cookie

ะœะธ ะฒะธะบะพั€ะธัั‚ะพะฒัƒั”ะผะพ ั„ะฐะนะปะธ cookie ะดะปั ะฟะพะบั€ะฐั‰ะตะฝะฝั ะฒะฐัˆะพะณะพ ะดะพัะฒั–ะดัƒ ะฟะตั€ะตะณะปัะดัƒ. ะะฐั‚ะธัะฝัƒะฒัˆะธ ยซะŸั€ะธะนะฝัั‚ะธ ะฒัะตยป, ะฒะธ ะฟะพะณะพะดะถัƒั”ั‚ะตัั ะฝะฐ ะฒะธะบะพั€ะธัั‚ะฐะฝะฝั ั„ะฐะนะปั–ะฒ cookie.

avatar

๐Ÿ“š๐Š๐จ๐›๐œ๐ข๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š ๐‚๐ก๐š๐ง๐ง๐ž๐ฅ๐Ÿ“š

๐™บ๐š˜๐š‹๐šŒ๐š’๐™ฐ๐šš๐š˜๐š˜๐š—๐š๐šŠ๐šŠ๐š๐šŠ ๐š†๐šŠ๐šŠ ๐™ถ๐š˜๐š˜๐š‹ ๐šŠ๐šŠ๐š ๐š”๐šŠ ๐š‘๐šŽ๐š•๐š’ ๐š”๐šŠ๐š›๐š๐š’๐š โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ๐šƒ๐šŠ๐šก๐šŠ๐š—๐šŠ๐šข๐šŠ๐šŠ๐š• ๐™ณ๐š’๐š’๐š—๐š’ ๐™ฐ๐š‘ โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ๐šƒ๐šŠ๐šก๐šŠ๐š—๐šŠ๐šข๐šŠ๐šŠ๐š• ๐™น๐šŠ๐šŒ๐šŠ๐šข๐š• ๐™ฐ๐š‘ โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ๐šƒ๐šŠ๐šก๐šŠ๐š—๐šŠ๐šข๐šŠ๐šŠ๐š• ๐šƒ๐šŠ๐šŠ๐š›๐š’๐š’๐š”๐š‘๐š’ ๐™ฐ๐š‘ โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ๐™ฑ๐šž๐šž๐š๐šŠ๐šŠ๐š ๐™ฟ๐š๐š

ะ‘ั–ะปัŒัˆะต
ะคั–ะฝะปัะฝะดั–ั308ะะฝะณะปั–ะนััŒะบะฐ27 387ะšะฝะธะณะธ1 309
ะ ะตะบะปะฐะผะฝั– ะดะพะฟะธัะธ
19 092
ะŸั–ะดะฟะธัะฝะธะบะธ
+724 ะณะพะดะธะฝะธ
+477 ะดะฝั–ะฒ
+23430 ะดะฝั–ะฒ
ะงะฐั ะฐะบั‚ะธะฒะฝะพะณะพ ะฟะพัั‚ะธะฝะณัƒ

