uk
Feedback
🌴 Murti & maad 🫂

🌴 Murti & maad 🫂

Відкрити в Telegram

كُنْ فَيَكُونُ Tik: @daweeyyee Ins: @apdifatah 🫂 Kusoo dhawoow gacmo furan 🌴

Показати більше
8 442
Підписники
Немає даних24 години
-167 днів
-9730 днів
Архів дописів
Dhambaalka 2aad 📜 Pov : wanaaga samee haba yaraade , cidna haka sugin inay kuu garato ama kugu qiimayso Janatayn|| جنتن 🫶🏻🫂

Dhambalada quraanka Farinta 1aad 📜 Farinta kowad Inaad adigu akhriso ayaa ila qurux badan أُو۟لَٰٓئِكَ ٱلَّذِينَ هَدَى ٱللَّهُۖ فَبِهُدَاهُمُ ٱقْتَدِهۗ﴾ [الأنعام:90] "Kuwaa, Ilaahay ayaa hanuuniyay ee adiguna ku dayo hanuunkooda" Allahayow, kuuguma tukanayo si kuu qalma. Uma soomayo sidii Daa'uud oo kale. Marka aan bukoodo, uma adkaysanayo sidii Ayuub oo kale. Kuuguma tasbiixsanayo sidii Yuunus oo kale markii uu ku jiray caloosha Nibiriga. Diintayda kuma qaadanayo awooddii Yaxye oo kale. Araggayga uma laabanayo sidii uu Yuusuf u ilaashayda xubnihiisa oo dhan, umana dhaafid badni ilaa aan ka idhaahdo: "nabadgala, xог baa aad tihiine", balse sida ay kuu jecel yihiin, si la mid ah baa aan kuu jecelahay Allahayow! Soonka kaga dayo :- nabi daaud cs Sabirka :- ayuub cs Tasbixda :- yunus cs Dinta ku adkow sidii :- yaxye cs Xumanta iyo sinada ka fogow sida :- yusuf cs Allah haku sharfo hana kaa rali noqdo💕 janatayn….جنتين ✍️

هذه القناة خاصة بنشر دروس ومحاضرات ومواعظ وفتاوى الشيخ عبدالكريم حسن حوش حفظه الله https://t.me/Sheekhcabdikarim Suurada Alcimraan ayaa laga bilbayaa caawa channelkaa ka faa'idaysta

Comment-ga zeynab mohamed like-ta igu cimaamada saaxiibayaal saa u guuleysta, Mahadsanidiin.

Culumadii hore sheikh kamida ayaa laga soo naqliyay inuu dhahay; cimrigayga waxaan dunuub la imid ayaan tiriyay waxyna noqdeen 45 denbi mid walbana waxaan ilaahay denbi dhaaf ka weydiistay 100kun oo jeer hadana waxaan ka baqayaa in laygu ciqaabo.

