواه ابن ماجة. Nabi muxamed صلى الله عليه وآله وسلم waxa uu yiri : marki ay tahay kala bar bisha shacbaan istaag habeenkeeda oo dukada soomana maalinteeda maxaa ilaah wuu soo dagaya marki ay qoraxdu dhacdo ( maalinta afar iyo tobanka oo habeenka uu soo galayo habeenka 15 shacbaan) samada aduunyada waxa uuna leeyahay: yaa danbi dhaaf iweydiisanaya oo aan u danbi dhaafaa? Yaa irsaaqad iweydiisanaya oo irsaaqaa? Yaa dhib heystaa oo aan cafimaad siiyaa? Yaa yaa sidaas sidaa ? ( أَلا كَذَا أَلا كَذَا) ilaa qoraxda kasoo baxdo. Ilaah kuwa ka faa iideysta ha inaga dhigo. @faaidobadan
Показати все...
15 bisha shacban oo cawa ku beegan wa habeen ebbe uu daalacdo adoomadiisa dhamantod kadib uu udambi dhaafa dhamantod ila labo ruux moyee 1. Ruux mushrik ah oo ilaahay iyo adomadiisa ka dhaxaysiiyey wixii Allaah u gaarka ahaa 2. Ruux cuqdad , xiqdi iyo nacayb qalbiga ugu haaya ruux kaloo walaalkiis ah. Qof walba oo wallki wax Qalgiga uga hayaa Alla dartii aan isku cafino Allaha inaga yeeelo kuwa loo danbi dhaafo 🤲
Показати все...
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.