ะขั€ะธะฒะฐั” ะทะฐะฒะฐะฝั‚ะฐะถะตะฝะฝั ะดะฐะฝะธั…...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
ะะฝะฐะปั–ั‚ะธะบะฐ ะฟัƒะฑะปั–ะบะฐั†ั–ะน
ะ”ะพะฟะธัะธะŸะตั€ะตะณะปัะดะธ
ะŸะพัˆะธั€ะตะฝะฝั
ะ”ะธะฝะฐะผั–ะบะฐ ะฟะตั€ะตะณะปัะดั–ะฒ
01
Suurada 77aad Al-Mursalaat Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Mursalaat, maadama Ereygaas ay ku Bilaabato. Suuradan waa makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 50 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Humazah ka dib, Musxafkana waxa ay kaga began tahay Dhamaadka Juzka 29aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Mursalaat: Suaradan waxey si Xoog leh uga Hadshaa Arimaha Caaqiidada ku Saabsan, gaar ahaan Arimaha ku Saabsan Maalinta Aakhiro iyo sida Xaalka Caalamka noqon doono marka la gaaro sida in Xidigaha Iftiinkoodu Dhamaado, Samada in Dildilaaciyo, Buuraha in laga dhigo Boor la firdhiyay oo kale, waxayna soo bandhigtaa tusaalooyin Muujinaya awooda uu Allaah u leeyahay soo bixinta Insaanka iyo Abaal marintii sa Maalinta Qiyaamaha aydooweliba ay kusoo laablabato Aayad u Goodisa kuwa Beeniya ee ku waansami waaya Tusaalooyinka loo Muujiyay. https://t.me/Afkeenuhodansanaa/1103
3021Loading...
02
Media files
2650Loading...
03
โ–ˆโ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–ˆ ๐Ÿซง Community ++ ๐ŸŒช โ–ˆโ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–ˆ Join ๐Ÿ‘‰ @somali_admins โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ ๐Ÿ“ฎSomali Free Books โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎSomali Librarians โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎXikmado iyo murti โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎKobciye Books โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Mucaashaq Jacaylโ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎDhiirigaliye nolol โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎHoyga Farsamda โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Aqoon Kobciye โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Hidaayatu Rabbi โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎQuruxda islaamka โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ jacaylside channel โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ alxakiim channel โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎxaqiiqada Nolosha โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎDareen Side channelโ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Hassan Caashaq โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎQalbi Dhaye โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Qalbiyadeena โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Guulaayso bet โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Kalimat Kariim โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Aisha bin Ahmed โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Faiido Channel โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎHogaan Dumar โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ albaani channel โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Dhaqan Wanaag โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Dinteena suuban โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Qoraalo kooban โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Nuxur Side FXV โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Kaydka Qormo โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ MaanHage School โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Ruuxda channel โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ โ–ˆโ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–ˆ ๐ŸŽฏPresented by @zomalibot โ–ˆโ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–ˆ anti-delete ๐Ÿ”12hrs in channel
4794Loading...
04
Suurada 76aad Al-Insaan Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Insaan, maadama si Kooban uga hadasho Marxaladaha uu Insaanka Marayo laga Bilaabo Abuurka iyo Marxaladaha uu kusoo biloowday ilaa laga gaaro Nicmada ama Cadaabka Sugaya marka lagaaro Maalinta Qiyaamaha. Suuradan waa Madaniyah, Aayadaheeduna waa 31 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Ar-Raxmaan ka dib, Juz ahaana Musxafka waxey kaga Beegan tahay Dhamaadka Qeybta labaad ee Juzka 29aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Insaan: Suuradan waxey ka Hadashaa Arimaha Quseeya Maalinta Qiyaame, si gaar ahna waxey uga Hadshaa Nicmooyinka kuwa Baariyada (Mutaqiinta) ah ay ku dhex leeyihiin Janada Dhexdeeda Abaal mar ahaan, sida Nimco aysan ilo Aarag Dhagu maqal, Qalbi Insaana aan ku soo Dhicin, Goglo Xariir ah, il Qabowsi iyo Macaan oo dhan, Nimco aan wax Dhibaata ah ka dambeyn, Nimco ka sareysana aysan jirin, Adeegayaal wanaag badan, Cabitaano Macaan badan, laguma Dhex baahdo lagumana Dhex Bukoodo, lagumana Dhex Qoraxoodo, lagamana Dhinto waa Meel Nimco iyo Sharaf oo dhan ku Dhameys tiran yihiin Xanuun iyo Murug kastana oo Aduunka lagula kumayna lagu iloobo. Taariikhda iyo sooyaalka qoraalka farta soomaaliga
5971Loading...
05
Media files
5342Loading...
06
https://t.me/Afkeenuhodansanaa/1103
6512Loading...
07
๐ŸŒฟCiid Mubaarak Ciid Adxa Waxaan marka hore u mahad celinayaa Ilaahay oo ah Macbuudka Xaqqa ah.Dhammaan ummadda islaamka gaar ahaan bulsha-weyntaย  soomaaliyeed meelkasta oo ay aduunka ka joogaan, waxaan idin ku hambalyanayaa munaasibadda Ciid Adxa Waxaanidin leeyahay:โ€ Ciid mubaarak, kulu caam wa antum bikheyr, taqabbal alaahu minna wa min kum saalax al camaalโ€.Ilaahey ha inaga aqbalo cibaadadii suubanayde, ciidan ciideeda kale na Allah ha inagu gaadhsiiyo bash-bash , barwaaqo iyo nabad-qab. ๐ŸŒนEid adxa! ๐ŸŒน โ€œKul โ€˜am wa antum bi-khair!โ€ (ูƒู„ ุนุงู… ูˆ ุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ) โ€œTaqabbala Allahu minna wa minkum.โ€ (ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู…) Meel kasta oo aad dunida ka joogtaann waxaan idiin rajeyneynaa Ciid Wanaagsan.
1 11412Loading...
08
๐Ÿ’žโžฐCommunity ++ โ™จ๏ธโ™จ๏ธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” 111k+ ๐Ÿ“šSomali Free Books ๐Ÿ“™ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 53k+ ๐Ÿ“˜Somali Librarians ๐Ÿ“’ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 32k+ โœจXikmado iyo murti๐Ÿ—ฃ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 31k+ ๐Ÿ“˜Kobciye Books๐Ÿ“— โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 23+ ๐ŸŒธ Mucaashaq Jacayl๐ŸŒท โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 21+k ๐ŸชดDhiirigaliye nolol๐Ÿ€ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 19+k โš™๏ธHoyga Farsamda๐Ÿ’ญ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 18k+ ๐ŸŒŸ Aqoon Kobciye ๐Ÿ”† โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 17k+ ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿญ Hidaayatu Rabbi ๐Ÿ‘ฅ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 16k+ ๐Ÿ‘คQuruxda islaamka๐Ÿซ‚ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 16k+ ๐ŸŒ“Somali to Englishโ™ฆ๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 15k+ โ›บ๏ธ jacaylside channelโค๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 14k+ ๐Ÿชข alxakiim channel ๐Ÿ‘” โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 14k+ โžฐxaqiiqada Nolosha๐Ÿชœ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 14k+ ๐ŸŒฑDareen Side channel๐Ÿชด โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿ’น Hassan Caashaq โ‡๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐ŸˆณQalbi Dhaye ๐Ÿšน โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k โ™จ๏ธ Qalbiyadeena ๐Ÿ’ข โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿ”ด Guulaayso bet ๐ŸŸข โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k โ™’๏ธ Kalimat Kariim โ™‰๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿง• Aisha bin Ahmed๐Ÿ—ฃ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿงฉ Faiido Channel๐Ÿช โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿ‘ฉ Hogaan Dumar ๐Ÿง• โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 12k ๐Ÿ’ฌ albaani channel ๐Ÿ—ฏ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 12k ๐Ÿชค Dhaqan Wanaag โš–๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 12k ๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ Dinteena suuban๐Ÿ’š โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 11k ๐Ÿ“’ Qoraalo kooban ๐Ÿ‘€ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k ๐Ÿ‡ Nuxur Side ๐ŸŒฌ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k โœ๏ธ Kaydka Qormo ๐Ÿ–Œ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k ๐ŸŒŽ Haqabtire Onlineโšก๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 06k ๐Ÿซง Ruuxda channel ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 06k ๐Ÿซง MaanHage School ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โญ๏ธ VIP Channel โžก๏ธ JOIN NOW โœ… โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” anti-delete ๐Ÿ”12hrs in channels