𝗖𝗮𝗱𝗼𝘄𝗴𝗮𝗮𝗴𝘂 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗮𝘆 𝗴𝘂𝘂𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝗻 🌺 Markey guushaada arkaan waxey ku dhihi doonaan waa qof nasiib badan si fudud buuna ku gaaray guusha "𝗧𝗵𝗶𝘀 𝗶𝘀 𝘁𝗼𝗼 𝗲𝗮𝘀𝘆" lknse ma sheegi doonaan dhibaatooyinkaad soo martay 🌺 Maalma, habeeno, bilo, ilaa sanado, inaad u soo jeeday ma xusi doonaan, aamusnaantaad ku shaqeyn jirtay, dagaaladaad nolosha kaligaa ku soo gashay ama xiliyadii aad ku dhawaatay inaad joojiso hadana sii waday horay u socotay 🌺 Guusha nasiib maaha mana lagu gaari karo blse waxey ku xidhan tahay inaad si adag aad u shaqeyso wada walpa u marto go,aan qaadato xitaa marka dadkoo dhan kaa soo horjeestaan 🌺 Waana adigoo ka gudbaya shakiga, daalka, cabsi gelinta, guusha waxaad ku gaari kartaa waa adigoon Marna dadka hadalkooda aadan dhageysaneyn waxa ay ku yiraahdaan waqti walpa iyagoo danahooda eeganaya 🌺 Blse dhageysanaya waxa gudahaaga iyo laabtaada ku jira, walipa waa adigoo aaminsan naftaada xili dadka aduunyada wali uu ku niyad jabinayaan ileen iftiinkaaga meysan airkine 🌺 Ogoow nasiibkaga markuu fiican yahay waa markey is helaan diyaar garowgaga iyo fursada guusha dhabta waa adigoo waqtiyo badan ku soo mara dhabar adeyg iyo daal badan taasoo ugu dambeyntiina guusha aad gaarto 🌺 Shaqada adag aad maanta sameyso waa saldhiga guushaada beri, hadaba marka qof ku yiraahdo waad nasiib badan tahay mar walpa dhoola cadee walipa ogsoonow xaqiiqada dhabta ah 🌺 Guusha aad dadaalkaga iyo shaqada adag aad qabtay darteeda ku gaartay ogoow hadiyad laguuma siin ee dadaalkaaga ayaad ku gaartay adigaana kasbaday dadaal oo abuur fursado kuu gaar ah adigoo shaqa adag gelinaya 🌺 Nasiib badanidaa markey fursada iyo shaqa adag aad qaadatay is helaan waayo guushaada cid kale gooni uma lahan dad kale inaad wax ka dhageysato looma baahna ee shaqa adag qabo si aad u guuleysato hada biloow 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝘀𝘂'𝗮𝗮𝗹 𝗸𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗱𝗶𝗶𝘆𝗼 𝗸𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗱𝗶𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗲𝗲 𝗯𝗮𝗮𝗱 𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝘀𝗮𝗻 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗻𝗮𝘀𝗶𝗶𝗯 𝗺𝗶𝘀𝗲 𝗱𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹 𝗳𝗶𝗸𝗶𝗿𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗰𝗼𝗺𝗮𝗻𝘁𝗶𝗴𝗮 𝗸𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗯𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗻𝗶𝗰𝗶𝗶 𝗹𝗼𝗼 𝗯𝗮𝘁𝗼 𝗮𝗿𝗸𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮𝘆𝗲🤔⁉️

photo content

{حَتَّىٰ إِذَا جَاءَ أَحَدَهُمُ الْمَوْتُ قَالَ رَبِّ ارْجِعُونِ ... Alle sarreeyee wuxuu ka warramayaa sida uu noqonayo xaalka qofka sakaraadaya ee ka mid ah gaalada ama kuwa amarka Alle ka tallaabay, marka ay ruuxdu ka bixi rabto, oo uu indhaha saaro cadaabka loo diyaariyay, wuxuu leeyahay: Rabbiyow hala ii celiyo adduunyada. 😢🥺

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍

Aan u daadano caawa Walalkeen ayuub hajji ahmed BuuQ ku fura insha-Allah 🫂🥳🐐

EID MUBARAK 🎉🥳
EID MUBARAK 🎉🥳

photo content

Ducada 22aad ee manta ❤️🤲
Ducada 22aad ee manta ❤️🤲

{فَيَوْمَئِذٍ لَّا يُسْأَلُ عَن ذَنبِهِ إِنسٌ وَلَا جَانٌّ ... (39,40) Maalintaas malaa'igtu ma su'aalayso dembiyadooda mujrimiinta insiga iyo jinniga ka mid ah. Ee Jinni iyo insiyow, nicmooyinka Rabbigiin middee baad beeninaysaan? [سورة الرحمن:39]

Ducada 21aad ee manta ❤️🤲
Ducada 21aad ee manta ❤️🤲

Ducada 20aad ee manta ❤️🤲
Ducada 20aad ee manta ❤️🤲

Ducada 18aad ee manta ❤️🤲
Ducada 18aad ee manta ❤️🤲