9 526
Підписники
-1224 години
-867 днів
-34430 день
Архів дописів
9 526
Dhulkeenna soomaaliyeed wuu hagaagayaa inshaa Allaah haddii uu ka xoroobo :
1-Ciidamada shisheeye ee xooga ku jooga (ATMIS(AMISOM) iyo waxa la midka ah)
2- Gumaysi-kalkaaliyayaas soomaaliyeed ee ku yimi kuna jooga kaarayaasha ciidamadaas.
9 526
QOFKA GAALADA U HIILIYA IYGA AYUU KA MID YAHAY !
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAN OO DHAMMAYSTIRAN:
https://youtu.be/tWwvlZkTDCY?si=sfp7UobXoytYJJZ7
9 526
5/5/1991 "Beelaha woqooyi" waxa ay ku "heshiiyeen" in lagu dhaqmo shareecada islaamka.
miyaa la fuliyey?!
9 526
Dhulka soomaaliyeed gumaysi buu ku jiraa, xorayn buu u baahanyahay.
Ma igu raacsantahay?
9 526
Haddii loogu halgamo siday ahayd,ka daran holaca baaruudda.
Sawirkaa waxa la iga qaaday toban sano ka hor aniga oo duubaya filim ku saabsan waalidka oo aan soo saare iyo sawir-qaade ka ahaa .
#Kaydka_Coldoon