1 0872Loading...
09
https://t.me/Afkeenuhodansanaa
9450Loading...
10
Suurada 75aad Al-Qiyaamah Suuradaan waxaa loogu Magac daray Al-Qiyaamah oo ah Magac ay Xasiinaya Dadka Nolasha ka dambeysa mida Aduunka marka la geeriyoodo ka dib, maadaama ay Suurada si aad ah u tilmaanto hab Gaar ah Maalinta Qimaamaha Xaalada sida ay Noqon Doonto. Suuradan waa makiyah, Aayadaheeduna waa 40 Aayadood, waxa soo dagatay Suurada Al-Qaaricah ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beeban tahay Dhamaadka Qeybta labaad ee Juzka 28aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Qiyaamah: Suuradan waxay Dadka ku Baarujisaa Noloshaan Aduunyada ka dib in ay Jirto Nolol kale, sidaa darteed waxaa ay Suurada Dadka u tilmaameysaa in ay ka Digtoonaadaan in ay Maleeyaan in Nolosha Halkaan ku Dhamaato oo aysan Jirin Nolol ka dambeysa,, waxeyna Suuaradan Tilmaantaa Xaalafda daran ee Dhibaatada ah ee Koonka lasoo Gudboonaan Doonta marka lagaaro Maalinkaas Biloowgiisa, taaso keeni Doonta in Insaanka raadsado Meel uu uga Baxsado, Maalintaasna Meel loo baxsado majirto oo aan Xaga Allaah aheyn, halkaasoo uu Qof walba ka heli Doono Abaalkii Shaqadii uu ku qabtay intuu Aduunka Joogay Mid hore iyo Mid Dambaba.
1 2840Loading...
11
Media files
9640Loading...
12
Suurada 74aadAl-Mudathir Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Mudathir oo la Macna ah Al-Muzammil, waayo waxaa loo Naadiyay labada Jeerba Nabiga oo lagu tilmaamayyay Xaalada uu Markaas ahaa. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 56 Aayadood, wwxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Muzammil ka dib, Musxafkana waxa ay kaga began tahay Dhamaad qeybta labaad ee Juzka 28aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Mudathir: Suuradana waxay ay la Mid tahay Xaga Manhajka Suuradii ka horeysay ee Al-Muzammil, laakiin waxa ay Dheeraad la tahay in Nabiga lagu Faray inuu la yimaado Cibaadooyin ka Dheeraad ah kuwa Shaqsigiisa ku Saabsan Sida Gaarsiinta Dacwada Diinta Islaamka, halka Suuradii hore ay ku koobneyd Dadaal la Faray Shaqsi ahaan inuu looga Baahan yahay inuu la yimaado sida Salaad iyo Quraan aqrin Xiliyada Habeenkii ah, Suuradan waxaa lagu faray Dadaal Shaqsi ah iyo mid Dadka ku socdaba inuu la yimaado. Suurada waxey Nabiga tilmaantay in ay Naar gali Doonaan kuwa Beeniya Risaaladiisa Naartaas oo magaceedu yahay Saqara, waxa ayana Suuradan tilmaantay Sifooyinka Naarta lagu galo Noocyo ka mid ah sida. 1-Kuwa Beeniya Qurโ€™aanka. 2-Kuwa aan Salaada Dukan. 3-Kuwa aan Masaakiinta Quudin (Wax siin) Bakhiilnimo awgeed. 4-Kuwa dan laโ€™anta Cumrigooda ku Dhameeya ee Xumaanta ku Mashquula. 5-Kuwa Maalinta Qiyaame Beeniya.
1 4141Loading...
13
Media files
1 1170Loading...
14
๐Ÿ’žโžฐCommunity ++ โ™จ๏ธโ™จ๏ธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” 111k+ ๐Ÿ“šSomali Free Books ๐Ÿ“™ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 53k+ ๐Ÿ“˜Somali Librarians ๐Ÿ“’ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 32k+ โœจXikmado iyo murti๐Ÿ—ฃ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 31k+ ๐Ÿ“˜Kobciye Books๐Ÿ“— โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 23+ ๐ŸŒธ Mucaashaq Jacayl๐ŸŒท โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 21+k ๐ŸชดDhiirigaliye nolol๐Ÿ€ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 19+k โš™๏ธHoyga Farsamda๐Ÿ’ญ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 18k+ ๐ŸŒŸ Aqoon Kobciye ๐Ÿ”† โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 17k+ ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿญ Hidaayatu Rabbi ๐Ÿ‘ฅ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 16k+ ๐Ÿ‘คQuruxda islaamka๐Ÿซ‚ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 16k+ ๐ŸŒ“Somali to Englishโ™ฆ๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 15k+ โ›บ๏ธ jacaylside channelโค๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 14k+ ๐Ÿชข alxakiim channel ๐Ÿ‘” โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 14k+ โžฐxaqiiqada Nolosha๐Ÿชœ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 14k+ ๐ŸŒฑDareen Side channel๐Ÿชด โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿ’น Hassan Caashaq โ‡๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐ŸˆณQalbi Dhaye ๐Ÿšน โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k โ™จ๏ธ Qalbiyadeena ๐Ÿ’ข โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿ”ด Guulaayso bet ๐ŸŸข โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k โ™’๏ธ Kalimat Kariim โ™‰๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿง• Aisha bin Ahmed๐Ÿ—ฃ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿงฉ Faiido Channel๐Ÿช โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿ‘ฉ Hogaan Dumar ๐Ÿง• โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 12k ๐Ÿ’ฌ albaani channel ๐Ÿ—ฏ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 12k ๐Ÿชค Dhaqan Wanaag โš–๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 12k ๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ Dinteena suuban๐Ÿ’š โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 11k ๐Ÿ“’ Qoraalo kooban ๐Ÿ‘€ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k ๐Ÿ‡ Nuxur Side ๐ŸŒฌ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k โœ๏ธ Kaydka Qormo ๐Ÿ–Œ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k ๐ŸŒŽ Haqabtire Onlineโšก๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 06k ๐Ÿซง Ruuxda channel ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 06k ๐Ÿซง MaanHage School ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โญ๏ธ VIP Channel โžก๏ธ JOIN NOW โœ… โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” anti-delete ๐Ÿ”12hrs in channels
1 0523Loading...
15
Suurada 73aad Al-Muzammil Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Muzammil, maadama ay ku Bilaabatay Naadin ku Socota Nabiga asagoo Goโ€™ ku Duubduubnaa mar uu ka naxay biloowgii waxyiga, ayaa Allaah ugu yeeray oo ugu Naabiyayay Al-Muzamil. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 20 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Al-Qalam ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Bartamaha Qeybta Labaad ee Juzka 29aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Muzammil: Suuradan waxa ay ka Hadashaa Qeyb ka mid ah Noloshii Nabi Muxamad (Scw) gaar ahaan Cibaadooyinkiisii u Habeenkii Sameyn jiray sida Salaada habeenka la Tukado marka Dadku Hurdaan, Qurโ€™aanka la aqriyo Xiligaas, arintan oo ah Dacwo ku socota Muslmiinta in ay Cibaadooyinka Noocaas ah ku dadaalaan Gaar ahaan Dadka Ducaada iyo Culimada ah si ay ugu Saacido in Imaankoodu kobco, Dulqaadkoodana u Ziyaado taasoo u sahleysa Gudashada iyo Gaarsiin Dacwada. Qodabada ay Suuradaan Xambaarsan tahay waxaan kusoo koobi karaa in Nabiga lagu faray inuu la yimaado Cibaadooyin asaga Shaqsigiisa ku kooban kaliya, waxaana ka mid ah arimahan soo socda. 1: Suuradan waxaa ay Nabiga Fartay inuu Habeenkii Tukado Salaad Xiliyada Dadka Hurdaan. 2: In Salaada Xiliga la Dukanayaa aysan aheyn Habeenkii oo dhan, waa Habeenki Barkiis ama wax ka yar barka ma wax ka badan Barka. 3: Waxaa kaloo Suurada Nabiga Fartay inuu Quraanka u aqriyo si kala Dhigdgigan (Tajwwid) Habeenkii, amarkaasoo sidoo kalan ku socda Ruux kasta oo Quraan inuu aqriyo doonayo. 4: Waxaana Suuradan Nabiga lagu Baraarujiyay sabar inuu la yimaado oo uu u dulqaato Culesyada kaga imaan kara Ahaladiisii Makah Daganeyd marka Dacwada uu gaarsiinayo
1 4120Loading...
16
Media files
1 1130Loading...
17
Daaweynta dadka Jinku wax gaarsiiyo: Waxaa waaqicyan loo arkaa in Dadka qaar Bukoodaan ayadoo Jirida heysana aysan aheyn wax Muuqda ama la Taaban karo, waxaana Dhici karta in Qof la waasho jirooyinka Noocaas ah, ama Xubno Jirkiisa ka mid ah Dareenka ka tago, ama Lugaha laabmaan ama Gacmaha ayadoo aysan heynin Cudaradii Neervo ahaan sababi karay xanuunadaas, marka hadii ay sidaas oo kale Dhacdo waxaa loo baahan yahay in Qofkaas loo Daaweeyo Ruux ahaan, oo lagula Dadaalo in Dad Dhowrsoon oo Cilmi iyo Diin leh Qurโ€™aanka Saaraan (ku Tufaan) ayadoo laga Fogaanaya wax walba oo sababi kara Jinka inuu kusii Xidideysto Ruuxa Bukaanka ah sida in Xoolo loo Gowraco ayadoo Caafin iyo Raaligalin looga dalbanayo, ama Cunooyin loo Kariyo ama Xaflado lagu Durbaantunto loo Sameeyo maxaa yeelay taas marna Daawo uma Noqoneyso. Waxaan kusoo Koobayaa Qoramadeydan Dadka Muslmiinta ah waxaa looga baahan yahay in Diinkooda Daawo ka Dhex raadsadaan, waxaana Tijaabo ahaan la arkay Dad badan oo Dhakhaatiir Caan ah ka daaleen Dalka gudahiisa iyo Debadiisaba in ay ku Bogsoodeen Qurโ€™aan lagu Tufay kaliya, ayadoon Daal iyo Waqti badan intuba ku Bixin, Gaf iyo Dembina aan Allaah (Cw) laga galin. โ† โ† โ† ๐€๐Ÿ๐ค๐ž๐ž๐ง๐ฎ ๐ก๐จ๐๐š๐ง๐ฌ๐š๐ง๐š๐šโ†žโ†žโ†ž
1 6300Loading...
18
