Somali cryptocurrency💵📈 🪙
Відкрити в Telegram
Kusoo biir somali cryptocurrency adigoo ka faa'idaysanaayo waqtigaaga, waxaad heli doonta xog walpa ku saabsan cryptocurrency💵🪙
Показати більше1 086
Підписники
Немає даних24 години
-17 днів
-930 днів
Триває завантаження даних...
Схожі канали
Хмара тегів
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Вхідні та вихідні згадування
---
---
---
---
---
---
Залучення підписників
грудень '24
грудень '24
+3
в 0 каналах
листопад '24
+5
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '24
+5
в 0 каналах
Get PRO
вересень '24
+76
в 0 каналах
Get PRO
серпень '240
в 0 каналах
Get PRO
липень '240
в 0 каналах
Get PRO
червень '240
в 0 каналах
Get PRO
травень '240
в 0 каналах
Get PRO
квітень '240
в 0 каналах
Get PRO
березень '240
в 0 каналах
Get PRO
лютий '240
в 0 каналах
Get PRO
січень '240
в 0 каналах
Get PRO
грудень '230
в 0 каналах
Get PRO
листопад '230
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '230
в 0 каналах
Get PRO
вересень '230
в 0 каналах
Get PRO
серпень '23
+1 041
в 0 каналах
| Дата | Залучення підписників | Згадування | Канали | |
| 16 грудня | 0 | |||
| 15 грудня | 0 | |||
| 14 грудня | 0 | |||
| 13 грудня | 0 | |||
| 12 грудня | 0 | |||
| 11 грудня | 0 | |||
| 10 грудня | 0 | |||
| 09 грудня | 0 | |||
| 08 грудня | +1 | |||
| 07 грудня | 0 | |||
| 06 грудня | +1 | |||
| 05 грудня | 0 | |||
| 04 грудня | 0 | |||
| 03 грудня | +1 | |||
| 02 грудня | 0 | |||
| 01 грудня | 0 |
Дописи каналу
https://t.me/BabyDogePAWS_Bot/game?startapp=r_7034949504
Babydoge binance aya la so galiyay
Bot koda dadka isticmala coin koda ayay u qaybin donan
An ka wada faidaysano
Mhdsanidin
| 2 | https://t.me/Binance_Moonbix_bot/start?startApp=ref_7034949504&startapp=ref_7034949504&utm_medium=web_share_copy
Sida la ii xaqijiyay project gan binance aya leh
Ka faidayso | 0 |
| 3 | October wa bisha dawacada
Price ka iyaga sii shegy
Horay ugar inad ka qadyso hdad rabtid
http://t.me/foxs_HouseBot?start=7034949504 | 0 |
| 4 | https://t.me/NomisAppBot/app?startapp=ref_i0PVLdtubj
Nomis wa project aad u wayn oo melo bdn tabanayo mrka an ka faidaysano
Mhdsanidin | 0 |
| 5 | https://t.me/rocky_rabbit_bot/play?startapp=frId1008120547
Rocky Rabbit: Fun and Earnings! 🐰🚀
Play Rocky Rabbit for fun and profit! Join through this link and let’s start our profitable journey together! | 0 |
| 6 | https://t.me/empirebot/game?startapp=hero7034949504
X Empire wa project Airdrop kisa uu dhawyahy marka an ka faidaysano | 0 |
| 7 | Sept,oct,Nov, waa qadeeneenaa💵🔥 | 0 |
| 8 | https://t.me/Dogiators_bot/game?startapp=14bPRpqGTB1moc41
Project wa real
Wa sida dogs iyo hamster oo kale ee hada intu cusub yahy wax ka sii qabso
Mhdsanidin | 0 |
| 9 | Catizen wa project cajib ah 20 September la so galina
Supply goda 1billion wna arin lgu farxo
43% wax lo qaybina Community ga
Pre market ka wxu ka marya 0.4
Level ka la iska rabo wa platinum
Mrka an ka faidaysano
https://t.me/catizenbot/gameapp?startapp=r_1312_19340397 | 0 |
| 10 | https://t.me/rocky_rabbit_bot/play?startapp=frId7034949504
Rocky rabbit 24 hr gudahod wxy qbinayan lacgo
Airdrop kodana wa bishan dhexded
Mrka an ka faidaysano | 0 |
| 11 | https://t.me/catizenbot/gameapp?startapp=r_1312_19340397
Projectican citizen wa project aad u wayn pre market (suqa madow) hada wxu ka marya ku dhawd 0.5 cent tas oo ah mid aad u wayn
Airdrop kodna wu dhawyahy marka an ka faidaysano | 0 |
| 12 | t.me/catsgang_bot/join?startapp=cd8OmXhVf4WtxW8ecmamu
Meow, lets see who is OG 😼
Cats wa project muhim wuxuna la mid yahy project gii hore ee an ka faidaysany ee dogs ah kas oo an lacago fican ka qabnay
Cats airdrop keda wu dhawyahy ee an ka faidaysano | 0 |
| 13 | https://t.me/Tomarket_ai_bot/app?startapp=0000nLCZ
Hey, if you're a Hamster, DOGS, Blum or Catizen user... you have something very special to claim in the Tomarket app now.
