cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

خذ عقيدتك من الكتاب والسنة الصحيحه 🧡

الحمد لله دائما وابدا

Більше
Країна не вказанаМова не вказанаКатегорія не вказана
Рекламні дописи
160
Підписники
Немає даних24 години
Немає даних7 днів
Немає даних30 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

صفة الصلاةعلی النبیﷺ riix👇 halkan https://t.me/sifatusalaad اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ sidan wada ognahay waxaa inoo dhamaaday kitaabkii صورمن حیا ت الصحابیات waxaa inoo gu xigidoono صفة الصلاة علی النبی ﷺان شاء الله casharada waxa ay si toosa uga bixidonan insha Allaah Telegram maalmaha isniin & khamiis 👇 *kitabkan *barashadiisa* *aad ayuuna muhiim* *noogu yahay walaalyaal *aan ka faaideysanno* *Qeyrka ayaa mudan in lafaafiyo si ajar badan uheshid waaloo kala tartamaa qeyrka* Sii faafi الدال على الخير كفاعله
Показати все...
شرح مختصر صحيح البخاري العلم نور https://t.me/sharaxmukhtasar
Показати все...
شرح مختصر صحيح البخاري

العلم نور

قناة تهتم بجمع التراث المسجل لعلماء الصومال في جميع الفنون الدينية . لتوفير التسجيلات أو للاستفسار :👇 @Turaasculimobot فهرس القناة: 👇 @fihraska قنوات تابعة للتراث :👇 @Iclaansoomaali https://t.me/Turaasculimo
Показати все...
التّراثُ المُسجّل لعُلماء الصّومال

قناة تهتم بجمع التراث المسجل لعلماء الصومال في جميع الفنون الدينية . لتوفير التسجيلات أو للاستفسار :👇 @Turaasculimobot فهرس القناة: 👇 @fihraska قنوات تابعة للتراث :👇 @Muxaadiromuhiima - @Iclaansoomaali

🍀السلام عليكم ورحمة الله وبركاته 🍀 ☘❤Walalaha waxan idin ogeysinaya in kutaabkii ino dhamaday. Mahad iyo shugrin oo dhan Allah bey usugnaatay ❤🍀💚💚❤❤❤❤❤ waxan halkan uga duceynaya *sheikha kutubka qoray* iyo *sheikha ino aqrinayay kutubka* iyo dhaman walalaha ka so qeyb qaatay faafintisa kutubka ilahey waxan u weydiinayaa in janadiisa firdow al-aclaa in uu ku casuunmo ☘💚 rabiyo qof walba oo kutubkan faafintisa iyo baridisa dadka ka qeyb qataa marti qaad ugu samey jannda amin yaa Allah Dhamanteen ilahey hano danbi dhaafo amin ☘☘☘☘🍀💚❤❤❤❤ قال الله تعالى 》 إِنَّ ٱلَّذِينَ قَالُوا۟ رَبُّنَا ٱللَّهُ ثُمَّ ٱسْتَقَٰمُوا۟ تَتَنَزَّلُ عَلَيْهِمُ ٱلْمَلَٰٓئِكَةُ أَلَّا تَخَافُوا۟ وَلَا تَحْزَنُوا۟ وَأَبْشِرُوا۟ بِٱلْجَنَّةِ ٱلَّتِى كُنتُمْ تُوعَدُونَ kuwa yidhi Eebahanno waa Alle hadana toosnaaday waxaa ku soo dagta Malaa'igta (markey dhiman iyadoo ku dhihi) ha cabsanina hana murugoonina, kuna bishaareysta Jannadii laydiin yaboohay. نَحْنُ أَوْلِيَآؤُكُمْ فِى ٱلْحَيَوٰةِ ٱلدُّنْيَا وَفِى ٱلْءَاخِرَةِ ۖ وَلَكُمْ فِيهَا مَا تَشْتَهِىٓ أَنفُسُكُمْ وَلَكُمْ فِيهَا مَا تَدَّعُونَ anagaa sokeeye idiin ah nolosha addunyo iyo aakhiraba, waxaana idiinsugnaaday dhexdeeda waxay doonto Naftiinnu waxaadna ka helaysaan waxaad dalabtaan. نُزُلًا مِّنْ غَفُورٍ رَّحِيمٍ Waana martiqaadka Eebaha dambi dhaafa ee Naxariista. وَمَنْ أَحْسَنُ قَوْلًا مِّمَّن دَعَآ إِلَى ٱللَّهِ وَعَمِلَ صَٰلِحًا وَقَالَ إِنَّنِى مِنَ ٱلْمُسْلِمِينَ yaa ka fiican hadal ruux ugu yeedhay (Dadka) Eebe xagiisa, oo camalfiican sameeyey, oo dhaha anigu waxaan ka mid ahay Muslimiinta. وَمَنْ أَحْسَنُ قَوْلًا مِّمَّن دَعَآ إِلَى ٱللَّهِ وَعَمِلَ صَٰلِحًا وَقَالَ إِنَّنِى مِنَ ٱلْمُسْلِمِينَ yaa ka fiican hadal ruux ugu yeedhay (Dadka) Eebe xagiisa, oo camalfiican sameeyey, oo dhaha anigu waxaan ka mid ahay Muslimiinta. وَلَا تَسْتَوِى ٱلْحَسَنَةُ وَلَا ٱلسَّيِّئَةُ ۚ ٱدْفَعْ بِٱلَّتِى هِىَ أَحْسَنُ فَإِذَا ٱلَّذِى بَيْنَكَ وَبَيْنَهُۥ عَدَٰوَةٌ كَأَنَّهُۥ وَلِىٌّ حَمِيمٌ Mana eka Wanaag iyo Xumaan, reebna oo (bixi) arrinta fiican markaas waxaa soobixi in midkii col idin dhexyiil uu noqon sokeeye iyo saaxiib.
Показати все...
12_khud_caqiidatuka_%D9%87%D8%B0%D9%87_%D8%A7%D9%84%D8%B9%D9%82.m4a5.21 MB
11_khud_caqiidatuka_%D8%A7%D9%84%D8%AF%D8%B9%D8%A7%D8%A1_%D8%A7.m4a4.26 MB
10_khud_caqiidatuka_%D8%A7%D9%84%D8%B3%D9%86%D8%A9_%D9%88%D8%A7.m4a6.87 MB
9_khud_caqiidatuka_%D8%A7%D9%84%D8%B9%D9%85%D9%84_%D8%A8%D8%A7%.m4a9.85 MB
7-_8_khud_caqiidatuka_--_sheikh_hassan_ibrahim_issa_--(720p).m4a18.14 MB
6_khud_caqiidatuka_%D8%A7%D9%84%D8%B4%D8%B1%D9%83_%D8%A7%D9%84%.m4a2.82 MB
Оберіть інший тариф

На вашому тарифі доступна аналітика тільки для 5 каналів. Щоб отримати більше — оберіть інший тариф.