Jiniga iyo Gaarsiinta Dacwada: Jiniga waxa ay Dacwada ka qaataan Insaanka Nabiyada loosoo diro sida Saxiixa ah, waxaana Arintaas Daliailka koowaad u ah in Dacwada Diinta Islaamka ka Qaateen in ay Maqleen Nabiga (Scw)oo Salaad Subax ku Tushinaya Suuqa Cukaatha qaar ka mid ah Saxaabadiisa taasoo keentay in ay Dacwada Diinta Islaamka ku dhex faaftay markaas wixii ka dambeeyay. Xiriirka Insaanka iyo Jinniga waqtiyadii hore: Intii anan Nabi Muxamad la soo saarin Dadkii ku Noolaa Jaziirada Carabta oo Diin ahaan ahaa Dad Mushrikiin u Badan ayaa waxa ay Aaminsanaan jireen in Jinnigu leeyahay Awood weyn, sidaa darteed markii ay Safarada galaan ee ay Dhulka Banaanka ah ku Safrayaan waxa ay Magan ka Dalban jireen Jinniga Banaanadaas dagan, aygoo Dhahaya waxaan Magan u Nahay Boqorka Jiniga halkaan Dagan si uu nooga Ceshada Ciidankiisa in ay Dhibaato noo geystaan, taasoo sababtay in Jinnigii Kibir iyo Xad gudub usii Kordho. Waxa hada jira dad Badan oo Xoolo siiya ama u Goowraca ama Cunooyin u Daadiya ayagoo magan iyo Nabad ka Dalbanaya Diintey Doonaanba haku Abtirsadeene, waxaana Caadi ah oo la yaqaan inuu Jinniga Maalinba Maalinta ka Dambeysa ku sii Kordhiyo Dalabaadkiisa iyo Culeyska uu ku haayo si ay usii Badiyaan Xoolaha ay u Bixiyaan, marka waxaa wanaagsan in dad Muslmiinta ah ay ka Digtoonaadaan inay Mushrikiin u Dhaqan ekaadaan. Afkeenu hoddansanaa
1 4830Loading...
19
https://t.me/Afkeenuhodansanaa/1093
1 3140Loading...
20
113k๐ŸŒSomali Books ๐Ÿ“š โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 54k ๐Ÿ˜ŽSomali Libraryโšก๏ธ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 33k ๐Ÿ’ญXikmado iyo murti ๐Ÿ’™ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 31k ๐Ÿ’ฐKobciye Books ๐Ÿ“š โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 24k ๐Ÿ’žMucaashaq Jacayl ๐ŸŒธ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 22k ๐Ÿ’ฐDhiiragaliye ๐Ÿ“š โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 19k ๐Ÿ†“ Free Udx Courses๐Ÿˆš๏ธ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 19k ๐Ÿ†“ somali english๐Ÿˆš๏ธ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 17k ๐Ÿ“– Aqoon Kobciye ๐Ÿ“’ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 16k ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿฆฐ Hidaayatu Rabi ๐Ÿง• โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 15k ๐ŸŽ Quruxda Islamka ๐Ÿ€ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 15k ๐ŸŒนXaqiqada Nolosha๐Ÿฅ€ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 14k ๐ŸชดAl-Xakiim Channel๐ŸŒผ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 14k ๐ŸŒปEreyo jacayl ah ๐ŸŒธ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 13k โœจDareen Side๐Ÿ”ฅ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 13k ๐Ÿ’น Hassan Caashaq โ‡๏ธ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 13k ๐ŸˆณQalbi Dhaye ๐Ÿšน โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 13k โ™จ๏ธ Qalbiyadeena ๐Ÿ’ข โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 13k โ™’๏ธ Kalimat Kariim โ™‰๏ธ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 13k ๐Ÿง• Aisha bin Ahmed๐Ÿ—ฃ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 13k ๐Ÿ‘ฉ Hogaan Dumar ๐Ÿง• โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 12k ๐Ÿงฉ Faiido Channel๐Ÿช โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 12k ๐Ÿ’ฌ albaani channel ๐Ÿ—ฏ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 12k ๐Ÿชค Dhaqan Wanaag โš–๏ธ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 12k ๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ Dinteena suuban๐Ÿ’š โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 11k ๐Ÿ“’ Qoraalo kooban ๐Ÿ‘€ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 10k ๐Ÿ‡ Nuxur Side ๐ŸŒฌ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 10k โœ๏ธ Kaydka Qormo ๐Ÿ–Œ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 13k ๐ŸŒŽ guulayso betโšก๏ธ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 06k ๐Ÿซง Ruuxda channel๐ŸŒ– โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 06k ๐Ÿซง MaanHage course โŒจ๏ธ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ 500 ๐Ÿซง Dareen Bulsho ๐Ÿ’ซ โž  โ–‘โ–’โ–“โ–ˆ ๐Ÿ„น๐Ÿ„พ๐Ÿ„ธ๐Ÿ„ฝ โ–ˆโ–“โ–’โ–‘ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โญ๏ธ All Channels โžก๏ธ JOIN ALL โœ… โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” anti-delete ๐Ÿ”12hrs in channel
1 0110Loading...
21
Sidee u fahamnaa qur'aanka Xaga Muuqaalka Jinka: Jinniga Xaga Muuqaal ahaan Insaanku ma awoodo inuu arko taasna waxay tuseysaa Alle Awoodiisa weynideeda, iyo inaan Ogaano Alle waxuu Abuuray waxey ka Kooban yihiin wax aan Awoodno inaan aragno iyo wax aanan arki Karin. Waxaa daliilada Shareecada ku buuxa Nusuus fara badan oo uu Allaah kaga hadlay inuu Ibliis yahay wax aad u fool xun Ibliisna waxa uu ka mid yahay Jinka kuna Abuur yahay arintaasana waxay muujineysaa inaysan Abuur Quruxsaneyn Jinka, halka Insaanka uu yahay mid Quruxsan Allaahna uu ku tilmaamay inuu ku Abuuray Suurada wanaagsan, waxaase kasii Qurux badan Malaaigta oo ah Abuur aad u Qurux badan waxaana xasuusin mudan Nabi yuusuf oo ahaa Qurux ahaan mid si aad ah u quruxsan in Dumarkii la yaabay Quruxdiisa ee la yaabay farahana iska jarjaray ayagoo ismoogaa yiraahdeen kanu maba aha Insaan ee waa Malak wanaagsan. Jinka iyo Cilmiga Qeybka ee Caalamka ka qarsoon: Jinniga Maadama uu yahay wax Insaanka ka Qarsoon waxaa ay Dadka qaar u Qaateen arintaas in ay ka Dhalaneyso inuu Jinniga ogaan karo wax badan oo uusan Insaanka ogeyn, taasna waa Arin gaf ah maxaa yeelay jiniga waxaa uu ogaan karaa waxuu Arko ama Maqlo ama loosoo tabiyo kaliya sidaba Insaanku u ogaan karaan, laakiin waxa qarsoon ee anan Cidi ogaan Karin sida Berito waxa dhici Doona oo kale waxba kama ogaan karaan Jinniga , waxaana Qurโ€™aanka Allaah ku Sheegay markii Nabi Suleymaan Geeriyooday in Jinniga uu ka mid ahaa Ciidan Howlo u hayay Nabi Suleymaan, Howshiina aysan joojin ayagoo u Heesta Nabi Suleymaan inuu Nool yahay, hase yeeshee inuu Geeriyooday waxa ay ogaadeen Markii ushii uu Cuskanaa Aboorka Cunay, taasoo muujineysa in aysan ogaan Karin waxa qarsoon ee uu Allaah (Cw) kaliya yahay kan ogaan kara iyo Rusushiisa wixii uu waxyi ahaan ku Gaarsiiyo maahane โ™ฆ๏ธHoddantinimada afka hooyoโ™ฆ๏ธ
1 5120Loading...
22
https://t.me/Afkeenuhodansanaa/1087
1 2921Loading...
23
https://t.me/+ZMXixSsxTqpjMTk8
1 5250Loading...
24
Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka https://t.me/dareenbulsho
1190Loading...
25
Sidee u fahamnaa qur'aanka Jinniga Noocyadiisa: Jinniga waxaa uu ka Kooban yahay noocyo kala Duwan Xag walba hadey tahay Xaga Jinsiga hadey tahay Xaga Imaanka iyo Kuafriga, xaga Faqriga iyo Maalka, marna waxba kama Duwana Insaanka iyo Noocyada uu kala Qeybsamo. Tusaale ahaan Jiniga waxaa uu leeyahay Lab iyo Dhedig waxaa uuna u Farcamaa sida Dadka u Farcamaan oo kale, Xaga Diinka iyo Imaanka waxaa ka mid ah kuwa Ahlu Towxiid ah oo Toosan, kuwa Gaalo ah (Yuhuud Nasaaro ama Mushrikiin) waxaana xasuusin mudan Gaalada oo dhan iyo kuwa ka Hor yimid Diinkii Nabiyada in uu Hogaaminayo Maalianta Qiyaamaha Marka la tago Ibliis oo ay Calankiisa ku hoos Safan Doonaan, taasoo Macnaheedu yahay Ibliis oo ka mkid ah Jinniga inuu yahay kan ugu sareeya ugu Madaxsan Gaalada oo dhan Awooda Jinniga uu leeyahay: Jiniga waxaa uu Allaah Awood u siisay in ay Hawada ku Dhex duulaan, ama in ay is Dul koraan ilaa ay isku dayaan in ay soo Dhageystaan Malaaigta samada joogta, walow markii Dambe ay Culeysyo kala kulmeem koritaankii Samada, taasoo keentay in ay Baaraan sababta loogu Diiday iyo waxa soo kordhay, waxaana Baaritaankii ay Dhulka ka Sameeyeen ku Ogaadeen in Nabi Cusub lasoo Saaray. ๐‡๐Ž๐ƒ๐€๐๐“๐ˆ๐๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐€๐…๐Š๐€ ๐‡๐Ž๐Ž๐˜๐Ž
1 9041Loading...
26
https://t.me/Afkeenuhodansanaa
1 4270Loading...
Suurada 77aad Al-Mursalaat Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Mursalaat, maadama Ereygaas ay ku Bilaabato. Suuradan waa makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 50 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Humazah ka dib, Musxafkana waxa ay kaga began tahay Dhamaadka Juzka 29aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Mursalaat: Suaradan waxey si Xoog leh uga Hadshaa Arimaha Caaqiidada ku Saabsan, gaar ahaan Arimaha ku Saabsan Maalinta Aakhiro iyo sida Xaalka Caalamka noqon doono marka la gaaro sida in Xidigaha Iftiinkoodu Dhamaado, Samada in Dildilaaciyo, Buuraha in laga dhigo Boor la firdhiyay oo kale, waxayna soo bandhigtaa tusaalooyin Muujinaya awooda uu Allaah u leeyahay soo bixinta Insaanka iyo Abaal marintii sa Maalinta Qiyaamaha aydooweliba ay kusoo laablabato Aayad u Goodisa kuwa Beeniya ee ku waansami waaya Tusaalooyinka loo Muujiyay. https://t.me/Afkeenuhodansanaa/1103
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
Afka hooyo hodansanaa