The Tomarket airdrop is coming! 🪂
Claim with this link.
Project Tomarket wa Project aad u cajib ah Airdrop koda 1Day aya ka dhiman
Marka an ka faidaysano
Mhdsanidin | 0 |
| 14 | https://t.me/Hamster_kombat_bot/start?startapp=kentId7034949504
Hamster wa project ga ugu wayn ee telegram
26 September ayayna lacag u qaybinayn dadka isticmala
Marka an ka faidaysano
Mhdsanidin | 0 |
| 15 | 2025 4bil ee ka dhiman waxaaso lacg free ah ina ka qado maa diyaar u tahay? | 0 |
| 16 | https://t.me/somalicryptocurrence
Meshan wa chat kena | 0 |
| 17 | Adiga ahaan ma aaminsantahay inaa lacag ka sameen karto cryptocurrency adigoo wax lacag ah gashan? | 0 |
| 18 | Si aad uga faa’iidaysato airdrops-ka cryptocurrency, raac tallaabooyinkan:
1. La soco airdrop-ka anaga ayaana idinla soo wadaagi doona fursadaha hada jira iyo kuwa soo bixi doonaba.
2. Samee boorso dhijitaal ah(wallet) oo taageerta lacagta la bixinayo.
3. Buuxi shuruudaha airdrop-ka, sida iska diiwaangelinta ama la wadaagista wararka.
4. Sug oo hel lacagta laguugu shubayo boorsadaada.
Airdrops-ka waa hab bilaash ah oo lagu heli karo cryptocurrency adigoo raacaya tallaabooyin fudud.
Fg: saa uga faaidaysto lacagahan bilaashka ah sameeso exchangiga binance verify dhaho hadaada aqoon vidoes youtope yaala jira qaabka loo sameesto pls ka faaidaysta | 0 |
| 19 | Cryptocurrency wuxuu kuu fidiyaa dhowr fursadood oo aad ka faa'iidaysan karto:
1. Maalgashi (Investment): Waxaad ku maalgelin kartaa lacagtaada cryptocurrency-ka, adoo rajeynaya in qiimaheedu kor u kaco wakhti ka dib. Tani waxay kuu noqon kartaa il dakhli oo aad ku kobcin karto hantidaada mustaqbalka.
2. Ganacsi (Trading): Suuqa cryptocurrency wuxuu kuu oggolaanayaa inaad iibsato oo aad iibiso lacagaha dhijitaalka ah si aad uga faa'iidaysato isbeddellada qiimaha maalin kasta. Ganacsigaaga si joogto ah u samee si aad macaash uga samayso farqiga qiimaha.
3. Airdrop: Airdrop-ku waa hab bilaash ah oo lagu heli karo lacag dhijitaal ah. Qaar ka mid ah shirkadaha cryptocurrency waxay siiyaan isticmaaleyaal cusub ama kuwa hore lacag dhijitaal ah oo bilaash ah si ay u horumariyaan ama u ballaariyaan shabakadooda.
Fursadahani waxay kuu oggolaanayaan inaad ka faa'iidaysato horumarka iyo koritaanka cryptocurrency-ga, iyadoo aad sameynayso maalgashi, ganacsi, ama aad ka qaybqaadanayso barnaamijyada airdrop.
Fg: kanaalka sababaha ugu wayn aan u samaynay waxay tahay qodobka 3aad airdrop waxa jeclaysane inaa lacgaha bilaashka dhankiina kaga faaidasataan idinkoo wakhtigiina siinaya airdrops, hada kadib iyadaa xooga saareena waana idin la socodsiineena qaabka lo isticmaalo. | 0 |
| 20 | “Waxaan idiin soo diray buug ka hadlaya cryptocurrency laga bilaabo bilow ilaa dhamaad. Buuggan wuxuu idiin siin doonaa faham buuxa oo ku saabsan lacagaha dhijitaalka ah, sida ay u shaqeeyaan, iyo sida aad uga faa’iidaysan kartaan. Waxaa kaloo idin ka caawin doonaa inaad heshaan xoriyad dhaqaale oo dheeraad ah, maadaama aad baran doontaan sida loo maalgashado oo loo isticmaalo cryptocurrency si ammaan ah. Waa fursad fiican oo aad ku baran kartaan waxyaabo cusub oo aad ku horumarin kartaan dhaqaalihiina mustaqbalka. Qaado wakhti yar oo aad akhrido buuggan, waxaad ka heli doontaa faa’iidooyin badan oo aan filayo inaad ka faa’iidaysan doontaan.”
Tani waxay asxaabtaada ku dhiirigelin kartaa inay akhriyaan buugga oo ay ogaadaan sida ay uga faa’iidaysan karaan lacagaha dhijitaalka ah. | 0 |