Taariikhda Iyo Sooyaalka Qoraalka Farta Soomaaliga Oo Dhameystiran waxaa shacabka dib u xusuusineysaa Sooyaalka Taariikhda iyo heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray qoraalka Farta Soomaaliya iyo heerka uu maanta taagan yahay. 52 sano ka hor Soomaaliya ma aysan lahayd far qoran, Xiligaas dalka ma laheyn far la qoro, Waxaa lagu xiriiri jiray dhanka qoraalka Afaf qalaad iyo waliba suugaanta. Umad waliba waxay leedahay hido iyo dhaqan soo jireen ah, laakin waxa lagu kala hor maro waa xifdinta hidahaas, iyada oo qoran Maanta, waxbarashada waa mid ku baahsan guud ahaan dalka , dugsiyo iyo Jaamacado ayaa meel walba daadsan, Laakin nasiib daro, waxaa wax lagu bartaa luuqado shisheeye sida Ingiriis-ka, Carabiga iyo Afaf kale oo aan Soomaaliga ku jirin. Iyada oo AF Soomaaliga uu isaga oo hal xiisad ah ku jiro jadwalka waxbarashada iskuulaadka dalka Waxaa wax lalayaabo ah bandhigyada, xayeysiinta, jagooyinka iyo dhamaan hayโ€™adaha dowliga ah waxaa lagula ย xiriiraa Afafka qalaad halka Afkeenu kusoo ururay ku hadalka ooโ€ฆ

โ–ˆโ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–ˆ ๐Ÿซง Community ++ ๐ŸŒช โ–ˆโ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–ˆ Join ๐Ÿ‘‰ @somali_admins โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ ๐Ÿ“ฎSomali Free Books โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎSomali Librarians โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎXikmado iyo murti โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎKobciye Books โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Mucaashaq Jacaylโ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎDhiirigaliye nolol โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎHoyga Farsamda โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Aqoon Kobciye โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Hidaayatu Rabbi โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎQuruxda islaamka โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ jacaylside channel โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ alxakiim channel โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎxaqiiqada Nolosha โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎDareen Side channelโ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Hassan Caashaq โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎQalbi Dhaye โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Qalbiyadeena โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Guulaayso bet โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Kalimat Kariim โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Aisha bin Ahmed โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Faiido Channel โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎHogaan Dumar โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ albaani channel โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Dhaqan Wanaag โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Dinteena suuban โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Qoraalo kooban โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Nuxur Side FXV โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Kaydka Qormo โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ MaanHage School โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ ๐Ÿ“ฎ Ruuxda channel โ†ฉ๏ธ โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ โ–ˆโ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–ˆ ๐ŸŽฏPresented by @zomalibot โ–ˆโ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–ˆ anti-delete ๐Ÿ”12hrs in channel
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
Suurada 76aad Al-Insaan Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Insaan, maadama si Kooban uga hadasho Marxaladaha uu Insaanka Marayo laga Bilaabo Abuurka iyo Marxaladaha uu kusoo biloowday ilaa laga gaaro Nicmada ama Cadaabka Sugaya marka lagaaro Maalinta Qiyaamaha. Suuradan waa Madaniyah, Aayadaheeduna waa 31 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Ar-Raxmaan ka dib, Juz ahaana Musxafka waxey kaga Beegan tahay Dhamaadka Qeybta labaad ee Juzka 29aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Insaan: Suuradan waxey ka Hadashaa Arimaha Quseeya Maalinta Qiyaame, si gaar ahna waxey uga Hadshaa Nicmooyinka kuwa Baariyada (Mutaqiinta) ah ay ku dhex leeyihiin Janada Dhexdeeda Abaal mar ahaan, sida Nimco aysan ilo Aarag Dhagu maqal, Qalbi Insaana aan ku soo Dhicin, Goglo Xariir ah, il Qabowsi iyo Macaan oo dhan, Nimco aan wax Dhibaata ah ka dambeyn, Nimco ka sareysana aysan jirin, Adeegayaal wanaag badan, Cabitaano Macaan badan, laguma Dhex baahdo lagumana Dhex Bukoodo, lagumana Dhex Qoraxoodo, lagamana Dhinto waa Meel Nimco iyo Sharaf oo dhan ku Dhameys tiran yihiin Xanuun iyo Murug kastana oo Aduunka lagula kumayna lagu iloobo. Taariikhda iyo sooyaalka qoraalka farta soomaaliga
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
Afka hooyo hodansanaa

Taariikhda Iyo Sooyaalka Qoraalka Farta Soomaaliga Oo Dhameystiran waxaa shacabka dib u xusuusineysaa Sooyaalka Taariikhda iyo heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray qoraalka Farta Soomaaliya iyo heerka uu maanta taagan yahay. 52 sano ka hor Soomaaliya ma aysan lahayd far qoran, Xiligaas dalka ma laheyn far la qoro, Waxaa lagu xiriiri jiray dhanka qoraalka Afaf qalaad iyo waliba suugaanta. Umad waliba waxay leedahay hido iyo dhaqan soo jireen ah, laakin waxa lagu kala hor maro waa xifdinta hidahaas, iyada oo qoran Maanta, waxbarashada waa mid ku baahsan guud ahaan dalka , dugsiyo iyo Jaamacado ayaa meel walba daadsan, Laakin nasiib daro, waxaa wax lagu bartaa luuqado shisheeye sida Ingiriis-ka, Carabiga iyo Afaf kale oo aan Soomaaliga ku jirin. Iyada oo AF Soomaaliga uu isaga oo hal xiisad ah ku jiro jadwalka waxbarashada iskuulaadka dalka Waxaa wax lalayaabo ah bandhigyada, xayeysiinta, jagooyinka iyo dhamaan hayโ€™adaha dowliga ah waxaa lagula ย xiriiraa Afafka qalaad halka Afkeenu kusoo ururay ku hadalka ooโ€ฆ

๐Ÿ‘ 3

ะคะพั‚ะพ ะฝะตะดะพัั‚ัƒะฟะฝะตะ”ะธะฒะธั‚ะธััŒ ะฒ Telegram
๐ŸŒฟCiid Mubaarak Ciid Adxa Waxaan marka hore u mahad celinayaa Ilaahay oo ah Macbuudka Xaqqa ah.Dhammaan ummadda islaamka gaar ahaan bulsha-weyntaย  soomaaliyeed meelkasta oo ay aduunka ka joogaan, waxaan idin ku hambalyanayaa munaasibadda Ciid Adxa Waxaanidin leeyahay:โ€ Ciid mubaarak, kulu caam wa antum bikheyr, taqabbal alaahu minna wa min kum saalax al camaalโ€.Ilaahey ha inaga aqbalo cibaadadii suubanayde, ciidan ciideeda kale na Allah ha inagu gaadhsiiyo bash-bash , barwaaqo iyo nabad-qab. ๐ŸŒนEid adxa! ๐ŸŒน โ€œKul โ€˜am wa antum bi-khair!โ€ (ูƒู„ ุนุงู… ูˆ ุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ) โ€œTaqabbala Allahu minna wa minkum.โ€ (ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู…) Meel kasta oo aad dunida ka joogtaann waxaan idiin rajeyneynaa Ciid Wanaagsan.
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
๐Ÿ‘ 5
โœ…Ciid mubaarak โœ…
โ™ฆ๏ธCiid wanaagsanโ™ฆ๏ธ
Open Comments
๐Ÿ’žโžฐCommunity ++ โ™จ๏ธโ™จ๏ธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” 111k+ ๐Ÿ“šSomali Free Books ๐Ÿ“™ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 53k+ ๐Ÿ“˜Somali Librarians ๐Ÿ“’ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 32k+ โœจXikmado iyo murti๐Ÿ—ฃ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 31k+ ๐Ÿ“˜Kobciye Books๐Ÿ“— โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 23+ ๐ŸŒธ Mucaashaq Jacayl๐ŸŒท โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 21+k ๐ŸชดDhiirigaliye nolol๐Ÿ€ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 19+k โš™๏ธHoyga Farsamda๐Ÿ’ญ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 18k+ ๐ŸŒŸ Aqoon Kobciye ๐Ÿ”† โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 17k+ ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿญ Hidaayatu Rabbi ๐Ÿ‘ฅ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 16k+ ๐Ÿ‘คQuruxda islaamka๐Ÿซ‚ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 16k+ ๐ŸŒ“Somali to Englishโ™ฆ๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 15k+ โ›บ๏ธ jacaylside channelโค๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 14k+ ๐Ÿชข alxakiim channel ๐Ÿ‘” โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 14k+ โžฐxaqiiqada Nolosha๐Ÿชœ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 14k+ ๐ŸŒฑDareen Side channel๐Ÿชด โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿ’น Hassan Caashaq โ‡๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐ŸˆณQalbi Dhaye ๐Ÿšน โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k โ™จ๏ธ Qalbiyadeena ๐Ÿ’ข โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿ”ด Guulaayso bet ๐ŸŸข โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k โ™’๏ธ Kalimat Kariim โ™‰๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿง• Aisha bin Ahmed๐Ÿ—ฃ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿงฉ Faiido Channel๐Ÿช โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 13k ๐Ÿ‘ฉ Hogaan Dumar ๐Ÿง• โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 12k ๐Ÿ’ฌ albaani channel ๐Ÿ—ฏ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 12k ๐Ÿชค Dhaqan Wanaag โš–๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 12k ๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ Dinteena suuban๐Ÿ’š โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 11k ๐Ÿ“’ Qoraalo kooban ๐Ÿ‘€ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k ๐Ÿ‡ Nuxur Side ๐ŸŒฌ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k โœ๏ธ Kaydka Qormo ๐Ÿ–Œ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 10k ๐ŸŒŽ Haqabtire Onlineโšก๏ธ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 06k ๐Ÿซง Ruuxda channel ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ 06k ๐Ÿซง MaanHage School ๐Ÿ’ซ โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โญ๏ธ VIP Channel โžก๏ธ JOIN NOW โœ… โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” anti-delete ๐Ÿ”12hrs in channels
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

โค 1
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
Afka hooyo hodansanaa

๐—ž๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐˜„ ARDAAGA ๐—”๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ผ Afkaaga ayaa ku bara afaf kale, Qoraalka farta hooyo bar ama baro, Afku waa magacaaga, fartuna waa sumaddaada, Afkaaga ilaali afafka kalana baro.

โค 1
Suurada 75aad Al-Qiyaamah Suuradaan waxaa loogu Magac daray Al-Qiyaamah oo ah Magac ay Xasiinaya Dadka Nolasha ka dambeysa mida Aduunka marka la geeriyoodo ka dib, maadaama ay Suurada si aad ah u tilmaanto hab Gaar ah Maalinta Qimaamaha Xaalada sida ay Noqon Doonto. Suuradan waa makiyah, Aayadaheeduna waa 40 Aayadood, waxa soo dagatay Suurada Al-Qaaricah ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beeban tahay Dhamaadka Qeybta labaad ee Juzka 28aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Qiyaamah: Suuradan waxay Dadka ku Baarujisaa Noloshaan Aduunyada ka dib in ay Jirto Nolol kale, sidaa darteed waxaa ay Suurada Dadka u tilmaameysaa in ay ka Digtoonaadaan in ay Maleeyaan in Nolosha Halkaan ku Dhamaato oo aysan Jirin Nolol ka dambeysa,, waxeyna Suuaradan Tilmaantaa Xaalafda daran ee Dhibaatada ah ee Koonka lasoo Gudboonaan Doonta marka lagaaro Maalinkaas Biloowgiisa, taaso keeni Doonta in Insaanka raadsado Meel uu uga Baxsado, Maalintaasna Meel loo baxsado majirto oo aan Xaga Allaah aheyn, halkaasoo uu Qof walba ka heli Doono Abaalkii Shaqadii uu ku qabtay intuu Aduunka Joogay Mid hore iyo Mid Dambaba.
ะŸะพะบะฐะทะฐั‚ะธ ะฒัะต...
๐Ÿ‘ 2
ะะฒั‚ะพั€ะธะทัƒะนั‚ะตัั ั‚ะฐ ะพั‚ั€ะธะผะฐะนั‚ะต ะดะพัั‚ัƒะฟ ะดะพ ะดะตั‚ะฐะปัŒะฝะพั— ั–ะฝั„ะพั€ะผะฐั†ั–ั—

ะœะธ ะฒั–ะดะบั€ะธั”ะผะพ ะฒะฐะผ ั†ั– ัะบะฐั€ะฑะธ ะฟั–ัะปั ะฐะฒั‚ะพั€ะธะทะฐั†ั–ั—. ะžะฑั–ั†ัั”ะผะพ, ั†ะต ัˆะฒะธะดะบะพ!